Taxanaha Abaabiil oo Dhamaystiran |Jumana + Abaabiil + Jasaasah + Sijjiil
HTML-код
- Опубликовано: 7 фев 2025
- #abaabiil
Hadii ay tahay Xiligii Salaada Fadlan iska laab oo Waajibka eebe soo gud walaal Mahadsanid .
Sheeko faneedkan Jumana, oo uu qoray Ahmed Al Hamdan; Waa jacayl oo weligeed ah oo dhexmartay inanta boqorka jinniyada iyo bani aadamka waxa la yaabka leh, maxay tahay sirta ururka Jathuum iyo qabiilka Jassasah, sheekooyin xamaasad iyo qiiro leh si jacaylku u waaro...
Muuqaalka • X-6aad |Abaabiil | Dag...
Nagaga soo biir tiktok : www.tiktok.com...
LINGAXA MUUQAALKA : • Taxanaha Abaabiil oo D...
hanaga ilaawin inaad muuqaalka u share garayso asxaabtaada
lingaxa : • Hantiilayaasha sanadka...
lingaxa kanaalka : / @aleeki-malow
First alxm😊
😂
Muuse❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤aleeki❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
Wallo khooof buugisi labaad noo soo geli 🎉❤ waan ka hely buugasi
Abaabiilna sido kle
Ku mahadsanid hawsha culus ee aad noo hayso. Xaqiiqdii kanaalkaan waan ku madadaashaa
@@elminasibb ❤️🥰
Waqti badan ayaad kilisay runtii waxan kuu rajeynaya inaad hesho badalkeda ooqeyra ❤❤❤
@@AmYellow-b1d sharfanid walaal❤️
Kinaalka aleeki inaa mar hore barto ahyd😢
Mahadsanid 🥰
Jumana maaha jinn ee waa qof bini’aadam ah sida uu buuggu sharxayo. Waa gabadh qurux badan, geesi ah, oo aan sahlaneyn, iyadoo ay sheekadu ka hadleyso waayo-aragnimadeeda nolosha iyo dhibaatooyinka ay la kulantay.
2. Afarta nin ee tuugada ah: Sax, sheekadu waxay ka bilaabataa afar nin oo tuugo ah oo isku dayaya inay wax boobaan. Waxay keensadaan gabadh qurux badan oo sanduuq ku jirtay, taas oo xiisad weyn dhex dhigtay ragga dhexdooda.
3. Ninka madowga langadhehka ah: Sheekada dhexdeeda, ninkani wuxuu ka mid yahay raggii tuugada ahaa, wuxuuna isku dayay inuu iska yeesho gabadha ama ka difaaco kuwa kale. Hase yeeshee, xiisad ayaa dhalatay, taas oo keentay dagaal ragga dhexdooda ah.
4. Gabadhii dagaallanka ahayd: Jumana waxay ahayd qof xoog badan oo aan si sahlan ugu dheereynin dhibaatooyinka nolosha. Marka ay ragga isku dayaan inay ka faa’iidaystaan, waxay si adag uga hortagtaa, taasoo sababaysa in xaaladda ay gacanta ku dhigto. Waxay ahayd tusaale qof aan sahlaneyn oo sharaf iyo geesinimo leh.
5. Sheekada dhabta ah ee Jumana: Waxay ku saabsan tahay jacayl adag, sharaf ilaalin, iyo dagaalka nolosha. Jumana iyo Bahar, oo ah qofka riyadiisa ku xiran yahay, waxay u halgamayaan inay badbaadaan oo ay helaan nolol wanaagsan, inkasta oo ay jiraan caqabado badan oo ay kala kulmaan bulshada iyo dad kale oo tuugo ah.
Ma iisharxi kartaa wall
Allah raali kaa noqdee.
@@Yaara-0.7 haa wll maxa diiday
Inta miyaa iigu sharxee mise meel kale wall.
Sheekadan marka bilaaweysay wxaad mareysay 8k hadana wxaa wax yar kaga haray 20k pro keep going❤
Masha allah ilaah haku barakeyo Samir badan kuso duubtey wana sheeko qima badan wana kahelay thanks walal❤
Mahadsanid inaad sidaan usoo koobto ayaan sugaaye ❤
M.a so badi wll bugta carabta ❤
Waaa ka hely❤❤😊
Cadifadeyda & shacuurteyda xoog ayay u gacsan tahy qurux badana ona macana qisada ababiil buuka⁵ inu so dagdago aan rajeyna❤
Masha allaah ❤
Mashalah ay fowl u
Abwaanadii weyneed ee faadumiina sharfanid .❤️
Waqti aad u badan ayaa kaa galay wll aad io aad ayaad umahsantahy wllkayo❤❤❤❤
Aad ban ula dhacay runtii ❤❤❤
Book-ga shanaad waa soo dhawaaday
Halkee ka dawatay iisheeg plz😢
iisheg 😢😢
Walee lagend bad tahay mar hadad usugu kaaya soo xidhay thanks wll ❤🎉
Saan madhici karto sheekada meshee igu macneed ku go'ay aleeki saan xal myaaa hwwi😂😂😂❤🫶🏻
Mahadsanid wll 🎉
Waa mid aad u xiiso badan ❤
Indheheeda cawsha ah 😊🎉
@@HayaatHassan-pl1wl ❤️
