MOHAMED ROMEO | JACAYLKAN YAABKA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 687

  • @maslaxmideeye1
    @maslaxmideeye1 2 года назад +600

    Heestan Way Iga Dhax Baxday Laxanka Heesta Inaba Caadi Maaha sxp codkaagana waxba lagama qaban karo romeo sxp Horay Usoco Ninka Libintiisa Waa Loo Qira🙏🏻🤘🏻

    • @warsameyare1524
      @warsameyare1524 2 года назад +10

      Maslax mideeye legend wllhi
      Dhiiri galiye Zxb wllhi libaax ayd tahay

    • @mohamedromeo12
      @mohamedromeo12 2 года назад +29

      Thanks sxp Maslax Mideeye
      Respect ✊

    • @guledomer5997
      @guledomer5997 2 года назад +5

      Maslax mideyE Legend, dhiiri galiyaha dhalinyaradA Libintizii waad zizay 🙏✌😎

    • @aqoonbadan3931
      @aqoonbadan3931 2 года назад +3

      Sax this song is amazing💙🥰💛

    • @garaadfurpodcast
      @garaadfurpodcast 2 года назад +2

      @@mohamedromeo12 RUNTI SXB SRE WAN KUTAAGEERA ADIGA WAXANA AHAY AHAY ABWAAN XUSNI XASAN XUSEEN ( QARNI )
      WAXAN JECLEYSTAY IN AN ERAYADA HEESTAN AN WAX KAGA SHEEGO DEEL QAAFKA KUJIRO CML MARKA SXB SRE SI AY HEESAHAAGU UNOQDAAN HEESO AAD KUFAANI KARTO WAXAD SAMEYSA IN AD HADA KADIB AD KUSO HEESTO HEESO ERAYADOODU AN DEEL QAAF LAHAYN CML INSHA ALLAH

  • @faisalmunaa4
    @faisalmunaa4 2 года назад +123

    Waar heestan cumamadeda lama haysan karo 1M Markey xidho liketa igu sharfa 🖐

  • @Kaafistudio
    @Kaafistudio 2 года назад +69

    Maxaan Ku tilmaanaa Heeskan Hees Weydhaaftay Xqq Waxaa Ah in Uu Ka Hadlay Qalbiyo Badan Oo La Hanjabiyay Well Done Moha Romio

  • @wiilyurub5471
    @wiilyurub5471 Год назад +69

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka karaamo Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed ❤ﷺﷺ💖

  • @abdirizakcarabofficial3828
    @abdirizakcarabofficial3828 2 года назад +76

    The one nd only my brother mohamed Romeo tani hees way dhaafatay ❤️

  • @waakuujeedaa6064
    @waakuujeedaa6064 2 года назад +14

    qof walbe oo xariga ilahay jara bini aadan buu u duloobaa ilaahaw qalbigena jaceylkaga ka buuxi aameen aameen

  • @ibnibrahimbililt2921
    @ibnibrahimbililt2921 2 года назад +440

    finnelly heartbroken💔 people got there song so they can relieve🤕 their pain. Thanks ROMEO this year we will listen this song to forget🤔 our Ex and 2023 we will look for our Juliet 😂😂 thanks Mohamed Romeo really this song will be the song of this year💯 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @ayaangacal4579
      @ayaangacal4579 2 года назад +12

      Yes single life ✌🙏

    • @najahmohamoudahmed1185
      @najahmohamoudahmed1185 2 года назад +2

      Zbmzzmmk99imm

    • @khadrodheman1280
      @khadrodheman1280 2 года назад +2

      Ok

    • @Mehdi-uq9yv
      @Mehdi-uq9yv 2 года назад +1

      Op

    • @Youngyoung0020
      @Youngyoung0020 2 года назад +20

      Inallilahi wa ina ileyhi raajicun wll mcn hadii hees qalbiga dawo utahay hadalki rabi subxana watacaala muxuu yahay waadba dambaawdayee rabi ulabi ana cafisban kaga baryaayaa i.a

  • @ahmedmohamedabdi5249
    @ahmedmohamedabdi5249 2 года назад +24

    U samri waayee maxaan irahdaa 😭😭 samirka waa muhiim balse waxwaliba qadarta alle ayaa ka weyn in bdn ayaan murugo ku nolaa cunadii ka go'ay balse hadder alxm jaceylna leyma sheegi karo ilaahey amarkii qalbiga ayaan ka gubanayaa 🔥

