Askari aan xuquuq lahayn somali ugu imo waxan ka markhati kacya anigoo somaliland neceb in askriga dhinta 100$ uuqato lkn in aad is hafarto adeer duruftu dushaday ka muuqata lkn in lagu aamusiiyo waa dhacdo ilahay haku caafiyo 🤲🤲🤲
Mushahar baan waayey Waan xanuunsadey Isla daqiiqadii Waan haystaa mushaharkayga 2 mushahar ayaan haystaa Wax daryeela Hadana ka duwan Miskiiiiiiiiiiiin Cadow cadow Waaba lagu khasbeee ma shaki ayaaa ka jira Askari dirays dhigay sabab la aan ciqaab ayuu leeyahay Caqligu ha shaqeeyo Ma qof aan dhan banayn ayaa cawda Caadifad la aan
Waxaa wax kadaran bay la aamusan yihiin odaygan na way soo qasbeen TV ga kahadal bay ku yidhaah Deen SUBAXAANALLAH Odaygu wuu khal khal san yahay Adeer waxaanu nahay dad caqli leh waan kala garan karaynaa qof la sooqas bay iyo qofka dareen hadlaya🤨
Subxaanallah xusbigii wadani inuu cadowga sl niman ahi joogan waxa lagu gartaa baryahanba kicinta ciidanka magac ka dilida ciidan iska hor keenka ciidanka ayey u tafa xeyteen rer sl ama iska qabta xusbigan ama qabyaalad ku taageera walahi wadani inuu Al shabaab ino soo kaxeyni hadey in uun kari karaan dal iyo dad midna Dan kama laha
odaygu uu cadhooday askari cadhoodayna uga horeyn adunkaba way ka dhacdaa mid mid sidan u cadhooda waxaw ka cadhoodaba taana wax dhibi kuma jirto,Hadana uu cadho jabay de sidii saxda ahayd buu u hadlayaa qoladaa ka duubtayna ee faafiyeyna waa qaldan yihiin
@@guledomar1187 hadii lays ixtiraamo, bal siduu u naxsanyahay eeg, qalbi adkidaa sxb, odaygaa wayn ee oohintu indhihiisa ku taagan tahay ayaad ku diganaysaa, waar barito waad bakhtiyi doontaa ee illahay ka baq.
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد Qofku uu cadhoon karaa waayo waa aadami...laakin waxaa jira cayayaan wax walba ka baayac mushtareenaaya.....ilaahay Sharkooda maga fogee.... Guul iyo Gobanimo Somaliland
He was forced so bad wallahi… haddi aay run marka qalinka hadda ama Maanta oo kale bu laaha somaaha laakin waa been… you see so clear They dont care about the MILITARY..
Forcing a old man like this to bring up “enemies coming on Somaliland” instead of his health and service, gaslighting innocent vulnerable natives.. adoowgeeee? Ma North Korea ba hargeysa? Subhanallah
in qof 60 jir ahi ka mid ahaado askart iyadoo loo eegayo da ahaan in odyada layidhaahdo nasta weyaan hadii shaqo loga bhdo in khibrad uun looga baahdo weyaan ta kale iny shaqada ka fadhiista an weyan oo loo qoro pensions....
Waar xishooda wax walba warbaahinta lama keeno arimaha wadanka ama ciidanka lama soo bandhigo markaa wadanka u tudh oo wadankiina ha ceebaynina tan uun baad wax ku tihiin
NINKAN LUQMAAN WAXA UU KU BAAHIYEY FACE BUUGIISA WAR BEEN IYO BEEN ABUUR AH WAA IN LAGU MAXKAMADEEYAA HADDII KALE WAXA SOO SOCDAA YAAB LEH EE FARO GELINTA CIIDAMADA IYO SUMCAD DILISTOODA
Waar waxani weriyayaal maahee yaa ummada ka qabta bal muxuu fadhfadhayaa oday wayn oo awawgii oo kale ah ayuu inuu ilaa wixii laga qalaayay waydiinayaa wasakh weeye aan tababar la siin
Ceebta aduunka cadoowgu waa kee maa Somaliland kale baa jiirta miise ciid gaar aah baa laaga ilaali naaya meesha baal noo sheega . Cuz Somalia is busy fighting al shabab. Ethiopia got their on problems fighting tpl… Djibouti waa miskin … tell us who is the enemy?? Cant be Puntland cuz SL are close to Garowe now and Dani are busy building his state with 270 dollars for his soldiers while we give this POOR man much less!
