ADDIS ABABA INAAD KU NOOLAATO LACAG INTEE LEEG AYAA KUGU BAXAYSA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 сен 2021
  • ADDIS ABABA INAAD KU NOOLAATO LACAG INTEE LEEG AYAA KUGU BAXAYSA,DIRISLE ABDI,ADDIS ABABA VLOG,
    LINKIGAN KUDUL DHUFO SI AAD JOIN AMA MEMBER U NOQOTO THANKS TEAM DIRISLE⬇︎
    / @dirisleabdi
    : For personal and business ads, please communicate with the following mail address : dirisle02@gmail.com
    HALKAN WAXAAD KA IIBSAN KARTAA DHARKAYGA ⬇︎
    teespring.com/en-GB/stores/di...
    SUBSCRIBE FOR MORE PLEASE
    KUSOO DHAWOOW RUclips CHANNELKAYGA MAALIN WALBA VIDEO AYAAN SOO DHIGAA SI AAD ULA SOCOTO SUBSCRIBE SAAR THANKS:)
    HALKAN KU DHUFO SI AAD SUBSCRIBE U DHAHDO THANKS
    / @dirisleabdi
    RUclipsKA LABAADNA HALKAN KU DHUFU SI AAD SUBSCRIBE USAARTO
    / @dirisleshaadhcade
    Snapchat ➡️ Abdirisak1
    Instagram ➡️Dirisle
    Facebook➡️Dirisle
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 483

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 года назад +86

    Nabi Mohamed Hadaa Jeceshahay Like Iisaar ❤💥

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 2 года назад +32

    Dirisle wiilkan la socda wlhi waa funny wada qosol ah hadalkiisa inaba caadi mahin dirislow wilkaa yurubta gee hhhh
    LIKE 😁😁

  • @hadiiismahamuud7142
    @hadiiismahamuud7142 2 года назад +49

    Saliga nabiga hadhafina walhayow

  • @bishaaroahmed8347
    @bishaaroahmed8347 2 года назад +9

    Wow wlhi Addis Ababa way is badashay way dhisantay omg 2014 baa iigu danbaysay saaid bay isku badashay

  • @maxamedosmaanmahamuud7852
    @maxamedosmaanmahamuud7852 2 года назад +20

    Dirisle legend jigjigawe go fo ward pro 🇸🇴☺️

  • @zadamburco......1399
    @zadamburco......1399 2 года назад +32

    Team dirsle one love🙏🏻❤️

  • @baaritube5140
    @baaritube5140 2 года назад +29

    DIRISLE AND OPERA I NOLAADA WALIGIIN🔥

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official 2 года назад +21

    Mawliid opera ❤️🙌

  • @jaketimusic4462
    @jaketimusic4462 2 года назад +11

    Wll 1k halii garsiiyo wax yer aya iga dhiman ilahee haku xafido🤲🤲❤

  • @cabdijapaarmuztave7597
    @cabdijapaarmuztave7597 2 года назад +48

    Legend always legend ❣️

  • @claahimaxamed377
    @claahimaxamed377 2 года назад +7

    LEGEND OF LEGEND ALWAYS DIRISLE ABDI

  • @cabdifataaxxaajiyusuf717
    @cabdifataaxxaajiyusuf717 2 года назад +6

    Mansha Allah walalkey dirisle

  • @bulshochannel9895
    @bulshochannel9895 2 года назад +3

    Hormar wacan Dirisle Guulayso❤

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 2 года назад +3

    Woow legand derisle cabdi nin aan taageero wooow good amazing 🥰🥰🌏⭐⚘

  • @khadrahaji938
    @khadrahaji938 2 года назад +7

    Dirisle mr Lee hddn ku arki wey wacnan lahyd su aalo bdn ban ku waydin laaha inderw imika wd I dhaafte inshlh Next year's ku sugaya

