SOORAAN HEESTAN YA IGU SAWIRAY QOSOL kkkkkk

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 ноя 2024

Комментарии • 210

  • @mahamedbaasheahmed3535
    @mahamedbaasheahmed3535 3 года назад +8

    Allah wayne wxn kuu waydiinayaa naxariis waasca abwaan sooraan😥illhay janatul firdawsa hoygaaga ka yeel🤲🏽

  • @yonisducaale866
    @yonisducaale866 5 лет назад +19

    Geele Waa fananka live heesta Anago la Joogna Habeen dhan qadayey Axsan fanan Wlhy
    Nin leh Dadnimo wacan💯👏🏻

  • @Fadka213
    @Fadka213 3 года назад +6

    Ilaahay haw naxariisto sooraan 🥺🤲🏾

  • @maxamedlakiman7775
    @maxamedlakiman7775 5 лет назад +38

    Geelle heestan Gaalkcyo ayuu ku qaaday dad badan ayaana igu qabsaday oo sharad dhiganay caawa ayaana ka qaadaya sharadkii Soraan Thankskkk

    • @JohnJohn-th1sl
      @JohnJohn-th1sl 5 лет назад

      Zhp sharadka wax iga so gaadhi
      Markad la so qaado😊😁

    • @xareed1
      @xareed1 4 года назад

      zxp xoogagayga so dir
      lkn ninkan burcan ku arkaa

    • @deromar4803
      @deromar4803 2 года назад

      Dee usheeg laki manow ninkaan inuu rer mudug ahaa qaar baa igula dooday weliba idaacadaha buula shaqayn jiray

    • @deromar4803
      @deromar4803 2 года назад

      @@xareed1 burci gaalkacyo walashed sowmaha cabdow hhh

  • @Gabdh_tuulo
    @Gabdh_tuulo Год назад +2

    Wxu yiri anaa qaday illahey ku naxriisto wx bdn wad naga qoslisee rabbi qabrigaga ku nuuri

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 5 лет назад +10

    qaar isku haystaad maqli jirtee nin hees uu leeyahay dafira Sooraan baa la hayaa 😂😂😂

  • @ishwaqceyni7666
    @ishwaqceyni7666 5 лет назад +4

    Alaa isku cod ekaa soraan iyo ninkan heesta leh soraan lee uheystey 😯

  • @susuumoha6879
    @susuumoha6879 5 лет назад +5

    Sooran baa ku cod qurux badan heesta😂😂

    • @AhmedAli-uq6cz
      @AhmedAli-uq6cz 5 лет назад

      Hadalka sooraan miyuu ku dhaafay, sow kan leh anigu heesta maqaadin ma aha!

  • @xil.kalidmohamedismailhoor6509
    @xil.kalidmohamedismailhoor6509 5 лет назад +4

    Muxiyadin Gelle waa fanaan cod dahabi ah leh, heestan iyo kuwo kale oo badan ayaabay sadi codkiisa isku sawiraan

  • @abwaankanbaal2281
    @abwaankanbaal2281 4 года назад +2

    Jaw waar waa codkii sooraan

  • @karamakuligeen1412
    @karamakuligeen1412 5 лет назад +2

    Geele idaacadii codka nabada Gaalkacyo Buu joogay barigii uu heestan qaaday anaga joognay caruur baa oranaysa sooraan baa qaaday waar sooraan waa kaas qiray inaanu asaga ahayn

  • @mohan8838
    @mohan8838 3 года назад

    AllH Hku NaxariiztH Comedy Soran

  • @hussainahmedadam5928
    @hussainahmedadam5928 5 лет назад +17

    Ma Anaga waalan mise cadalaa laka hesa
    Labada cod ismaba leh sooran wow ku jira mesha🤣🤣🤣🤣

    • @xamaas665
      @xamaas665 5 лет назад +2

      Codka maxcer baa lamariyay heesta sooran waalo ekaysiiyay marka ninkan kala heesta iskaleh

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 5 лет назад

      Kkk wlhi aniga xata waa kula qaba midaas 🤣🤣 lkn waxba lagu badalay 🤣🤣🤣🤣

    • @nuurdheere
      @nuurdheere 5 лет назад

      @@ahmedjr7902 wlloow anaagaa heestaa sooraan sawirkiisa la saaray maalintii geele laga duubayay abdirixamim Carab studio