This a family problem! Y He is working in the army for 8 years ! Just look at his age 8 years ago why did he started 8 years ago how old was he ? This a joke
This type of media has no ethics and integrity - no pretense for national dignity ....its unfortunate. This soilder should not be paraded and should be looked after in privacy. Its Shameful MMTV.
There's nothing to be shameful about infact the old man's story and what he did doesn't add up it's clear that he's scared and was forced to complimemt the military
The people of somaliland need to hear the true meeshu maaha SIAD barre iyo ammus ama caar sida… if we say no to SIAD barre we will say no any other dictorship
Allah SWT ha kuu fududeeyo Qaliinka Caafimadna Allah ha kaa siiyo Aamiin yaa Allah
Allahu Akbar Allah ha caafiyo, Viva somaliland guul allow dhawr amiin.
Msha allah somaliland guuuuuuuuul iyo gobanimo Cadawga somaliland cagta hoosteeda allah ha caafiyo ayaan leeyahay Askariga
Somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan ✊ ♥
Allah Haku caafiyo askari
Wxan huba in ninkan da,a ah laqasbey balse Alla og xaqiiqda ee Alle haugargaro
Alle ha caafiyo cafimad sariica 🤲🏾
Dadkeenu meel waxba laga dayin bay wax ka dayaan, odaygaa qarankiisa u adeegaya Alle ha caafiyo
Zxp wariyahani su'aal xumi kuma ogayne manta arimo aan Ciidan OO aan warbaahinta loo ogolayn buu faraha lagalay
War miya laso qasbay odayga wallahi way kamuqatay
Allah Allah.
Mskiiiiin
cadowgu buuraha ha jiidho !!!!!!!!!!!!! ❤❤❤ mucaaridadu cidanka waa ka mamnuuc.... naftisu u huray dalka iskada lacagee !!!!!!!!!!!!!!!
Ilkadheer 👹👹 xafajo
Alle haku shaafiyo oday halyay ah baad tahay libaax ❤️❤️😘
masha allah guul iyo gobanimo ayuu ku hadlay askarigu
cadwbaa intaa qiilka dhiganaya ciidanku sifican ayuu ubixiyaa lacagta musha harka haba yaraadee seer seer ma agalo wlhi
anagaana kamidoo qaadana
meel kale wax hala raadiyo
ciidanku eed malahee
askariguna wuu yara cadhooday sida dadka caafigaaba u cadhoodo lkn
haday hadal ka hayaan kuwa waxaa qiil ka dhiganayaa may soo bandhigan iyagu
Askari aan xuquuq lahayn somali ugu imo waxan ka markhati kacya anigoo somaliland neceb in askriga dhinta 100$ uuqato lkn in aad is hafarto adeer duruftu dushaday ka muuqata lkn in lagu aamusiiyo waa dhacdo ilahay haku caafiyo 🤲🤲🤲
Mawaxad huptaa walal
adeer run sheeg
ax ax ax tears from my eyes abidkay askari laami kuma dhafin hadaan gadhi wato ninka dhakhtarka licence uu ku shaqaynayo ee dhakhtarnimo halaga qaado oo hospital danbe yaanu ka shaqayn warqadna halaga dhigo meel walba wasiirka iyo agasimaha wasarada caafimadka iyo agaasimaha dhkhtarkuba hafaragaliyan yaan laga hadhin duligaa askariga ciilay uu ku seexdo amniga uu sugo ee bulshadiisa usoo jeeda
cabudhis badan ayaa sarkaalka ka muuqda iyo ciil taliye nuux ismail taani waxaan ka codsanaynaa inuu askarigaa hoos u eego ilahay xaqiidu kama qarsoona haday bashar ka qarsoon tahay dulmigana ilahay ma jecla xilkaana ilahay waa kaa xiisabin hadaad dulmido oo aadd xaqiisa usoo dhicin waydo taliye ilahay masuuliydaa waa kala xisaabtami taliye risiq aad cunto iyo salaanta sharfeed ee laguu saarayo macno ma samaynayso ilahayna waa kugu eegayaa hadaay ciidankii haayadaha dowlada iyo dhakhaatiirt ku silcayaan
away hospital kii ciidanku ilahayn saraakiisha lacagta haysta looma dhisin ee ciidanka qaranka iyo ubadkoodaa loo dhisay
ciidanka qaranku priority halahadaan bulshada dhexdeeda
Ciiidanku waaaa u kala baxay
Dhowr nooooc
Ciiidan muuusr u shaqeeeya
Ciiiidan daaaalan
Ciiiidan jaaah Wareersan
@@abdifatahnor1338 waaad xanuunsan tahay ilahay haku caafiyo somaliland has one most powerful army
@@fuaadqorane
Reer muuse caaaaadi u hada fikirkaaaaga oooo ha caaaayin dadka
Ciiidankiii sidoo miuuuse u dhex galay waaaa sigaaaaaal nooooc
sax
Ya rabi
Mansha allah
Waa dulman yin cidanka milatarigu
Mushahar baan waayey
Waan xanuunsadey
Isla daqiiqadii
Waan haystaa mushaharkayga
2 mushahar ayaan haystaa
Wax daryeela
Hadana ka duwan
Miskiiiiiiiiiiiin
Cadow cadow
Waaba lagu khasbeee ma shaki ayaaa ka jira
Askari dirays dhigay sabab la aan ciqaab ayuu leeyahay
Caqligu ha shaqeeyo
Ma qof aan dhan banayn ayaa cawda
Caadifad la aan
waa loo soo hanjabay maskiinka.
