@@drcumarmoalin3725 Adigu Xaasidnimada mesha La Dhaaf Dadku iyagaa Waxwalba iweydiin Karee Ma Subscribtaad uhaysataa in Canada lagu gelato Ood Xaasidaysaa
Inta noloshayda ka hartay marnaba ma rajeynayo inan yeesho sxb! Waan caawinaya qofkasta intan ka awoodo, wanaagna wan u sameyn lkn marnaba ma rabo qof noloshayda soo galo🦋🧕🏻
Xidigaha fanka ee casrigan keeyow iyo qamar o kala maralaya Hargaisa iyo muqdisho ahna saxibo somalinimo kasakow fanka ku walaalobay Waa hees dhinacyo badan ka taabanysa saxibka dhabta ah ❤️
Omg saxiib dhib iyo dheefba ila qaybsada wan haysta from yarantydi to xader garabkyga ayey marksta itagan tahay Alle haisku keen dayo wlhi kuwa ila dhashay ayey iga wangzan tahy my fardwso😭❤👯♀
Maahmaah Ingiriis ah ayaa jirto oo dhaheyso: *A Friend in Need is a Friend indeed* oo macnaheedu yahay si kooban sxbka dhabta ah waaa midka ku garab istaago markaa ubaahato. Marka hadaa sxb dhab ah tahay Like saar hada inta.
30/9/2022 waxaan igatay 5 saaxib oo aan mudo yar isla joognay balse ani ila tahy 20 sano kabadan xanun kas waxa daremigaro qof 5 qof zxbo ah halmar katageen asi bas soo haray hada taarikhda waa 1/10/2022 team 11:33 hbnimo ani bas ayaa mel iska fadhiyo labo hbn ka hor na lix qof aheen dareen kas ani iyo qof ilaa mid dareemi karo 😓waana idiin xiisi dona 😭1 Muniir 2 Abdikariim 3 abdi Aziiz 4 ismaciil 5 CaToosH 😓 dhaman tiin love you ❤️🫂
markasta aan dhagaysto heestan waxaan xasuusta zxpteydi aan akhiro iga qabatay ee ilahay ceshaday😭😭😭😭😭 may ahyn zxpdy waxay ahyd wLazhay/hooyaday labaad/wehelkayga alle jannada zxp haku geeyo insha allah kuwi jannada ku kulma alle haynaga yeelo❤️😭😭😭😭😭😭
, how long time is my phone and 😊😊😊😊😊, and iih9 and fallen in is and l and fallen off and l l see if RR Martin and e zkj yes 🥰 kssksk and fallen in love ja are things are going for a few days , are things are going for a few weeks now and fallen off yo me preste , atención al cliente de mi mamá no hay nadie en mi casa y el niño y yo yfhkfjs cvvKnglxbfjs 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Dadku heesta iyo labada fanan ayay kawada hadlyan lakin DJ ga Adam konvict you get 100% talent big broski i always being fan of you...keep it up. Black east niggas for life!
Heestaa 24 Hours aya dhagaysanaya waxaan been ahay saaxiibtinimada in the ey tahay wax qaali ah💯 hadana waxa aan layahay saxiibo kaladuwaan rag iyo dumarba ah lkn 24h aan dhagaysanayey waxaa sxbta kowad ey niyadayda ku soo noq noqatay walashaysa aanu sxb hoosay nahay xaga family ga iyo bananka sir madana isku hayno lacag iyo dahaab na issa siinay marka waxaan ila aheey kabarinaya in u Somaliya uu saxiibo kadhigoo iyo dad wala ah oo is jeceyl ❤️🙏
saxibku waa midka markasta waxkusheega balse kuna wanajiyo kunana fahmi kara waxa qalbigaga kujira balse sirtada aan baahin (one love to our best friends marna ah walalaheen❤️🔥🔥)
It's so hard to find a true friend 👬👭 and if u fnd one they will be ur side during hard time, the happy 😀 time 💗 so if u have don't let them go💗 one love for all de true frnds 💗💙💓💕💘👏👏👏👏👏👏
Wow hees dareen leh weeye wlhi inta sxpadood dalshisheeye kajoogaan lkn aan sinaba kukala maqnaan like me 😭😭 like dhac igusiii waa first day aan like idinwaydiisto bal waan tijabinyaa waxay tahay liketu e 😂😂
Masha Allah saxiib tinimadu wa sheyga aduunka ugu qaalisan waxana daremikaro qofkii saxiib kiis ey iswayen mudo badan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭🤩💪🦁🦁💞♥️♥️💋💋💘👌👍🙏🙏🙏🙏🙏
LYRICS Saaxiib Ujeedada Aragtida Wadaagtaan Guul Kula Agaasima Abid Waa La Dhowrtaa Afka Adiga Oon Furin Saaxiib Akhriyi Kara Uurkiyo Sarbeebaha Sidu Kuu Ahaadaa Adna Loo Ilaalshaa Saaxib Anfici kara Aayaha Dambeetiyoo Arin Kula Tusmeyn Kara Fikir Kula Asteyn Kara Is Ogtiin Is Eegtaan Isna Aamintiin Baa Ifka Loo Jeclaadaa Saaxib An Eegeyn Wax Sokoo Idlaan Kara Farxad Kula Abaabula Lama Tiro Abaalkii Saaxib Ku Laab Ogol Qalad Kaaga Aamusin Arxan Kuu Difaac Galaa Aqbalkeen Ku Xoojiyaa Waa Loo Ogaadaa
Aniga saxiib dhan malihi😢
Lkin hoyaa ayaa saxiib ii ah😍😘
Marba hadeey hooyadaa saaxiib kuu tahay maxaaba kaa maqan.