  • @suhaib9811
    @suhaib9811 5 лет назад +19

    Sooraanow Ciyaarta Naga daa Heestu Waa codkaagiye. 😂😂😂

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 Год назад

    Sooraan alle hakuu naxariisto

  • @farxaanzaki6869
    @farxaanzaki6869 2 года назад +1

    Oo geele haduu heesta leeyhy muxuu sawirka usaary😂😂😂😂😂

  • @mahadaxmet6797
    @mahadaxmet6797 5 лет назад +9

    Noogu dhaaro inaanu codkaagii ahayn waxkaLe kuma qancaynee😂😂

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 5 лет назад +3

    heestii wad madhaxaysay sooran wlhi awalba daradaa u daawan jiray

    • @AhmedAli-uq6cz
      @AhmedAli-uq6cz 5 лет назад

      Kkkk miyaa la jeclayd inuu ninkaasi qaado horey baanu u ogayne

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 5 лет назад +4

    Heestan sooraan baa ku cod wacane haloo daaya bila Caleyka!

  • @abdirahmanahmed3510
    @abdirahmanahmed3510 2 года назад

    Eebow raxmaaanow maaligow weynow jano ayaan kaga baryaayaa sooran iyo islaamka intii dhimatay rabow khatumada khayr nogu khadin yaaa ALLLAAH

  • @snmtv1499
    @snmtv1499 5 лет назад +5

    Labada cod iskuma khaldami karaan qof waliba wuu garanaya odayga hala waydiiyo waxuu heestan udafiray mala islaantiiba kumasayrtay oo tidhi kuwanad uheesaysa waayo 😁😁😁😁😁

    • @saadoqaranofficial6248
      @saadoqaranofficial6248 7 месяцев назад

      Somalidu wataa bal waa loo sheegayaayo way ku indho adagyiin war soraan heesa mahaayne aamin waa muxiyadiin geele ninka qada in kastoon inaan kugu daalo ahayn wakaa warku

  • @hamsamohamed7335
    @hamsamohamed7335 5 лет назад +6

    Sooraanoow Aniga Ma Aha Ninka Heesta Qaadaya Cidi Kaa Aqbali Mayse Hakaa Saarto Adaa Baxarka Doontee🤣🤣🤣
    Ilaa Caruurta Yaryar Baa Kala Saaraysa Labadiina Cod Een Shuqulka Isku Lahayn looolz

  • @Timoweyne10
    @Timoweyne10 5 лет назад +5

    sooraan woxoo rabo moo noo shegaaa codkiisa ayan maqlaaa
    SUBSCRIBE II SARAA please 😍

  • @zureer5014
    @zureer5014 5 лет назад +6

    Codku waa cOdkii sooraan Taazi waa zaxiix✍🤣😂

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 5 лет назад +1

    Sooraan markii hore waa qaaday bahasha😂. Laakiin waa nin wanaagsan.

  • @dacardige8419
    @dacardige8419 5 лет назад +2

    Muxiyadii geelle dadka inta badan ma yaqaanaan heesaha uu qaadayna ma badna
    Heestan waa Heestii koos miraha iyo laxankaba asagaa leh

  • @ustaadgeelle5545
    @ustaadgeelle5545 5 лет назад +1

    Miraha iyo laxanka iyo codkaba waa alfanaan muxidin geele dhabtii waa fanaan aad u cod macaan

  • @mohamedkifli5793
    @mohamedkifli5793 5 лет назад +4

    Somali mohamed Alle dartis like ha iladhafin 👇👇

  • @maxamadcumarcali7495
    @maxamadcumarcali7495 3 года назад

    Allaha unaxariisto janatul firdowso Allaha ka warabiyo abwaanka

  • @kifaxalii4574
    @kifaxalii4574 5 лет назад +2

    Soraan codkiisa Tufaax 💋 🔥💍 adiga kuleh runtii👏

  • @sakariyecali1156
    @sakariyecali1156 4 года назад +1

    Inta wakhtiGaN AraGteY Like HazaraN😅🖐

  • @daganabdullaahi1668
    @daganabdullaahi1668 5 лет назад

    Alla heesta sooraan Waa kuyara luuqeeyey mar Ee naga daa😂😂codkaaga khalad Ma galayee