indhaha laguso dhuftay 🤣🤣🤣
Haajuigan waa lio sii hanjabey siduu uu hadlayo gaaro. Muse Daliin khair ma soi wado.
Wariyahan muxuu badhaya isagu xuman ayuu badhayaa
Walhi luqman waxa rabdo mafahamin 😂😂😂
Waar nibankaan wadani wadanka halaga qabto
This questioning is so out of order - they forget about privacy, dignity for this hero, the like dishonouring of the nation at any moment available.
Waa runtaa wariyuhu arimo aan Ciidan lawaydinbuu faraha lagalay
Yes, Lack of media training does more damage then good. Our universities need to teach them more.
Allah ku cafiyo amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin
Allah maxeey qban dhibato. malaa wax umada
Waxay u egtahay inuu naftiisa u baqay.
Waa oday ee see askari loo qoray 8 sano mudo laga joogo,soow maaha naas nuujin, Allah cadaalada hana waafajiyo
waa caagalayashii ciidaaka lagu sheegaya xage lagu arkaya qof dada jira oo 8. Saano kahor ciidaan la qoro heego waa halkaas bay aqooni dhiigataya
Saxaafadan yaa qabta meel walba wax ka dayeysa ee bandhigtay
Askarta hala daaweeyo waan ka xummahay ha cadhoon is daji shaydaanka iska naar ilaali nidaamka idiin dagsan
horta odeyga waayeelka ah alle ha caafiyo balsee waxa lilaahiya inuusan eega daacad hadlayn. siday doontaba ha noqotee
Wiilkii is waalaba wiil waabiyaaa helay
Misskiina waa Loo hanjaabaye
Waa nin da’ ah, hadana wuxuu ciidanka ku jiray sideed sanadood oo keliya
Xibigiii wadaa I zal kaas marayaaa
Waxaa wax kadaran bay la aamusan yihiin odaygan na way soo qasbeen TV ga kahadal bay ku yidhaah Deen SUBAXAANALLAH Odaygu wuu khal khal san yahay Adeer waxaanu nahay dad caqli leh waan kala garan karaynaa qof la sooqas bay iyo qofka dareen hadlaya🤨
Dulmi ayaa dadka lagu haya. Dalka ka xoreeya Muuse Biixi.
Mar hadaad maqasho madaxdayo wey fiican yihiin ama ILLAAH baa noo barakeeyey(( FIIRAGAA Ah )) waa loo yaabaa
Odayga waa loo hanjabay hala baadho arintaa
kkk Waa runta gabiley
HALAGA ERYO CIDANKA WAA PATION
baal waaxan waariyaha isku sheegaya eeg eekule gunadiiba oaga jaary diirayskiina waad tuurty lkn walhi waa nin waayle fariid illhy haku siyaadiyo
Subxaanallah xusbigii wadani inuu cadowga sl niman ahi joogan waxa lagu gartaa baryahanba kicinta ciidanka magac ka dilida ciidan iska hor keenka ciidanka ayey u tafa xeyteen rer sl ama iska qabta xusbigan ama qabyaalad ku taageera walahi wadani inuu Al shabaab ino soo kaxeyni hadey in uun kari karaan dal iyo dad midna Dan kama laha
Alla maxaad iska hadashay madoo Kale ayaa wax ka sheega Xisbiga waadaani. XISBIGA WADAANI WAA QUULBTA shacabka sharafta leh ee SL. Laa Soco haye dhen.