@@abdirahmanabdikani9876 wxba wll
Sxbka dunida uku qalisan malina kaa xanaqin warkana kaa gudbin baad heesata waxasa kasii daran talada uku fcn iyo kula danqasho iyo inkalo bdana udheer❤️ marka you’re luck💕
Masha Allah tabarakala wax ka wanagsan male sidaas
Sxp waxba ha wal walin
Walhi Bilhi talhi quranka wan jeclahy inta kufanto xabeebkena scs
horta like ta maxaad kaga raadsatiin quraan iyo nabiga, dad buka wlahi
Xoolo caadiya tahy hees dhagesane quran like kuraadine adunka Allah kugu cadaabe
Hadad jeceshahy meshan ma aadan imaaden kuna shegteen
Scw
Zcw
Afka adigon furin
Saxip aqriyi kara
Uurkiyo sarbebaha
Sidu ku ahada
Adna lo ilasha✔ inta igu samaynta bdn❤
Xaqiqda wlhi qof saxip wanagsn o samaha kula taliya haysta ba dareemi kara allow iida SAXIPTAY RUMAAD❤🙏
Abaayo Hana subscribe iisaar walaal qaali
👍👍
Amiin
Real friends weeyi
Heestaan markey hal million gaarto like isaara saxibayaal ,,,,,,saaxiibku waa guuul💝😭💖🙏
Fiican 9
0
Fiican oo0p00p00p0ppq000⁰
Wcs Wcs ⁹
Sxb ma taqaanid ee like-ta qaado
Ifka wlal lagu yahay ee wllahayga muslimka odhan meel wlpoy jigan wll like isara
Tolow somali maan ahayn maxaa like laygu saari waayay ama waan saaraye
Somaliland ma tahay aan ku zaare
@@sakaryesirgadhka452 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🖖😏
Wankusaaray somali
Mayee waathahay
Mooji
Ilaaahy Wllo CARONA VERUS Haynaga Badhbaadiyo Inga iyo Wixii Muslimiiinaba 😭😭😭😭😭
Amiin
aamiin
Amino
Amiiiin Amiiiin
Aamiin aamiin wllo
Maanta Ayaan Waligey First one Noqday Like Igu Cumaamada 🙏🙏
Siciid sxb subscribe igu caawi
Waan Kuu Saaray Adna Ii Saar Sxb
Xaad faa iday bal noosheg yaab badana ma masaajid ayaad ugu soo hormartay
@@drcumarmoalin3725 Adigu Xaasidnimada mesha
La Dhaaf Dadku iyagaa Waxwalba iweydiin Karee Ma Subscribtaad uhaysataa in Canada lagu gelato Ood Xaasidaysaa
Qamar hadii aan arko waan farxa wayo walalkey iga weyn ayuu u ek yahay ilahow walalkey u naxariso
2040 caruurteyda hadaa Hestan so raadsatan wa hoyadiine like isaara👍😂
😂
Like jacayl lee miyaa 🤣🤣🤣🤣
😂😂
YaaaaaaHu
Sabriina Dirir hhhhhh🤩🤩🤩💯❤️
Nin isaaq ah iio nin Abgaal ax ragii Somalia lahaa baa tihiin ilmo adeerayaa❤️❤️💚💭♥️
❤❤❤❤
Khadar taagerehiisa Madaxa ii saaran tihiin, Khadar wuxuu kamid yahay fanaaniinta soomaliyeed kuwa aan ugu jeclahay walahi been ma sheegaayi❤🇸🇴
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sxp aduunka ku lahaa dhib iyo dheef isla qeybsan jirey wlh 8/augs/2019 Ayuu iga dhintey gacan ka xaqdaran ayaa dishey wlh ilaahdaa Ma aamisan inuu dhintey alle yaaa raxma my bro
@@ruunmoh1137 subscribe ii sar zhp qali
Allh ha u naxariisto proH
Bro Iska Samir Qof waliba Saacadiis ayuu dhimanayaa .
Alle ha unaxriisto sxbkaa.