  • @amiin666ahmed4
    @amiin666ahmed4 5 лет назад +2

    Adeero Sooraanaw Adeerkaybaa Tahe Heesta Reer Hargeisa Oo dhan Ba Ugu Faani Jire Oo Meelaha Mirqaanka Qasaba Saddex Jeer Loogu So Celin Jire Micnahaagu Waaxay

  • @abdisamadahmed6421
    @abdisamadahmed6421 5 лет назад +1

    Miyaa nala waalayaa qofka heesayaa waa sooraan ee odayga miyaa laga iibsaday heesta

  • @Jarmo6677
    @Jarmo6677 5 месяцев назад

    Heesta adaaba qaadayee kaptan😂🎉

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430 Год назад

    Ilaahaw kuu naxariisto

  • @mohamedabdirahman9520
    @mohamedabdirahman9520 5 лет назад +2

    CODKA Qoraalka La Saaray Waa SOORAAN Hana Waalina Adeer

    • @abdikanikhalif9837
      @abdikanikhalif9837 5 лет назад

      Bro sooraan waa koobi

    • @xamaas665
      @xamaas665 5 лет назад

      Sooran maha ee waa tan damba play back ah dag dgna ku jira sidasay isukeni wayen tii horana waa mecro soft marka labada codba geele ayaleh bari horu xata shegay sooran

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 4 года назад +1

    Wacdalaysan waligey igu soodhicin qof kaanaa sooraan maahane qofkle ah

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow 5 лет назад +2

    Heestan wuu kala kiciyey sooraan

  • @حمدي-ب5ث
    @حمدي-ب5ث 5 лет назад +5

    Codka qoraalka lagu qoray waa soraan yaalawalaya soronow ciyaarta naga dhaaf😅

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 года назад +4

    Wiilku aad buu u cod macaaan yahay...

  • @hasanabdi4788
    @hasanabdi4788 5 лет назад +7

    Heeestan soraaan daraadiis u dhaGaYsan jiraY lakiin hada madhax iga noqotaY nio

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 5 лет назад

    Waa sooraanoon biyo ismarin

  • @qanciyenuur6311
    @qanciyenuur6311 3 года назад +1

    alaah ha unaxariso

  • @cabdihindiofficialstudio2248
    @cabdihindiofficialstudio2248 5 лет назад +2

    ma naga dhaadhicinasid waa iyadii yoo cad sidaasi sooraan dee nagakala dhin bahasha yaa waa yaabee

  • @abdulghanitigey9639
    @abdulghanitigey9639 5 лет назад

    Wax sooraan qaadey ma jirto ee codka hore waxa lagu duubey studio yacni microphones aya la isticmley marka saas bay (base) uledahy

  • @gulleidburaale2647
    @gulleidburaale2647 2 года назад

    Raxmaanku haw naxariisto

  • @hamdacigeofficial6033
    @hamdacigeofficial6033 5 лет назад +2

    Heestan markeeedi horeba waan ogaa inuusan laHayn

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 5 лет назад +1

    Codka waa codkii sooran taa shaki kuma jiro

  • @saedwister
    @saedwister 5 лет назад +2

    sooranaw inaad is badbadashuunban moodayne show waxna waad badbadashaa🤣🤣 Dadka hawaalin Abti

  • @farhanjama573
    @farhanjama573 5 лет назад +4

    Grande soraan

  • @dhofoahmed9286
    @dhofoahmed9286 4 года назад

    Masha Allah

  • @yaasinismail7956
    @yaasinismail7956 5 лет назад

    Wa sooraan codku isku cod mahaba

  • @dr-mohammeddheereeye360
    @dr-mohammeddheereeye360 5 лет назад

    Yaaad waalaysaa deee sooraaanow😅😅😅waaa adigiiiye

  • @Mcfofficial406
    @Mcfofficial406 5 лет назад +1

    Wxn la yaabay dadka leh ninkan iyo ninka heesta qaadaya iskuma cod ega malaha dadku waxay eegayan degdega yar ee ku jira heesta wxaa play back ayaa lagu dedejiyey

  • @qabiircarab1335
    @qabiircarab1335 5 лет назад

    Kool hore ban shegay soran codkan inu lahen

  • @calinuur1177
    @calinuur1177 5 лет назад +2

    good words

  • @daahirmhassan8645
    @daahirmhassan8645 5 лет назад +6

    hadeertii dhaweed maxaad ileheed 😂

  • @smilerboy9790
    @smilerboy9790 5 лет назад +3

    Wlhi codka soran ayaalagu mataalay un hesta
    Ila imika shaki igaga jira soran aya qadan taganhy anu
    wuxu ushegan wayay malaha xamar iyo melaha ayukunola o udhintay kulaha 😂😉😂

    • @abdishakour
      @abdishakour 5 лет назад

      Hhh sooran say ka noqotay wixii xamar tagaaba mu dhimanaya

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 5 лет назад +1

    Oo maxaa codkii sooraan u eekaysiiyay hadaa waar nagadaaya heesta sooraan baa qaadee.

