Loolanka Masar & Itoobiya oo meel adag gaaray iyo Somalia oo dhexda uga jirta mowjado diblumaasi ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 68

  • @abdinaasir6238
    @abdinaasir6238 16 дней назад +1

    waa cadawo soo jireen ah shacabkan raali Kama aha waan og nahay waxing Mogadishu ka dhacay 2006 ilaa 2009 waan taariikha xanuun badan

  • @abdinaasir6238
    @abdinaasir6238 16 дней назад +1

    kama cabsi qabo aniga itoobiya in ay na qabsato inta damiirku nool yahay dhalinyarad dhiiga badan lee nahay somaliya guul guul guul insha allah

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 17 дней назад

    Maashaa allahu sanad cusub oo wanaagsan khabiir sare xasan qaraabo

  • @AhmedHassan-pr9sk
    @AhmedHassan-pr9sk 17 дней назад +3

    Asc Alle habadbaadiyo somalia itoobiya Ayaan uAfduubanahay

  • @abdinaasir6238
    @abdinaasir6238 16 дней назад +1

    itoobiyaan aamin san in uu lee yahay somaliya oo dhan waa qalad in uu ciidamadiisa joogaan somaliya😊

  • @MaxamedCelmi-m3j
    @MaxamedCelmi-m3j 17 дней назад +6

    ❤illaahow❤ umadaada ugar gaar aamin aamin aamin ❤yaa allah❤

  • @abdinaasir6238
    @abdinaasir6238 16 дней назад +1

    dhaxel ninkiisa baa iska leh dhalinyarad waa dhaxelka mustaqbalka somaliya

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 16 дней назад +1

    Madaxda somaliyo 2waji iyo 2af ayeey leeyihiin shacabka weey wareeriyeen meel looraaco malahan ilaaheey hanaga qabto daalimiinta

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 17 дней назад

    WAA SAX MASIIRKA SOOMAALIYA MAAHA MID AYKELI KU NOQONKARAAN XASAN IYO XAMSE IYO WR FIQI WAXEY HAYAAN SOOMAALI HA U SOO BANDHIGAAN HOOS HOOSEYNA DAL LAGUMA MAAMULI KARO

  • @faadumoxaashi3420
    @faadumoxaashi3420 17 дней назад

    Nin awesome

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 17 дней назад +2

    Aby Axmed ma aha qof fiyow, waxaa ficnaan lahayd in laga fogaado. Insha Allah Soomaaliya wey guuleysan doontaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 17 дней назад +2

    Itoobiya marabno

  • @enginiamohamedabdow9534
    @enginiamohamedabdow9534 15 дней назад

    Macaxan 2024

  • @Abdiqaadir-ut7os
    @Abdiqaadir-ut7os 17 дней назад

    Hambalyo barow show 100k subscribe 🎉❤

  • @abdiashkir6259
    @abdiashkir6259 17 дней назад +1

    Waa waa umadee ma umad dalrabta miyaa jirta

  • @cabdulahishiiq-ps4fy
    @cabdulahishiiq-ps4fy 17 дней назад

    Wallaahi wa Qalbi xanuun Faqi xasan wa labo wajiile Cod dheer baan Ku leenahay Etoobya ma rabno xita hadii ay sujuudaan
    Itobya ma rabno ma rabno
    Dalka iyo dadka yaan la iibsan
    Itoobya haday xoog nagu haysata

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 17 дней назад +1

    Subxanaallah

  • @MaxamuudMeecaad-b6j
    @MaxamuudMeecaad-b6j 17 дней назад

    Mustaqvalka soomaliya waa somaliland oo la baabiibiiyo oo khariirada caalamka laga saaro hadďii ilaahay idinka yeelo somaliland guul ❤❤❤cadawga somaliland waa soomaliya iyo jabuuti iyo masar iyo turky iyo qadar iyo Elantra alaha haligo inshallaahu

  • @MuseFarey-g3c
    @MuseFarey-g3c 16 дней назад

    Danjire saxmiyaa

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 17 дней назад

    Itiobianku waa sojeedan, lakin anaga abar aya inugu dhacay?? Nin cadowgena👀 oo dhul iyo baad boobaya aya ina dhexjooga😢😮🤔😧

  • @TawfeeqHassan-ix4qv
    @TawfeeqHassan-ix4qv 17 дней назад +2

    في. حالت رفض الجيش الاتوبي وجود السومال. كان يسبب. حرب داخيلي. واتوبيا تحارب بي اسم جوبيلاان. لاكن. الان. بعات الجيش التوبي من. الحدود ومن جوبيلان. هادء نسر. كبير.

