PART 6: XABSIGA AQOONTI KASOO BARTAY 1-KI SANO AAN XIRNA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • #Subscribe #Like #Share

Комментарии • 1,1 тыс.

  • @abdihakimarji
    @abdihakimarji  5 месяцев назад +670

    Waa mahadsantihiin sida quruxda badan i garab tagantihiin please 1M i garsoyaa hadaa xarfaan tihiin somaliyey qof walbo familkisa iyo asxabtisa subscribe ha iga so dhaho and my tiktok wakanaa
    vm.tiktok.com/ZMMguUonc/

    • @husseinmohamed7993
      @husseinmohamed7993 5 месяцев назад +2

      Sorry wll

    • @CashoCabdullahi-b2l
      @CashoCabdullahi-b2l 5 месяцев назад +24

      Waa waxkaliye kuawodno wan kusamenaya inshaalah qofka arko wan kaka saraya xitaa❤❤

    • @shaaficisoofe7455
      @shaaficisoofe7455 5 месяцев назад +2

      Barther Noolow

    • @abdirahmanhalac7312
      @abdirahmanhalac7312 5 месяцев назад +5

      Walaal Aad baan uga xumhy ilme gumeed janiz hely baa ku hely ha niyad jabin wall

    • @nawalinaaa
      @nawalinaaa 5 месяцев назад

      Allhamdulillah Cala ku xaal. Abowe niyada khair u sheeg. Maybe inee sidaan khair kugu jirto. Numberkaga noso qor please.

  • @nasramohamed7771
    @nasramohamed7771 5 месяцев назад +38

    Waa hooyo soomaali oo kula qiirootay hadaan awoodo maal ayaan kula garab istaagi lahaa laakiin dantaa iciishay waxaan awoodaa duck c xakiino allaha waxaan kaaba bar yaa inuu muslimiinta aabo iyo hooyo allaha kaaba dhigo meet walbo allaha kuu barkeep farad Wharton iyo hour Mar aadan ogeyn allaha carshigiisa kaaba keeno

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 5 месяцев назад +241

    wiilkan ha lagab is taago plz ninki dhibateyay ha arko in uu wllo somaliyeed uu leeyahy

    • @afraxyarechanell
      @afraxyarechanell 5 месяцев назад +12

      Wlhi hadalka abaayo xaliimo qalbiga ayuu iga taabtay abaayo wlhi waa hadal sax ah war somaliyey hala garab qabto walaalkeena cabdihakiim

    • @ahmedamey6486
      @ahmedamey6486 5 месяцев назад +3

      Walahi waa runtaa garap istaag ayuu ubahanyahey

    • @samiraabdirashiid5819
      @samiraabdirashiid5819 5 месяцев назад +1

      Haa wllhi

    • @mohahanad8870
      @mohahanad8870 5 месяцев назад +3

      Inui dad leeyahay aan dareesiini soomaliyeey wllken abdirahman wllka garabkaagaana nahay geesi grb waayay tahahy

    • @xidigtainamaxamed1800
      @xidigtainamaxamed1800 5 месяцев назад +1

      Sax wlhi uma qalmin lakin dadka qabil amin sanoow haku quuso qaataan

  • @CabdiMuusecaydid-vb7wi
    @CabdiMuusecaydid-vb7wi 5 месяцев назад +61

    1milyan shamuuri ba waad gaadhsiiseeene wllkeen 1 milyan Geeya wlahay isagaa uqalma 1m 2m ba somali hadaa laydiin baa han yahay😢🫡🫡🫡🦁

  • @Somali2288
    @Somali2288 5 месяцев назад +107

    Brother marka hore Asc marka ku xigto Allah qalbiga kuu qaboojiyo qisadaada waxay socotay ku dhawaad 240 daqiiqo oo lamid ah 4 saac kama caajisin inaan dhameesto part 1 to part 5 Runtii waxayna aheed mid gilgishay quluubta umada somaliyed really wan ka xumaahy waxa kugu dhacay unfortunately waxba kama qaban karo may Allah give his mercy upon you broh lastly waxaan kaa codsan lahaa inad ii shegtid meel aan kala soo xariiro

