mashaAllah i learnt a lot from you sheikh May you live long to teach our sister's bz unfortunately some of them suffer in the hands of men may Allah protect them
Mashaallah sheeq talooyinkaaga aad beey ii cawiyeen qeer illah haku siiyo qofka ma ahan inaad lacag siiso lakiin markaad u caqli celiso lacagta walahi taas aya ka qiimo badan mar labad illah ha idin xafido adiga iyo Family gaaga illahna xasidka ha idinka qabto thanks
Sheikh Cabdullahi xikmada ayaan ku jeclahay. Kalimadahaa waa isoo wada mareen. Waana ku kala tagnay nolosha qofkaas. Nolosha tagtay mida soo socota ayaa ka tiro badan.
Masha Allah masha Allah wlhi videogan wax badan an kafahmay indhahana wu ifurmay wax an ku farxana wad shegaty Allah ku barakeyo shiiqow wax ka Farxiyo alle haku tuso I.a
Masha Allah baarakall sheekhunaa Badbaado, arinka aad kahadleyso Fahiima iyo Qadar tan dhextaal oo ku kaliftey Fahiima in ay dadka hortooda ku ooyso ayaa maanta soomaali iskula wadaagayaan baraha bulshada, marka hadaan nahay Dumarka soomaaliyeed waanadaada joogtada ah ee aadan nagala caajisin kuwo wax ku qaata manihin soow laysma oran karo.
Abyo aniga hortada tijabiye oo ku qasaray iska bulo naqday ee noqo qof fican allaah ka baqa inta la noshay wanag haka bixin marna waa ku faiday oo waana fisay adiga hol adag ku jirta allaah ku caweyo sida ku fican qof ka aniga kala tagnay aniga ugu ma horen qalbi kajedo so ma jediin kartit allaah ku so jediyo hada ku faxsan tahay tijawe aniga waxa ka dhaxlay tijawada jecel keyga inaa ka samro Alxamdulilaah
Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲
@@maryanmaxamed4674 inashalh xabibti abaayo midaan an maqly iguma horeyso laabo naagod ayu qudbosiro ku qaby ayn maqly man weydiin wan ka amusy naafteyda waan la hadaly waxan goaan ku garay in an la hadlin

Masha alh mahadsanid shaykh bad baado بارك الله فيك وفي أهلك ومالك
Sheikh Cabdullahi xikmada ayaan ku jeclahay. Kalimadahaa waa isoo wada mareen. Waana ku kala tagnay nolosha qofkaas. Nolosha tagtay mida soo socota ayaa ka tiro badan.
Wlhi intasba wuu isticmaala mazhallah wuu ijecel yahay😂😂🙏❤️
Waga isku cusbeen sas uu ahaa kadib marak mudo wada joganay ana indho u aha hada sas yeelay
Masha ALLAH ♥️♥️♥️♥️♥️🤍
wlhi intaba igu sameya woow jecel miyaa 😍
Masha Allah masha Allah wlhi videogan wax badan an kafahmay indhahana wu ifurmay wax an ku farxana wad shegaty Allah ku barakeyo shiiqow wax ka Farxiyo alle haku tuso I.a
Shukran sheikh badbaado Allaha ku xafido
Masha alaah shekh ilaahay ajir iyo xasanad hakasiyo waabo arimo iquseyo mawluucan aad kahalayso
Shiiqow jasakumulaaha illaaha ajarhakaasiyo waa talo wangsan jasakumulaaha qeer shiiqow
hhh shiikhaw jazaa aka alllh ilhay haysiiyo mid intaa idhaha hhhh rer singaloow like ta hayla dhaafina
Badbaado channel muqala ku jiro daawo kulahaa sheikh dantaada waad taqaan Masha allaah adigo wiliba latalinayo qofka kkkkk
Sheikh mahadsanid inbadan fikradada adbey i anfacdey
Mansha Allah tabarikala Alle jazakallahu kharan sheekha Alle Ha Ku xifdiyo
Mar walba waad isla wayn tahay ayuu dhahaa mansha Allha
Wow sheikh Badbaado thanks 👍🥰👈
Shugran shiikh wllhi waxyaabo badan baankaa faiday maskax baanka faidayn iyo inan qiimeeyo naftayda
MAASH Allah Barack Allah feek sheikh.