,😭😭😭😭😭😭😭kula mid ayaan ahay ilaa hada wehel saaxiibtinimo cidlo ayaan ka ahay yaa rabbi naxaristaada ka waraabi,😭🤦♂️
Allah ha u naxariisto qof walpa maalin buu lee yhy😭😭😢😭😭
Hadii Ad Jeceshahay Qur'aanka Kareem Ka Like Saar ❤
Abdiwali Jama ilhay iyo qurankiisa ixtiraam
Like kalamka ilhay haku radin
@@Legendxiinsaap69 waan ku tageera ee subscribe ii sar zhp qali
@@Legendxiinsaap69 ii sar subsccribe zhp qali
Allahay kaa baq Quran ixtraam like baad radiinaysa sharaft quranka waad kutu manaysaa
Inta noloshayda ka hartay marnaba ma rajeynayo inan yeesho sxb! Waan caawinaya qofkasta intan ka awoodo, wanaagna wan u sameyn lkn marnaba ma rabo qof noloshayda soo galo🦋🧕🏻
Wlaal sidaa mxa u leedahY😪
1milyan markay gaarto like hala iisaaaro 😍😍
Wwwwwwww
Khadar keeyow fanaan nawada deeqay, Fanaan kula mid ah la waa sanadkaan waayo hees kastoo aad soo qaado xikmad baa iyo murti baa ku dheehan, Horay usocod wanaagsan👏🏻
Salaama inta qoraalkeyga aragta✋
Abaayo Laki subscribe igu sharaf xabiibty
Masha Allah sxbka ayaa ka fcn wll ka kulladhashy mashaa Allah 2 aan kalladhicin waxkallatihiin wlh wooooow
Xikmada waxay ku xirantahy abwaanka wax baro
@laki mahamed Awad Haa baryahan Wuxuu Yimid gobolada woqooyi saw mahin markaa wa inu fankisu hor maro oo xikmado loo dhibo waaye
Qamarka one love❤
Khadarka one love❤
❤❤❤S❤A❤A❤X❤I❤I❤B❤❤❤
Saaxiibku waa walaal aan kula dhalan oo xataa kugu dhiig aheyn oo xataa ay macquul noqoto inuu kaaga qiimo iyo naxariis bato kan ama tan adiga kula dhashay ama dhalatey wallaahi❤
Mahadsanidiin Qamar iyo Khadar inaad hees qiimo badan usoo qaadaan Saaxiibka👏👏
❤
Y3a PRODUCTION mahad sanid sxb
@khaliif mahamutt
Xaqiiq runtii
@@safaciise9514 ❤🙏🙏
😂❤😢
Xidigaha fanka ee casrigan keeyow iyo qamar o kala maralaya Hargaisa iyo muqdisho ahna saxibo somalinimo kasakow fanka ku walaalobay
Waa hees dhinacyo badan ka taabanysa saxibka dhabta ah ❤️
Muniir,walaal subscribe iisaar sxb. Allah Ku dhowro
2024 zxp Arxan ku difaac gala 💙
Omg saxiib dhib iyo dheefba ila qaybsada wan haysta from yarantydi to xader garabkyga ayey marksta itagan tahay Alle haisku keen dayo wlhi kuwa ila dhashay ayey iga wangzan tahy my fardwso😭❤👯♀
Hhh walahi marhore and I think you should be able to say that the film was passed in the original saw it 👯♂️🧕👯♀️
Hhh diyar waye insight BBC one soap for the original resolution was passed 👯♀️♥️👸🤴👯♀️🧕❤👯♀️👯♂️💃
WaligaY 100 like ma helin somaliyey dhac ku siiya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️
Bro subscribe igu sharaf walaal qaali
Calanka kugu dideh wan ku sin lahye
@@upsidesalam2870 hada wadi afaro qabiir 🖕 noqo sidi qamarsuugaani iyo qadar
Maahmaah Ingiriis ah ayaa jirto oo dhaheyso: *A Friend in Need is a Friend indeed* oo macnaheedu yahay si kooban sxbka dhabta ah waaa midka ku garab istaago markaa ubaahato.
Marka hadaa sxb dhab ah tahay Like saar hada inta.
