Igare kor alaha kaa yeelo mahadsanid saaxiib shaqada aad qabatay dawladihii ku meel gaarka a haa iyo ku Wii ka dambeeyay wa ka gaa biyeen oo umadii ka la dhuntay isuma Badi goo bin xag deegaan iyo xag Badi ka la baadayba nadiiro Waan ku farasanahay inuu awoowahaa kuu noolyahay Masha Allah Sido kale shiikhada eedo cuuke mahadsanid
Ma sha Allah tabaarakallh Congratulation sister Aad iyo aad ban u farxay waliid kii aad heshay Allah ma haad leeh I’m emotion ❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😀😀😀😀😀😀👍👍👍🌹❤️🇩🇯🇩🇯🇺🇸🇺🇸🇺🇸ma liin tii hore wan ku fiirsaday wan kula oyaay mata wan kula farxay Allah mahad leeh .habaryar ku gacan qabatay Jazakala khayr Allah ha xifdiyo amiin amiin . Egare Allah ha ku xifdiyo brother keep going
Masha allaaah alle haku barakeeyo igare Aamiin. Laakiin hadii familkii abtiyaashii la helay miyaan lahayn reer abtigeed. Maxaa halkaa ka qaldan waa ladoonayaa ayaa layidhi. Waan u ducaynaynaaaa alle ha asturo hana u gargaaro Aaamiin
Aduunyada qofkaan dhiman wax walba wuu arkayaa Odaygii ariga lajoogay gabadhii rajada ahayd ee uugacanta ku hayay xoolihii ayuu ku illoobay qadar ayeyse ahayd qalbigana Allaha udhayo
Reer abtiga ama awoowaha hasheego cidii kaguursatay gabadhiisa ciday Soomaali ka ahayd meesha lagu guursaday iyo waqtigii waliba haduu garanayo magaca wiilka gabadhiisa guursaday ka dib waa ay soo baxayaan dad sheeganayo intaa kadib dhiig halooga qaado sidaas bay anigu iigula muuqataa Wabillaahi towfiiq.
Runtii ilin aya iso dhaafte,,,waa muuqaal farxad leh,,,,Igare iyo intii kaqeyb qaadate in gabadhaan reerkedi hesho ajir aan laso koobi karin Allaha idinka siiyo
Maxaa laga wadaa dhinac baa la helay? Miyaan dadku wada socon qofka marka dhinac la helo dhanka kale la heli karin, haddii aan duruuf kale jirin oo aan la ogeyn
@@cabdallahcabdallah4717 Qofka hadii la helo hooyada oo dadku is qabeen Aabaha lama waayo balse Allaah baa xaqiiqada og Allaah ha usoo sahlaan leenahay
Halkan Nagala soo xidhiidha ama naga soo waca Igarre +254704826199 Ama Hooyo fadumo +254722282090
0
l
Mashallah Mashallah Allah ayaa mahadleh gabadha usoo dhaweeyey qoyskeedii qayb kamida oo reer abtigeeda reer aabeheedna Allah ha usoo dhaweeyo
Masha allah waa hooyo iimaan leh allaha ku barakeeyo hoyo mcn
Masha Allah wllo alle ayaa mahad oodhan iskaleh
Masha allh nadira farxadadu waa farxadayda from asxabtadi hargaysa
Inantadi marwa maxamed yusuf nagu salan
Igare kor alaha kaa yeelo mahadsanid saaxiib shaqada aad qabatay dawladihii ku meel gaarka a haa iyo ku Wii ka dambeeyay wa ka gaa biyeen oo umadii ka la dhuntay isuma Badi goo bin xag deegaan iyo xag Badi ka la baadayba nadiiro
Waan ku farasanahay inuu awoowahaa kuu noolyahay Masha Allah
Sido kale shiikhada eedo cuuke mahadsanid
Asc waa idin salameyaa salaan kadib edo faadumo khèr alaha siyo gabadha alaha usiyadiyo familkeda mashalaah tabarkalaah
Allxamdu lilaah xamdan katiiran dayiban mubaaraka fiihi
Mash alah abyo igara walal ajir alah kasiyo
الحمد لله
Markasta channel-ka waxaan ka eegi jiray inaad dadkaagii heshay Allah mahadi inaad dadkaagii qaar heshay inta kalena Allah hakuu sahlo aamiin
Faadumo cowke hooyo naxariis badan allah jana fardowsa ha ku irsaaqo amiin
asc saaxiib waaanu ku taageernaa ee sii daw hawlaa ilaahay haku ilaaliyee
Manshallsh Manshallah manshallah waa alle mahadii hadey reer abtigeed heshay reer abeheed way helidoontaa inshallah
Masha Allah Waa arin wanaagsan. Ilaahey ha barakeeyo Igarre iyo inta la shaqeysa.