Masha Allah baarakall sheekhunaa Badbaado, arinka aad kahadleyso Fahiima iyo Qadar tan dhextaal oo ku kaliftey Fahiima in ay dadka hortooda ku ooyso ayaa maanta soomaali iskula wadaagayaan baraha bulshada, marka hadaan nahay Dumarka soomaaliyeed waanadaada joogtada ah ee aadan nagala caajisin kuwo wax ku qaata manihin soow laysma oran karo.
Shekh ilaaahye cafmd haa ku siiyo ilaahye haa ku dMbi dhafo
shukran wlhi wx bdn aya ka faideey masha allah illah haku xifdiyo
Allah khayr ha ku siiyo sheikh cabdullahi allah Hà ku barakeeyo
Maasha allaah jazaakallaahu qeyraa sheikh cabdullaahi faaruuq wlhi badbaado chennal wax badan ayaan kafaa iiday alloow cumri dheer iyo cibaado suuban allaaha ku siiyo qaatumo wanaagsan allaaha ku siiyo dhamaan muslimiinta gar ahaan heer badbaado chennal meel walbo aad joogtaan alle hanii xifdiyo walalaheyga aamiin aamiin yaa allaah mahad sanid
Shukran shikh
Shukrn sheeq walahi waxa shegtay dhan wu yahy
Masha Allah sheikh Allah hakuxiftiyo aniga bay arintani iAnfacaysaa
M.a shiiqaan aniguu iga hadlaaya waqtixaadirkaan Allah ajar hakaasiyo wallaal
Dadbadan buu hadlayaa walaahi😂🤣
mashallh shiiqena qeeyr ale hakusiiyi
Masha allaah ajir iyo xasanada ilaah haku xafido aamiin
Shukran sheekh badbaado aallaha ku xifdiyo markastaba inshaallah 🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘😘💯💯💯💯
Masha Allah Tabaraka laah sheikh Cabdullahi jasaa ka laah qeyral jasaa wan tijabinaa insha Allah mahadsnid
Abyo aniga hortada tijabiye oo ku qasaray iska bulo naqday ee noqo qof fican allaah ka baqa inta la noshay wanag haka bixin marna waa ku faiday oo waana fisay adiga hol adag ku jirta allaah ku caweyo sida ku fican qof ka aniga kala tagnay aniga ugu ma horen qalbi kajedo so ma jediin kartit allaah ku so jediyo hada ku faxsan tahay tijawe aniga waxa ka dhaxlay tijawada jecel keyga inaa ka samro Alxamdulilaah
Waan ka xumahay abyo waxaa kugu dhacay
Shiikh alle hakuxftiyo soogali
Sheikhow Naag nin la hadlayo nagta dhahaysa lasi hadal hawshada wado xage bay kaso baxdey nagtaas dulqaadkaas ma janadey kaso xaga baxday talow😂😂😂
Shukran sheekhanaa👍👍👍👍👍
Massa Allah shukran jazakallah khyr
Hhhhhhh walhi shikh waxn ku qoslaya xadhiga ujara masha allaha hore usoco
🤣🤣🤣
Sheekh mahadsanid
Walaahi shiikhu runbuu sheegay waaruntaa
Walhi Shiekh wiilka aan La sheekysto mar walba waad kibir badan tahay ayuu idhahaa
Shukran sheeqena
Masha allah wasax sheikh isha baad ka riday
Shukran sheik
Comments waxa bixiyay waa gabdho raggu waa mid iyo labo shiiq badbaado ogow in aan codkeena ku siinay Allaha ku xafido
Haa walahii
Mashalah sheekh badbaado cabdalla Faaruuq ilaaahy kaaa.abaal.mariyo.wanaga.aad.umada uheyso
Masha allah Jazakalah khair sheek
Mahadsanid shiikh
Thanks sheikh🙏😍
Masha allah ader axsanta wlh wax badan aya ka fahmi
Jisaa kalaa qayr sheeq waxbadan ayaan kaa FAA iiday
Masha Allah shukran
M.a shehk allaha kuxfido
Masha alah ilahay hakuxifdiyo shiikheena waanada aad noossojeedinayso waa mid na anfacaysa xaqiq dumar hadaa nahay shukran
Jazakallh shiiq
Masha allah waax yaabo baadan ka bartay masha alaah alaah ku barakeyo allah ku xiftiyo sheikh
Maansh Allah shiikh Allah haku xafido
Mansha allaah mahadsanid walal qali
Kkkkkkkkkkk Hhhhhhh 😳🙄🙆🤦🤔🤣 xaley lelidhhay bee warkaan subxana Allah