MaalinTv waligeey ma maqal maahmaah English saas ah hhhhh
Fatwa Hassan 😀😀😀😀😀😀
Waa mahmahda aan ugu jeclahay mahmahyada English ka I love my bestie muna💙
Fatwa Hassan Waa mahmah jirta naa
QAMAR SUUGAANI & KHADAR KEEYOW
LEGENDS AA TAGERO HORAY U SOCDA
KEEYOOW IS BACK👏👏👏❤❤🙏🙏👑👑
Updy bro subscribe iisaar ado raali eh
55 like 😲
Somalida waxay tidhaa sxbka dumarku waa bisho 3 ah lkn anuu taasma arag wlhi sxb tay hamda dahir husen good💚16 sanno kor ayaan u dhaftay intaad nafta nafteda isku nahay 2020 waa sannadki ugu horeyay eeen anago wada jogin so gala wlhi waan cidloday kali socod ayaan noqday illhy mar labaad hayna kulansiyo sxp😥saxiiib rumaday rafiiqaygiii noloshay rabi ha isku keeen simo😋
U fiirso muuqalka wxaa ku jiro wax aan horay loo arag QAMAR waxuu qadayaa heestii MALABO balse waxaa lamoodaa inuu isla Qdayan y3A greet WORK !🔥🔥
Labo saxp ayan leyahy aduunka ujecelhy wallhy
Waa wallkeyga 1 sano iga weyin
Iyo ina adertay 5 sano iga weyin waligey waxay idhehen kama laben kumna qasarin waxay ifaren💗💗💗💗😭😭
Ado heesta dhageysanaayo hadii aad comentigeyga aqrineyso lile dhac👋🕴:#100 subsrcibe please🙏👏
Legends inkasto an aniga heesaha dambe dhageysan hada dhalinyaronima idin tagera horey usocda ❤👌
@@yuusufmaxamed7354 😆🙋♀️
@@yuusufmaxamed7354 waanku tsgaara runtii subscribe ii sar zhp
Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw
Only qofkii sxbtinimadu wax weyn la tahay like dhac kusii❤Sxb👍
Subscribe DAC igusii walal🇸🇴
Mash Allah 💕😍💖
30/9/2022 waxaan igatay 5 saaxib oo aan mudo yar isla joognay balse ani ila tahy 20 sano kabadan xanun kas waxa daremigaro qof 5 qof zxbo ah halmar katageen asi bas soo haray hada taarikhda waa 1/10/2022 team 11:33 hbnimo ani bas ayaa mel iska fadhiyo labo hbn ka hor na lix qof aheen dareen kas ani iyo qof ilaa mid dareemi karo 😓waana idiin xiisi dona 😭1 Muniir 2 Abdikariim 3 abdi Aziiz 4 ismaciil 5 CaToosH 😓 dhaman tiin love you ❤️🫂
Maxaanig❤❤🎉
Hadaa zxpkaa ama Zxpadaa qalbiga ka jcshahay
Allah idin dhawro labbadinaba
Only King 👑 Keeyow Cod waxaasaa lagaa dhahaa 🖤 nasiib darro saaxiib dhan ma lihi wlhi
Abaayo saas hadhihin ana sxbtaada eh😪😫😣😥
Qamar cid gaadhayzaba ma jirto qov izka hadlay uma xumid Qadaad weynyey urayza
Me to waligey saxiib ma helin wax i lugooyo mahane😪
Anaa kula mid ah sxb malihi Lkn waa rajeynaa inaa hello sxb wax walba ila fahma
@@world-cz6fk qadaadka yar adiga qaado qof walbi dooqiisuu kahadlay waxbo hanagu nixin qadaadka kabaqe
Qamar sugaani khadar keyow iNta taagerta like ismuujiYaH✋
Ax sxb ma qabo murugo walpa ila qeybsdo😭😭😭😢😢😔😔💔
❤😭🌍hda sxp fcn qabto like isaar❤😢
sorry mcnto ani sxb dhab ah ku noqona mel an kala soo xiririro isheg
qof dabeecad xun miyaa tahay
muno qurux
Waad helaysaa ee naruuro ku hay qalbiga
@@daljirkadaahsoon3478 maya wll Qali qof dabcd wngsn baan ahy❤😔
@@alih.abdalle3183 insha Allh wll qali❤❤🙏
Wey iga dhimty may aheyn sxbdey okeliya xitaa adunbey i aheyd Allah how naxaristo 😔😔😔😔
Aaamin 😂
𝐴𝑙𝑙𝑒 ℎ𝑎 𝑢 𝑛𝑎𝑥𝑎𝑟𝑖𝑖𝑠𝑡𝑜 𝑎𝑥 𝑎𝑥 𝑎𝑥 𝑎𝑥
@@najmamohamed3002 𝑤𝑙𝑙 𝑚𝑎𝑥𝑎𝑑 𝑘𝑢 𝑞𝑜𝑠𝑙𝑖 𝑎𝑥
Amin huno
Aamiin hno
Saxbkeygii An Ogu jeclaa manata Ima dhawo hargeysa ayuu oga aday lkin hawda ayan kawda soconaaa caska saxb hada qoralkan argto qalbigaa ka slamaya sxb qali🙏🏽
Qamar suugani muu Duubin heesta video gu waa heesti Malabo inta ila aragtay ismuujiya❤❤❤❤❤
Qofksta. Zxip qali wuu leyhy zxpaday waa hooyaday oo kle Amiina dhool iyada adunka ujclhy 🥰
Wiligey like liima saarin ado jiifo hada dawa nesid like isaar plzz