Masha allh nadira ilinti faraxd baa badashay
Masha Allah masha Allah, Allah ayaa mahadleh reerkeedii qayb kamida usoo ceshay. Allah unaxariisto hooyadeedna. Aabaheedna haduu noolyahay markuu arko video gaas waxaan Allah swt karajaynaynaa inuu Isaguna soohadlo Oo uu farxada gabadha udhamaystiro. Bahda Laactvna Allah khayr iniiga abaal mariyo wanaagbadan ayaad qabateen. Social mediahu faidadaa ayuu leeyahay. Maamada haysay intaasna Allah iyadana khayrbadan siiyo aduun iyo aakhirabadan. Rag somaliyeed intooda xun waxaan leehay Allah swt kabaqoo kadaaya dayaacada intaad hablaha guursataan aad dayacaysaan,caruurtiina ay silic iyo darxumo lanoolaanayaan.
Maasha allh waa war farxadle lana wada sugayey baafint hore kolkaan arkey aad baa umurugooday se helitaanka qayb dadkeedii waan kufarxay wllhi wall dhibban bay ahayd allh mahadle adeeradeed iyo qaybta dadkeedii kadhiman allh hawsahlo.
Maama faadumo iyo igarreana allh haka ajarsiiyo wanaagey sameeyeen wax layskugu kaalmeeyo waa tii ugu wanaagga badnayd.
Masha allah. Allaahu akbar
Maansha allah wejigeedaa laga arkaa farxda malinkii horana murugey lamadoobatey
Masha Allah Illahay farxada ha u dhameystiro
Masha Allah tabarikalha hambalayo hambalayo hambalayo wlashay wana ku farsanhay farxada
Maansha allaah maamo ilaahay ha ku xifdiyo gabadhaa waad garab qabatay
Masha allaah mamo wanagsan
Maansha’allah
Gabadhu haday ree abigeed heshay,ree aabaheedna way helaysaa,insha’allah.
Maa shaa allaah fadumo cawke iyo igare waad guulaysateen allaah ha idiin .siyaadiyo amiin salamun calaykum ,nadiro Hambalyo alxamdu lilaahi rabbi lcaalamiin .
Mansha Allaah👍👍👍💚💚💜💜💙💙♥️♥️💖💖🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maasha allaah hooyadan ilahay khayr hasiiyo insha allaah
SUBXAAN ALLAH caruurtii somalida wa la dhameeeyaay
Hooyo fadumo kher farabadaan Allha aduun iyo aakhiro AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN WALAALKEYNA AJIR FARABADAN AANLAKOOBIKARI ALAHA SIIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Mansha allah hambalyo allayaa barikfi faadumo cawke iyo igare ajariyo xasanaad haidinka siiyo dedaalka aadku guuleysateen
mashaa allah
Ma sha Allah tabaarakallh Congratulation sister Aad iyo aad ban u farxay waliid kii aad heshay Allah ma haad leeh I’m emotion ❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😀😀😀😀😀😀👍👍👍🌹❤️🇩🇯🇩🇯🇺🇸🇺🇸🇺🇸ma liin tii hore wan ku fiirsaday wan kula oyaay mata wan kula farxay Allah mahad leeh .habaryar ku gacan qabatay Jazakala khayr Allah ha xifdiyo amiin amiin . Egare Allah ha ku xifdiyo brother keep going
Rabiyo ehelki abehed na usoodhawe
Maamo fadumo cowke iyo igare ilahey qeyrka ha idin waafajiyo
MaSha allah allah ayaa mahad oo dhan u sugnatay wll waan kula farxay 🥰🥰🥰
Masha Allah gabadha wajigeeda kamuuqataa isbadalka
Mansha allah tabarakallah jasaakallah khayr
Ilaaahey hakuu dhaeystiro inta kale
Illahow mamadaan dadaashay janadii gee igare xaas fiican iyo caruur allaha ku siiyo
Masha allaaah alle haku barakeeyo igare Aamiin. Laakiin hadii familkii abtiyaashii la helay miyaan lahayn reer abtigeed. Maxaa halkaa ka qaldan waa ladoonayaa ayaa layidhi. Waan u ducaynaynaaaa alle ha asturo hana u gargaaro Aaamiin
bismilaahi sida dhiiga loo qaadaey wey kadhameyeen
Asc illahay khayr ha idinka siiyo ee gabadha wax haloo uruiriyo iggarow sidii lagaaga bartay gabdha anbabax iyo gacan qabsiba ha loo kaco
gabadhan iyo gabadheeba aniga ayaa kafaala qaatey tlfoonkeyga iyo wats upkeyga muuqaalkii hore ayaan kuugu soodirey
.maanshaa Allaah ma gabdhiina heshay.