  • @Yuusufdahirmaxamed
    @Yuusufdahirmaxamed 17 дней назад

    Haloo sheego waxa lakgu heshiiyey aan arakno heshiiska itoobiya iyo soomaaliya waayeel hortiis ayaa caana lagu barxaaye.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 16 дней назад

    Haddii uu xasan waydiistay ethiopia in ay u caburiyaan maamulada dalka oo ay faragilayaan arimaha gudaha waana qiyaano qaran iyo iyadoo wiilashii lagu xasuuqay doolow aan warcad laga soo saarin.

  • @ayuubcayuub-p7z
    @ayuubcayuub-p7z 17 дней назад

    Fiqi horeyba laguma qawin kalsoni xasan watug walahi waxa kadaben doona shalay ufirso taas

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 17 дней назад

    HOGAAMIYUHU MIDA QARAMADA MIDOOBEYBA WUU NOO SOO FARIISTEE MAXAA U DIIDEY INUU MASIIRKEENA LAGALA HADLO KII TURKIGAAN KA XANAAQSANEYNE MA MID DEG DEG AH OO ITOOBIYA WEXEY RABTUU NAGU QANCINAYAAN

  • @MohaAbdi-v2y
    @MohaAbdi-v2y 17 дней назад

    Maxay,itoobiyan,ugU,hadiladahay,heshiisaka,,

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 17 дней назад

    Sxbyaal Hassan haduu dooni 10 Sano ha’joogo kaliyaata haduu qabto waxa 100% shicibka Somali ay doonayaan uu qalbiga ka’jabin Somalida xalaasha ah uunan cadowgana uu qalbiga u dhisin eena ah Ethiopia 🇪🇹 iyo kenya 🇰🇪 waana qasab in cadowgeena dalka laga saaro Ciidankooda iyo shaqaalahooda ee sirdoonka ah waana Cadowgeena koobaad#1. Baddaheenana ilaahay nasiiyay ee awoowayaasheen soo difaaceen aan lagaba gorgortamin oo Ethiopia 🇪🇹 si cad loogu yidhaah bad aad lug ku’lahaato kuuma hayno aan ka’ehayn wixii kuu soo’dagaa Somali ayaa kuugu keeni Xuduuda SomaliGalbeed oo waliba SomaliGalbeedna la’soo celiyo iyo NFD Ethiopiana buuraheedii ay kasoo dageen la’isaga celiyo intaa haduu sameeyo uu shicibka qalbigooda dhowro uunan cadowyada ka’fatxin rabitaakooda sharka ah sxb WALAHI wuu guulaysan laakiin khiyaamada uu wado imika wadkiisii ayuu soo dadajinayaa walahi oo owlaadiisuna badbaadi maayaan waligood oo shicibku way ka’aarsan walahi kulligooda inta Badaheena iyo Dhulkeena 5ta Somaliya ka’gorgortama xitaa SomaliGalbeed NFD & Jabuuti Cidna kama gorgortami karto walahi waana dhaar cidii ku dhaqaaqdaa way ka’shalaayi maalintay noqotaba waa laga aarsan meeshuu dooni dunida ha’u baxsado InshaAllah geesiyada xalaasha ah way is arki’doonaan bi’idnillah 🤲🏼 SXB Baddaaasna waa la’difaaci oo saldhig cidna lamasiin karo walaa Turkida🇹🇷👎🏼👎🏼 walaa masaari 🇪🇬 walaa Kufaarta gadaal kataagan kuwaas ee soo dirsaday walahi waa la’holcin meelwalba ay joogaan Turkiduna kama dhisi karaan saldhigga dayax’gacmeedka hadii kale markay dhismaha dhameeyaan dhulkaa la’dhigi sabab cadowgeena ayay garab siiyeen waan shaqaale Yahuuda&ReerGalbeedka ay Islaam ahaan noogu soo direen markay iyaga wax naga’qaadi waayeen ayaa khiyaano naloogu soo’diray Massarna mewdkooda ayay ka’carari doonaan waadna arki Ciidanka Masaarida waa wada yahuudii masar oo sirdoonka ahaa ayaa muslimiin laga’soo’dhigay sxb indhaha fur jaahilnimada ka’soo’bax sxb! InshaAllah waannu difaacaynaa dhiig iyo maalna waa loo daadin waadna arkidoontaa Muqaawamada inay soo noqoto walahi Somalida xalaasha ayaa guulaysan InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
