Maalinkasta Mushrik Ayuu Ku Hayaa War Umadii Way Fahantay Shirkiga iyo Awliyada Labariyo in Gaalnimo Tahay Ee Maad Ka Hadashid Shirkhu Siyaasi Barlamaanka Midaas Ayaa U Baahan in Umada Loo Fahansiiyo Ee Hadaad Run Sheegoosi
Sheekhu murji' maahan intaan ka arkay. Waa nin dhiiran oo iimaan buurani ka muuqdo. Daaquudka u hogaansami mayno oo yeeli mayno ayuu dhahaa. Dhiiri gali Shirkigu wuu jiraa wali, in seef lagu saari anu garanmaayo lkn daa Sheekha walaal kheyr Rabbi subxaanah ha ku siiyee. Adiga iyo anigu aanu u diyaar garowno sidii aan calmaaniyiinta gaalnimadooda dadka uga digi lahayn oo aanu waliba bartii Cumar iyo Abubakar iyo kuwii fiicfiicnaa رضي الله عنهم أجمعين u istaagi lahayn. Waynu wada ogsoonahay sida ay shirki nimankii barakeysnaa ka yeeleen. Ilaahay subxaanah waxuu ku amaanay suuratu al Mujaadila aayada ugu dambeysa.
Daalimka un ma ku daco cudurkan. Wasaaradda Caafimaadka ee Ciraaq ayaa ka warbixisay Arbacadii 1,735 xaaladood oo cusub oo ah COVID-19, taasoo wadarta guud ee infekshinka dalka oo dhan ka dhigaysa 569,873. www.xinhuanet.com/english/2020-12/10/c_139576937.htm
Daalimka un ma ku daco cudurkan. Bishii hore Algeria, ugu yaraan 77,000 xaaladood oo COVID-19 iyo 2,309 dhimasho ah ayaa la xaqiijiyay. pandemic.internationalsos.com/reports/,-w-,
Daalimka un ma ku daco cudurkan. Intii u dhaxeysay Talaadada iyo Sabtida, 1,163 kiis oo cusub oo ah COVID-19 kiis ayaa si rasmi ah loogu diiwaan geliyey Suudaan. www.dabangasudan.org/en/all-news/article/covid-19-new-cases-reported-as-sudan-s-second-wave-continues
Daalimka un ma ku daco cudurkan. Malaysia ayaa soo warisay 2,234 kiis oo cusub oo ah COVID-19 oo leh kiisaska ugu sarreeya. www.xinhuanet.com/english/2020-12/10/c_139579567.htm
Daalimka un ma ku daco cudurkan. Bishii Maarso tirada dadka ku dhintay Tuniisiya ee ka timid fayraska loo yaqaan 'coronavirus' ayaa gaartay 3. Ma xuma, sida Sacuudiga oo kale maha. www.google.com/url?sa=t&source=web&rct=j&url=www.aa.com.tr/en/africa/tunisias-death-toll-from-coronavirus-rises-to-3/1774807&ved=2ahUKEwi55YbR6cPtAhWjQkEAHStsD5wQFjAFegQIMhAC&usg=AOvVaw0ufFo8gZns-5hk3AvFPlHN
ماشاء الله حفظه الله تعالى ورعاه
Waaxan shiiqa kujecladay sida uu shirkiga uladirirayo masha allah ilahay haxafido shiiqa
شیخ مصطفی حفظه الله
Masha allh macalinkeyga aanjeclhy ilhoo inoxafid
Wll sheeqan halkee jooga inaan waxka barta rabaye
Masha allah yaa shaykh
Masha allh
حفظك الله ورعاك وعظم أجرك.
Waa run
قال الله تعالى أن الشّرك لظلم عظيم .
Aamiin aamiin
Maalinkasta Mushrik Ayuu Ku Hayaa War Umadii Way Fahantay Shirkiga iyo Awliyada Labariyo in Gaalnimo Tahay
Ee Maad Ka Hadashid Shirkhu Siyaasi Barlamaanka Midaas Ayaa U Baahan in Umada Loo Fahansiiyo Ee Hadaad Run Sheegoosi
Sheekhu murji' maahan intaan ka arkay. Waa nin dhiiran oo iimaan buurani ka muuqdo. Daaquudka u hogaansami mayno oo yeeli mayno ayuu dhahaa.
Dhiiri gali Shirkigu wuu jiraa wali, in seef lagu saari anu garanmaayo lkn daa Sheekha walaal kheyr Rabbi subxaanah ha ku siiyee.
Adiga iyo anigu aanu u diyaar garowno sidii aan calmaaniyiinta gaalnimadooda dadka uga digi lahayn oo aanu waliba bartii Cumar iyo Abubakar iyo kuwii fiicfiicnaa رضي الله عنهم أجمعين u istaagi lahayn. Waynu wada ogsoonahay sida ay shirki nimankii barakeysnaa ka yeeleen. Ilaahay subxaanah waxuu ku amaanay suuratu al Mujaadila aayada ugu dambeysa.
Qaburiyiinta xiligan camal shirki ayay si siyadsadan wa in labararuji
Daalimka un ma ku daco cudurkan.
Wasaaradda Caafimaadka ee Ciraaq ayaa ka warbixisay Arbacadii 1,735 xaaladood oo cusub oo ah COVID-19, taasoo wadarta guud ee infekshinka dalka oo dhan ka dhigaysa 569,873.
www.xinhuanet.com/english/2020-12/10/c_139576937.htm
Daalimka un ma ku daco cudurkan.
Afgaanistaan ayaa soo warisay 27 dhimasho dheeraad ah oo COVID-19 ah, 232 xaaladood oo cusub. Tirada dhimashada COVID-19 ee Afghanistan ayaa korortay waxayna gaartay 1,902 kadib markii 27 bukaan ay ku nafwaayeen 24-kii saac ee lasoo dhaafay
www.xinhuanet.com/english/2020-12/07/c_139570577.htm
Daalimka un ma ku daco cudurkan.
Bishii hore Algeria, ugu yaraan 77,000 xaaladood oo COVID-19 iyo 2,309 dhimasho ah ayaa la xaqiijiyay.
pandemic.internationalsos.com/reports/,-w-,
Daalimka un ma ku daco cudurkan.
Intii u dhaxeysay Talaadada iyo Sabtida, 1,163 kiis oo cusub oo ah COVID-19 kiis ayaa si rasmi ah loogu diiwaan geliyey Suudaan.
www.dabangasudan.org/en/all-news/article/covid-19-new-cases-reported-as-sudan-s-second-wave-continues
Daalimka un ma ku daco cudurkan.
Malaysia ayaa soo warisay 2,234 kiis oo cusub oo ah COVID-19 oo leh kiisaska ugu sarreeya.
www.xinhuanet.com/english/2020-12/10/c_139579567.htm
Daalimka un ma ku daco cudurkan.
Bishii Maarso tirada dadka ku dhintay Tuniisiya ee ka timid fayraska loo yaqaan 'coronavirus' ayaa gaartay 3. Ma xuma, sida Sacuudiga oo kale maha.
www.google.com/url?sa=t&source=web&rct=j&url=www.aa.com.tr/en/africa/tunisias-death-toll-from-coronavirus-rises-to-3/1774807&ved=2ahUKEwi55YbR6cPtAhWjQkEAHStsD5wQFjAFegQIMhAC&usg=AOvVaw0ufFo8gZns-5hk3AvFPlHN