Wcs mansha allah
ASC igarow alaha kubarakeeyo marka kobaad markalabaad qolada gabadhahaysay ee hargayso wali warbaalajira
Masha Allah
Masha allaah walal iggare jazakaalu khayr walal qaali
Aduunyada qofkaan dhiman wax walba wuu arkayaa
Odaygii ariga lajoogay gabadhii rajada ahayd ee uugacanta ku hayay xoolihii ayuu ku illoobay qadar ayeyse ahayd qalbigana Allaha udhayo
الله أكبر الله اكبر الله أكبر
Mansha allah tabarakallah ilahay baa mahad leh inantaa ka farxiyey
Yaa Allah abaheeda usoo dhowee kolay way helaysaa abaheede hadayba hooyadii heshay
Masha allaah igare yasiin alle kor hakaa dhigo
Reer abtiga ama awoowaha hasheego cidii kaguursatay gabadhiisa ciday Soomaali ka ahayd meesha lagu guursaday iyo waqtigii waliba haduu garanayo magaca wiilka gabadhiisa guursaday ka dib waa ay soo baxayaan dad sheeganayo intaa kadib dhiig halooga qaado sidaas bay anigu iigula muuqataa Wabillaahi towfiiq.
Mansha Allah illhay ba mahadle
Maamada ilaahay cimrigeeda ha u barakeeyo Aamin caafimad ka alaha u barakeeyo Aamin waa qof islaama maamada waa qof islaama jizadeeda jano Aamin gabadhan yar hooyay u noqotay way caawisay xag kasta maamada qaatumadeeda qeyr alaha ugu qatimo Aamin alaha ciseeyo maamada gabadha maamada waa in aysan ilaawin intey nooshahay waa qof sharaf leh gabadhana farxadeeda alaha u siyaadiyo Aamin wiilkana wuu caawiyay isagana ilaahay ha caawiyo
Masha alaaah waa farxad iyo qeyr
waan ka muruugoodey gabadhaas waxaan balan qaadaya naf huris
MashaAllah waa war qeer leeh
Odaga awawgeeda muusheego.aabaheed iyo gabadhiisa cida qsbtay
Runtii ilin aya iso dhaafte,,,waa muuqaal farxad leh,,,,Igare iyo intii kaqeyb qaadate in gabadhaan reerkedi hesho ajir aan laso koobi karin Allaha idinka siiyo
الحمد لله رب العالمين illaahey hasuhlo reer AADEHEEDNA AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
ماشاءالله تبارك الرحمن الحمد لله حمدا كثيرا طيبا مباركا فيه 😭
Gabaďha cidda xaddey mindhaa waa reer Aabeheed
maansha allaaaah illaahay baa mahadi usugnaatay maansha allaaaah illaahay baa mahadi
Masha allh war farxad lee
Gabadhan waa la ooyey dhibkay hargaysa kumudatay
Ma Hargeisay Ka timid wll.maxaana Ku dhacay
Masha allah tabarakallah 😢😢
alxamdu lilaahi ability caalimiin
Masha Allah tabaaraka laah
Baaraka Allaah Nadiira hadii aad dhinac heshay kiikale waad helaysaa
Maxaa laga wadaa dhinac baa la helay? Miyaan dadku wada socon qofka marka dhinac la helo dhanka kale la heli karin, haddii aan duruuf kale jirin oo aan la ogeyn
@@cabdallahcabdallah4717
Qofka hadii la helo hooyada oo dadku is qabeen Aabaha lama waayo balse Allaah baa xaqiiqada og Allaah ha usoo sahlaan leenahay
Mashalah
Waa farxad maasha allah
Mashallah
Fardosa ayaan masha allah
Alhamdulilah
Ok
Wa sheeko yable hadii reer abti lahely seeh reer abihii lowaye
Masha Allah allahu Akbar
Oo odayga diiga logaqaday magaranayo cida gabadhiisa cidii qabtay
Masha allha tabarakalaahu
Rer abti hadii lahelay maxaa rer abaaha loo baafinayaa rerku miyaanay garanayn gabadhooda cida guursatey mey sheegaan
Mansha alaah
🤩🤩🤩
Alaa mahad leh hadayba heshay waalidkeed maasha Allah
Alle ha u fududeeyo inta u dhiman
Mar hadii hooyo dhimatay ilmo ku hooyaana aaysan jirin helidooda waxku Micnaa ma leh
Masha Allah igare keep going
ما شاء التبارك الله
Abtiyaasha waa reer hiloowle
Xerada dhadhaaab
Alxamdulilah
Masha allah 🥰🥰🥰
Masha alaah
7
Omg imisa yaan sugayey shekadan alx hadey heshay
Maasha allaah
Mshaallh
Mashallahaa
Awoowgeed ayaa reer aabaheed garan doono ileen gabadhiisa ninkii ilmaha u dhashay wuu garan
Wa laa lay dip an ee halaga qaado
Reer abtigeed miyanay garanayn cida dhashay gabadha