    Haduu Hassan khiyaano intaa sameeyo 10 Sano haku darsado annagaa u ogol oo ciidanka ah special commandoes force ka ah oo dalal badan ka’soo dagaalamay oo Turkidaa xitaa aan garab siinay tabarta yar walahi ciidankooda Kursidaa ka’adag doolka kafool oo annagaa ugaga saarnay xuduudada iyo Azerbaijan 🇦🇿 Iyo Armenia 🇦🇲 isbuucyo gudaheeda aan kaga sifaynay Armeniankii 🇦🇲 ciidankooda dhulka sxb Turki🇹🇷👎🏼 tabar malaha walahi Diyaarahaas issuuliya kaliyaata ayuu isku haleeyaa ee 30+ sano Azerbaijan 🇦🇿 wuu kaga xorayn dhulkaas sxb maantana Turkidu shicibka Somali wuu khiyaamay walahi waannu ka’aarsan InshaAllah waan u aamusaynaa laakiin godkiisa ayuu’qotay shidaalaasna Hassan waxuu dooni ha’saxiixo Turki way uga dhamaatay badaheena waadna arki’doontaa haduunan towbad keenin InshaAllah sxb waa laga difaaci cadow walba annaguna maanta dalka ayaan ku’sugannahay inta kalena waysoo wada noqon ilaa kuwa Syria 🇸🇾 Iraq 🇮🇶 xuduudaha ku’sugan oo calooshood u ahaqayste ahaan uu u kaxaystay dalkaana lagu soo wada noqon InshaAllah sxb🙏🏼
    Ciidankeenu waxwalba oo khalad ah oo khiyaanona ah waannu aragnaa laakiin dulqaad ayaan siinaynaa Arsenalna wuu ogyahay Hassan meesha laga maamulo & kuwa maalgaliya waa Xerada XALANE isagaana Ciidanka khiyaama & xukuumadiisa baarlamaankay ka buuxaan sxb oo ciidan badan oo xeryo ku’jiray ayaa la’fasaxay oo Somali ah waxaana lagu badalayaa oon ognahay ciidamo aan la’garanayn heebtooda oo badankooda aan Somali u ekayn sxb laakin way soo idlaan waxaas InshaAllah isagaana barooran sabab ciidanka Somali waa geesiyaal dalkooda difaacaya kuwaas kalana waa kuwo looga sheekeeyay dhulkan ayaa Cadowga lasiinayaa idinkaana dhaxal u leh Somali iska dhiga oo ciidan liyuu bolis ah ayuu Abby isku halaynayaa waan aragnaa maalin walba xeryaha la’soo galiyo iyo kuwo baydhabo laga’keenay oon luqaddab ku’hadlin xitaa maymayga jajab ugu hadla oo ciidanka Somalida ah xerooyinkaas laga ilaa’liyo walahi waan aragnaa oo Arsenal loogu balamiyo inta kalena qabaa’ilada ay hubka kadhigaan iyagoo la’odhanayo waa Arsenal walahi badankoodana xoola dhaqata ah waana laga qixiyaa deeganadaas shicibka Hassanna isaga cadowga u fulinaya damacooda qalifan sxb annaguse waan u aanusaynaa shicibku cadhadooda ha’bato ilaa meel’walba maalintay noqoto shicibku wuuqarxi maalintaana Hassan meeshuu gali ayaa la’isku haystaa waana lagu maxkamadayn sharewcada Islaamka waan daldalaad InshaAllah wayna soo dhowdahay iyo Madaxda oo idil iyo kuwii ka’horeeyay iyo Tuugta shaqaalaysiiyay InshaAllah Somaliya oo idil waa lagu go’doomin cadowga InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Somalida xalaasha ah way guulaysan sida xaqqa ah cadowguna wuu quusan wayna halaagi doonaan hadaynan intaa wax iska badalin dhaqanka Hassan uunan cadowga iska eryin inshaAllah dulqaata shicibow farjigii rabbi ayaa soo dhow ilaahayna kaa’shada guushu way soo DHOWDAHAY bi’idnillah kariim🤲🏼💪🏼Allahu Akbar💪🏼🤲🏼

  • @DhuuxIsnaciil
    @DhuuxIsnaciil 17 дней назад

    Dawladu meel ifleh ha,istaagto warkeedana hacadayso manoqonkano gashaanti aamuskaa lagumeheriyaa

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 17 дней назад +1

    Abdulaziz haka meereysan in Adeerka Hassan uu iibsaday Badda Soomaaliya waana la socda lacagta uu qaatay.