Inta markey qurbaha imaadeen helay sxp rasmi ah naftiisa uhuri karo aan loo dhexayn hambalyo leeyahay muddo Soo raadinaye ugu dambayn waan helay alxmdullh like isaar
Reply inta sanadkan sxp mcn 💟 haleelay
Wllhi deh wll
Waa hees xaqiiqda ka hadleysa whl qamar iyo Qadar keyow huray u socda ayaa ni leyahay inta saxiib tinimada wax kataqana liketa 👊
No view no like no comment first my Zuper starkeena💙🇸🇴❤
Anagaba qamarka wadanah🇬🇶
Haddi ad ilahay iyo diintiisa jecheshay like ii saar❤️🙏💯
inalulh like alle dintisa maku grty
@@abshirmohamed5948 war dislike u saar ninyahow
Runtii hesstaan sxbtinimada waxa aytahay i dareensiisay i love it!!!❤
Alla sxbka wansagan muxuu xumaanta kaa ilaaliyaa sxb kaa wsnagsan wlhi ma jiro sxb qaali sxbadeyda aan aduunka ujeclhy queen khadiija wlhi dhib walbo iheysto wey idareentaa
Sxbadeydi
2017 aan is baraney hal maalin garabkyga kama weynin
Iyada hadda wet iga tagi rabtaa
Sweden bey usocotaaa wlhi habeenkey ishewgeysey waan oyey xitaaa labo saac habeenjmo ahayd isla markiiba guriga igu jmaadey kaliya waxa naga dhaxeyanw waaa sxbnimo bes sxb waligeyga ku jclan donaa sxbdeydi khadiija
Kaliya sida sxb bes ilama dhaanto wlsheyda ookle iithy
Isku iskul baan ahayn iyada claskka form one ahayd ana form two
Markaan iskolka joogno
Ardeyda waxay na modaan inaa nahhay labo qof wllo ah
Waqiga bareega midkeena meel kale ma aado waqti anaga qaas inoo ah buu noo ahaaa
Waxa xumanta ah wey iga reebe jirtey sida inaa qof caayo
Wlhi maalin baa qof ky dhahay wax xun markaas bey wlhi dharbaaxo ila dhacdey ana waan la yabey waxaa is dhahay qofkii ku dhawaa maa saan kuu dhar baaxey wlhi waan xanaaqey bareega markii lagaarey bey ii imaadey iyadoo iiwado shukalato iyo wax lamid ah markaas bey igu dhahdey qofka là jecel yahay ayaa wax la dhahaa oo wax xun laga celiyaa
Aduunka sxb ka wansngsan inuu jjro uma maleynaayo
Xutaa maalmaha isniinta iyo khamiista iyada marwalbo khamiis iyo jimco wey somi jirtey
Markii la dhahayo sxbkaa suu yahay baad noqone sax waye ani ugu dambeyn waan la qabsadey ana maalmahii ay soomi jirtey ana waan soomi jirey waxay idhihi jirtey hadii isniin iyo khamiis san usoonto xumaan dhan kuma soo wajaheyso3
Xiliyada soonka oo kale anoo habeenki iska ciyaari rabo xitaa ima ogolo oo waxay idhahee taraaawixa baa kaaga wsnagan inaa iska ciyaarto
Sidkle habenada salaatulelka ama towjudka way isoo kicinee anoo hurdo aad urabo bey idhahee soo qabeyso hadii sxbtnimadeena kugu weynthy oo masyidka aad meel anj jogo inaaa ka maqanato maa jeceshshy mise inaaa jogto
Wlhi ana anoo hadal ku celin baan aadi jirey oo markii salada laga baxo isa soo raaci jirney
Khadiija cabdisalaaan ibraahim
Waxaan ilaah ugu mahad celinaa inuu ilaah isiisyey sxb aad uwsangsan
Safar ilaah haku fududeeyo sxb qaali
Si walbo sxbaninadeena ma slguurto mar uun is arkeynaaa
Masha allh wllhi waxan la ilmeyay farxad darted waayo lama helo aduunyada sxb sidaa ah waxan ku dhihi lahaa wllkei ogow gabadha sxbta ah
waqti iga baxay shekhan qiiro kuso biyo shubatay adunka walal iyo zhp lagu yhy
Wllhi mashalah way isoo jiidatay sxbada qaar lama wado helo ilahay ha kuu daysto
😢😢
Wlky
Waligey 100 like ma helin 😭😭😢 ani qof walbo u saaraaa ani maxaa leygu saari waayay
Qamar suugaani & Khadar keeyow Legends👑
🎉😮🎉🎉😮🎉😮😮🎉😮🎉😮🎉🎉😮🎉
Qamar suugaani io khadar keeyow waa zhpo aan dhexdooda lamarin aduunky isugu jecelyihiiN labadooduba waa laba wiil oo aad u wanaagsan oo qalpi furan intaan ka arky anuu amba aan ka aqaanoH 💯
