App Cajiib ah 😂😂 👉 : Is tijaabi in aad Guled Simba ka cod qurxoontahay 😂😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • App aaan inaba cadi aheyn oo aad ku qurxin kareyso Codkaaga .
    Ka Degso app ka Xaggan hoose :
    play.google.co...
    Plz Channelka Subscribe Saar Like and Share Thanks Dhamaantin.

Комментарии • 115

  • @jibriilissetube7177
    @jibriilissetube7177 4 года назад +5

    Toos toos maahin sxpow
    soomaaliyeey toosoo
    toosoo isku tirsada`E
    hadba kiina taag daranee
    taageera weligiinee
    ✌✌

  • @hafidhshujaa1536
    @hafidhshujaa1536 5 лет назад +3

    KKK ejo kulaha mesha echo kkkk

  • @sagalubax
    @sagalubax 6 лет назад +15

    😂😂😂 echo cod ma qurxiyo

  • @ahmedtarax6912
    @ahmedtarax6912 3 года назад

    Mahadsanid walal
    Aqoontada dad ayay anfacaysa
    Adiguna waad ku mahadsan Tahay
    Goor aan u Baahna ayaad iiso dhigto

  • @MaalinShow
    @MaalinShow 6 лет назад +8

    Echo ma cud ayuu qurxiyaa? Waxa loogu talagay inuu cod kale amma shanqar codkii aad duubtay dul dhigo!
    Echo hadda cidina ma is ticmaasho xilli la xiiseeyn jiraysa waa ay jirtaa.

    • @wacdarogroups
      @wacdarogroups  6 лет назад

      Mohamud Maalin qurxinta lagu shegayo eebow waa shanqarta codka la gadaal yereyso Tnx Alot bro

  • @user-ek3rt7gk7w
    @user-ek3rt7gk7w 6 лет назад +1

    Asc marka koowad aad ayan kaga mahad celinayaa sxp MCN waxbadan ayaan radinaayay abkaan alaha Ku garb galo sxp halkaa kasii wad aqoon faa fin taada

  • @mahamedali.5182
    @mahamedali.5182 5 лет назад +1

    Walhi zxp wax badan baan ii faidaysay aad bad umahadsan thy. Thanks.

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 6 лет назад +7

    Hhhj Filin hindi camal marku Atooraha xanaaqo oo kale codkayga iigu soo noqnoqday hhhh hal mar ban dhibsanaye 2 iigu noqday

  • @isbedelkahadafka4158
    @isbedelkahadafka4158 4 года назад +1

    Brother keep going insha Allah

  • @shamsadiinawbaac460
    @shamsadiinawbaac460 3 года назад

    kkkķkkkķ sxp heestii soomaaliyey toosooy dhulka la dhacday zxp 🤣🤣🤣🤣🤣xaqeedi kaaga fadhinaa

  • @carafaatcumar3194
    @carafaatcumar3194 6 лет назад

    Ok zhp aad ba UmhdsnThy App kan wa Top lkn zhp Mala share green kra sida qof whts apk mawga diri kraaa codknn aaan duuubay mhdsniD?

  • @yoitsstory-time7860
    @yoitsstory-time7860 4 года назад +1

    Atoorayasha heesta maqaadan ee waa loo saara 😂😂😂

  • @tigerabdul8087
    @tigerabdul8087 3 года назад

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhghhhhhhgghhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhghhhhhhhhghhhhhhhhhh

  • @Hudson_gamer3
    @Hudson_gamer3 5 лет назад

    Pro shout out isame iam the first

  • @Xaamudcosmatics
    @Xaamudcosmatics 6 лет назад +3

    Sxb wxd inoo soo diyaarisaa sida codka iyo musiga loo kala saaro

  • @xuriyamaxamed1009
    @xuriyamaxamed1009 3 года назад +1

    Wan baxay meshas ka wardonah😂😂😂

  • @fadxicabdi5273
    @fadxicabdi5273 6 лет назад +7

    Somaliyey tosto meshu maha ee waa somaliyey toosoo sas weyi xamarow af-somaligu muunigu adagyahay nio afsomaliginu waba khalad nio yaaaaa!!😅😅😅😅