@@Ayaan_wadaani xisbi dibjirka waddani dadkii qabyaalada ku difaacayey ayaa xitaa naca😂
Ilkadheer indhadhibiijo orod indhala’aanta doqoniimohadalka ay ilkadheerodhani lasokalafadhixunyiin meshakalatag iyago indhahooraya kulasowadahortaagan dhibiijo foqal dhibiijo 🧐 caawi askariga ilkadheerta e haawaydu kudarsatay mushaharkisi e qalbigakaoyaya
odaygu uu cadhooday askari cadhoodayna uga horeyn adunkaba way ka dhacdaa mid mid sidan u cadhooda waxaw ka cadhoodaba taana wax dhibi kuma jirto,Hadana uu cadho jabay de sidii saxda ahayd buu u hadlayaa qoladaa ka duubtayna ee faafiyeyna waa qaldan yihiin
WAA NIN wadani ah hadey jiraan wax dayac ah halaga daayo dayaca WAA NIN oday ah wexey ehed iney dowladu dhaqtarka geyso ciidanka Maha iney ayagu radiyan dowladu WA iney dhaqatiir goniya lahadan mushaharkodana lasiya SI sax ah
Hargaysa wa hospital lahann wey Ethiopia 🇪🇹 lagaa helaa dhaktarkaa qalitan😭
beentaiskadaa. HARGEYSA. hospitalkeedu waafiirii. laakiin. muqdisho. turkiayaa xitaamagaca madaxweynaha. Aturkikuqrtey. intuuidiindhisey. waanalacag. HARGEYSA. ilaaheyayaaubadka haha. waalagubeeraa. xitaawadnaxa uunka. Iyokuwolacagah. laakiin muqdisho. umada joogtaa. weyku. darxumeysanyihiin. Kaqabo wax taaheysata dadkakunool muqdisho
Waa lasoo qasbay subxaanallah
Cidna meeshan laguma qasbo dameerow somaliland lama Kala baqee waa LA is ixtiraama
@@guledomar1187 hadii lays ixtiraamo, bal siduu u naxsanyahay eeg, qalbi adkidaa sxb, odaygaa wayn ee oohintu indhihiisa ku taagan tahay ayaad ku diganaysaa, waar barito waad bakhtiyi doontaa ee illahay ka baq.
Yaa soo qasbay ma waxaanu afkiisa ka qiran ayaad rabtaa inuu sheego waxaa adiga qalbigaaga ku jira ee mala awaala laabtaada ku hayso
Ilaahay baa og wixii jira lkn hadalkiisa waxaa ka muuqata in la soo qasbay oo sidaas dheh la yidhi. Ilaahay wixii dhib ah ha ka dul qaado
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما بعد
Qofku uu cadhoon karaa waayo waa aadami...laakin waxaa jira cayayaan wax walba ka baayac mushtareenaaya.....ilaahay Sharkooda maga fogee....
Guul iyo Gobanimo Somaliland
Vb
Maxad ka fa iday waryaa weriyi
Illaahay adeer caafimaad degdega haku siiyo oo cimriga illaahay hakuu dheereeyo camal saalixa taam hakaaga dhigo
No comment
Markii lacagta isiiyay kabacdii ayaw soo hadlay
Miiskiin ucabsaniayaa waloocakajugleeyeyi
Dhakhtara ilka waa in lo samayeeya ciidanka
MIDHIYAHA
HALAYSAKA
QABATO
waa baqayaa odaygu
wanaa la qasbayaa
inuu been sheego
Kolay dhib ku filan way haysataaye mid kale ha ugu sii darina.Kolay waxba uma qabanayne afkuunbaynu ka hadalnaye.
He was forced so bad wallahi… haddi aay run marka qalinka hadda ama Maanta oo kale bu laaha somaaha laakin waa been… you see so clear They dont care about the MILITARY..
ruuxa marka lagu leeyahay, waa lacafqabtay waa ceenkaan, isla humaatidii uu qabay ayuu u badalay wanaag , afka qalaadiga waxaa lagu irahdaa, Refueling
Kow maxaa meesha cuqubo ka socota
Sakaaro xaar muuqda bay aastaa.
Waa ciidanka reer xareed EE (NUUX BAASTO).
Ciidanka in la dhibaateyo general doolaal baa hore u sheegay taana cid walba way og thy
Forcing a old man like this to bring up “enemies coming on Somaliland” instead of his health and service, gaslighting innocent vulnerable natives.. adoowgeeee? Ma North Korea ba hargeysa? Subhanallah
Waxanu ka qorno noo sheeg xaaji!