Mahad Sanid Badbaado mel an horu mar ka gaarey runtii
kkkkkkkk sheekhn wllhiy wuu iga gosliyy alleh ha ku barekeeyo sheekh
MASHA Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤️
Jezakallah sheik waano fiican
Sheekh waad xanaqsanthy manta😳😳😳what whrong whit you shekh
Soo ka cadi ah walaal
illaah haku barakeyo waqtigaad Nala qadatay
Waaw sheekh maxaad dumar uu hilisay
Sheeqow janada ayaan kugu duceye abalkada magudi krno wlhi
Shikhow mhdsnid arintaan aniga ayeey iheesataa runtiii😪😪
Allah kuu saqiiro habibti mcn
Aaamiin yarabi
Shekha xagee kala xiriiri kara ishega plz
Asc walaalkey wlhi.waa markasto erayada markasto agteeyda musasaalka noqdaay.mahadsaniid, waayo waxbadaan,aanka bartaay
Alle haku xafido insh Allaah ❤❤❤
Sheiq shugran taloyinka fican ad nasiiso ad ayad ugu mahadsantahay ilahay haka ajar siiyo
Wlhi intan oo erey waanka HAYAA lkn sorry wankala tagnay 😭😭😭😭😭😭
Masha allaha Jizaakalaah
Walahi wa run tasi
Asc was sax sheekh dumarku halkaa is bahdila
Masha Allah ♥️♥️👍
Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲
haye abaayo waa dhawaha macnto
Wllhi intaas ba wuu dhhy balse isma uusan xanajinin anna kasoo qaad umawa yeelo
Asc sheeqa nin ayan kaladag nay imanrab aniga Rabin markan Waco talefunki inadagali aya u I dha haye maxa n samiya I la tali
Wlhy inatasba u dhaha wad kibar badan thy wad is badal badal badan thy wad debecd xunthy sidas wuu idhahaa
Masha allah kheire allah ku siyo ,wahan kafaîdeys tey aamuusaka marki an tabagey.Masha allah nadijo wan ka arkey.👌👌👌👌👍
Your number please
Masha allah talada wanqadta
Asc wr wb, mahasanid
M.a sha allah
Shikhoow arimahan oo kle kaso.hadal.plze
ASC kusodawada nilol faraxad leh harako naftada waxbadan soboqo channelkan
May waxas ima dhaho maskaxna kama mashquulin ninka🤣
Sheqa waxaan ku wedinayaa gewadhad ninkid xajak hooyo ded ma u wadi karaa ilaah haku barkeyo jwb mhdsnd
Mash allan thisks
Wan arke uqdad nafsi baadishay
Kawaran shekh markii. Aadrato. Inaykujeclaato. Gabar. Xiriir. Idikadhexeyo. Oomustaqbal.ah
Misana cajiid iyo dibugurasho. Aad.dareentay
Adiganajecefhay
Shiqa aniga waan ka amusy maxa yelay ilaamo ayn hasta waxan maqaly in u naaga kale u jecelyahy qaado xita igama sododnto maxan sameya
Abayo nin gacalmanoqdo lkn isbedelsamey hala hadlin haduu kuyimadana erey MCN iyo isqurxin iskudarso maserna hamujin nagaha kle daney umaserayan isagana wuuyabaya sidisuna kuso labana lkn reerkaga haudumin
sorry Abyi
@@maryanmaxamed4674 inashalh xabibti abaayo midaan an maqly iguma horeyso laabo naagod ayu qudbosiro ku qaby ayn maqly man weydiin wan ka amusy naafteyda waan la hadaly waxan goaan ku garay in an la hadlin
Abayo aniga ninkii iqaby naag darted ayn ukla tagnay hadda wan iska ilabey lkn isaga igama quusan cadab aduun ayuu kujira anigana basal qeyrqaba I.a adna inta dulqado karto dulqado I.a
Lkn isqiimeey naftada daryel dantadana kafiirso
Msha aalh
Wlh sheikha ben mu shegin
Mashalaah
Waa maxad santahay
Wcs mansh alah waa in aan ka fakiro arintas
Sheikh wxn kaa raba talo please xagee kugu so diry
Asc haduu illahy qoraay wuu taga ayaa
Ruux qimahaaga aqon wakhtigaaga haa siin
Kkkk koodh biraad xidhatay bay ragu igu yidhahdan ana waxan ku idhahda fakarkaga xorbad utahay
Ala ma aniga i aqrisay MashaAllah intan sheegeysid wa inta u idhaho xaajiga marka is dagalno 😂 😂 😂