Subxaanallah 😢 wan la ilmeeyey inaanta qisadeeda balse alxamdulilaah kol haddii imika ay caafimaaday, Allah haisu barakeeyo iyadiyo reerkeeda...aamiin.
Ilaahey ayaa kuu cabiidiyey fadliga Ilaahey ayeey ka ahaatat wax walbaa dadkii sixirka kuu sameeyayna waxaa Ilaahey tusinaayey ineeysan sixir iyo dhagar waxba kaga qaadeyn cidna cidii wax ku qaadaneyso siduu ilaahey quraanka ku yiri وما هم بضارين به من احد الا بذن الله
Asc faadumooy aniga mudo 6 sanaan reer leeyahay markan arooska baxay 2mar yaahurdada laygu yiri naag cadaw ah yaad leedahay oomaalin cad yan marhurda marka kalane iney haben ama malinkale
Maasha allaah qeyr allaha ka siiyo anagana allaha ku sugo qalbigeena iyo muslimiinta dhamaanteed insha allaah 😢😢😢😢
Subxaanallah 😢 wan la ilmeeyey inaanta qisadeeda balse alxamdulilaah kol haddii imika ay caafimaaday, Allah haisu barakeeyo iyadiyo reerkeeda...aamiin.
Lpp
@@rodajama2813 llllll
Wlhi masha allah ilahey baa ku begay sowj wanaagsan allah u barakeyo
Ilaahey ayaa kuu cabiidiyey fadliga Ilaahey ayeey ka ahaatat wax walbaa dadkii sixirka kuu sameeyayna waxaa Ilaahey tusinaayey ineeysan sixir iyo dhagar waxba kaga qaadeyn cidna cidii wax ku qaadaneyso siduu ilaahey quraanka ku yiri وما هم بضارين به من احد الا بذن الله
maansha alaah sister faaduma muna ilaah qayr badan ha ku siiyo qisooyinkaada aad Ayaan u jecelahay mahadsanid❤❤❤
Masha Allah walaashay mahadsanid sheekooyinka kuwaano qaadasho mudan waa run xeelad iyo xoog iyo awood malihin aan ahayn mida Allah. aamiin
Hadeey caafimaaday Alhamdulilaah, Alle ha u barakeeyo Zowj keeda wanaagsan oo aad iyo aad ugu sabray.
Masha allaah ilaahoow nagu hanuuni walalo suuratu baqara ayaan dhiktas oo waxan barayaa qyaada 17: walalo ayaadan aad akhriday ee gabadhu akhrisatay i bar fadlan oo somali igu bar walaashay qaali
Wcs walaashey mcn faatima muna aadbaan kuu salaamay allaha kuxifdiyo adiga iyo intii muslim ah yaarabi
Masha Allah xabibti.jazakAllah khayr❤❤❤
Allaah cafiyo gabadhas walashen ah
Masha allah shukran wlle fadumo
Allha kubarakeyo wallshey wan dawada barnamijtada
بارك الله فيك كلمة فاطمة
Jazaa kalahu qeyr abayo
Jazakallaah Alf khayr walaal 🥰🥰
Aniga ila hadda iheysataa arinkaan cml lkn baqara aqriyaa maalin walba alx
Manshallah tabarakaAllAh, abayo halke lagala so xarirayaaa
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Asc abaayo muna codkaad waa gaban yahay wll macan kor uyaradhig
Ya allah wa qiso cajiib ah jzk.
سبحان الله العظيم 😭
Maasha Allah Scwscw ♥️♥️♥️♥️😍😍😍😍😍😘😘😘🇸🇴🤲🤲🤲
Asc wll fadumo.muna waan ku salamey wll waan ku rabey s8deen kula soo xidhiidhi karaa
Mansha allah
Codka wallo wuu igugaabanyahay
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah
Asc faadumooy aniga mudo 6 sanaan reer l
Asc faadumooy aniga mudo 6 sanaan reer leeyahay markan arooska baxay 2mar yaahurdada laygu yiri naag cadaw ah yaad leedahay oomaalin cad yan marhurda marka kalane iney haben ama malinkale
Yaa kugu yidhi
Asc fadima muuna qer insha alaa
Jizaakillaahuqeyr
Yay sinin carurteda cidna
Wlley ma Ii sheegi kartaa meelan Kala so xidhidhi munay ?
Subxanllah 😢
24:35 fatima muna waa run wey dhacdaa maah-maah somaliyeed baaba jirta oo ah hadaad cay rabtana guurso hadaad amaan rabtana dhimo yaab bal maxaa qofku haduu guursado loo caayaya muxuu galabsaday
❤❤❤muna qalii
Asc
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subhanallah
Subxnlah ilahow naga badbadi
Ameen
Fadumo fulay jiniga markaa marysay cabsi aa dareenty
😂😂😂 اعوذ بكلمات الله التامة من كل شيطان وهامة
Asc
Lama rumaysto jinka hadla waayo been bay sheegaan ehelada way isku diraan
Ilaahay ha barakeeyo sawjkaa wnaagsan
Walaasheena ilaahay caafimaad ka ha usugo caruurteeda ilaahay ha u xifdiyo
Qoys quruxbadan ilaahay Haka dhigo dhib dambena ilaahay haka ilaaliyo❤
Ascwrwb
Asc
Asc