ibraahin Caydiid oo goob jog ka ahaa iyo. Abwaan Daaha Cabdi Gaas muxu kayidhi shahadada lasiyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • ibraahin Caydiid oo goob jog ka ahaa iyo. Abwaan Daaha Cabdi Gaas muxuu ka yidhi Shahaadada iyo Biladaha Qaaliga Ah ee la Gudonsiiyey ururka Xoojinta Qaranimada JSL oo ku taxey
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Комментарии • 17

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 3 часа назад

    ❤❤❤Dhamaantiin Guulaysta Cidna ha u joojinina waynu guulaysanaynaa بإذن الله الواحد الاحد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 43 минуты назад

    Manshalaah tabarakalaah kooxdi dayax Ban halkii xiisiiga ayeey tos olawReegeen guul iyo goobanimo

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd Час назад +1

    Ibrahim caydiid inshallah hals. Xafido

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 7 минут назад

    dareenka bulshada usoo tabiyo ayuu laabsalax ka hinaasay !!!!! lakin macalaysh xumaantu maaha qabiil hadii awalnimo qaranimo tahay laabsalax kuma hinaaseen daha gaas oo dalkisii joooga xaqna ku leh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤from saylac sunti gaashaan mashallah

  • @KingfahadFahad-j5s
    @KingfahadFahad-j5s 2 часа назад

    WaRacsanahay. Sutrgashan abdaha

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 4 часа назад

    Viva is bedel doonka Somaaliland Viva xisbiga Wadani Viva CIRO iyo XIRSI Gaab free Ciidamada Somaaliland ee laga soo cararay laascaanood sanad kahor Viva Somaaliland United.

  • @ZeinabHassan-y3n
    @ZeinabHassan-y3n 3 часа назад

    Mansha Allah jiroo jooga somaliland guuul cadawgiin jaban

  • @suberh8985
    @suberh8985 Час назад

    Kulmiye waa xibiga ilaahay ka sokow Ictiraafkii keeney, Waa xisbiga dhisay dakadaha sida ta maydh iyo Berbera ee wadooyinka jeexay sida berbera koridor, dhamaystiray wadadii ceerigaabo iyo Burco ilaa sheekh" imikana socoto Berbera - sheekh. Waa ka harooyinka jeexey sida Bohol-qowlo "gabiley" sidoo kale Kalqoray *hargeisa* iyo Mashruucii biyo galinta hargeisana ka dhabeeyey ee dhawaan xadhiga laga jarayo. sidoo kalena hir galiyay boqolaalaalka dhaam sida sallaxley, oodweyne iyo balligubadle iyo meelo kale oo badan. waa xibiga dib u dhisay ee qalabeeyey iskuuladii farsamada gacanta mid cusubna imika dhisay waa xibiga shaqo qaran iyo tartanka cadaalda ku dhisan ee shaqada hir galiyay. Waa ka wixii dhibaato ahaa ee dagaal lahaa kovid iyo jabhado dalka lagu kiciyay kala soo dabaashay. waa kii hirgaliayay doorashadii isaasaarneyd. Waxaan leenahay Kulmiye mar kale guul guul

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 2 часа назад

    Jin-dagaagay weeye oo isa-sii maca-salaamaynaya😂😂😂😂😂😂

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl 3 часа назад

    Caynkaa weeye allaah haydin garabgalo waanu idinlagabtaaganahay labadiina garaba difaacida jsl qaranimada dalkeena hooyo ee aanu jecelnahay dhicimaayo muusee yaanu hadalku kaadhicin hayskamadhin dhaqaalaha

  • @SuleemanAdam
    @SuleemanAdam 3 часа назад

    Qaranku.nin.GaLadayna..OG.Nin..Ganayna.OG

  • @AliDheeg
    @AliDheeg 2 часа назад

    Ibrahim caydiid Burco Berbera Borame ma tego sabaab why??

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 4 часа назад

    BULSHO TV. Cadowga somaliland ayaa leh . Oromo iyo reer abaarso khaniis

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Час назад

    Xaflad khaniisnimo bay qaateen labada doqon ee badhida weyni kkkk sida dumarka

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 4 часа назад

    Qaranku ma eeyda musa dameer

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 4 часа назад

    IBRAAHIM DUUFLE IYO DAAHA BAAHANE . WAA DADKII XAAFADA MUUSE KU SHAQAYSANJIREWN . KAMA DUWANA NAAGAHA JIDHKOOGA KA GANACSADA 😂😂😂

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 2 минуты назад

    😂😂😂