Kugu raacsanah aboow. Saan ku dheh gabadhwalba oo xiriir kuu soo bandhigata " No girl friend no problem"( chase your goals girls will chase you)advice ayay iga tahay
@@xakiimpoy8475 Walahi inad reer burco inad tahay cayda aad ninka kucayday ayaan ka gartay caydaa reer burco ayaa khaas ule waxa garan kara qof ku dhashay ama mudo joogay
@@XIKMADAMAANTAina-Haji maxaa guna reer burco reer hargaysa shiikh qudha wada dhalay waa wada gob ama waa wada gun waligibana sacad muuse ilbax wuu aha lakin kaftan iyo raganimo reer burco udaa quruxdana kolay habla sacad muuse waa habla geeska afrika ugu quruxda badan
@@rock_diamond9475 hhh Adeerkay Aaan Cidiba Iga Xigin Oo Deegaan Iyo Dhul Kasoo Wada Jeedno Miyaad Iiga Sheekayn...Hadaa Dee Bal Naarta Iyo Janadana Cida Galaysa Inaad Ku Jirto Bal Iiga Soo Sheekee Dhul Aanad Waligaaba Arag Ba Waadiga Ka Sheekaynayeee...?
14:50, findhicil ku lahaa :D waree geeljire waxaa la adeegsadaa marka saacada suunkeega biinka laga saarayo si suunka loo badalo hadduu saan ama caag yahay, haddii uu biryahay-na si loo yareeyo silsilada suunka oo biraha qaar looga dhexsiibo ama suunka dhan-ba loo badalo. Ilaa iyo goorma ayaa bir lagu findhicilanjiray ninyow? Jakaarta-na uu kugu raacsanyahay isagna :-P Soomaalaay ninkan fariintaydan ha loo gudbiyo inta uunan islaantiisa ilkaha birtan kaga gurin :(
Hadaad Nabi Mohamed NNKH Jeceshay wall Like saar ❤️
scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
scw
Peace be upon him
@@togdheeraawi5040 9uù⁸U⁹9okselieepeiei8
Anoo jecel bann ku saarayn wll 😂✋🏿
ku Saliya xabibkeenah Muxamed Scw
SALALAHU CALEYHI WASALLAM ❤️
صلی الله علیه وسلم صلی الله علیه وسلم
Scw scw scw
Salalahucalahi wasalamsalalahu calahi wasalam salalahu calahi wasalamsalalahu calahi wasalam salalahu calahi wasalam
Scw scw scw
Reer Somaliland waa Funny iyo Dad Nasaba ilbaxa 💚❤
Anoo sidaasa iyo anigo sidana
Ni salamay duriyadii hargeisa from Boorama
Hhhh aan kula kaftame wllo anu chanel walbah oo an daawado adna waad daawata oo comentiga kujirta yaaab
kkk kaaqaadnay wll
Kaaa qaadnay wll
Waanu Ka QaadneY reer boorama CiLmigii
Somaliland
Aar sakariyow Hargeza iska joog niO inmada shidan aan indhaha ku doogsane ALa wayo way Hargeza igeeya Qudhacyadii BurcO waan sanifee❤❤😂😂
Ala inader inaga xishood Inamadayada Reer burco waa Qurux iyo fony wada socdee🤣🤣
Anniga Kugu So Dhawaynaya 🥰🤣
Gaadhiga ka soo raac 😂
😂😂😂 no kaaly wll anaga inan shidan kugu daraynee
@@dahabo319 Aniga igu Daar wll😅😅
🙏Reer somaliland walaalo qalbi wanagsan oo aan jeclahay🙏🤲❤️
anaga ka daran sidaanu ku love sanahay
@@rockgentlemen9228 😂
Reer Hargeisa waa dad goba wlhi💚🤍❤
inta videoga ka heshay ilahay dartii ilahay wax xun idinma tuso like
Rer hargaysa 💛🤍
Wan ku salaamay geenyo happy valentines day ❤️❤️
Reer Hargeisa Iyo Jacaylku Waa Zidaa🤞😍💯
Waaaw reer hargaysa gobtii💚💭❤
Max goba wa guntii
@@warma1422 ka xunta
@@warma1422 UF ISKA MAQNO
@@warma1422 kkkkkk adigu waad hinaasaysaa xataa hadii gun nalagu yidhaaa.