*KULIGEEN SXPO PEEYNU NAHAY II MUUJIYA INAAN SXPO NAHAY 10M BAA NOO BALAN AH SXPAYAAL* ... ❤🎧🎤
Waxa uu ahaa saaxiib aan yaraantii soo wada kornay aad dadka iiga dhawa waxa aanan ilaawi karin kaftankisii iyo farxadiisi badnayd waxaan soo wada marnay nolol farxad iyo muragaba aanu so wada qaybsanay 28 09 2021 waxay ahyd malintii iskugu kaaya dambeysay waxanu ahyn safar waxanu galnay shil sababay inan saaxibkey ku waayo mida kale ee muragada weyn igu ahba waxay tahay inan sababta anigu lahaa madama oon dirawal ahaa markasta waxan is idhaa yaa idin kulansiiya markale aad cafis waydiisatide lkn wax walba sidii alle u qoray uun bay udhacayan marnaba ka bixi maysid qalbigayga waan ku so duceyn markasta waxan alle ka baryaya inu janada inagu kulmiyo saaxib😭😭
markasta aan dhagaysto heestan waxaan xasuusta zxpteydi aan akhiro iga qabatay ee ilahay ceshaday😭😭😭😭😭 may ahyn zxpdy waxay ahyd wLazhay/hooyaday labaad/wehelkayga alle jannada zxp haku geeyo insha allah kuwi jannada ku kulma alle haynaga yeelo❤️😭😭😭😭😭😭
, how much they will accept 😂😂😂😂😂😂😂❤❤
, how long time is my phone and 😊😊😊😊😊, and iih9 and fallen in is and l and fallen off and l l see if RR Martin and e zkj yes 🥰 kssksk and fallen in love ja are things are going for a few days , are things are going for a few weeks now and fallen off yo me preste , atención al cliente de mi mamá no hay nadie en mi casa y el niño y yo yfhkfjs cvvKnglxbfjs 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
wn iska dawanayaa uun heestan lkn wax saaxiip ah ma lihi😢
Wlhi sidokle zxbka yeshba wa igu xumda
Anna kula mid ahy
macqul m thy in dadku adi kaa leexden zhp 😥
Ma lihi anba
Zhp aniba malihi
Dadku heesta iyo labada fanan ayay kawada hadlyan lakin DJ ga Adam konvict you get 100% talent big broski i always being fan of you...keep it up.
Black east niggas for life!
Wan ka xumahay sxb malihi nin wala nag sxb markan ka dhigtaba wey i qayanan😢hestan wan ku cishoday😢😢😢😢😢😢
Hibomahamud Rasmii wall qofkasta an bartaba on saxibna ba waa igu xumada wali Saxib dumara o fican marag hada cidna lama hadlo
Don't lose hope you will get good one and we all your friends
Samirku zxp hakuu noqdo
@@naemahennadesign2586 aniga ila noqo wllahi inan malin qof qiyanin mcnto hdaa diyaartahy welcome wnbln inan qlbigaaga kuu ilaliya
Hibomahamud raasmii) aniga kula noqonaya sxb wna bln inadn kashalayin brshdena ilaa nolosha dmba
Heestan dhanka codka qamar sugaani ayaa kuleh lkn dhinaca muqalka sida loo habeyay khadarkeeyow ayaa kuwata yaa igu raacay😎😎😎
Heestan markn dhagysanyo waxa qalbigyga kuso dhacda Saxiibda kaliyeen nolol farxd badn iyo tu murugo lehba so wada qadanay Naima Omer Saed waxy jogta isla hadadan aan qoralkaygan qoryo maglda togdheer Naima waxn is barnay 2019 bishii April 7
Marka lga imdo hablha aan asxaabta nahy waa qofka kaliyeen Aadunka ugu jecelahy wax walbna wan ka dhigtay
Waxn u malaynyaa adunka sxb lamida inanu joogin
Illahay waxn ka baryayaa inta noloshena ka hadhay xidhiidhka sxbtinimo ee inga dhexeyaaa inu sii jiro abidkii 😍❤👸🌏
Asc
2024 wali zxpta ma kula joogta ilahayow qof dhintay reply ha iigalin horta abayo manoshahay
@Dj Adam ha la Qabto Waxan somalidu May gaadhin Bro Hore u soco
Wlhi axsan hees wayeh hees sugitankeda ama subixideda qadaty mudo dheer io Camerman an inaba caadi eheyn Y3A Gacantada Alle haku barakeyoh wllo❤🥰❤