    • @SomaliMaxamed-w9g
      @SomaliMaxamed-w9g 17 дней назад

      Lama iibin waa kiro deked..

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 17 дней назад

      @@SomaliMaxamed-w9g Ethiopia 🇪🇹 nacalad rabbi haku rido iyo intii aaminsan cadowgeena 👎🏼🇪🇹🇰🇪🇹🇷🇹🇷🇮🇱🇬🇧🇪🇺🇺🇸🇦🇺🗑️🤮

    • @MaxamedSanka99-qm6mg
      @MaxamedSanka99-qm6mg 17 дней назад

      Bada hada lama iibine xiligii la iibshay ee keentay ee itoobia hunfuriga geliyay sheeg ama aamus anagu waxaan ognhay dowladii nagelisay baxarkaa balse waxaanaan caadu uleheen inaan madaxdeeyna xag xagano waayo caqiido laàan mahin hadaan shacabka somaliyed nhay imaan laawoow lacag uunbaa kuu muuqata waanu nqaan dadka sidaa uhadla

  • @AhmedabdullahiAhmmedarr
    @AhmedabdullahiAhmmedarr 17 дней назад

    Talada somali gacan somaliyed kumajirta maxayele innai goan lehen somaaratin

  • @abubakarwassuga
    @abubakarwassuga 17 дней назад

    ASc w waniga arragtideyda waxay tahay itoobiya waxay shaki kaqabta dhinac soomaaliya haddi ay kudhawaqda in soomaali la hishisay ay ka hordhacda

  • @wayeltoxow6602
    @wayeltoxow6602 17 дней назад

    Munasar

  • @XassanXaashi-t6o
    @XassanXaashi-t6o 17 дней назад

    Ma dowlada somalia Ayaan qayaamaya dadkeeda ?mise dowlada ithoipia Ayaan qayaameysa dadkeeda? Side wax usocdaan fiqi miyaa fududaaday faragelinta lagu hayo wasaaradiisa iyo colaada ka dhexeya wasaaradeena arimaha dibada malaga yaabaa in aay qalqal siyaasadeed geliso dalka?

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 17 дней назад +1

    Ethiopia aya sheegi doonta wixi jira

  • @akhalif579
    @akhalif579 17 дней назад

    Diifleh meeli u cad!?

  • @cabdulaahimaxamuudxasan4124
    @cabdulaahimaxamuudxasan4124 17 дней назад

    Fiqi dawlada waafashilinayaa

  • @cdheeermuus289
    @cdheeermuus289 17 дней назад

    Markaad.eegto.barow.jabhada.kilil.5..waxaa.dhicidona.meelo.kale.jabhado.lagasameyo.oo.kililka.si.dariiqa.bada.ufudaato.itoobiya.ayaa.wada.

  • @jeeeeyah
    @jeeeeyah 17 дней назад

    Dalkaan badbado ayuu u baahanyahay. Kuwa maamulka haya lama sii amiino karo oo musuqmaasuq socda waaye kuligood. Waana tuugo kuli ku yimid boorso lacag iyo oday qabiil. Ma aha in dalka lagu ffirsado dadka nuucan oo kale. Waa in lala xisaabtamo. Somalliya kalinta kowaad ayeey kaga jirtaa musuqmaasuqa anaga shacab ahaan ayaana ka masuul ah oo ku tagersan tuug kasta ee yimaada

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 17 дней назад

    WAR KUWAAN SIXIRKII MUUSE BIIXI LOO ADEEGSADEY EE AABE GEDAYAASHA TAHLIIL AHAAN BAA LOOGU KEENEY WEXEY KU HADLAYAAN MABA OGA

  • @LajeclowMoha-jr7fq
    @LajeclowMoha-jr7fq 17 дней назад

    Dowlada ma caruurba la sirsiran karo xabashi xun inagama aqli badin karo

  • @enginiamohamedabdow9534
    @enginiamohamedabdow9534 15 дней назад

    3/1/2025

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 17 дней назад +1

    😂😂😂 Aqoon yahan ha. Dhihin. Ee. Jaajuus. Somali. BARROW. KUMA FARAXSANO. HORU MAR. XAGU NAGA SOO GALA.

