Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Jiim xarig kasta waa tabanaa gacanta meshoo rabaw uga dhufanayaa allah unaxariisto labadaba maxamed solaymaan iyo muxyadiin sh muumin jiimi
Jiim sheekh muumin waa ninka kaliya ee awood uleh inuu bebedelo muusiga cuudka muusigaasoo ka madax banaan qaab usocodka muusikada heesta iyadoo heesto socoto waana wax ugaara mucallimkii, mufakirkii muusigada cuudka soomaalida ee jiim sheekh muumin AHUN
Yaazalaam yaazalaam waa beerdilaacshe iyo m.tubeec oo habeenkaas ku xaragooday luuqdiisa cajiibka ahayd. Sidoo kale jiim shiikh oo kabanka si heersare ah u tumaya Aun. Labadoodaba iyo qarshe aun. Salaamaad. Heelo layrics✋
😊😊
Salamad Mohamed saleeban tubeec iyo laxankii beer dilacshe iyo music xudeydii salamaad
Duni jiiim laka oof saday Allh yarxam
Dhamaantoot Allah weyne ha u naxariisto 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Raaxeeye aad u macaan. Oof caleek. ❤❤
Yaa salaam.Boqorki codka cid saan u heesi karta somaali maso marin mana soo mari dooonto.
Markii is helaa boqorkii codka Iyo boqorkii kabanka sidii faleen bada Ayey ku gu soconeesaa runtiii
Tubeec 8:32 markuu xargaha cabaadkooda ka yaabay muxuu leeyahay "war maxaad suubisey" 😂 Allah yaa raxma Jiim iyo Tubeec
qaaraami waayo waayo barisamaadkii wacnaa
Waayo waayo ❤️
Walahay waxan xusuustay beryahii wacnaa oo dalku nuurayay nabaduna ay aad u wacnayd dowlad awoodleh ayaa jirtay allah wax walba wacnaa
Very nice music with codmacaan
AUN Labadii baqor baa fadhigaan isku helayee wax ka qurxoon intee laga helayaa? Walle somali maxaa halyeey ka beermay!! ❤
Qofkii doonaya in uu fahmo waxa uu dheeraay jiim kabanystayaasha kale somalida halkaan sifiican ha udhuuxo
Zhp beentaa mahan jiimi taqsiin kooniya ayuu leyahay wll waxbadan waadka taqaan jiimi
Iska aamus mesha kaban keliya kama yeraye organ iyo gitar baa qariyay
@araleabdi56 kaban iyi guitar ayad kala aqoone codadkoodee maxaan music kaala hadlaa
Erayadii ismciil gacaf Laxankii cabdilahi qarshe Luuqdii tubeec Kabankii jiim Tariikhduna waa 1960
Faarax ladane.Ereyada: Sulub Cumar AxmedLaxanka: Cabdillaahi Qarshe.Tumidda cuudka: Axmed ismaaciil Xudaydi.Jooji khuurada.
@@khadarmohamed2676 xudeydi maha wa jiim sheekh saxib
@@khadarmohamed2676Odey Maaha Xudeydi kamankan.Wuxuu ugu dhow Jim or Goobe.
@@khadarmohamed2676 jiim iyo xudeydi miyaa isku khaldama laba boqor bay ahaayeene
Jiim 1960 kii ma tumayn wa xili dambe
Heestaan waa macaantahay lakin waxan la yaabay dadka leh kabankii hebel meshan organ iyo gitarbaaba qariyay kabanke dadku miyanay qalabka misiga kala aqoon
Jiim is jiim cajiib
❤
👍👍👍👍👍👋👋🙏🙏🤝🤝✍️✍️
Jiim xarig kasta waa tabanaa gacanta meshoo rabaw uga dhufanayaa allah unaxariisto labadaba maxamed solaymaan iyo muxyadiin sh muumin jiimi
Jiim sheekh muumin waa ninka kaliya ee awood uleh inuu bebedelo muusiga cuudka muusigaasoo ka madax banaan qaab usocodka muusikada heesta iyadoo heesto socoto waana wax ugaara mucallimkii, mufakirkii muusigada cuudka soomaalida ee jiim sheekh muumin AHUN
Yaazalaam yaazalaam waa beerdilaacshe iyo m.tubeec oo habeenkaas ku xaragooday luuqdiisa cajiibka ahayd. Sidoo kale jiim shiikh oo kabanka si heersare ah u tumaya
Aun. Labadoodaba iyo qarshe aun.
Salaamaad. Heelo layrics✋
😊😊
Salamad Mohamed saleeban tubeec iyo laxankii beer dilacshe iyo music xudeydii salamaad
Duni jiiim laka oof saday
Allh yarxam
Dhamaantoot Allah weyne ha u naxariisto 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Raaxeeye aad u macaan. Oof caleek. ❤❤
Yaa salaam.
Boqorki codka cid saan u heesi karta somaali maso marin mana soo mari dooonto.
Markii is helaa boqorkii codka
Iyo boqorkii kabanka sidii faleen bada
Ayey ku gu soconeesaa runtiii
Tubeec 8:32 markuu xargaha cabaadkooda ka yaabay muxuu leeyahay "war maxaad suubisey" 😂 Allah yaa raxma Jiim iyo Tubeec
qaaraami waayo waayo barisamaadkii wacnaa
Waayo waayo ❤️
Walahay waxan xusuustay beryahii wacnaa oo dalku nuurayay nabaduna ay aad u wacnayd dowlad awoodleh ayaa jirtay allah wax walba wacnaa
Very nice music with codmacaan
AUN Labadii baqor baa fadhigaan isku helayee wax ka qurxoon intee laga helayaa? Walle somali maxaa halyeey ka beermay!! ❤
Qofkii doonaya in uu fahmo waxa uu dheeraay jiim kabanystayaasha kale somalida halkaan sifiican ha udhuuxo
Zhp beentaa mahan jiimi taqsiin kooniya ayuu leyahay wll waxbadan waadka taqaan jiimi
Iska aamus mesha kaban keliya kama yeraye organ iyo gitar baa qariyay
@araleabdi56 kaban iyi guitar ayad kala aqoone codadkoodee maxaan music kaala hadlaa
Erayadii ismciil gacaf
Laxankii cabdilahi qarshe
Luuqdii tubeec
Kabankii jiim
Tariikhduna waa 1960
Faarax ladane.
Ereyada: Sulub Cumar Axmed
Laxanka: Cabdillaahi Qarshe.
Tumidda cuudka: Axmed ismaaciil Xudaydi.
Jooji khuurada.
@@khadarmohamed2676
xudeydi maha
wa jiim sheekh saxib
@@khadarmohamed2676
Odey Maaha Xudeydi kamankan.
Wuxuu ugu dhow Jim or Goobe.