  • @najax1219
    @najax1219 5 месяцев назад +36

    Abdihakin pro waxaa tahay qof sabar badan iimaan leh allah ku siyaadiyo
    Wlhi waan il meeyay 😭😭 Guuleyso

  • @Naasirkhalifa
    @Naasirkhalifa 5 месяцев назад +8

    Bro never give up youtube kana mesha kasi wad into ka shidmayo shaqo na magalada kasi radi adaba qof ubahanenin 👍

  • @sulekamuktar3582
    @sulekamuktar3582 5 месяцев назад +11

    Wlh this made me cry sincerely , especially part 5 of the story I felt for him, May Almighty bless you with all you deserve brother,Allah is with you 😢

  • @suususuldanahabdirahman6929
    @suususuldanahabdirahman6929 5 месяцев назад +22

    Ilaahey meshii kuu qeyra haku wafajiyo wllo guul

  • @DrIlYaasMArab
    @DrIlYaasMArab 5 месяцев назад +46

    Nin ragaa tahay wax walba qadar Alle ayaa ka weyn. Cidna caloosha wax ha ugu qaban qadarka aamin.

    • @aminaabdi2088
      @aminaabdi2088 5 месяцев назад +4

      Xiliga adag cilka aadareento maha mida ilaawi kadho

    • @ratiilmohamed-sx2wm
      @ratiilmohamed-sx2wm 5 месяцев назад

      Ilaahey hakuugu rido xanunka iyo ciilku somartay xasid markaasna dareemee xanunka leedahay

    • @drcawiye57
      @drcawiye57 5 месяцев назад

      @@ratiilmohamed-sx2wm ninka maxad uu habarisa fikirkisa ka hadley aadna kaga kahadal aadigo qofna habarin

    • @ratiilmohamed-sx2wm
      @ratiilmohamed-sx2wm 5 месяцев назад

      @@drcawiye57 kkkkkkkkkk qofka qalbiga adag madareeemo ilaa marxaladaaso kale galo marka qof dhibato kudhacday waye waa inladareema ugu yaran loduceyaa

  • @abdikadirzurich7368
    @abdikadirzurich7368 5 месяцев назад +8

    Nin rag ah waqtiga ka hiiliyay i.allah adigoo nairobi kuu kala xirantahay aa imaneso guleyso sxp

  • @nimcohussain8147
    @nimcohussain8147 5 месяцев назад +19

    Insha Allah 2025 you become the Somali millionaire i will pray for wlh anigani 2005 ilaa 2013 tahrib iyo socod aa nolosha ku sooqaatay 2 times aan xabsigalay alx anoo tahriib ah d jabuti iyo aa leyga kala cararay anagoo tahrib ah yaman doon aan ku tagay saudi anoo leyga soo talxiilay wlh oon waxbo wadanin aa airport muqdisho kasoodag wax iga soo doono waanwayay habaryartey iyo walshaa aana😂jogeyn marka family markii wax lagaa rabo lee kutirsadan

  • @gashaanhassan3025
    @gashaanhassan3025 5 месяцев назад +13

    Sxp wlhi ck iyo tabliq iyo sarifle iyo jugta culus ninka wa in wax lo qabto please wlhi storigan marki hore wa igu socday lakin marki danbe wlhi wan ka xumaday waxa ku dhacay😭 inta ninka history la socday like ha sarto SI ck iyo asxpta kle u arkan🙏

  • @BaariBaari-gd6oo
    @BaariBaari-gd6oo 5 месяцев назад +12

    Every said 😢bro wixii kugu dhacay waxaan kuu rajaynaynaaa nasiib wanaagsasan may Allaha swt give you whatever you want guulayso bro

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 5 месяцев назад +3

    Hearttouching story 😢
    Be strong brother
    Keep on going brother ❤

  • @queeniskufilan5654
    @queeniskufilan5654 5 месяцев назад +10

    Inaa qof iman leh wey kaa muqata oo diin leh abowe samirka badi wad ka baxeysa dhibka 😭🥹

  • @aminomaxamuud3375
    @aminomaxamuud3375 5 месяцев назад +3

    Abowe guulayso weligaa haniyad jabin dadkaas ku xasdayne allah masiibo iyo inkaar haku rido allah waxan karajayn oo ka baryayaa in sharciga lagala noqdo oo lasoo tarxiilo adigana maalin aad maraykan ku gasho si fudud rabi idankiis❤❤❤