Viva hargaysa
So, be single forever and enjoy your life 😁🤟
U're biggest idiot of th earth
Siigo kudishee nag radso🤣🤣🤣
Subscribeta illahay haydin barakeeye
Kugu raacsanah aboow. Saan ku dheh gabadhwalba oo xiriir kuu soo bandhigata " No girl friend no problem"( chase your goals girls will chase you)advice ayay iga tahay
@@Ayeeyo912 appreciated🖤
Dadkygiii reer Hargeisa one love dhmnten
Alla WAxa laso qabty xadaarigii fulyga ahaa 😂😂😂
😙😙😙😘
Waar garacaasi kulaha miigeeniyo pran mango ayn uqaadi laha fanaanka wn slmya🤣🤣🤣👋🏼
Barnaamijkii gabiley uu tagay jakartana wuxuu qaaday biyo sifeeye 😂😂🤣😅
Reer Hargeisa wax kale waar waan idin salaamay asxbey
War sakariyow adna pinned igu qabo zxp,😍
Hablahu Pizza jecel yihiin kadaaya harakooga iyo garawga kkkkkkk
Qof aqli leh baa fahmi kara dee wllo usheeg
Alla maxan u xiisay magaaladi hargeysa cadee, ALLAW noo xafid dalkeyga iyo dadkeyagaba, ALLAW dhawr Somaliland🤲🤲
Ninka heesta mcaan ku dhufaty sooka intii daba taagnaydna la jiibisay 🤣🤣👏👏
Wnku salaamay sakariye jakarta✋
WAA reer BoramaH😄 cawaale ciyaalkii Borama
Ciida Gale iyo GeeL😆😆
Inamada rer hargeisa iyo kuwo burco kuwo hargeisa qurxoon yaa ila arkay kkkkk
Kuwa borcana raganimo udaa😂😂
Runtaa waye maca hadalka😂😂
xaqiiq weeyi
Qurux iyo raganimo la iskuma helo
@@xakiimpoy8475 Waxan Day Mesha Ma Dumar baad Ku Argtaa Cadi Iska Dhig
I miss my home city Hargeisa 😎🥰
Reer hargeisa waa wada fanaaniin wllahi
Mashalah Hiigsi gifts is a special company, and the owner Sakariye is the best, his customer services is amazing 😻
12:55 wiilka soo galay waa ragged nin Ciid galle aha gobnima ku dhan😍🤗😂
Kkkkkk inanka ciidagale aye ug fiican wayo hilib geele aybu kusinaye viv sandalada 😍😍😍😂😂😂😂
Qabyalada Iska da
Birahaad u garaacday inta ku qososhay ismuujiya 😁😁
Hhhhhhhhh wllhi waqozol
Ismuujiya inta hablaha casho u qaday 😊 .
Hadyada Dadkii Loogu Tala Galey Umbaa La Siiyey 🤣🤣🤣 Si daacada Hadyadaha Uqaybiya
Hargysa inamdodu way nuurayan Burco markn wiilashoda arkna meelbn ka naxaa🤣😂
🤣🤣🤣🤣
Maahe Hdaa maad nlzoo xidhidhd 😂
Inamad somlyed waa same
@@abdirahmansulub8659 wn oghy wl qli😊xaga cawl naanta unbn sheegy😁
Salma no nxariis😂😂😂
🙏Lkn 14 feb waa xaaraan markii diinta islaamka loo fiiriyo plz iska daaye❤️aniga waan kamid ahaa lkn ilaahay dartii udhaafay wlh👌
Reer hargeisa waa wada boodhari miidhan
Dumar waad is maqalysan car lacag siiya raga🤣🤣
Kkkkkk ma run baad ka moodaysaa wllo waa inta reermiyiga ah inta leh dumarka lacag masiino way siiyaan way is adkaynayaan
Sakariye jakaartow sxp sare wn kula socdaa from muqdisho .
Lkn amaa muqdisho imaane pro
Imisa qof ayaa ramadaanta daawanaya
Legend from hargeisa ❤
Wale dadkan wankuheysta❤️ single lives mater 😁😁😁
😂😂😂
Reer hargeysa waa funy wllhi reer burco bikh
Tii hoyadaaa gudey waz
@@xakiimpoy8475 Walahi inad reer burco inad tahay cayda aad ninka kucayday ayaan ka gartay caydaa reer burco ayaa khaas ule waxa garan kara qof ku dhashay ama mudo joogay
Gun weeyi reer burco bal eeg wolsha sacad muse ilbxnimada iyo qrxda
@@XIKMADAMAANTAina-Haji maxaa guna reer burco reer hargaysa shiikh qudha wada dhalay waa wada gob ama waa wada gun waligibana sacad muuse ilbax wuu aha lakin kaftan iyo raganimo reer burco udaa quruxdana kolay habla sacad muuse waa habla geeska afrika ugu quruxda badan
@@XIKMADAMAANTAina-Haji kuwani waa ciidagale maaHa sacad muuse😂😂
Jakarta hargeisa kuso dhaweynayna zhp
Reeer hargaysa gabdhaha hala siiiyo lacagta bakhaaylinimada daaaya