  • @abdihassan5893
    @abdihassan5893 4 года назад +2

    Heestaan waxaa leh Maxamed mooge

  • @adenmuse1166
    @adenmuse1166 3 года назад

    Sooraan ciyaarta hanaga daayo waa isagii 😀

  • @munestervlog4500
    @munestervlog4500 5 лет назад

    Sooraan xabada kaa qaadan mayno

  • @jekeycecksanddecortion5461
    @jekeycecksanddecortion5461 3 года назад

    WR umada hadal badnaa sooraan maqaadin heesatani ninka iskaleh heesta waa muxiyadiin maxamed ibraahim geeljire hada loobiciyay geela anagaa isku xaafa aheeyn xamar madiina gaar ahaan JIRO MASKIN

  • @abdihakimabdullahiawaale.6735
    @abdihakimabdullahiawaale.6735 5 лет назад

    Sooraan iyo jawaan.

  • @MuztaphaManzour
    @MuztaphaManzour 5 лет назад +1

    Khaladka wugu weyn waxa iska leh ILKACASE LYRICS waayo wa channel weyn sidu u heli waayaa cida heesta qaaday

  • @zamiyamohmedzamiyamohmed9642
    @zamiyamohmedzamiyamohmed9642 5 лет назад

    waaaaw si wacan ayad isgugu cod ektihun mash allha

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 5 лет назад

    Viva sooraan yaa igu sawiray heesta

  • @wizzinamhdimahdi5851
    @wizzinamhdimahdi5851 5 лет назад

    Kkkk malaha sooraan waxa lagu idhi dadku way suuxan aaayar ball sooranoow

  • @ahmedhillaac8017
    @ahmedhillaac8017 5 лет назад

    *Wllhi ani heestan inuu sooraan leeyahay ayaan .moodi jiray cajiib*

  • @axmedcumar5173
    @axmedcumar5173 5 лет назад

    codkan wan huba sooran baleh

  • @hamsealiabdullahi7903
    @hamsealiabdullahi7903 5 лет назад

    La ima marsiinayo aniga heestan sooraan baa leh

  • @xareed1
    @xareed1 4 года назад +2

    heesta soraan ku sawiarn yahay isaga qaday lkn gelle isku cadba maha

  • @maguled
    @maguled 4 года назад +1

    Oo illeyn heestan lagu wada wareer, qofkii qaaday. Keligay uun baan moodayee. Isu cod elkaa labada fannaan. Miyey na waalayaan. Xattaa shaatiyayoodu way is eg yihiin, kkkkk. War yaa Alla yaqaan.
    Hadda yaynu u deynaa heesta?

  • @qanciyemedia6328
    @qanciyemedia6328 5 лет назад

    Sooraanow adaa ku cod macaaan

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 4 года назад

    Hhhh wlhy zooraan bn uaqaanay anigu xataa

  • @omarabdisamad2129
    @omarabdisamad2129 4 года назад

    Waa beentii sooraan dib bay kala xumaatay labada nin codkoodu waaba kala duwanyahay

  • @isxaqguddi
    @isxaqguddi 5 лет назад

    Fanan kamagiciisa soshega

  • @abdinasirismail5839
    @abdinasirismail5839 3 года назад

    Muxudiin geele iso qaabta piz

  • @Arbemusicpro
    @Arbemusicpro 5 лет назад

    macquuul maha tani

  • @shiineculay4760
    @shiineculay4760 5 лет назад

    de ma ruwaayad baad ka dhigtay mise waa kaa dhap sooraan

  • @ahmedsaki6028
    @ahmedsaki6028 5 лет назад

    Sooran maxa lagu cadaynayaa

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 4 года назад

    Odaygu marbuu yara cusboonaydiiyey
    Oo halkaa hore"war-cibraan"ka dhigay!
    Dhibse ma leh mar hadduu ninkii lahaaba soo fadhiisiyey.
    Oday sooran ka hadha