  • @abduibrahim7589
    @abduibrahim7589 5 месяцев назад

    Brother for sure qof ilaahay jecelyay ayaad tahay meel aan kuu fiicnayn oo aad jeceshay ayaa lagaa soo celiyay meel kuu fiican oo aanad rabin ayaa laguu soo celiyay laakiin ilaahay kula jecelyay,halkaa ilaahay kula rabo ayaa adduun iyo aakhiraba kuu wacan ,ilaahay hakaa masaxo hana ku illowsiiyo dhibaatadii kusoo martay qof qalbi fiican oo asal ah ayaad tahay,ilaahay cawil khayr qaba oo degdeg ah hakuugu bedelo.
    Aamiin Aamiin Aamiin yaa xayun yaa qayuum

  • @abdirzaknor5742
    @abdirzaknor5742 5 месяцев назад +27

    Hal daqiiqo ima dhaafin your story 😢 lkn markaan dhul iyo dadba waxeeyihiin waad soobaratay.

  • @CAWILofficial
    @CAWILofficial 5 месяцев назад +2

    awoow guulayso waad guulaysan inshaballah mar uun🎉

  • @ladanjama4222
    @ladanjama4222 5 месяцев назад +7

    Soomaliyeey wiilkan 😢😢😢😢hala caawiyo si ninkii xumeeyay u arko sagoo faraxsan ❤

    • @Maria-rb2kx
      @Maria-rb2kx 5 месяцев назад

      Wiilkakale nin ilaaheey wax siiyy oo cid ubahneen waaye ninkan nin ladaminan karo maheen waa nin kenka kubay bilaasho uqeronaa hussen meqamaro xabsi laga damiintay enka kuyaal hani qirodo adinka

  • @hodanabdullahi1017
    @hodanabdullahi1017 5 месяцев назад +2

    Qeybihi hore farxad ayaa ku dhamaysan jiray lkn qeybtan iyo tii hore wlh calosha ihurtay wana la ooyey😭😭😭Abdihakiin ina adeer mcn illhy meel adan ka filayn hakaga farxiyo dad badan baa abaal uso gashay lkn adi kii dad ku xigaa ku toogtay illahana ka jazinaya wlh si niyad ah ayaa u habaray musiba Alla ukeenka keep going ina adeer qaali uma hooyo iyo abe illhy hakaga dhigo BIG LOVE❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MaxamedMaasbaro-yo7fu
      @MaxamedMaasbaro-yo7fu 2 месяца назад

      Isaga xitaa labadii part ugu dambeysey murugaa ku soo degtey xasuus uu galay maskiin

  • @adnanomarmohamed5347
    @adnanomarmohamed5347 5 месяцев назад +3

    wow it was amazing story God bless you pro

  • @dilaalbilaal
    @dilaalbilaal 5 месяцев назад

    I have been watching this episode successively from 1 to 6. I have benefited a lot.

  • @husseinbuul7146
    @husseinbuul7146 5 месяцев назад +5

    Waxa ubahan dowlada 🇸🇴 wayo wuxu yaqana luqaado dad badaan o somali ah eysan kuhadliin...Extra language is an asset,..wiilka taalo ficaan halasi

  • @abdinasirisak6701
    @abdinasirisak6701 5 месяцев назад +2

    Qisadad wax bdn ka faidey indhaha noo kala furtey tnks man

  • @donabraf3096
    @donabraf3096 5 месяцев назад +5

    Nairobi kula joogaa zxb xagee ka jogtaa aan talooyin kaqaatee.Nxt year bixi rabaa I.A

  • @Sir21Goals
    @Sir21Goals 4 месяца назад

    Abdihakim you’re a real man sxb. Brighter days are ahead of you.