    • @wacdarogroups
      @wacdarogroups  6 лет назад +4

      Fadxi Cabdi walal ma qur'aan baad iga saxeysaaa . Wuxu Sow Hees maaha. 😂

    • @fadxicabdi5273
      @fadxicabdi5273 6 лет назад +2

      Ok wayayhay zxp😅😅😅😂Inkastoy hes qaran tahy oo marka laga rebo musica ayna ahyn xaran ok wanad ku mahadsanthay videogan zxp wanka faide 👏👏👏👏😂

    • @jalaatovlogs4495
      @jalaatovlogs4495 6 лет назад

      😂😂😂😂

    • @baahiyechanel6550
      @baahiyechanel6550 6 лет назад +2

      adiga laftirkaa ayaa khaldan ina adeer muu idinku adagyahay dheh muunigu maaha hadaan reer mudug nahay waa inaan labadiinaba idin jeekimaa

    • @saylicisheekh1201
      @saylicisheekh1201 5 лет назад

      Maxamed Xuseen iyagaba adaa ka daray lol

  • @techamcchannel4913
    @techamcchannel4913 4 года назад +1

    Thanks the important is the lesson not the music thanks again sometimes the people see other side no matter!

  • @hassandek
    @hassandek 6 лет назад

    Kkkk somaliyey toos toos kulaha ciyaal xamar hadaanahy dhaqan celin afka somaliga ah ayaan u baahanahy

  • @anjlinajulio9709
    @anjlinajulio9709 6 лет назад +2

    codkada qurux wlhi

  • @simankaarshe-vt2dk
    @simankaarshe-vt2dk 7 месяцев назад

    Wcs

  • @anfacaragsan3742
    @anfacaragsan3742 6 лет назад +2

    magacisa

  • @qowlsametube970
    @qowlsametube970 6 лет назад

    Wr nio beenta iska daaya waayo dee appkani maha mid sax ah ee waa been wuuku qaarabanaya ee wllo allaah si xalaal ah wax uwaydiiso oo beenta iska daa

  • @motorkacumar5085
    @motorkacumar5085 6 лет назад +2

    mansha allah zxp

  • @Abdifitahabtidoon
    @Abdifitahabtidoon 5 лет назад +1

    Sxb mesha waxba kuma hesid

  • @jamaalfarax3208
    @jamaalfarax3208 2 года назад

    Wcs wll mahadin

  • @Dhoola23
    @Dhoola23 7 месяцев назад

    🎉🎉

  • @walalkaweyn6419
    @walalkaweyn6419 6 лет назад +2

    Mansha allah

  • @hafsohonest1285
    @hafsohonest1285 6 лет назад

    Wll firi codka wax girgiriir u eg bawa ku furmanayee sideen oga baa bi iyaaa fdln jwb

  • @cabdirisaaqmaxamuudhuute9666
    @cabdirisaaqmaxamuudhuute9666 Год назад

    Wax laqurxiyay ma arko

  • @nimomohamed806
    @nimomohamed806 5 лет назад

    Codkaada maad sidaan ka dhigte dhagaha iga xanuun jiye codkaada

  • @shaficgaafaay9535
    @shaficgaafaay9535 6 лет назад +10

    codkeyga intan vedio ku duubo maku qurxin karaaa

    • @wacdarogroups
      @wacdarogroups  6 лет назад +1

      Haa captan waayo marka hore Audio ha qurxiso video ga same kdbna kor saar

  • @Maaya265
    @Maaya265 6 лет назад +5

    sxb arrin ayan raba inaad iiga jahil bisixiso what's appka numbarkaga isii plz

    • @wacdarogroups
      @wacdarogroups  6 лет назад +1

      star tv +252617007085

    • @maymuunnuur1104
      @maymuunnuur1104 4 года назад

      Waakan 0618109005

    • @somaliachannal5442
      @somaliachannal5442 4 года назад

      @@maymuunnuur1104 Hhhh Yakuweydiistayna 😁😁😁Anaa kaa qadnaayo inkastoo laguugu adkeya🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪

