Qof walba hadu yiraahdo action falcin same Asaga laftirkisu wuxu so gudbinayo So denbi kuma ahan qayb baad ka Tahay cimraanow waxan qaaqawan Is fuushan denbigoda bulshada ku Daawanaysana haw so gudbin waxan Xun ee faaxishada ah waxa ku fican Inad qariso shoocaac saar ama haba So saarin kuwa xun xun hadadan Dayn karin ka hadal un bis ha so gudbin video yada anshax xumadaa Ilaahay ka cabso o si dhaba uga cabso Maanta wa aduunyo birina wa Aakhiro wax walba wa lays waydiin Maalinta qiyaame e qof walba so Sameeyey aduunki intu joogay Alle Aya la hortagaya subxanallaah
Salalahu wacaleyhi wasalam 😢😢😢😢😢❤🎉
Laakaha isku xishoo oo waxaad qoreeyso ka fiirso
Subxaanallaah
Tan arsaaqad dhaanta ilaahay haku siiyo laakaha adigoo gaboobay iyo waxad soo dhigto isma laha
Amiin
Cimraaan ilaahay kaxishoo irzaaqada ayayna meelxun kaagalin bal waxan aad soodhigtay fiiri
Salallaahu. Calayhi. Wasalam
Salallaahu. Calayhi. Wasalam
Salallaahu. Calayhi. Wasalam
Salallaahu. Calayhi. Wasalam
Salallaahu. Calayhi. Wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
الحمد لله
Illaah ayaan ku mahdina illaaheyga igu asturey يا رب لك الحمد ولك الشكر
ilko hadi lagod godo gudhun ba kayimada maha sida ee wa dhidir xabalo goda gudhun buu ugu dhadhaca kkkkkk 😅
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salalaahu caleyhi wasalam
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
Subxaanallaah
❤❤❤
Salahu calayhi waasalam ❤❤❤❤
Hudo amuun waa wax dhimtey oo aana xishoonenin waa binti fi suuq waxaa ka daran huda cimraan oo shaqo ka dhigtey umdan ilaahayow soo hadee waxaa lagu jiraa wakhti xun.
Omg
Cimran. Kenya waa meel fiican ee. Soomaalida qaarkoda ayaa dad xun ah
waay0 aad uga sheekaynaysaa iminka bisinka ilmahaaga aabohood baad caynaysaa
Yaa raaabii
Scw Scw scw scw scw
Waar illahy hadad ganayso miyaad xumaanta dadka reaction kabixin lhayd malaha inaad wacdi noo sheegayso ayd ismoodaysaa
Subxanallah
Salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam salahu celeyhi wasalam 🎉❤❤❤
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Hal mar aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw scw scw scw scw
Muniiro iyo fartun in ay sida sameyaan ma fiicnayn view wax ba ma tarayo ilma meesha jooga qofkastana wax ayu tabanayaa hadi aan 2 badodaba waraysano
Anigu waxaan ufahmay gabadhaan in lasixray lagana faa iidaystay waana dayac gabdhaha somaliyeed o dhan haysta subxaan allaah 😢
😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
Wcs wr wb wllkey cimraan
Huda International Airport 😂😂😂😂
INA WAA NISIID AYAA KA FICAAN CAAYDA
Waaa dad iska caqli xun waaayo dadka ayaaad IA baraysaaaan😢😢😢😢😢😢😢
Kenya weysixirbadantahay benmaha 17 ayaan daganahay qisoyinbadan ayaa igasomaray
Dadkaan anaga miyeey nawaalayaan? Guurkayga waxbo ma ogayn kulahaa😂 waryaada wareeriso hanagu xirina, Subxaanka🤔
Fear Allah, and stop your ignorance. Kenya is not a 'jiin' country as you put it. The people who came to Kenya brought their jiin and sixir with them.
Hudo Hilton Hotel 👀
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Arsaaqad kale miyaad wayday nin wayen ayaa tahay
Armu fuuq-burala u kala tagey xiska war sificaan u waydiya wa macqul dhibkas hadi ay idiin shegtay gabadhi
Subxanllh acdubilh acdubilh subxanllh subxanllh acdubilh acdubilh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh yaab acdubilh acdubilh acdubilh
Waad khasartay
Malyuun maanka tii illkaha jabjabsaneed ee iidoorka dabada u dhaqi jirtay
Uff Uff
Sheegadaan waxaa kamid ahayd inay mar kala hareen kadibna sideg dega uguursaday ninku
Wàa beenteda qof maskaxdeda jogin see lomehersha
War isku xishow bisinka ilen ilmaha heysa abahoda wax aad ka sheegto ma ahan hadhow ciyalka da fiirsanayo
Asc cinraanaw wan kudaa wadaa dadra dhaqanka xun honoosoogalin
Subxanallah Huda amuun Waa saqajanad
Laakaha ma ogtahay in uu hadana raadsanaayo mid kale ayuu ku sameynayaa
Naagtan nacnaclaynaso yaaudirsaday waxan aykasheekaynayso
Dadka qar maxa kaqaldan nolasha laso dafay kadlayan fiyuska ma ka galay hadii la kala dago waba damatay xaqa allaha nanuso
Samaxa notusty
Huda si adag uuga hadal inaay fadaro tahay wad ogtahay oo xishon uf dhe
Bahalahsu cayaynku wu idhibay maxan sameya?
Qof miyar aan laheen maher ma qabtaa
Ayada maalin dhawayd cadaysay in aan la qabin
Adiga nin wayn ayaa tahay waxaan fusuqa maxaa ka hesha wax is dhuuqa iyo wax is fuula oyee waxaa ka hesha. Cebaha muslimka mala faafiyo
Conwaanka aad ku soo qortay waa 👎👎👎
Qof walba hadu yiraahdo action falcin same
Asaga laftirkisu wuxu so gudbinayo
So denbi kuma ahan qayb baad ka
Tahay cimraanow waxan qaaqawan
Is fuushan denbigoda bulshada ku
Daawanaysana haw so gudbin waxan
Xun ee faaxishada ah waxa ku fican
Inad qariso shoocaac saar ama haba
So saarin kuwa xun xun hadadan
Dayn karin ka hadal un bis ha so gudbin video yada anshax xumadaa
Ilaahay ka cabso o si dhaba uga cabso
Maanta wa aduunyo birina wa
Aakhiro wax walba wa lays waydiin
Maalinta qiyaame e qof walba so
Sameeyey aduunki intu joogay Alle
Aya la hortagaya subxanallaah
Boqoradii meeday
Bisinka hudo bye xishood Bari ayaad ka timi wixina ha idin asturnadaan bisinke
Beenta dadka nolosha hadeyba waxka naaqusaan dhahaayan waala i sixray uf yaa idinka yeelayo
@@AminaJele kkkkkkkkk
Subxanalah