    • @roodoarab6684
      @roodoarab6684 2 года назад +1

      Alaha kuu qaboojiyo wllo l feel heart broken😅hala yaabin qosolkayga balse marxalado adag dhexdooda ku bartay qosolka mana daayo

  • @libanmohamed4517
    @libanmohamed4517 2 года назад +45

    What an amazing song ✌🏻 this is going to hit 1m soon

  • @zamzam1234-g1n
    @zamzam1234-g1n 5 месяцев назад +9

    Team 2024❤😂

    • @SucdiCabduqaadir
      @SucdiCabduqaadir 5 месяцев назад +1

      Date:9_5_2024
      Day:thurusday
      Time:21:07
      😂😂😢😢😮😮

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 2 года назад +30

    Naf uu sakhraanshaa gidaar dhacaysee
    Waxaan sugaayaba xaqiiqa maahe ayaan usamraa ana isujeedee😪😴🔥❤

  • @xamdaawil7381
    @xamdaawil7381 2 года назад +15

    Xanun hadu jiro jcyl wn umaray wxn amizanaY qof iga adkaysi badna inaanu jirin waqti aad udheer ayan siayy qalbigayga sii u ama u helo ama u quusto
    Manta wxn gaadhay her.aan ka quuztay jcyl I aaamina inta dhawacanow waqtiga idin dhahayaya talo naftiza mashquuliya sida wx barasho shaqo wx qorid ama wx akhriyid .samayzta asxaab si uu xoga ifinka yaraado xanunku

  • @mahidhelmi9442
    @mahidhelmi9442 2 года назад +74

    Waligey Hees Comment Kama Bixin First
    5million inta aminsan iney Hestan Gareso 👍 Like ta Dhac dhac Kusii
    Codka 100%
    Laxanka 100%
    Muqalka 100%
    Somali wayne Mel walba Dunidda ka jogtan Farxad & barwaqo ku Noladda🇸🇴🙋🏿‍♂️

  • @HaboonCabdi-d5s
    @HaboonCabdi-d5s 6 месяцев назад +2

    Heestan wxan dawane anigu niyad jabsane wlhi qofk aan jecelan qof kle guurysde🥹😪🥲🥲🥲

  • @SAIDGALER
    @SAIDGALER 2 года назад +19

    Somalida oo dhan waa dad wada jajaban ilma adeeryaalow muxuu ahaa jacaylkaan dadka ka waalay.
    Ilaahow qabooji qalbiyada la jebiyay ee laga dhaqaaqay amiin

  • @KULMISMedia24
    @KULMISMedia24 2 года назад +3

    Ka samri waayay
    Maxa sameeyaa?
    Waa Hees iyo badh Qalbiyo badan o midkeygu kamid yahay ayaad modaa inee heestaan ka hadleso 💔keep going Moha Romeo

  • @sadaqalijamac4386
    @sadaqalijamac4386 2 года назад +84

    Waan hubaa inaan ahay ma quuste go'aan ma qaate iyo qofka ugu badan ee is badbadala xiliyada go'aan qaadashada ilawshahaaga.😥😥😥
    Intani waa dulucda heesta

  • @Ahmett-Faisal
    @Ahmett-Faisal 2 года назад +42

    Heestan caadi mahan waxayna si khaas ah u tabanaysaa xalada aniga aan ku jiro isla xiliga aan dhagaysanayo heart broken💔😥 qof kasta oo heestan si khaas ah u dareema runtii waxaa uu ku jiraaa xalad saaid xnn u ah😥💯

  • @samiirmaxamed1349
    @samiirmaxamed1349 2 года назад +20

    Kusali nabiga scw♥️

    • @zamzamahmed1585
      @zamzamahmed1585 Год назад

      Scw lkn wll hees ka daaran saliga nabi lama keeno😢

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 2 года назад +120

    Wixii Qalbi leh oo dareemi karo heestan like saar🥺😭🙏

  • @blessedyonis6153
    @blessedyonis6153 2 года назад +76

    Subhan allah why is everyone suffering from heart-broken ;( seek happiness in quran ✌️

