HODAN ONLINE ARINTA SIXIRKA IYO CABDULAHI AFKA FURTAY😱

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 29

  • @naruurochannel2174
    @naruurochannel2174  3 месяца назад +3

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirs
    wa.link/yfrkhn

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 месяца назад +8

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝️

  • @NimcoGedow
    @NimcoGedow 3 месяца назад +4

    Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 3 месяца назад +1

    Hodan aladayo wahan uu arkaa hasidnimo iska cad
    Illahay aa barakayo hodan iyo khoskeega
    Duumarka doukhaah aa hishodan

  • @maynunaali4673
    @maynunaali4673 3 месяца назад +1

    scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @mariansaid1129
    @mariansaid1129 3 месяца назад +1

    Salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 месяца назад +1

    Scw scw scw scw

  • @nimcoabdilahi7964
    @nimcoabdilahi7964 3 месяца назад +3

    Maxaad tidhi, gabadhaa ilaahay ka taxadiray ayaad tahay miyaad tidhi!!!!! ilaahay utoobad keen waad dan baabtee subxaanallaaah.
    Kalmada taxadar macnaheega ma taqaanaa waa kalmad carabiya(تحذر) macnaheeguna waa ka fiirso/ka feejignaw ,waxa wax ka taxadira cid ka baqanaysa in ay wax ka khaldamaan, ilaahayna waxba ka ma khaldamaan wax walibana sidii uu rabo ayey udhacaan إنما أمره إذا أراد شيئا إنما يقول له كن فيكون

    • @hafsaharbi3817
      @hafsaharbi3817 3 месяца назад +1

      Kalmadaas markaan maqlo waa naxaa . Qalad weyn oo ay dadkeena ilaahay ka galaan weeye .culimada inay kasoo hadlaan ayaa fiican ereygaas .

  • @fadumohussein3035
    @fadumohussein3035 3 месяца назад

    Asc Abdullaahi iyo walashey Maryan waan idiin salamaya inaa adertay markale waxan idin leyahay masha allaah ❤❤❤

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n 3 месяца назад

    You right

  • @user-uk2ou9py8n
    @user-uk2ou9py8n 3 месяца назад

    Salalhu calahi wasalam ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n 3 месяца назад

    Naagaha soomaaliyeed waa xaasid xasbiya Allah

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 3 месяца назад

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 месяца назад

    War waa sheydaan ku waas. Allaah ka reebee waa cadowillaahownaga qabo

  • @user-fh5vg9gb5g
    @user-fh5vg9gb5g 3 месяца назад

    Waaxa qiqii inay yihiin wuwa nolosha ka dhacsan inay yihiin kuwa kumashqola dadkale noloshoda

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 месяца назад

    Wcs wrb

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8c 3 месяца назад

    HODAN ONLINE IYADAA NINKEEDA DISHAY ( XAQIIQDA)

    • @HodanAli-jh3fy
      @HodanAli-jh3fy 3 месяца назад

      Bisinka ma runbaa waxani waata dadkii oodhani sheegayan

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n 3 месяца назад

    In lagu kaxeesto baad rabtaa iskajir maryan

  • @haweyamohammed4124
    @haweyamohammed4124 3 месяца назад

    Wixii sixir sheega iyadaa sixireey ah

    • @nasro7666
      @nasro7666 3 месяца назад

      Af balar kkkk

  • @raqad4642
    @raqad4642 3 месяца назад

    Hodan wa sixireey dadka leh wan aaminay sanadkastana mar bay so ooysa si views u hesho xaajigeyga hadi dhinto guursan maayo bay laheyd asaayda oo kadhicin bay dhaqlo bilowday waliba raga xaasaska leh sixirtaa ibraahim hooyadiis ha Quran saarto ilmaha abshir dhalayna tan ha dacweeyan aabahood wa sixirtay qumayada

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 месяца назад

    Hawenka xaasidiin weeyaan Hodan jacaylkeeda ayay ka xunyihiin
    Jkkkk hodana way hor wad wadi
    Anoo jooga qurbaha Ayaba jeclaa intuunan ninkani guursan runtii waan ku riyooday anoo lajooga kadibna arooskan umbaa iga soo horbaxay mashalah.

  • @ubahali-be7ls
    @ubahali-be7ls 3 месяца назад

    Beenaaleey

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 месяца назад

    Wcs wrb