Buuuga 5aad sooo radi bosss qiso aad u fiican ahayd oo xamasadeeda wadata boqorow mida kale qisadii ayeyda ma dhamanen ma nagaso Kala tuurtid hadii wakhti ku samaxayo wll 🫡🦁
@@Caasif_yare wali ma uusan soo bixin walaal❤️
First ❤🎉
Hi Aleeki❤
@Jasmine-du7no3jp7z ❤️🥰
Wlh waa qisada ugu macan ee an arkey
Thank u so much wll 🙏
Hore u soco wall hormar weyn ayaan kuu rajeyna😢❤😢
qeybaha dhamestiran dowlink u fur please🙏😭
9h unbelievable!!! Internet nuucee adeegsatay masuul
Ku mahadsanid waqtigaaga
Markii ugu horeeysay een arko channel
Mahadsanid
Wll buuga 5aad goormee keeney saa❤
Xeeso ayee iku heesaa😅😅
Mahadsanid wllky ❤
Waan la socdaa ❤❤❤
Thanks bro 👍
Wllo music naga daay
Buug aan ka helay💘 mar walpoh oon firaaqo yar helo Ayan dawada mahdsanid wllky❤
Zxb qisoyinka jinnka ee carabta ino so gali intaad book cusub noga bilawaysid🎉❤
@RAMINO_7 haye walaal ❤️
Hanbalyo 20k🎉 ayad gaadhay❤🎉🎉
Buuga kale insha Allah nooguso dhakhso wll😊
Wah wanba wareery aniga
Thanks😊❤❤❤
Waxaan rabnaa zxp qaali ardu zaykola ❤
Wuu soo dhigay ee pageka hore usii gal
Wakhti hore maxaan u baran waaye channelkaan❤❤❤
Shukran hadan exam soo dhameeyey wn ku farxay wllhi❤
thanks bro
Adigo Mahdsan sidan oo kale Hal mar zikoola iskugu sodar please 🙏 please aad ban ujeclaahy zhekadas😢❤❤😊
@@Riyo-f3v ruclips.net/video/hXbbcVRFE1I/видео.htmlsi=yLrWmXslCSGV9moY waa tan walaal
Aleeki muqaalka nofur dee wllo😢
Oo see ah abayo
Mahad sanid abowe waxaan helnay qof somalia ah oo so codiye qiso carabta ah qisadan in badan baa carabi ku aqriye 🤴♥️
Halkee laga heli karaaa ❤😂
Pdf ayaa ku aqristay waxaa ka helaysaa Googleha iyo telegramka waxaa ku qoraysaa ابابيل
Wll qaybtan wan dhamaystee Ha iga kala badh jarin E Qaybta ku xigta isheg xagen kahela ❤
Buuga kale noogu soo dhakhso
Shekadan iso Koba.mxay. kahadlese
qeybta 5aad hadey so baxdo ciyow noso dhig😅☺️🥰
Soobadi❤❤❤
Juumana maanool 💔😭
Waakaa haya zykola channel hada isla soconaa
Ayy saakuu taageero hadaa ogaan laheyd 🎉
Dowanload lma dhahn kree😢
Aadbaad umahad santahay wll aleekii ❤🎉 waxaan kacodsanlahaa wll markan inaad nosiwadid kun haben iyo habeen adoo Mahad sanid wll aleeki
Abaabil❤
🎉🎉🎉
Download fur 😢
Aleeki waad mahadsanty wll lkn muuqalku marku halka marayo 5:11:23 laba cod baad is dul saàrtay
Maana moodaya mise meelqadan baad qisada ka bilow Carbi ahaan halkaa kama bilaamato wll
Halke laga bilowey carabiga
Aleeki plz buuga ليضمئن قلبي soo turjum plz
Xafsa ayaa soo turjuntay
Wll muqaalka nofur download ka 😌
Sxb qeyb kale oo hartay miyaa jirta sheekadan😮
@@HuseenMuhamed-uh5qt wali ma aysan soo bixin ❤️
aboowe qisooyinka soo gaabi
Haa so Gabi Hadi kale cajisbay noqonaysa😊😢
Tanks 🫡👍🏿
Waqti bdn kula socday waa marki igu horaysay comment aad ayaad ugu mhdsn tahay
❤❤❤😊😊
M.a
Wll riwaayada khawf noo daa
Wey ku jirtaa😍
Walahi tiktok kusoo arkay inaa daawado kuma qasaarin
❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲
😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲💔💔💔
Asc kuwiihoore ayaat nogu socelisay maxa jira😮😮
😅😊
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤😊😊🎉
Sxb habenki kaliyaa Ayan kudawada markan sexanayo markaaa coment waqti umahayo 😊 kalaiyaa codkadaa ayaa hurdaa igakenaaa❤😢😂
Reply plz😢
خوف و دجن wll shekadan kaa sugeyna
@@bashiirali8681 waynu soo wadnaa ❤️
Waa fictional book miyaa wllo
Kasodar😂
Xaqiiqdi masugu karo dhamaadka please 🙏 soo dedeji please 🙏 mhad sanid
زيكولا noobilow
Hore ayuu u dhameeye kaas
Ee wuu ku jiraaye soo daawo
Waxa la soo daayay 2 months ka hor
Codka
Dowload maxaa ugu bixisay😢😢😢
Walaal checking ayaa ku socda markuu dhamaado waad dagsan kartaa.
Duibida
😢mahad sanid wlllo🥹
Bro download Ka fur please Ku noqo editka
@@Daaimohamed process baa ku socda markuu dhamaado isagaa furmaya
salaan sare legen
aboowe qisooyinka soo gaabi
Thanks 😊 ❤
Kinaalka aleeki inaa mar hore barto ahyd😢
❤❤❤❤