Heestaa 24 Hours aya dhagaysanaya waxaan been ahay saaxiibtinimada in the ey tahay wax qaali ah💯 hadana waxa aan layahay saxiibo kaladuwaan rag iyo dumarba ah lkn 24h aan dhagaysanayey waxaa sxbta kowad ey niyadayda ku soo noq noqatay walashaysa aanu sxb hoosay nahay xaga family ga iyo bananka sir madana isku hayno lacag iyo dahaab na issa siinay marka waxaan ila aheey kabarinaya in u Somaliya uu saxiibo kadhigoo iyo dad wala ah oo is jeceyl ❤️🙏
Waa Hees daren gaar ah ii leh
Sxbka fcn waa Nicmo Ilaahey ku Siiyay sxp hadii aad heysto waxaad heystaa wax walba oo qabyo kaa ahaa sxpka fcn waa Hadiyad Rapi kula Soo doontay ee Hadeynin adna wlhi Sxp la aan waa Garab la aaan Allw Inoo dhaaf sxkeen Iyo inta sxp fcn heysta oo dhan like wlhi Only
Sxbtinimada 😢❤️💉🔐🙏🏻
Qadar keeyow Aad ban utaageraa dartiis baan u daawanaa Qamar suugaani maba tagero weligy heesihis ma dhageysn
Love you fanankena Qadar❣
Khadar keeyow fananka aa fanaaniinta ugu jeclahy ilahey ha ku xafido wllkeyga waan sugaayay heestaan wlhi thanks ❤❤❤❤❤
Waaaw heesaha nocan oo kale so badsha somali hadan nahay jacayl sda logi heso uunban naqan wayna yartahay labo fanan o heeso isla qada inta igu raacsan like ta saara
zxb mlihi lkn wn rjeynaa inaan helo zhp fcn oo qiyaano aqoon insha allh😭😭😭inta ila midkaaa reply😊
Kula mid huuno qaali saxib ma noqonaa 😊😍
canab Quen hal saxib oo aan ujeclahay ban leyahay lkn africa iga jiirta saxibada qurbahana amar alle igumaba baxdo only danta ka wada hadalna
kula mid wlhi cidlo dareemaya mid ayaan lahaa kiina waa dhintay😭😭
Sxb Kaley hadaba Ila nqo
Let me be thet
QAMAR SUUGAANI MUCJISO FANKII SOOMAALIDA USOO BAXDAY.
WALAHI WAA LEGEND NOOL.
Bal u fiirso inta uu Qamar ku luqeenayo waa Unique.
Laxan 100
Music 100
Cod 100
Location 100
Production 100
Style 100
All 100 means good 🔥🔥🔥
khadar keyow walal ama fanan aan jeclahay heesahisa suugani adna fanan lamida guuleesta dhamaan tiin legend keeyoow
Two legend together
Like hada lapadan fanaan taageerto
Paulo walaal subscribe igu sharaf
No dumar qawan that’s what i call Pure song 🙌
I see talented men , keep going guys 👍
@SoMaLi DaiLy ReacTion subcribe ii sar zhp qali ku taageeraa
@SoMaLi DaiLy ReacTion subscribe ii sar zhp qali wan ku taageera
SoMaLi DaiLy ReacTion IDK BUT some random somali guys will putting girls to get more views
KHADAR ABDI warya maxa jirka dumarka kugu diray jaahil yahow
Our beautiful Somali girls should not be part of that naked girls.
Waraaa keyow waaa laaa cepeyaye cod meshaa Ku maa hayoo qamr aa hestaa shidayoo inataa ilaa argtaay liketa
bentada waaye
Qamar meesha shidaya sxb
Heestan waxan xaashootay sxbkay wlhi an jacela lkin wn ka xumahay oo iga dhintay isgo jira 17 imikan waxan jira 20 sadaxa sano baa igu dabaysay
Waqti ayeey igu qaadatay in aan kabaaro maskaxdeyda zxpkaa dhabta ah.
balse nasiib daro mahelin waxaana iiisoo baxday in aan laheyn saxiib sifooyinkaa wanaasan leh inta ila midkaa aniga iyo iyaga ale ayaan inoo weydiin sxb wngsan .😭😭😭😭
Insha allah hammi ayaan leeyahy ilahay hay rumeeyo idinka sidoo kle insha allah
Alhamdulillah 😍💞
Allahdumillahi saxib adunka ijecel wa ihesta shukri Abdullah I I love u darling 😍😰nolasha farxad kunolow
Abaayo Sumaya subscribe igu sharaf xabiibty
Hees macan wlhi best weyan 💘🤙
Hees dareen Leh
Saxibtinimado
Waa hanti Aan Laheli
Karin my bro khadar Ibrahim khadar Keyow & Qamar suugaani Hees &Badh❤🇸🇴🙏
Qamar waa Cajiib Walaahi Videoyawdiisu 2 weeks 1 Million
Bal ila eega
Asxaabeey hayla dhaafina Liketa markaad aragto waxaan sheegayo
QAMAR SUUGAANI caadi maaha ! his voice is outstanding .