Is it me or everyone on this video has a great skin??!! Damn what’s they’re skin routine Mashallah😳
Vitamin D .... luv
@@leeclass1089 I miss my homeland😭 the beautiful sunlight, the fresh smell of nature, rainy nights and days
@@hanajrde4924 their skin routine is youthful full of vitamins
@@iamproud7936 I’m not talking about them having young skin I’m talking about them having smooth skin and I want that thank you
@@hanajrde4924 I know but young people always have smooth and beautiful skin coz they had full of what they call collagen
Inamada hargeisa bakhylnimda nagadaaya🤣🤣🤣🤣
Hhhhh
@@aliismail3472 harakoo daawe iyo garow side nidhaahna 🤣😂😂😂😂
@@ifraahahmedmuhumed6759 wey kaftamayaan ee aden ninteen ice cream waxa waxa loo furay in lagaga raysto harakoo daawaHa
Waar sakariyow intanad hargeisa ka tagin waydii shacabka reer hargeisa reaction kooda heesta sharma poy
Wlhi waligey waxan modi jirey iney ree burco wada xayramintaa iska yihiin lkn ninkan waan fahmay markey hargeisa iyo gabiley gadhey iley show mela dadka xayramintu fadhistanbuu tagaaa bal car wakase waxa dad shidan hargeisa jooga midh ka dhex arag qof ishu qabato 😂😂😂
Kulahaaa Nin Ciida Galaaa Baan Ahoo Hilib Geel Baan Uqaadi 😂😂😂 Ciidagale Jacaylka In Lagu Yaqaan Waxa Ka Marqaatiya #Cilmi_Boodhari Oo Ahaaa Boqorka Kaliya Ee Jacayl Ugeeriyooday Oo Lawada Ogyahay 🙌🏻🙌🏻🙌🏻😂
Boodhari TB bu u dhintay madama u foorno ka shaqayn jiray uumiga dabka dilay
@@rock_diamond9475 hhh Adeerkay Aaan Cidiba Iga Xigin Oo Deegaan Iyo Dhul Kasoo Wada Jeedno Miyaad Iiga Sheekayn...Hadaa Dee Bal Naarta Iyo Janadana Cida Galaysa Inaad Ku Jirto Bal Iiga Soo Sheekee Dhul Aanad Waligaaba Arag Ba Waadiga Ka Sheekaynayeee...?
Rag Hadli Kara
Hiil Gali Kara
Hoodana yaqaan
Hoygii Fankaa
Dhaloo waa wada awlaad jacayl lagu dhalay
Viva #Duriya ❤ #GobolkaRaga 🤴
Ar waa Xadaarigii Fulayga Ahaa 😁
Hhhhhh sakarie jakarta wanku slamaya zhp jacaladiina wad nagu dirtee😁😁
Awlaadul caasimah😃
Sharmo boy so waydi maxad u argta inw yimado harges hee harges
Liiinta liinta weeyasn jawabteedu
@@albertoyahya 😂😂😂
Waa LA xidhayaa niyaw 😂😂😁
Fanka wa somaliland wlhi❤❤💥
Hilib geel viva ciida gale 😂
Hoyada janada alle hageye ee subscribe isaar wll
Waan ku siiyay
13:17 CD Hilib geel 😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄😂😂😂
Niin rageed😂😂😂😂😂
Isaaqow xarafka DH..ingiriiskii xitaa waad ladabagasheen "Happy foodhiin February kulaha..nagadaaya cayaarta .kkkkk .intaasina waa kaftan un
Ok😁
ENGLISHKU CILMI MAAHE WAA LUUQAD
SIDAASO AY TAHAYNA NOOCA AYNU DOONO AYEYNU U HADLEY A😂
@@ahmedtarax6912 nooca ad doonto uguma hadli kartidee luuqada dadkii lahaa udaaya..indha adeyg weeye in ad luuqad dadeed xarfaha ka badashid kkkkkk ..waa kaftan saxib
@@URvimezbal amuurtan ee Hada maxad Tahay Qolada u dooda Xuquqda englishka
wlhi wa funny dad kan 😂😂😂
Masha allh sakariye jakarta nin karti badani kamuuqato guulayso wll
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😂😂reer burco cudurki idin qaadsiyay camerad werar
Waa reeer burco kuwani
Halkii istaankii hore ee burco ayay izku ururzadeen
Saldhiga new hargiesa agtisa 😅
Waar Minnesota meel walba inuu joogo inta ila aragtay like ku qabo
Wadankii somalia pizza 🍕 middle ayaah wax ka ah oo dadkii oo dhah wax weyn la ah 😀
Reer hargaysaa I’m on the way ❤️😍
Same wallahi
waar ninkan aad waraeysatay waxay u badanyihiin niman aàn nololsha iyo jacaylla aan fahansanahay waaa maxay kkkkkk nimanka arikooga la wàreegayaaa