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 5 месяцев назад +6

    Pro karabkaaga nahy geesi garab waayay ayaa thy wlh waan kula oo yay sxb c.xakiim wlh haddan ahaan lahaa millioneer wax kasta oo aad ubaahato waan kuu sameyn lahaaa

  • @abdirahmanshirey-jp7ro
    @abdirahmanshirey-jp7ro 5 месяцев назад

    Everything shall be well my brother. Indeed your story was heart touching

  • @Kibrani
    @Kibrani 5 месяцев назад +12

    Never give up bro waxaa tahay waya arag maanta 100 Dollar ka samayn kara 1m Dollar keep going bro

  • @FarhanShire-yn9zh
    @FarhanShire-yn9zh 5 месяцев назад +2

    welee ben maad sheegin geesi garab waay batay zhp .waan kuusaaray shp guuleeyso from duriyada

  • @kiin5871
    @kiin5871 5 месяцев назад +4

    Dadka uu safarka ku arkaayey somalinimo ayuu u caawinaayey ee wilkaan somalinimo haloo caawiyo wilkaan

  • @Somali-v6y
    @Somali-v6y 5 месяцев назад +2

    Abowe illahey garabkaga ha noqdo mar wlab wan ilmaynayaa😢 told xun waxan dareemi kara qofka ay ku dhacaday taasi ama u baahday mar uun.mar uuun waan ku ciil bixi donaa aniguna gacanteyda.illahow haddafkeyga I rumee.gabar aan told lhyn ban ahy aniguba iso duceya in muradkaygu I fududap illahey dartis qalbiga iiga duceeya😢😢😢jazakallaah ❤

  • @hamdaharago5270
    @hamdaharago5270 5 месяцев назад +4

    Waa qisadii ugu horaysay aan bilow ilaa dhamaad ka dawaado Ridwan qalbiga ayay iga tabatay💔. Wiil dhalinyaro ah oo firfircoon oo karti badan bay sidaas u dayaceen alla gunsana dadka qaar kanoo kale miyaa la dayaca waa nin biri garabkaaga soo istaagaya oo dhib iyo dheefba kula qaybsanlahaaye😢.

  • @husseinbuul7146
    @husseinbuul7146 5 месяцев назад +2

    This young is bright mind I admire his courage ,secondly I suggest he's a value to Somalia government he can work the Spanish/ 🇵🇹 speaking countries

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 5 месяцев назад +3

    Guul iyo gobanimo ayaan u rajeynayaa walal abdikarim ❤❤❤

  • @ahmednuurdhagacaleen329
    @ahmednuurdhagacaleen329 4 месяца назад +2

    Sxp ilhy Kenya America hakaga dhigo wlhi wn qiirooday 😢

  • @qamarhashihersi8252
    @qamarhashihersi8252 5 месяцев назад +12

    Sorry bro horey uga soco malinta guul gaarto bad arkee ayko dhinacyda kaa tagn guul ku rajynaa I.a

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 5 месяцев назад +1

    Walaahi waa ka murugoday dhibka ku gaadhay ninka saa kugalay kaa faa idi mayo takale family ga ku cawin wayay way dhacda waayo marka ladantahy ba lagu raba never give up brother waa gulaysa naysa waa yo arag nimad kaga kordhsysa somsliyay wilka aan garab istag no❤😢😢😢

  • @MunoHassan-l2q
    @MunoHassan-l2q 5 месяцев назад +11

    Somaliyey ismujiya pls gobanimadina aan aragno❤

  • @sadoessa1596
    @sadoessa1596 5 месяцев назад +1

    Maashaa Allah wlo alxamdu lilaah dheh wax badan baad soo faa’ iiday luqado badan oo aany dadku sahal ku baran karin iyo xirfado aadan hore u aqoon waad soo baratay well done guul baan kuu rajaynayaa,
    Allah na talo saaro
    عَسَی أنْ تَکْرَهُوا شَیئاً وَ هُوَ خَیْرٌ لَکُم وَ عَسی أنْ تُحِبُّوا شیئاً و هُوَ شَرٌّ لَکُم):

  • @sweetnawal3751
    @sweetnawal3751 5 месяцев назад +3

    Wlhi xanuun waye ilahay wax kale oo qeyr badhan hakugu badalo

  • @abdirahmanabdikadirahmed6893
    @abdirahmanabdikadirahmed6893 4 месяца назад

    Sxp qaali ha niyad jabin guulayso waligaa markale America waad tagaysaa siina si qurux badan ku tagaysaa insha'Allah ❤