Alx wxn hyztaa saaxip ka adunka ugu fiican farxd iyi murugo ila qaybsada wlhi waligay ma ilaabi doono ismana lihi qof lamidaa dunida joiga Mohamed alkadir aadam waxd iitahy wax kastoo dunida korkeda yaal Alle wxn kabarya inaaynan kala dheeran waligen zhp frxr iigu noolow ❤❤❤
Waqtiga dadka kala kaxeeyo ani xitaa saasa dhihi jiray lkn maanta isma ma joogno lkn qalbiga by igala joogtaa
Qamar waxa uu kaga tagay keeyow turukayn,Cod cajiib ah balse keeyowna dareenkeeda ayuu wataa codkiisa macnaha ujeedada heesta ayuu la dareenyahay keeyow hadaad sidaa u fahansantahay fanka like ii saar
Qamar suugaani waa madaxa turukaynta🙏🏻😉
Keeyow Codkiisa waa unique wlhi hees kasta feeling uu ku qaadaa
Please hadii aya zaxiibnimada kugu weyntahay love dhac ku sii
Wlh saxiibada addunka manta ku haysto waligood ima so marayaan allow ii xafid hestaan way igdan thy 😍😍😍😍😍😍 afka adiga oo furin sxb aqriyi kara 🤩🤩🤩❤❤❤
Best hees wllahi
Khader keyow codkisu caadimaha 💥👊
Best song of ther year (yaa ila qaba midaaa) ✌✌
Aniga
Muslim hadii aad tahay like sar Gaal like kama rawo like lamaqnaaw 🤟
Ha iga sugin inaa saas like kuugu saaro 🤪🤪🤪🤪🤪
@@crushwine3443 Ana kula mid like sas kuma saar. Kaaly labdeena xaasidiin maa nahay😂😂 yaab 😂😂😂
@@minnicute2544 🤣🤣🤣🤣🤣 laga yaabee koleey aniga sas la iiga qaadi mayo lol
@@crushwine3443 bro you think like is what
Rubbish and
Khadar keyow ft Qamar suugaani lipaxyo waa idiin amin sanhy❤🙏🙏🙏🙏
Waligey saxib ma yelanin lkn hada radina qofki aniga cml aah like ha isaro
Two talented young stars of Somali music
khadar nin weyn aa ku hesayo wllh khadar waan ku tagera wllh wllky
Inta qamar sugani wadata like dhac igu siya 😀💋👏🏽
I'm from cabudwaq i don't understand somali lakin wa jeclaha fananitaan😂😂😂😂🇸🇴💪♥️✌
😂😂😊😊😅😜😝👌👌👌
@@ahmedjr7902 subscribe igu tuur zhp qali
2020 baa laguu jiraa sxpkuna waxuu noqdey cadowgaaga kuwaad 🤷♂️lkn lagayaabe dad inay leeyihiin put keep going 😍
saxibku waa midka markasta waxkusheega balse kuna wanajiyo kunana fahmi kara waxa qalbigaga kujira balse sirtada aan baahin (one love to our best friends marna ah walalaheen❤️🔥🔥)
Waah waaah Alla maxeey hees Tahay, Keeyoow Iyo suugaani Afkiina Caano Qaboow, Y3A Gacmahaaga Alla ma Jaro one Lovr.💕💕💕
It's so hard to find a true friend 👬👭 and if u fnd one they will be ur side during hard time, the happy 😀 time 💗 so if u have don't let them go💗 one love for all de true frnds 💗💙💓💕💘👏👏👏👏👏👏
So true sis I have one
@@wownice393 stk to it OK 👏
That's true
@@wownice393 subscribe igu tuur pro ku taaageeraaye
Wow hees dareen leh weeye wlhi inta sxpadood dalshisheeye kajoogaan lkn aan sinaba kukala maqnaan like me 😭😭
like dhac igusiii waa first day aan like idinwaydiisto bal waan tijabinyaa waxay tahay liketu e 😂😂
Khadar keeyow Caadi maha M.a allah wllkey mcn 🤕❤
Heestan hadad kuso ceshatay daawashadeda like igu qabo👍
Masha Allah saxiib tinimadu wa sheyga aduunka ugu qaalisan waxana daremikaro qofkii saxiib kiis ey iswayen mudo badan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭🤩💪🦁🦁💞♥️♥️💋💋💘👌👍🙏🙏🙏🙏🙏
Zxp subscribe igu caawi
Sticerkan buluga maxad ka waday
Laboo nin oo cuud macaan noolaada 👍👍
LYRICS
Saaxiib Ujeedada Aragtida
Wadaagtaan Guul Kula
Agaasima Abid Waa La
Dhowrtaa
Afka Adiga Oon Furin
Saaxiib Akhriyi Kara Uurkiyo
Sarbeebaha Sidu Kuu Ahaadaa
Adna Loo Ilaalshaa
Saaxib Anfici kara Aayaha
Dambeetiyoo Arin Kula Tusmeyn
Kara Fikir Kula Asteyn Kara Is
Ogtiin Is Eegtaan Isna Aamintiin
Baa Ifka Loo Jeclaadaa
Saaxib An Eegeyn Wax
Sokoo Idlaan Kara Farxad
Kula Abaabula Lama Tiro
Abaalkii
Saaxib Ku Laab Ogol
Qalad Kaaga Aamusin
Arxan Kuu Difaac Galaa
Aqbalkeen Ku Xoojiyaa
Waa Loo Ogaadaa
Saaxiib dambe ma rabo walaah🤧
Heestan Markaan Maqlo Wxaa I Horyimaada Saaxiibkay Abdirahman Xasan Carab ❤
Laandheere Naalaye Axmed
Adigu Sxb Qaaliya Maku Xusuusataa