Sax
Dumarkaad U Ladantehee ILAHAY Haku Barakeyo🤣🤣
Anaa yaabay caadani in imika laga baaxy muuna ogeyn muu king cafe geyo iyo cali jirde
Ninka cidagale ee kun dollar bixiyay wlahi reerkasi wa faxalin
Sakariye Jakarta ❤️🥰One love HargeisA❤️
War rer hargeysa iigeya ilhy heynadayo😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
Iska Kay Yeel yeelate kulahaa 😂😂😂😂👌👌
Hhhhhh
Ninyaw inantaa bisada dalbatay inanta kadanbaysa ayaan kahelay wax walbana way istahishaa wayo so horjoogsideda malyuun hibo lasiisan karaa oh oh yaa isiiya tolow
Skriyow hadi argto qiralkayiga love saar
I love 💕 Somali weyn meel kasto aad joogtiin
Ree hargeisa wax walwaln
inanta mango lagu bartay hees cusubba dawaha kusaran
Miss you hargeysay ❣❤💝💋
Waah waah bran mango inankazi
Waa heesey waligey naag lacag masiiyen nio
Zakeriya wuxuu wadaa maanta Mashruucii Reer Galbeedka dadka lagu fasahaadinayey
Sakariyoow reer hargeisa waa fani ee ku soco barnaamijyo kalena kasoo duub
Wadanqaqiyow Somaliland wadnahayqiyow Somaliland i love you all 💚💬🖤 my homelland 💕💞
Alla maxa dumar harakoo laga dhergiyay calool xanun badana🤣🤣🤣🤣
Harikoo Dahabiga Ayaa Malaha GabdhiHi Caasimada Ka wacnaadey hhhhhhh
Wlhi raGii saxda ahaa lama wareysan _____waxa hbeenkii magalaDa jaamka ka dhigey waa nin iyo naag wada socda oo soo cashaynaya
🤣🤣🤣
5:55 biyo sifeeye ninkii qaaday inuu yahay inta xasuusata like imikana ma mango ayuu keenay 🤣🤣😅
C/kariin Mina soota hadl yahyn 😂👋
Waan idin slmey anoo saasaaa 👰reer hargeysa from Germany 🇩🇪
sakariye nin heesta dawoy dawo cafimateey qaadey maxaa nasiibkiisa ufiri weydey oo uku dari weysey waxaas oo kale qalad pro
Sakariyow zxp new hargeisa kallay pro
ree hargysa iyo ree burco harakoo bay ku naax naaxeen wad idin salamay reero harakoo kaftan.com 😅✋
Guulaysatay. Good luck ❤️
Raga reee hargaysa naga cilmi badan nagaha ayaga lacagta ka qaada
Ninka 380 kusiiyey waa nin waxkalena kaa helay hahah nini lqcagtaa bilaaash kuma bixin wuuu dhandhanaansaday balaayada 😂😂😂
😂😂
Sxp miyuu wasay bay kula tahey??
Inanta ka xishod
Jacaylkii oo lacag isku badalay.
Ciyalkaan u qaybinayaa😂😂😂
Sakariye zhp markad dadka su,aalaha gifte lo gudbayo maxad zanka u tabanaysa😅😅😅😅😅😅
Welcome HARGEISA
ALALAH DARTIISA #SUBSCRB ISAAR WLL MCN🙏🙏
Reer hargeisa laydin ku dhufay😂😂
Nio jikarto vidéoyada pls soo jarjar [10-10 minutes [ksooo dhig wayo adna janis io qiimo ayaad ka helaysa pro, wakhti dheerna mahyo wanan ku tagera pro
Anoo Saana io Anoo Sidana io Ano sidaaza wa ini Salaamay✋
Sakariye soo dhowow mudane...xaafado kala duwana àad ..inaan mid uun ku kulanana waan rajayn
Haplaha lacag doonta cuncunta huzh
Harakooga waxaba iyada kulahaa 😁😁😁
HooY Jacaylda Dahabiga HaLo BadiYo 😂😂 dahabigu waa HarakooGa
Reer somaliland gobti leyga beerey so funny😅💚🤍❤
14:50, findhicil ku lahaa :D waree geeljire waxaa la adeegsadaa marka saacada suunkeega biinka laga saarayo si suunka loo badalo hadduu saan ama caag yahay, haddii uu biryahay-na si loo yareeyo silsilada suunka oo biraha qaar looga dhexsiibo ama suunka dhan-ba loo badalo. Ilaa iyo goorma ayaa bir lagu findhicilanjiray ninyow? Jakaarta-na uu kugu raacsanyahay isagna :-P
Soomaalaay ninkan fariintaydan ha loo gudbiyo inta uunan islaantiisa ilkaha birtan kaga gurin :(
Hahahah walleee waad u sheegtay
Hargeisadaydi🥰💚💭❤
10:54 wiilkaa gadaal jooga dhib badanaa sxb macane dheesha ciyaarta ka daa😂