    • @ikraansiciid6034
      @ikraansiciid6034 2 года назад

      9

    • @kinghamsah3476
      @kinghamsah3476 Год назад

      Hye zxp mcn is 3for of a time for the time it is 3 to be be good thing of and of @@ikraansiciid6034 33 is is of s a course the sprinobject from the mean position to be g good know a enough to be be best motion the the the the thing e3 is is symbol is frequency symbol the the as to to to displacement displacement symbol the the of of spring spring of 💜💔💝

  • @zecki_gazhaanle
    @zecki_gazhaanle 2 года назад +3

    Intaa Hestan ku haystaa iso racaa nabigana aan ku salino walalyaaal❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @luqmaansaid65
    @luqmaansaid65 2 года назад +251

    Qisada heesta waa Qiso si dhaba ah iiga Turjumeysa waxaad moodaa Qofka qisadan laga Qorey iyo aniga in aan is leenahy
    Wllow mudo kasoo wareegatey
    Hadana waxaa Xaqiiqa ah adigoo qalbiga ka gubanaya ayaa hadana laga yaabaa dadka hareeraha ka jooga in aad u muujiso qosol iyo Farxad aanan meel jirin markaad kaligaa noqotana aad gasho Fikir iyo is weydiin ah
    Tolow Maxey ku dhacdey iyo hadaan saas sameyn lahaa igama aysan tagi laheyn oo khalad walba aad dusha saarato
    xanuunka jaceylka waxaa dareemi Kara Qofka uu soo marey ama qofka uu hayo. xaqiiqatan heestaan ma dhihi karo waa hees kaliya waxaan ku Tilmaami karaa Qisada buugeyga ayey qeyb ka noqon Doontaa
    Mahadsanidiin.

    • @lastking4203
      @lastking4203 2 года назад +12

      Waqtiga ⏰Ayaaba Sidaan iska NoqdaY 🙂 Waxuu ku BaraYaa Qof 👤 Adan Aqoon U LaheeN 😊Waxuna Kaa KaXeYnaYaa Mar Aadan Ka Maarmi Karin 👤QofKaas💔🥲

    • @Saluu_moha1
      @Saluu_moha1 2 года назад +1

      Sxb Ha u joojin keep going

    • @aisha.aliiza5780
      @aisha.aliiza5780 2 года назад

      💔😭

    • @sarafootball4029
      @sarafootball4029 2 года назад

      😭😭😭😭😭😭

    • @Najmabdullahii
      @Najmabdullahii 2 года назад

      Wllo kamayr maskaxda wixii kuso maray oo idil insha Allah qayr ku danbeyn🙂

  • @mohamedheersare9071
    @mohamedheersare9071 2 года назад +108

    La yaab la yaab Mo Romeo
    Laxanka 100%
    🎶 100%
    Ereyada 100%
    Editing 100%
    All another level ⚖⚖

  • @ducaysanemediaent9682
    @ducaysanemediaent9682 2 года назад +8

    Ereyada Codka Music io Laxankaba waa Top Level keep4ward pro

  • @tanaawi
    @tanaawi 2 года назад +24

    This is absolutely on another level dude❤️‍🔥🔥

  • @AasiyomahamedAasiyomahamed
    @AasiyomahamedAasiyomahamed Год назад +3

    Wabaa 😂😢heestaan dareer eebaleedahy run ahaantii xasuusaabagaly heestaan qalbigygeeba taabaty😢❤wabaa😢😊tnkis fanaan mahamad😊

  • @fatimahassan625
    @fatimahassan625 2 года назад +29

    Really this song is so amazing
    This song is about the inner reality of a lover
    I can say wow!!!!!

  • @kingzikawi7602
    @kingzikawi7602 2 года назад +4

    Codka 100%100
    Music 100%100
    Vidioga 100%100
    Erayada 100%100

  • @barwaaqoqalanjo5380
    @barwaaqoqalanjo5380 2 года назад +14

    Waa la yaabay tani hees way dhaaftay 🙏🙏🙏👏👏👏👏

  • @balqiiz8323
    @balqiiz8323 2 года назад +5

    Heestan Wax badan ku sooxasuusta 😩
    Horey usoco wllka

  • @Ikrancarale
    @Ikrancarale 2 года назад +16

    My bro mohamed Romio legend is always legend 🙏🏽🙏🏽❤️❤️🌹

    • @guledomer5997
      @guledomer5997 2 года назад +3

      WEwe , Ikraan AraalEH, z0 LapataYy Quruxdi, c0dkii FankU, sister HalkagaG kU zalamanthy ✌