  • @abdisamadmaaro7675
    @abdisamadmaaro7675 2 года назад +24

    Dirisle abdi legend from jamuuryada barakysan

  • @poqorsame_official
    @poqorsame_official 2 года назад +7

    Dirisle Tageerihiisa is muujiy❤️👋

  • @abshiranshax
    @abshiranshax 2 года назад +12

    Dirisle is back 🤩😍🥰

  • @habiilmire964
    @habiilmire964 2 года назад +2

    Iishalha waan Iman adid ababa yurub wax yaal maleh

  • @charmakehoussein2204
    @charmakehoussein2204 2 года назад +1

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯from jabuuti keep going dirislow

  • @jamaczergio4256
    @jamaczergio4256 2 года назад +15

    Big legend dirisle apdi

  • @sahracismaan3950
    @sahracismaan3950 2 года назад +3

    mansha allah wlle

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 года назад +6

    Darisle iyo opera funny weeye 😁😁

  • @mohobisharxasanosman1247
    @mohobisharxasanosman1247 2 года назад

    dirrisle cabdi sxp madaxaad iisarantahay youtuber kii ugu horeyay somalida

  • @sagalmohamedhassan8703
    @sagalmohamedhassan8703 2 года назад +1

    Asc huno Afrika waad kusoo duurte lkn Djibouti ayaad ilowdey waan kusugeynaa# your sister from Djibouti 🇩🇯

  • @queenk5558
    @queenk5558 2 года назад +1

    Hore u soco wllo😍

  • @yusuufcalu7022
    @yusuufcalu7022 2 года назад +1

    Mashalah wadankega itobiya💚💛❤🌹

  • @munagacan3304
    @munagacan3304 2 года назад +1

    Xaraabo ka dheregteenba dirisle oo xidhxdhan mid funny ahbaa hellay kkkkkkkk

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 2 года назад +2

    Mashallha xafidullha labdan wey isku fiicn yhin

  • @zEv533
    @zEv533 2 года назад +12

    Drisloow sxb opera wlhi waa funny

  • @tesfanshyoutube3814
    @tesfanshyoutube3814 2 года назад +2

    Hii Hello Selam New l'm from 🇪🇹🇪🇷🤝🇸🇴💗

  • @safiyaadan9906
    @safiyaadan9906 2 года назад

    Masha allah wll hormar wacan

  • @abdihakiinbulzho1214
    @abdihakiinbulzho1214 2 года назад +4

    Opera Funny wllhi Dirislow xitaa Qaab Hadalkiisi Yelatay Adi Opera Camal Noqotay😂😂👍

  • @zuhaypjoker8244
    @zuhaypjoker8244 2 года назад

    M.s horay uso Co wll waan kuu duceenah

  • @shucaybholaa9200
    @shucaybholaa9200 2 года назад +19

    Dhalinyarada yutubarda waxa uu dirisle oga duwan yahy Naag cana Ma GooBo Ama Nin Caana wa kaligi un horay u zoco zhb❤️

    • @vill1433
      @vill1433 2 года назад +1

      Dirisle wa +A Gooni socod🚶‍♂️😁

  • @fuadabdirahman7571
    @fuadabdirahman7571 2 года назад +3

    Dirisle cabdi waa islawenidii oo qofa addis ababa ayan ku arkay waan salamay salanti iga muu qaadin isla weyni dartii

  • @kingfauzan776
    @kingfauzan776 2 года назад +1

    First comment dirislow wankuu tageraa

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 2 года назад +6

    Aniga dad i daawado mahaysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo walal lagu yahay

  • @ahmedabdirahman3212
    @ahmedabdirahman3212 2 года назад +4

    DirisLe Legend 🔥✌

  • @safaaaismailofficial2773
    @safaaaismailofficial2773 2 года назад +1

    In aan ku arko ayaa rajeynaa insha allah

  • @iam.legendar
    @iam.legendar 2 года назад +7

    We love you dirisle

  • @jawahirlula5172
    @jawahirlula5172 2 года назад +4

    Masha allah adis wan jeclahay meshan ku dhashey ku so Barbaray wllo dirisle mahadsanid

