Walal adoo adabtta ducadda ka bilawayo allah amantisa saliga nebiga scw ka dibna alle danbi dhafweydisanaya ku duceyso ayyada quranka ku dhexjirta suuratu furqan 74 ku celceli walidtadda kudar ducadda iyo muminonta insha allah farxad iyo sabir inu alla ku ziyadiyo ayn ku rajeyna
Please 🙏 badi saliga nabiga scw ❤❤ walahi waad ka bixi doontaa dhibka iyo xakaarta xaaskaaganeh way ku fahmidoontaa gurigaaganeh wuu kuu bad daadi doonaa❤❤❤❤
Walakey Maserka wuu jiraa lkn waxaad sameysaa salaad walba aad dukato inuu Allah weydiisato inuu qalbigeeda Maseerka Saaidka ah mida kale badi astaq faarta qalbiga away xasalisaa astaq faarta mida kale marked xaafada aadtageyso waxaad aqrisaa aayatul kursi waxad arkeysaa si caadi I.a waan kuu soduceynaa Allah ha idinkadhigo kuwii ku kulma Jan natul firdowsa aclla
Illaahay sujuudah kubari wax walbah oodareemeyso anah duceey saligah nabigah badih scw
M.a wll mcn walahi talo aad u qurux badan ayaad siisay oo waxaa dhahday saliga nabiga badi ma jirto talo ka fiican taada ❤❤❤❤❤
Wow supercarab King voice caawa farxad wayey adigoo sariirtada saraan daawo ahaa
Inshallah illahay qalbiyadiina hasku soo😂jeediyo wixii idin dhibaya allah idika qabto! Illahay isku xir bari marwalba inshallah
Walal adoo adabtta ducadda ka bilawayo allah amantisa saliga nebiga scw ka dibna alle danbi dhafweydisanaya ku duceyso ayyada quranka ku dhexjirta suuratu furqan 74 ku celceli walidtadda kudar ducadda iyo muminonta insha allah farxad iyo sabir inu alla ku ziyadiyo ayn ku rajeyna
Ilhayo qalbigaka xaaskak haku soojediy walalky adugn sabir
Walal sabar insha Allah farxad Ayaa gudabeyo xaskada Qalbiga ilahe ha u qabojiyo.
Abowe samir marun waguulsandonta❤❤
Hadii aan awood ula Hanlahaa 1ml kugarsiin laha😢
Ax ax ax 😢😢😢😢 wll waaaa dhib walhi osamar wll masrka waaa noocwali ka mida ah alle ubari ooo marwalbo uduceey رب انتي مسنيا الضروانت ارحم الراحمين ku cel cili wll alle haku saqiro oo haku cabidiyo xaaskaaaaaga i.n i.n i.n wey kuudageee ❤❤❤❤
Ilhy haku sakhiro😢
Aamiin 😢
Subeer carab guulyso ❤
Wllkeygiyow ilaahey swt qalbigeeda hakuu dajiyo I.a
Ayyy qofka 5aad noqday 😊
Asc awoowe talo meshi lagu qooyo Aya lagu qalajista hooyadana Allaha unaxaristo balanta hooyadana oofi inshallah ❤
l have good ideas
Ilhay qof dacd ah hasiyo😢😢😢
Nin wanagsan aya tahay ilehey hakufududeyo jecelkaga
wlllke hore usoco🎉
Wow cawa qofka saddexad ban aha6
Wll allah Haku soo adiyo qalbiga soojadadaa wll maserka allah haka saro yarabi amiin
Wlhy xanuun Allha ka biyoh masiir ka bdn Allha ka saaro Allha is fahansiiiyo.
Gabadheey ninsan uwanaagsan helimayside allh kabaq reerkaaga xajiso
Walaal naagtu waa dumar hadey xanaaqaan waxa ay doonaan ayee sheegaan hadii uur ay qaadaan wey walacaan walaca waa nooco kala duwan waxaa jiro mar wey ku jeclaanee marne wey ku nacee marna siyaabo kale ayee kugu dhibi , sabar , salat Aleyl toos rabiga tuug asigaa kuu xalin doono dumarka ayaa ah kuwa laga abuuray feer qaloocan sabar , sabraa sakiisi helaa .
Aboowe ilahay waxaankabaryaa inqalbiga allh kuuqaboojiyo
Illaahy haka saaro khilaafka iyo dhiba jacaylka ay isu qabaana u badiyo. salaada badi wllkey isla markaasna u ducee
Wll waxadtahay wlla aad u qimada wll sabaraka iyo duluqaadaka badi walahi waa adagatahay qof sidiadiga uqiimadn inlahelo waxansa rabbi kaaga barayayaa ina rabbi usoo xejiyo berekeeda sana ood ka hesho deganaan iyo farxad iyo kalasooni intaba
Naagwalbe naagbaa reerkeeda dumisa gabadhan walsheed dirayso😢😢😢😢
Ilahay kuwa isku wngsn ha ka dhigo
Please 🙏 badi saliga nabiga scw ❤❤ walahi waad ka bixi doontaa dhibka iyo xakaarta xaaskaaganeh way ku fahmidoontaa gurigaaganeh wuu kuu bad daadi doonaa❤❤❤❤
Wll sabar 😢 anigana rabi kuu barya in mid fcn ku noqoto😢😢
❤❤
Wll Alleh dhipaatada Dhexdiina Tiidhamaata Hakadhigo nolozhiinan Farxad waarta haydiinka dhigo
Wllo talada kusiinaayo waxaaweeye sujuuda Allah kubari saliga nabiga badi
Illahy u bari sujuuda dhexdeda in ay noqoto sida aad jeceshahy wll
❤❤❤❤❤❤❤
Iska sabar wll
Sxp sabraa ayaa sadkiisa hela
Udulqaado wal mcn hooyadaada balinteeda ilaaali
ISKA SAMIR WLL😢
Wala markastoo Janis hesho kuduceso ino ale bardeda samo kusoxijiyo
Walakey Maserka wuu jiraa lkn waxaad sameysaa salaad walba aad dukato inuu Allah weydiisato inuu qalbigeeda Maseerka Saaidka ah mida kale badi astaq faarta qalbiga away xasalisaa astaq faarta mida kale marked xaafada aadtageyso waxaad aqrisaa aayatul kursi waxad arkeysaa si caadi I.a waan kuu soduceynaa Allah ha idinkadhigo kuwii ku kulma Jan natul firdowsa aclla
Super carab sxb comment isoogal
😂🫶🏻
❤❤❤❤