  • @Abuudi434
    @Abuudi434 2 года назад +12

    War legend ba akasoo dhacay heestaa in badan waa lasugeyey💯❣

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 года назад +18

    WoW The one and only lagend MoHa Romeo❤🥰
    Brother Fankaa Kuu BaaHan❤🥰🥰
    Voice=💯
    Music=💯
    Lyrics=💯
    Melody=💯
    Vedio=💯
    Edinting=💯
    Waxaani Waa Billow Wali Laisma Gaarin❤🥰

  • @shiva-1019
    @shiva-1019 2 года назад +37

    This guy is so talented!!

  • @hafsadeeqa1134
    @hafsadeeqa1134 2 года назад +1

    Wx walba wakhtiga aya dawoo ka ah kaliya naftada fursad siii🥺🥺🥺

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 2 года назад +6

    Jacaylkan yaabkaa aahaaa
    Maxaan ku saaraaaaaaaa
    Hit song❤🔥.

  • @samiirbaari8691
    @samiirbaari8691 2 года назад +4

    Ku Deyn baa waye sithen is yelaa ku dafi waye mxan sameyaa(( IKRN))) miyan u washa sarir u fulaa qoftaa daraded miyan u somaa?(( IKRN)) miss you 😘😢❤💕IKRN))) 😘😢❤

  • @warsamemkaahiye5967
    @warsamemkaahiye5967 2 года назад +74

    THIS SONG TALKS ABOUT MY CURENT SITUATION I WILL LISTEN UNTIL I FORGET THIS TIME 🥺💔

  • @MuuseOsman-g2n
    @MuuseOsman-g2n 28 дней назад

    Ilaa imkaan ku cesh ceshta best song moahmed romeo

  • @Saluu_moha1
    @Saluu_moha1 2 года назад +5

    From tiktok 👍 heestu macanaa🥰

  • @selmadelastqueen4076
    @selmadelastqueen4076 2 года назад +9

    Omg I been waiting for this song long time finally 😍😍😍😍

  • @nataashaxuseen4323
    @nataashaxuseen4323 2 года назад +3

    Wow walhiy heestan way iga dhex baxdaay waa hees dareen leh 🥰

  • @rooblerageedi4564
    @rooblerageedi4564 2 года назад +1

    Dil daanyeerka... imisaan soo samarnay.. soy soy soy baayo 4billion xalimos in this world... team xalliye ... 🙃🙂👍

  • @abdifatah370
    @abdifatah370 Год назад +2

    Finnelly u Win it, Best sound I like it bro Romeo ❤️🤝🏿✊🏿

  • @guuxaayeshorts
    @guuxaayeshorts 2 года назад +1

    Wow hees iyo badh la'isma xaqiree cod aa leedahay good job

  • @kingqadarwelmi3156
    @kingqadarwelmi3156 2 года назад +6

    Finnely heartbroken people got there song so they can relieve their pain thanks Romeo this year we will listen this song to forget our Ex and 2023 we will look for our Juliet

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 2 года назад +1

    Wow Wankahaya Bro 🔥🥶

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 2 года назад +3

    Libaan door fanaan wu dhafay abaawanka abwaniinta waye 🥰🥰

  • @abdiwahaabdaahir6044
    @abdiwahaabdaahir6044 2 года назад +2

    Maxamed romeo best fanaan of Germany aan katageero 💯❤

  • @Israqueen7
    @Israqueen7 2 года назад +10

    Loved this song🥺❤️

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Год назад +1

    Maxamed romeo the best song for me

  • @mahamedmaameofficail7151
    @mahamedmaameofficail7151 2 года назад +4

    good job mahmed ku hambalyaynya iga gadan tahy heestu bro🔥

  • @Ibra12886
    @Ibra12886 2 года назад +4

    Legend Romeo fanaankeyga marna sxb qali ah🔥🔥🔥🔥⬆️

  • @jinkagabdhaha7000
    @jinkagabdhaha7000 2 года назад +7

    Owladul jacel ayaa fahmi karto hestan💔❣️😪🤦

  • @zuhuurhaaji7500
    @zuhuurhaaji7500 2 года назад +4

    Intaa silcayaaa qisooyin dhaaftee
    AYan u qeexaaa siyaada waaYe
    ❤️🥺🥺

  • @habooncabdilaahi3682
    @habooncabdilaahi3682 2 года назад +4

    Finally this song veiws 1M omg🙀congratulation bro🥰🥰🥰

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 2 года назад +5

    Waxba lagama qaban karo waa heesta sanadka 2030 ugu shidan!!!
    Laxanka ayaaba wax loo dhiga jirin
    Ooheey ooh!!😍😍😍😢😢😢