  • @sagalcabdi9052
    @sagalcabdi9052 5 месяцев назад +4

    Nasiib wanagsan walal hore usoco Nin rageed geesiya tahay 😢

  • @feysalowelnur3133
    @feysalowelnur3133 5 месяцев назад +2

    Success is not about the material possessions, but the intangible values you hold dear

  • @waxkalekaalayiskaarag
    @waxkalekaalayiskaarag 5 месяцев назад +5

    Waa in habargidir siiba cayr ay leen maraykanka ah u gadaan ninkaan dhalinyarada ah oo hamigiisa u dhabeeyaan.
    brother ninka ragga ah wax walbo waa arkaayaa lkn waliga ha niyad jabin hormarka wax yaraa u jirtaa ha is dhiibin insha allaah

    • @Dancingpizza2015
      @Dancingpizza2015 5 месяцев назад

      Wilkan cayr miyaa❤ inuu dhiigayga yahay waa dareemay meel lagala xariiro maleh😮

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 5 месяцев назад +2

    Abdi hakim walaal qalbi fiican oo sheeko sheegid fiican baa tahay talented baa tahay qof uma baahnid qibrad ayaad heshay bini.aadamna waa baratay hore u soco garabkaaga aan nahay keep going walaal

  • @xanaaniskufilan7305
    @xanaaniskufilan7305 5 месяцев назад +6

    Bro Alle dhibka badan hakugu badalo wax aad wanaagsan oo ka qurux badan Alle xoog iskugu xir

  • @SaleebaanFarax
    @SaleebaanFarax 4 месяца назад

    Masha allah bodkastigy ugo horeeyay uu aan dhamaystay waye waan ka xumahay walalkay cabdi xakin lakin ogw abowe kheer kuma aheen insha allah na kheer wu ku bilabmy dona insha allah horay uu soco عسي ان تحوبو شئ وهو شر لكم والله يعلم وانتم لا تعلمون

  • @azmaahmed2103
    @azmaahmed2103 5 месяцев назад +4

    Wlhi qisadaada waanla ooyay wll alle Haku garap Galo soomalay is garap taaga wiilkan dadkii dayacay Ha arkaan in aanu u Baahnayn

  • @dahiryuusuf8764
    @dahiryuusuf8764 5 месяцев назад +1

    Never give up brother
    Wllhi America adoo cidna baryin ayaa tagesah waqtiga ayaa kubara dadka fcn io dadka xun brother horaa loo dhahay dadka dadka qiyano ayaa ah dadka adiga ku dhaw
    Brother Don worry
    Adkeso sabr Salada badi allh ku xirnow I. A hamigada waad garesah🎉

  • @aishachannel7098
    @aishachannel7098 5 месяцев назад +4

    Abdihakim wa wada dhameystay part1 ilaa 6 Ilahay Subxaana watacalaa Qalbiga iyo niyada hakudajiyo ManshaAllh tasbiix adba heysataa tasbiixdada kudadaal adaba heer garaayo xaqiiqda

  • @kobciyeTV
    @kobciyeTV 5 месяцев назад +1

    Wiilkan Angola ayaan isla jogi jirnay waana garan hayaaa marna Uganda ayan gari isla raacnay wiil kaftan badan xishmad badan waa xasuus taaa luqada bortaqiskana aad ogu hadlo ayuu ahaaa saxiib hor usoco

  • @daadey9423
    @daadey9423 5 месяцев назад +8

    Brother kartidi aad leheyd awal ee aad ku shaqaeysatay lacagti aad ku tahriibtay waad leedahay ninka raga ahna waa uu kufaa lakiin waxaa guuldareystay kan aan ka kicin meeshuu ku kufay, marka waxaad ku dadaashaa inaad kasbato xoogaa lacag ah ka dibna aad gasho ganacsi illaahayna tala saarato waxaad noqon nin illaahay u dhiibay hanti inshaallah, guuleyso

  • @xawom3016
    @xawom3016 5 месяцев назад

    Waa qiso cajiib walalhi, walal abdixakim sabur inshlh. Aduunka wa imtixaam. Inshalah alaah ayaa badal kheer qaba kusiin. Waad helin nolol wanaagsan. Intaana waxay kuu ahayd wax yaalaha nolosha bini aadam soomari kara. Walal ridhwaan mahadsanid iyo dhamaan inta idin caawiseyba. Cajiib cajiiib cajiib.