  • @user-dd4zc3cw7z
    @user-dd4zc3cw7z 2 года назад +1

    Legend wll abdirasaq

  • @shukrialimohamed3370
    @shukrialimohamed3370 2 года назад +1

    Anaa ugu horeyaa ee isoboqdaa asxta

  • @mohameddigale3563
    @mohameddigale3563 2 года назад +4

    Legend keep going

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 2 года назад

    Legned dirislle abdi keep going💘💘

  • @Istraax.
    @Istraax. Год назад

    Wall dirisle cbdii wan ku jeclah ilove ♥️ ❤️

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 2 года назад +2

    Masha allah 😀😀💜💜💜

  • @ibrahimderowsheikh2213
    @ibrahimderowsheikh2213 2 года назад +1

    Sxb Mowlid inabaa caadi ma ahan ee sxb mcne ninkaas youtup ufuur👍👍😁😁😁😁😁😁😁

  • @samatarhussein3166
    @samatarhussein3166 2 года назад +2

    Masha Allha Wllky

  • @faysaibrahimfaysacali
    @faysaibrahimfaysacali 2 года назад +1

    Kkkkk kan la socta waa funny man ma walalkaba manshaala wa wadan qurxoon Itopia 🚶‍♂️🚶‍♂️❤

  • @abdiqanimahamed7049
    @abdiqanimahamed7049 2 года назад +1

    Dirisle my support💯👑

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 года назад

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @naajiyahuseen5993
    @naajiyahuseen5993 2 года назад +2

    An uhoreeya manta dirsle 😍

  • @farxiyamohammed28
    @farxiyamohammed28 2 года назад +1

    Darisle abdi legend

  • @abdiazizmraage1654
    @abdiazizmraage1654 2 года назад +1

    Zxb horey usoco

  • @nihaalaadan3243
    @nihaalaadan3243 2 года назад +3

    Dirisle baryahaan dhadhan dhadhan inuu noqday inata igu raacsan liketa

    • @Suusu863
      @Suusu863 Месяц назад

      Xataa 2024 ayuu dhaadhan yhy kan 😂

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 года назад +1

    Aniga ugu horeya manta like isara dhalin yaro😆❤✌🏼

  • @subaydadegan1241
    @subaydadegan1241 2 года назад +3

    Masha Allah huno shrf Raxmaanku ha idin dhawro

  • @fadumoisaaq3242
    @fadumoisaaq3242 2 года назад

    Waww man Sha allah huno

  • @feisalabdullahiabukar4517
    @feisalabdullahiabukar4517 2 года назад

    Dirisle waan nasatay bro really

  • @husseinfaysal6295
    @husseinfaysal6295 2 года назад +1

    Dirisle legend

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 года назад

    Mashallah great trip

  • @Hooda36
    @Hooda36 2 года назад +1

    Masha'Allah Tabaraka Dirisle geesi keep going forward Allah haku xiftiyo 🌺❤❤👍

  • @claahiwarsame3467
    @claahiwarsame3467 2 года назад

    Msha Allh legnd

  • @Jaah-fb1sj
    @Jaah-fb1sj 2 года назад

    Keep going pro dirisle

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 года назад +1

    two legends

  • @abdifatahcadecf583
    @abdifatahcadecf583 2 года назад +1

    Sxp dirisle sheer ii sameee

  • @yullioadmin1188
    @yullioadmin1188 2 года назад +1

    Welcome back 💚💚💚

  • @matagaaye1231
    @matagaaye1231 2 года назад +2

    Dirisle abdi hadaa mugdsho imaanin caasimada somali somali ma imanin wlhi

  • @zizouwalieh5607
    @zizouwalieh5607 2 года назад +1

    En avance brother dirisle

  • @salmosaid9387
    @salmosaid9387 2 года назад

    Wad mahadsan thy Dirisle abdi anaa rabay inaan soo aadoh Aris abab From Galkcyo insha allh