  • @Moahmmed_Ali
    @Moahmmed_Ali 2 года назад +3

    Inta og iney hestan 1million gareyso like i saara

  • @mojaadiiriye9017
    @mojaadiiriye9017 2 года назад +5

    Waxaan sugayaybo Xaqiiqo ba Ma ahee 😭😭
    Heart broken 💔 😢

  • @maxamadjaceelow504
    @maxamadjaceelow504 2 года назад +1

    😇 kuu samri waaye maxn iraahdaaaa! ¤¤¤¤¤¤¤

  • @sakisom1
    @sakisom1 2 года назад +7

    Maqnaanshaha macnaheedu maaha ka noqoshada; Soo noqoshadeena ayaa noqon doonta mid adag...!! 😌 Alone 🚶🏻 🖤

  • @bulbulboy400
    @bulbulboy400 2 года назад +3

    Wow hesteydiii alla maxan sugayay mi brother respect❤️

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur 2 года назад +1

    On fire waaye🤤🤒

  • @ismailali3329
    @ismailali3329 2 года назад

    Another level Go Xaga Cadaabta
    Frist Fans InTa IFka
    Strest IsaGaka Binaynaa aNagU

  • @HaykalMoha88
    @HaykalMoha88 2 года назад +3

    Intaan silcaayaa qisooyin dhaaftee 🥺🔥🤞

  • @muniishaabdimuniishaquen4062
    @muniishaabdimuniishaquen4062 2 года назад +3

    Kudaynba waaye maxan sameyah 🥺❤️

  • @nawaassaawan7411
    @nawaassaawan7411 2 года назад +6

    Hestan way macn tahy lkn hadlka rabi ka macaan

  • @NimuzhhuseiN-ii5qg
    @NimuzhhuseiN-ii5qg Год назад +1

    Boogaheygii ayey damqisy HeestaN waxaad Monday iney aniga iga hadleyso lkN mar uun waan rajeynayaa inan bogsaN doono qofkii ii qalmayna aan heli doono 19/7/2023 waa maaliN aan go'aan weyN ka qaaty qof asalkiisa ijeclaa iina qalmy ugu dambeyna is Badgley qaladkuu galana iga sugaya inan ka raali geliy Yaa Allah kan ii qeyra I wafaji kii Shar igu ahna imooti Ina sii sabar baaxad weyN🤲🥺

  • @hamdacadeeyhamda3629
    @hamdacadeeyhamda3629 2 года назад +4

    Heestan inta boogaha caashaqa Uu haayo ayaa dareemi karo laxankeda💔😢miyaan uwasha oo sariir ufuulaa💔💔💔

  • @mohalphaofficial9422
    @mohalphaofficial9422 2 года назад +1

    Hees dareen gaara igu Leh

  • @hanadali
    @hanadali 2 года назад +5

    Heestan maxaa ka fahantay me inay xanuun badan tahay qisada🥲🤭

  • @qarastabm6041
    @qarastabm6041 2 года назад +1

    Mission mohamadeda heesta daawNya

  • @fahuuushdiamond8235
    @fahuuushdiamond8235 2 года назад +1

    Inta silcaaye qisooyin idhaafte yaan uqeexa siyaado weye😭💔🔥

  • @libanali7444
    @libanali7444 2 года назад +2

    LEGEND Mohamad Romeo waad kabaxsaty heestan♥️

  • @hasostika965
    @hasostika965 2 года назад +3

    Ya sideyda cml waqtibadan dageyste 😍

  • @reyxaancabdinuur6372
    @reyxaancabdinuur6372 2 года назад

    Hees ma ahan ee qalbigeygah ka hadashay inkastoo gabar ahay

  • @Fayad-Moalimo
    @Fayad-Moalimo 2 года назад +5

    if we are Team garasho we done our shaqo❤

  • @MaxamedAyaanle-w9j
    @MaxamedAyaanle-w9j Год назад

    Ax yaa hees ❤❤ thanks❤❤

  • @maryanruun4240
    @maryanruun4240 3 месяца назад +1

    Alx waligey xirir ma sameynin 😢

  • @mohameddeeq7809
    @mohameddeeq7809 2 года назад +4

    Ayyyy intaan Hees Daawanaayay Hees la mid ah ma Arkin man Maqlin keep going pro 👏🏾
    20 million viuwrs