  • @azmarjonior2912
    @azmarjonior2912 4 года назад

    M.a

  • @akofficial9110
    @akofficial9110 6 лет назад +3

    hhhhmmm waxan may atoorayaashu isticmaalan nio atoorayasha iyo fanproj yaanay idin xidhine meesha ka qaada

  • @kabtanbasso2585
    @kabtanbasso2585 6 лет назад

    Heesta erayadeeda si saxan ugu dhawaaq,
    SOOMAALIYEEY TOOSOO
    TOOSOO ISKU TIIRSADA 'E

    • @wacdarogroups
      @wacdarogroups  6 лет назад

      Qur'aan miyaad ibareysaa sxb waa adiga iga saxayee hhhhh scml

  • @muhsinjb7467
    @muhsinjb7467 6 лет назад

    Sxp Arin ayaa iheysato marka hadad iga cawin karti isii Facebook gaga mase Snapchat ka adoo rali ah

  • @mahamedwardi2996
    @mahamedwardi2996 6 лет назад +1

    Mhdsanid wll

  • @c.naasirxallochannel173
    @c.naasirxallochannel173 6 лет назад

    Waa runtaa sxb qali

  • @marsho252
    @marsho252 5 лет назад

    Nice good

  • @aliabdallahussien8668
    @aliabdallahussien8668 6 лет назад +1

    mhdsanid

  • @AhmedAli-eq5hh
    @AhmedAli-eq5hh 6 лет назад

    Sxp iphone mid lagu isticmaalo isheeg please mahadsanid

  • @MuxiyadiinMaxamed-fg7rw
    @MuxiyadiinMaxamed-fg7rw 6 месяцев назад

    😢😢

  • @cj6078
    @cj6078 5 лет назад +1

    Mahad sanid bore usoco

  • @wiiliskaako5875
    @wiiliskaako5875 6 лет назад +2

    somaliyey toosto ma ahn tooso waaye

  • @HORMASABDIJAMAC
    @HORMASABDIJAMAC 6 лет назад

    maashaaa alaaah waan kahelay macalin

  • @somaliancientegyptian
    @somaliancientegyptian 6 лет назад +6

    Malaga helaa App Store ?

    • @wacdarogroups
      @wacdarogroups  6 лет назад +1

      Haaa Sxb wa laga helayaa

    • @iaw2401
      @iaw2401 6 лет назад

      Waryaa & Abdi
      Midka fican ayad ka heleysa cml

  • @fadumoaxmed8661
    @fadumoaxmed8661 Год назад

    Tnx

  • @252soomali
    @252soomali 4 года назад

    wll wuu diiday zeve karaynda

  • @Boqorx77
    @Boqorx77 4 года назад

    Saxiib cod aaleedahay we fanaan noqo

  • @TOM-be5dn
    @TOM-be5dn 5 лет назад +1

    Sxb sidaada kale cod qurxontahay masha allah

  • @mohasaid
    @mohasaid 3 года назад

    iPhone ka malaha Miyaa appkaan

  • @mohsinbashir2902
    @mohsinbashir2902 6 лет назад

    War heestu waa kaa qalad

  • @vjabdalianodiolol9255
    @vjabdalianodiolol9255 6 лет назад +2

    Codka effect giisa mabadalikaraaaa

    • @ARaggeh
      @ARaggeh 6 лет назад

      vj Abdaliano Dí olol Sxb Malu fahmin ma waxa doneysa effect Uusan App ka wadan

  • @walalkaweyn6419
    @walalkaweyn6419 6 лет назад

    Mahadsanid wll qaali ah

  • @saydcumar9098
    @saydcumar9098 6 лет назад

    sideen video u dul sarayaa marka

  • @cadcedgalbedProductInsight
    @cadcedgalbedProductInsight 4 года назад

    Hesta Gulled simba Jana Dunya Tijabi codka
    ruclips.net/video/v7gAz7tfN88/видео.html
    Iyo Hodan Abdirahman niyada an kawada jogna