He looks forced to say those stuff
Hadiii reeer gabilay dirayskiiii dhigeeen
Kuwan Bariga ma cirka laga mushaharaaaa
Faqash
@@kaamil1717
Waaa runtaaa wll
Muuuse waaaa faqash inagu hadhay
@@kaamil1717 Adiga hadii xita si walba lagu galo wad u sacabinaysa dawlada
@@kaamil1717 qudhmis 😆
Xaxaxxa walele hadalkisu waa hadal lagu qasbay
in qof 60 jir ahi ka mid ahaado askart iyadoo loo eegayo da ahaan in odyada layidhaahdo nasta weyaan hadii shaqo loga bhdo in khibrad uun looga baahdo weyaan ta kale iny shaqada ka fadhiista an weyan oo loo qoro pensions....
Nacabku darbiyada hajiidho
Boor modow sheekadiisii baa bilaabanty
Waxaad bila weeën. Cid mada dacaydaysaaan waa mm tv la xidhaaa
Body language marka lagu eego waa lasoo khasbay odayga' midakale sideeba lagu qoray ciidanka 8sano ka hor waaba retire.
agah war tuqa maxa ku kalifay askari masaajidka gal adero
Yar iyo wayn Cadawgan ay sheegan horta wa ayo
Adiga🤣
Waar xishooda wax walba warbaahinta lama keeno arimaha wadanka ama ciidanka lama soo bandhigo markaa wadanka u tudh oo wadankiina ha ceebaynina tan uun baad wax ku tihiin
WAR QOF WEYN EE HAWLGAAB AYEY UU GAALMA
War ha qod qodin odayga balayo uun baad radisan yahuu
odayga mala waa loo hanjabay waa buu ooyayaa
Way uhanjaben wabu ooyaya miskin diiratadiba kudarsatay mushaharki askarta Allaah idinqabay
This old man should be on pension his age shouldn't be serving.. 🤔
NINKAN LUQMAAN WAXA UU KU BAAHIYEY FACE BUUGIISA
WAR BEEN IYO BEEN ABUUR AH
WAA IN LAGU MAXKAMADEEYAA
HADDII KALE WAXA SOO SOCDAA YAAB LEH EE FARO GELINTA CIIDAMADA IYO SUMCAD DILISTOODA
Waar waxani weriyayaal maahee yaa ummada ka qabta bal muxuu fadhfadhayaa oday wayn oo awawgii oo kale ah ayuu inuu ilaa wixii laga qalaayay waydiinayaa wasakh weeye aan tababar la siin
Dee Bari soo noqo miyad dirayska ku tuurtay hhhh Adero miyad sifiican wax nogu shegtid intasi dirayska loma tuure
kan yari edeb darana
Ceebta aduunka cadoowgu waa kee maa Somaliland kale baa jiirta miise ciid gaar aah baa laaga ilaali naaya meesha baal noo sheega . Cuz Somalia is busy fighting al shabab. Ethiopia got their on problems fighting tpl… Djibouti waa miskin … tell us who is the enemy?? Cant be Puntland cuz SL are close to Garowe now and Dani are busy building his state with 270 dollars for his soldiers while we give this POOR man much less!
Miskiin wey so khasbeen
Waar idaacaduhu ma uusqufbay noqdeen ninka halacaawiyo
Xalay cunaha soo qabteen miskiin
Waa run .kkkkkkkkk
Waar ninkani waa gaadh
Beenee waa run .
Qasab ku been kkkkk
Waa oday wayn hadana ciidanka wuxuu galay 8 sano ka hor.
Waa meel madhankkkkk
Sheeko cadaw
This a family problem! Y
He is working in the army for 8 years ! Just look at his age 8 years ago why did he started 8 years ago how old was he ? This a joke
I was thinking of that.
This type of media has no ethics and integrity - no pretense for national dignity ....its unfortunate. This soilder should not be paraded and should be looked after in privacy. Its Shameful MMTV.
There's nothing to be shameful about infact the old man's story and what he did doesn't add up it's clear that he's scared and was forced to complimemt the military
Maxad ka hadlaysaa nio, warbaahinta aduunkoo dhan baa ka siman dabal galka wixii dhacaba, maan damo isago isasoo bandhugay oo uu darayska tuuray, wax privacy ah muu reeban markaa iyaguna bal dhibta soo baadh baa unbay isyidhaahdeen
The people of somaliland need to hear the true meeshu maaha SIAD barre iyo ammus ama caar sida… if we say no to SIAD barre we will say no any other dictorship
Ax been ayaa lagu khasbayaa
Kkkkkkkkkk ruunti odeygan been baa laguu kaliifey
sx
Waar habar awal wadanka ha lagaqabto
Bastars