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 5 месяцев назад +6

    Somaiyay.wilka isla.caawa 100k gaarsiya

  • @Abdallajuuni
    @Abdallajuuni 2 месяца назад +1

    WALIGAAA TOLKAAGA KA FOGOW SOMAALINIMO IS VERY NICE 🎉

  • @abdirahmanelmy542
    @abdirahmanelmy542 5 месяцев назад +8

    Stand with abdi hakim

  • @zamzamabdi7018
    @zamzamabdi7018 5 месяцев назад +1

    Subxannallah I never seen qof sidaas xaasid ugu ah inaderkis oo weliba reerkooda dhan maraykan usoo galay subxannalah

  • @Ebraahem_Yahye
    @Ebraahem_Yahye 5 месяцев назад +7

    Barasho wanaagsan abdihakim arji ❤

  • @UsaameYare-vz8pc
    @UsaameYare-vz8pc 5 месяцев назад +1

    Abdi hakim adban ugu xumahay wxa kugu dhacy runtii wa shaeko xanuun badn alaha qlbiga kuqbojiyo❤

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 5 месяцев назад +5

    Sxb Qisadaada Bilow ilaa Dhamaad waan La Socday Dhibka Kusoo Gaadhayna Waanu Kula Dareemayna Murugaduna Keligaa kuma Koobna Garabkaaga Ayaanu Taaganahay RUclipskana Anagaa Cirka Gelinayna Nagu Halee ❤

  • @AHMEYBISHAR-rb5zx
    @AHMEYBISHAR-rb5zx 5 месяцев назад +2

    Beyond 1M insha Allah br ❤

  • @viyoore2765
    @viyoore2765 5 месяцев назад +3

    Sxb ani cayr iska dhal ahay cayr gaajo magacaas waa hirgalay sxb malintaa wax qabsatid naxariis dhan tuuurw❤❤❤😢

  • @AwiAbdishire
    @AwiAbdishire 5 месяцев назад

    Never give up Wllka Insha allah Mar Kle Adigo Nabad Iyo Raaxo Hadafkaga Ku Gaara

  • @farahhassanali682
    @farahhassanali682 5 месяцев назад +3

    Pole sana my bro

  • @ahmedabdi9416
    @ahmedabdi9416 5 месяцев назад

    Bro fariid ba tahay wallahi, bishaarayso iyo khayr baa kuu danbeeyo .

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 5 месяцев назад +3

    Inshallah tajirka somalia noqon doonta bibidni llah somaliyey wiilka caawiya😢

  • @kalidbuskud5828
    @kalidbuskud5828 5 месяцев назад +1

    Abadihakiinkii sabarka Badna sxp Guulo fara badan Ku Rajeenaya insh Allah

  • @SoSomilasomila
    @SoSomilasomila 5 месяцев назад +6

    Soomaliyay hadad dhiig leedihin wiilkan 1m gaarsiya plz

  • @bedraqani94416
    @bedraqani94416 5 месяцев назад

    Masha allaah xirfadaada ku shaqayso waxad tahay feesi garab waayay wlhi hore u soco wll❤❤❤