  • @mohamedadan5010
    @mohamedadan5010 2 года назад +2

    Another level 💯🔥🔥

  • @somalisujuu2592
    @somalisujuu2592 2 года назад +8

    This truck will be one of the best in 2022❤️💓💕
    Walhi this kid is talented OMG 👊🙏💪

  • @zunduzabdykarim8810
    @zunduzabdykarim8810 2 года назад +2

    Waxaan sugaa yaba xaqiiqa Mahe Another level 🔥🔥

  • @maxamedmustafe8931
    @maxamedmustafe8931 2 года назад +8

    Waligay comment ma bixin like 👍 isara

  • @hawafarah5196
    @hawafarah5196 2 года назад +1

    😭😭😭🎻🎻🎻🎺🎺🎺 Aniga ayaa la iga sameeyay ayaan jeclahay.

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 Месяц назад +1

    Ki daynba sidee is yelaa
    Darta siban xagan is geyaa
    Ani isla yabe siden kii suulshaa😢
    Waxan sugayaba xaqiiiqamahr
    Ayaan u samraa Ana iaku jedee💔💔ilhowa xaqa tus 😭

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 2 года назад +3

    Romeo codkii oo qofa😁❤✊

  • @hanadhassan6605
    @hanadhassan6605 2 года назад +1

    heestii heesaha eryatay

  • @marwahmohamett3901
    @marwahmohamett3901 Год назад +1

    5/30/2023
    waxan sugayaba xaQiiQ ma ahee ayaan usamra Qofaan iso jeedin

  • @umuinara9113
    @umuinara9113 2 года назад +9

    Love is very painful especially in abroad your very talented mashallah

  • @MESUT188
    @MESUT188 2 года назад +2

    Hees waa dhaaftay🔥

  • @hajrs2195
    @hajrs2195 2 года назад +1

    True story of a friend

  • @ahmetak7398
    @ahmetak7398 2 года назад +16

    Amazing zong
    Amazing voice
    Amazing bOy
    All about this song are amazig

  • @nicekids2117
    @nicekids2117 2 года назад +2

    Hada kahor ayaan gabdh is jeclaanay markaan laba sano kudhowaad wada soconay ayay iga dhooftay maalintii ay iga tagtay kadip ilama soo xiriirin lix bilood kadip ayay dalka kusoo laabatay gooraan kaniyad jabay ayay isoo wacday oo dhahday waa anigii Ana iga raali ahow ku iri qalbigu mar hadduu jabo way adgatahy inuu bogsado allah ha unaxariisto dhowaan ayay geeryootey 😭

    • @zuzuawl6375
      @zuzuawl6375 2 года назад

      😭😭😭😭😭Inalilaah qalbi jab weynaaa😭💔💔💔

    • @Iman_ahmed_abdi
      @Iman_ahmed_abdi Год назад

      Iska cafi abowe

  • @dreamgirl4587
    @dreamgirl4587 2 года назад

    ❤️🥺Wxn sugayapa xaqiiqa mahe Ayan u sabra ana isku jedee. Best song of the year

  • @abdihasanaden8137
    @abdihasanaden8137 Год назад

    🅰️Waa Cabdiwaasac outlo and Cabdifatah Ciptown 🔥🔥✊✊🎊🎊🎊🎉

  • @kokeee_athe2907
    @kokeee_athe2907 2 года назад +2

    Heartbroken 💔🥀🥺 gidaaar dhaceyseee 😭

  • @maryanruun7532
    @maryanruun7532 2 года назад +1

    Asxan hees legend wan ku wata 🥀

  • @kamilaalinor7329
    @kamilaalinor7329 2 года назад +6

    Heart brokeng 💔 😭😭😭😭
    28/01/2022