  • @zahramaxamed3321
    @zahramaxamed3321 2 года назад

    Ku so dhawow adiiz ababh Cabdi Risaq

  • @ashahaji7968
    @ashahaji7968 2 года назад +2

    Dirisle allaan kugu dhaariye hisgoyska hayaraad noso duub 12sano iigu dambeyse wa xasusteyda ila wadag tagera number1😍🙏

  • @cabdijabaarmohamed1144
    @cabdijabaarmohamed1144 2 года назад +5

    zxp dirislow Bosaso Masoga RaY saa 🥰

  • @mobambam4594
    @mobambam4594 2 года назад +1

    My nigga dirisle DADKA CAANKA KA IMADA YUROB AMERICA SHOW AYAY LACAG KU RABAN LKN DIRISLE ABDI WUXU U IMAADA INU MISAAKINTA SAWIR LAGALO OO WAX SIIYO ""THAT IS LEGEND""💯💯💖💖🇨🇦🇨🇦🇨🇦😎

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 2 года назад

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏

  • @rudwaandayax1315
    @rudwaandayax1315 2 года назад +1

    Dirisle ku taagera pro

  • @rizejeje1110
    @rizejeje1110 2 года назад

    Tnx bro

  • @amal12678
    @amal12678 2 года назад +2

    Keep goowin zxp

  • @sundus5757
    @sundus5757 2 года назад +14

    dirisle muqalada falkan nacas nimada nagada caadi wax usoo dub😤

  • @nasrasugule-151
    @nasrasugule-151 2 года назад +11

    Woow waan u xisay addis❤✌🌹

  • @zahramaxamed4287
    @zahramaxamed4287 2 года назад +1

    Wan idin salamyaa walaha is jecl

  • @apdirisaaqpersio9833
    @apdirisaaqpersio9833 2 года назад +5

    Dirisle Apdi Goat 🐐

  • @bigman4135
    @bigman4135 2 года назад

    Dirisle keep going

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 2 года назад

    Idiris Afweyne Waa ku salaamay.

  • @amalcariif6238
    @amalcariif6238 2 года назад +1

    Dirisle❤

  • @caashocawil1529
    @caashocawil1529 2 года назад +1

    Idrsle legend

  • @salahofficial7930
    @salahofficial7930 2 года назад +1

    Dirisle pro welcom to adaamaa

  • @safwanabdirahman3525
    @safwanabdirahman3525 2 года назад +7

    War cameraman Yar haysaTa inTe jeer ayuuH apdi risak dhahaya 😂😂😂

  • @cabdijabaarmohamed1144
    @cabdijabaarmohamed1144 2 года назад +1

    time Dirisle Ismuu jiya

  • @aminhaaji1417
    @aminhaaji1417 2 года назад +3

    Opera wa qosol wllhi

  • @mohamedtakoi7174
    @mohamedtakoi7174 2 года назад +3

    Keep going

  • @issackahmed8591
    @issackahmed8591 2 года назад

    Dirisle zxp wan kutagera waayo siyasad Kama hadashid

  • @ayanadan6429
    @ayanadan6429 2 года назад

    Dirisle ❤️

  • @maxamedaxmed7106
    @maxamedaxmed7106 2 года назад

    Nio inkasto vedio kaso dahay wlhi fanny noqoten ba labadinaba😄😁

  • @zerinmohamed3320
    @zerinmohamed3320 2 года назад

    1m ayad dhakhso u gadhaysa hadad inankan ad marwalba wx isla so duubtan so talented boy mcha allah 😂😂😍

  • @tusaale7565
    @tusaale7565 2 года назад +4

    Big legendary team dirisle like saara❤

  • @ridkacade806
    @ridkacade806 2 года назад

    Dirisle abdi like isaar lpx anigaa u horeyeee 🖐🖐

  • @mouhiyadinhassan6377
    @mouhiyadinhassan6377 2 года назад

    Abdirisak Kaley Djibouti 🇩🇯