  • @abdullahiabdijama8165
    @abdullahiabdijama8165 16 дней назад

    Sorry 2025 sxb

  • @NuradinFarahD
    @NuradinFarahD 17 дней назад

    3da January Sanadka 2025 1:06

  • @abdulahabdi3773
    @abdulahabdi3773 17 дней назад

    Asc walaalkay xasan qaraabo fatlan adooraali ah warkaada in yar boobsii markaad hadlayso macnaha badan jooji macnaha badan markan maqlo hurda ayaa iqabanaysa😂

  • @MohaAbdi-v2y
    @MohaAbdi-v2y 17 дней назад

    Itoobiyan,balan,,malan,malah,,bari,,baya,,,kabixi,itoobiya

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 17 дней назад

    Shacabka Somaliyeed waxaay doonayan, sabaabta loo sheegi wayey isbedelka ku ciidamadiii Ethiopia loogu ogoladay Ethiopia inay joogan ayago ka mid AUSOM.
    Miyaysan ahayn shacabka Somaliyeed loo sheego waaftigee ka yimid Ethiopia faragalintii maka joogi doonayn.
    Mise
    Way soo noqon karata ma annan karan wali.
    Xageebu ku dambeeyey MOU-gii
    Somaliland iyo Ethiopia.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 17 дней назад

    WALEE XASANOW KALSOONIDAAN KUGU QABEY IYO DIFAACAAGII AAN KU WAALNAA MAANTUU IGA MASAXMEY ITOOBIYA WEXEY U SHEEGI LA DAHEY DANTEEDEY HEYSATAA MAADAAMEY DOWLAD GOBEEDKII AY HEYSATEY DOWLADMUQDISHONA AYSAN AQOON SANEYN DOWLAD GOBOLEED NIMO AYEY ULA MACAAMILEE

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 17 дней назад

    Novel prise ku qaado inaad dalkaada iyo baddaada oga tanaasushay ethiopia .jaahilyahow wax ma garadka ah.

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq 17 дней назад +1

    Nin yahoow oohinta jooji, Amxaaro dadki noo ke ey 2006 ayaa rabo i ey wax inoo shewgaan

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 17 дней назад

    XASSAN SH DALKA MALAHAN UMADA SOMALIA 🇸🇴 AYAA ISKA LEH MA IIBSAN KARO DALKA XASSAN SH QABRI BOOB DHUL BOOB VIDIO AYAA XASSAN SH IMARAD KA HAYAAN??WALAAHI BILAHI TALAHI

  • @abdisalamegal7047
    @abdisalamegal7047 17 дней назад

    Wariye Somalia waxay Suuq iib uyaala u tahay oo iibiyaasha Mooryaata u hogaamiyo Xasan Gurguurte iyaa ku heshiila Qiimaha ay ka qaadanayaan Ethiopia iyo Masar
    Taa waxaka markhaatiya khilaafka ka dhexeeya Ali Bacad iyo FIQI
    Ma wax ayna garakarinba dadka Somaliyeed
    Maalin loo dhiibay Mooryaanta Xasan Gurguurte oo Ninka u uyahay SUDOGA oo anan wax oqoona ama shakes iyada Aragti lahayn kadhiga madaxa waxa lagu sheego Dawlada kkkkkkk
    Isku wada geeyo Ethiopia iyada ku joogta BILAA SHARCII maxa lagu mormaya dee
    Somalia allay leedahay

  • @nasirfarah3860
    @nasirfarah3860 17 дней назад

    Xassan sheekh waa khayinul wadan wejiyo badan oon runta sheegin abidkii kuwa wasiirada u ahina waa kuwo isaga kasii liita hadalada fara badan ee is burinaya ee aay kolba mid soo tuuraya waa kuwo quus gelinaaya umada somaliyeed waana in shacbku ilaashadaan dalkooda oon lagu halayn dadkan

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 17 дней назад +1

    Abdulaziz Barow ma cada mowwifkaaga ku aadan khilafka waxaad marwalba soojedinaysa falanqayn asn biscay fadlan warkaaga caddy ma cade runtana ka sheeg xaalada aan kugu tuhmeyno bar barayn.

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 17 дней назад

    Ur analysis is fagash left behind 😂😅