  • @kingsaasboy7283
    @kingsaasboy7283 4 года назад

    Masha Allah sxp

  • @jamawaddandhegojuun6297
    @jamawaddandhegojuun6297 6 лет назад

    Waxba kuma hesid mesha

  • @mohmedali4948
    @mohmedali4948 6 лет назад

    Heestaa ku duubay anu ka boodnay awalan ba

  • @khaaliddayib156
    @khaaliddayib156 6 лет назад +1

    codkaan duubay isma sevegaraynayo maa ka siya tollow

    • @wacdarogroups
      @wacdarogroups  6 лет назад +1

      Khaalid Dayib bro calamada xidigta ah tik saar kdbna calaamadaha 3 dhibcood ah ee qeybta kore ee midigta ah kuyaala kudhufo .
      Kdbna ROCORDING kudhufo.
      Kdbna CODKI AA DUUBTAY kudhufo.
      Kdbna CALAMADA MEMORYGA U EG E QALINKA KUXIGTA KUDHUFO.
      KDBNA telfonka Restart u dir o dami e shid kdbna Codkaaga wad heleysaa insha Allah

  • @xamdiaadam6426
    @xamdiaadam6426 6 лет назад

    Linkika noosoo dhig

  • @cadekacade5857
    @cadekacade5857 6 лет назад +2

    Banaanka ma usoo baxaa

    • @cadekacade5857
      @cadekacade5857 6 лет назад

      Banaaka ma usoo bixin karaa sxb

    • @wacdarogroups
      @wacdarogroups  6 лет назад

      Cade Kacade mobile Ka maku save gareysan karaa miyaad kawadaa bro

  • @foosicabdiahmaan
    @foosicabdiahmaan 6 лет назад

    kuma famin zxp

  • @seraptaacade7616
    @seraptaacade7616 5 лет назад

    HESTA CALANKA ABA QALADAY MAXA SOMALI KA TAHAY HHHH

  • @ABDIRIZAKJAMA
    @ABDIRIZAKJAMA 6 лет назад

    Hhhhhh zxpo imika waad iga horimartay

  • @boqorkajaceylka4837
    @boqorkajaceylka4837 5 лет назад

    sidee lorot gareya

  • @nadacadeey8726
    @nadacadeey8726 6 лет назад +2

    Lkn abowooow maba iisev gareesmaaye plz

    • @wacdarogroups
      @wacdarogroups  6 лет назад +1

      Nada Cadeey marka hore waxaa tik saarta oo aa tabataa xidigta kdbna mesha kore ee midigta ah e 3 da dhibic ah kudhufo

    • @wacdarogroups
      @wacdarogroups  6 лет назад +1

      Nada Cadeey kdbna Recording kudhufo Codka aa rabto in aa save gareysato calamada saar kdbna mesha hoose calamada memoryga sawirka u eg kudhufo wa u save gareysmaya markaa

    • @nadacadeey8726
      @nadacadeey8726 6 лет назад

      Wacdaro Groups wallkey intee iigalaa codkaa duubay ina qof udiraa rawaa

  • @youngck6547
    @youngck6547 5 лет назад +1

    Wad maraqsantahay ebow Cade

  • @deekabdillahi4825
    @deekabdillahi4825 6 лет назад

    pro kama heliin

  • @kdtech2795
    @kdtech2795 6 лет назад

    Hahaha #CAJIIB
    Adiga codkaga ayaa khariban be maxad qod qurxini...

  • @nadacadeey8726
    @nadacadeey8726 6 лет назад +3

    Mhd sanid

  • @AbdulaahiAbdiaziz55.
    @AbdulaahiAbdiaziz55. 2 года назад

    Wcs

  • @OmarXasan112-bo8xu
    @OmarXasan112-bo8xu 9 месяцев назад

    Mansha allh

  • @deekabdillahi4825
    @deekabdillahi4825 6 лет назад

    pro kama heliin

  • @haniqalii9635
    @haniqalii9635 6 лет назад +2

    Wcs