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 5 месяцев назад +10

    Lkn niya khayr u sheeg waxaa laga yaabaa in sidan khayr kuugu jiro!!, mida kale ninka sidaa kuu galay
    Waxaa laga yaabaaa in uu kuu soo baahdo maalin uun!!! Soomaalidu qofka dhalinyarada ah ee hamiga leh ee fara madhan wax ma taraan l markuu garab istaag u baahan yahay lkn markay dhiig qabiil ku gelinayaan way ku rabaan !! Lkn ka wax haysta bay wax ugu daraan!!sorry alle mid ka khayr badan ha ku siiyo oo xalaala🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
    Waxan waa aduunyo, ninkaas in uu beri kuu baahdo baa laga yaabaa!! Aduunkuna waa hooska labadiisa dhinac!!!.
    Qabiilka waa la isku gartaa waxaa lagayaabaa
    Ku aan kula qabiil ahayn mar in uu qabiilka kaaga kaaga fiicnaado, weligaa qof qabiil ha ku nicin waayo Qabiilka oo dhan waxba kuma yeelin lkn in ay ku garab istaagaan bay ahayd .qadarkana waa wax kaa wayn ,wixii calaf ah baa la cunaa samir, qof dhibaataysana ha ka tegin weligaa, qabiil kasta ahaado!! Alle hortii baad xasanaad ka heshaa
    Xaga alle baad ajar ka helaysaa ,
    T2AAD: Qurbuhu wuu dhib badan yahay wax badan oo aadan Ogeyn baa ka jira !! maanta aduunku waa wada qasa marka loo eego waxa aad tahay!! Waxaa laga yaabaa wax aad sharmoodayso in ay khayr kuu tahay soo noqodkuba khaar kuugu jiro
    Alle ha ku siiyo wax america kuu dhaamma oo xalaal ah iyo caafimaad🤲🤲🤲🤲🤲

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 5 месяцев назад

    Legend never give up waa ku imaana insha Allah

  • @videosreproducer
    @videosreproducer 5 месяцев назад +9

    Wllka second tirib isku lug darsanena

  • @LearnTop10thingsTV
    @LearnTop10thingsTV 5 месяцев назад

    I will subscribe your channel because of in hamigaadi aad ku gul daraysatay bro never give up 🔝

  • @khaalidmaxamed7149
    @khaalidmaxamed7149 5 месяцев назад +3

    Aad baa uga xumahay bro dhibaatada ku dhacday Horaa loo dhahay ''Dadkuna moodi duuL wada dhashoo wax u daahsoonen"😢

  • @ayanahmed1138
    @ayanahmed1138 5 месяцев назад

    Abdihakim wll qali wankusalaame Guuleeyso l.a Allah haku siyo wax wanagsan iyo waxbarakeysan wll qali guul wcn l.a❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanali5430
    @ayaanali5430 5 месяцев назад +24

    Prozki sorry

  • @MASLAX4K
    @MASLAX4K 5 месяцев назад +2

    Anigu waan daawadey muuqaaladaada waxayna socdeen inbadan zxp.
    teamkaaga ayaan ahay waana kusoo.dhawaynayaa nin. Adagtahay umalaynaa abdi xakiin.argi noloshu kuma xumayso zxp❤

  • @TECHNIASOLUTIONS
    @TECHNIASOLUTIONS 5 месяцев назад

    insha allah bro waligaa ha quusan insha allah nolol qurux badan ayaan kuu rajeynaa never give up

  • @hamdamuse7771
    @hamdamuse7771 5 месяцев назад

    Asc wllo maansha Allah ale haku barakeeyo cimrigaaga wll ha niyad jabin markale nasiibkaaga curo

  • @mrabukarmohamed7529
    @mrabukarmohamed7529 5 месяцев назад

    im proud brother wlhi iga qoor ilahay wax ka qeer badanayuu kula dabaacsan yahay hamurugon marwlba ilahay waa xaagada sabaarkaga ayaa wax lagugu siinaya bro ilahaay ha ku shaarfo

  • @Life-with-malika
    @Life-with-malika 5 месяцев назад +1

    Illahey noma bahiyo qaraabo iska sabar wllkey atkeyso oo facaa dhaaf insha alh 😊

  • @UbaxAhmad
    @UbaxAhmad 5 месяцев назад +1

    Wllo anigu Hal sual. Ayan kuwaydinaya lacala hdad damacdo inad maraykan utahribtid maulabanikarta oo mahelikarta Mize farakayala Intan igazojawap 🙏

  • @Mohamoud_1_YusuF
    @Mohamoud_1_YusuF 5 месяцев назад

    Cashar hakuu noqoto saxiib, Marka aad hagar daamo kala kulanto dadka kuugu dhow ama familkaada ah xanuunkeda wa qiyaasi karaa Ha isdhiibin waligaa noloshana horay usii wado waad zamayn kartaa👏
    #Asxaabti badneed ee Ninkaan maalin uun uu caawiyay inti safarkooda tahriibka ay kujireena maadama uu luuqada yaqaanay yaanay ilaaawin abaalkiisa👏