  • @khaalidbashe4992
    @khaalidbashe4992 4 года назад

    Sooranow heesta adigaa leh nio

  • @Osman-xulbaale
    @Osman-xulbaale 5 лет назад +2

    Soonaaroow heesaha inaad bililiqeysataad keentaye kalug bax hee ninkii lahaaba kugu dhegan
    Akhyaareey fadlan subscribe iisaara waan idin jeclahay dhamaantiin

    • @TheZackfilms
      @TheZackfilms 4 года назад

      xulbaale channel
      walaal sooraan meelna hore uguumu sheegin inuu heesta qaaday, bililiqadu waa markaad hees qof qaaday intaad dib usoo qaado aad sheegato. Sheekadu waxay ka bilaabmatay qofbaa soo galiyay heestaas oo sawirki sooran ku dhagsanyahay kuna soo qoray inuu sooraan qaadayo, sidoo kale wax isku beegmay codkii oo kii sooraan ilaa aad uguu eekaaday, dabeeto sidaasay suuqa ku gashay heestu laakin video-gan waakan leh anigu heesta ma lihi.

  • @idilcabdi4848
    @idilcabdi4848 5 лет назад

    Wll labada cod iskuma eega midi waa sooraan

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 5 лет назад +1

    Sooraanow wa laftaadiye nagada ciyaarta abti

  • @maxamedmaslax6635
    @maxamedmaslax6635 5 лет назад +1

    Sooran iyo jawaan ragga shacbiyad badan leh taagere kaw adeer sooran frxd kuwaar
    Meeye gobti reer somaliland
    Waar nacala shaydanka kuyaale waar subscribe nasiya
    Maxay idinka dhibaysa subscribe meeye gobti somalind waar ninka idinla hadlaya waa nin idinka raba subscribe

  • @sathiasathia4088
    @sathiasathia4088 5 лет назад +1

    Kuxidhnow sarif barako 300172

  • @abdirizakabdullahimohamed3629
    @abdirizakabdullahimohamed3629 5 лет назад +1

    Midaa maalin hore ilahaa heestaan waa qisa dhab ah oo Sooraan ayeey ku dhacday 😂🤣🤣🤣

    • @abdikanikhalif9837
      @abdikanikhalif9837 5 лет назад +1

      Dadkayaga waxaay rabaan beey iska dhahaan iyagoon hubin

  • @salebansallo7717
    @salebansallo7717 5 лет назад +4

    heesta soraan aya Ku Cod macn runti Yaa igu racSan

    • @yusufali3737
      @yusufali3737 5 лет назад

      sallo suraj isagaa leh wuu inagu Ciyaarayaa 😂😂

  • @zubayrsaid7290
    @zubayrsaid7290 5 лет назад

    Heestan geele markuu qaadayey ban joogay

  • @darmanqali1072
    @darmanqali1072 5 лет назад

    Maya codkii wali sooran ayuu ila yahy

  • @mireyaretube800
    @mireyaretube800 5 лет назад

    Yaa codku waa codkii soraan wllhi waa cajiib isku cod

  • @rayaanmatan3040
    @rayaanmatan3040 5 лет назад +1

    Isku cod xitaaa ma ah 🤣🤣🤣🤣

  • @abwanarbe9825
    @abwanarbe9825 5 лет назад

    Heesta sooran ayaa ku cod wacn

  • @HUSSEINGEESEY
    @HUSSEINGEESEY 5 лет назад

    ADINKA OO MAHADSAN SUBSCRIBE II DHAHA MAHADSANIDIIN

  • @mohamedahmedmohamed5722
    @mohamedahmedmohamed5722 5 лет назад +3

    Asc war gelle sxb si khaas iilasoo xariiri waa nin ay isugu kiin danbaysay 2003 iyo 2004 tii qiyaastii ee sxb ilasoo xariir
    +256759212959

  • @ibrahimmaxamed4484
    @ibrahimmaxamed4484 5 лет назад

    hhhhhhh odayguh wuuu ina walayaaah

  • @farxaandybala7173
    @farxaandybala7173 5 лет назад

    Marki dhawayd maxaad ilahayd😃