  • @simanmohamed3466
    @simanmohamed3466 5 месяцев назад

    Saxip adunka saas iska ah nolol farxad Alle haku siiyo never give up brother cadhowgaaga unolow manta madiman wad noshahay alxamdulillah horay usoco wllky qali we love you so much

  • @raaggeg
    @raaggeg 5 месяцев назад

    qiso, cajiib ah, murugo leh, wax ku qadasho leh, dadnimo ka muuqato dulqaad ka muuqdo, sabir laga baran karo aqoon badani ku jirto. waa wax laga xumaado dhibta ku soo gaadhay balse waxa aad u eegtahay qof wanagsan oo dadnimo wanagsan u dhashay, in aad ka soo kabato Insha Allah baan rajaynayaa.

  • @drsaaliyaali8386
    @drsaaliyaali8386 5 месяцев назад

    Ina adeero hormar wacan aaan kuu rajynaaaa hubaal waad gaaree

  • @igabarochannel
    @igabarochannel 5 месяцев назад +1

    Dhibka dheefbaa ka danbeysa ilhey wx qeyr qaba hkugu badalo insha allh laga yabee USA inuusan qyr kugu jirin ilahey ba wxwlba ka og keep your head up sxp qofkii sida ku galeyna alle ku daay hadhawaato mise hadherato xaqada kasoo bxi doono.

  • @durandeeqsideeqsi742
    @durandeeqsideeqsi742 5 месяцев назад

    Insha Allah guul wll sare sxbti kle wxn kacodsana inay kwr qaban

  • @Montezhakim
    @Montezhakim 5 месяцев назад

    Manshallah abwe inshallah wad guleysan doonta kii lobahdo aya nowoneysa

  • @HassanAli-gs2ls
    @HassanAli-gs2ls 5 месяцев назад +1

    Waa ka xumahay kelebka ku lug gooyay alah kaaga gudi doono ha u bixin hore u soco. Garabkaaga aan ahay Sabar wax ka fiican alah kugu bedelo

  • @ashaluul7625
    @ashaluul7625 5 месяцев назад +1

    Luuqada may mayga waa caalami ah hunduraas caasimad oo dhan magaceede kwrn undurahayti qof hurdayo ayyaan uaqaana

  • @abdirizakisakmohamed3126
    @abdirizakisakmohamed3126 5 месяцев назад

    Nimaan Dhuul marin Dhaayo maleh . Wixii Rabi kuu qora se waa la maraaa , Wixii dhibaato ah oo aad soo martey bedel khayr leh ilaah hakugu bedel insha Allah.

  • @ogsooni6380
    @ogsooni6380 5 месяцев назад

    Alle hakuu booga dhayo sxb, nin yar ayaad tahay, horey u soco, ha niyad jabin, ogoow in wax kasta oo kugu dhaco Alle ka leeyahay arrin, sidaas daraadeed Alle u sabr qaddartana qaado, horeyna u soco.

  • @axmedzaki7
    @axmedzaki7 5 месяцев назад +2

    Wiilkan soomaaliyey ha laisgarab istaagi😢😢😢😢

  • @AbdirashidCk-yl7kr
    @AbdirashidCk-yl7kr 5 месяцев назад +1

    Wll horey usoco haqusan weliga there is no way wax la yirahdo ma jiro

  • @maslahdais1576
    @maslahdais1576 5 месяцев назад

    Sxb abduhakim arji,take heart bro, after viewing nd watching your story,makes me to support you by subscribing your youtube channel atleast you will get money to sustain your life ahead or even supporting yourself incase you go to outside so tht you dont need any relative again

  • @qadanali599
    @qadanali599 5 месяцев назад

    Abdihakin wll Wallhi nin adag ayaad tahay waad guulaysan insha Allah niyada Khayr u sheeg ninkaasna Inader danbe haka dhigan Lkn lacala haddii nabsigaagu kudhaco oo uu kusoo baahdo ha xumayn ee wanaaji adiga ayey wax kugu kordhayaane Insha Allah cagahaga ayuu iman doona