TIKTOK LIVE LAGAA XIRAY SIDEE U FURAN KARTAA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 129

  • @matahayqofnaftiisaaaminsan359
    @matahayqofnaftiisaaaminsan359 3 года назад +9

    Www masha Allah wllkey wlh waa arin muhiim u ah bulshada illahey haka farxiyo qofkii maalin un ka farxiya qof murugeesan oo uu culeeska Iyo ciriiriga uu dareemayo isaga Iyo illahey mooyee cid kale eysan ogeen yaa rabi

  • @IkraamMoha-gp5hf
    @IkraamMoha-gp5hf 5 месяцев назад +4

    Liveka wa geli wye marka hda sameye tnx abwe I.a inu ifcndo rajeyna❤

    • @AyupClle-ji1sx
      @AyupClle-ji1sx 4 месяца назад

      Maku ficanady pro anu sa iga yhy

  • @Hiddomedia1
    @Hiddomedia1 Год назад +2

    Thanks lkn wll wuuba iiga qaadmi waayay inmudo ahna wuu iga xidhqnyahay 3acount uga degay waa laga mamnuucay buu ileeyahay maxaan sameeyaa thanks

  • @aaminoqalbi6496
    @aaminoqalbi6496 Год назад +2

    Cabay xasan zxp qali si gaaraan kuu rabay sida ugu dhakh saha badan igu soo jabaan pro

  • @mukhtarmohamed8687
    @mukhtarmohamed8687 3 года назад +2

    Thanks bro dhiiri galin badan baan kuuhayaa sxb

  • @wakeup2481
    @wakeup2481 3 года назад +2

    Asc sxp waxaan kaa codsanayaa in aad video nooga soo samaysid qaabaka RUclips loo sameeyo ilaa shuruudaha lagaaga baahan yahay ilaa 1 saac ama saacad iyo badh xidhiidh ah MAHADSANID

  • @wiilkajaceelkajowhar6101
    @wiilkajaceelkajowhar6101 3 года назад

    Cabey xasna saxib xaaku weedinayaa habka lacalka ayaa rabaa ee soosamee codsigeega weeyaan legend

  • @clwahaabmaxamed1547
    @clwahaabmaxamed1547 Год назад

    Wa mhasantahy zhp waan sameyay wayna isoo jawaabtay balse waan fahmiwayay si an u hagajiyo plz zxp icaawi🥺🥺

  • @Higsino.1
    @Higsino.1 3 года назад +1

    Masha allah walalkey cabey oo runtii dad badan kafa ideestaan hore usoco wan kuwadanaa

  • @MaryamoClaahi-t7n
    @MaryamoClaahi-t7n Месяц назад

    Walal aniga qof wax uma sher garayn karo cilads maxaa waaye

  • @qalanjoqalichanel6954
    @qalanjoqalichanel6954 3 года назад

    Abowe tiktok daan laciga xirey marlawad siden ugufurta

  • @ahmedyoungofficial4412
    @ahmedyoungofficial4412 2 года назад +2

    KEEP GOING LEGEND CAAWIYE 🇸🇴

  • @Cabdikarin-zp6zi
    @Cabdikarin-zp6zi 2 месяца назад +1

    Sxp seddax da xariiqmo ma ii leh kasoo hadal please 🙏

  • @ibnuxaji7213
    @ibnuxaji7213 3 года назад

    Yaa iga horeeyo
    Pro wan kuwataa cabeey allh haku xafido sidookale waad ku mahadsanthy dhamaan sida aad noga faa.ideysay 🥰🥰💯💯

  • @safiyomuumin4236
    @safiyomuumin4236 Год назад

    wllow icaawi live ma qabsan garo malmana liima shegin san wa sameye wana ka la.ahay jwb plz

  • @maxameddaljir
    @maxameddaljir 4 месяца назад

    Calaamad gadud ah baa iga saaran oo tiktok studio ku qoran tahay ifahan siiya walalayaal qofkii wax I dhaama please

  • @nasrinacreatives6505
    @nasrinacreatives6505 3 года назад +6

    Thank you pro

  • @hadiyayahye
    @hadiyayahye 3 года назад

    Wllo waxad noso galisa sida laskaga xidho wad sabka sawiranta anad u bahnan ee kuso galaya plz iso sheeg

  • @FadumoHuseein
    @FadumoHuseein 5 месяцев назад

    M.a wll txn waxa iga hiran tiktok ga liveka mesha dadka laga soqabto quful ba iga hiran ma iga cawi karta wll👍

  • @ibrahimfakatax6194
    @ibrahimfakatax6194 3 года назад +1

    From tiktok

  • @ibrahimismail7104
    @ibrahimismail7104 4 месяца назад

    Keep growing 🎉🎉🎉🎉

  • @shukrisharafahmed2093
    @shukrisharafahmed2093 2 года назад

    Hadii anan gali karin tiktok kayga oo ilaway pawerka see ufuri kara pls iso jawab thanks wll

    • @AYuuZha
      @AYuuZha 5 месяцев назад

      Numberka ku samesate le gali

  • @abukarsalafi8860
    @abukarsalafi8860 3 года назад

    Cabey hasan wll qali waxad igu caawidaa 2vedoi so galiyey tiktok keyga community guidelines leygu sameeyey sidee uxaliyaaa

  • @kowsarjama2575
    @kowsarjama2575 3 года назад

    Wllo vide editinki aaway maalmahan waa sugayay

  • @jacaylkuwaacudur2711
    @jacaylkuwaacudur2711 3 года назад +1

    💟💟❤❤❤❤❤❤❤ horay u soco dadal wacan hapo I am from tiktok💗

  • @sihaam4
    @sihaam4 Год назад

    Walaalow waxaa iga xiraan sherta maxaa waa ciladiisa🙈

  • @aaminoqalbi6496
    @aaminoqalbi6496 Год назад

    Cabay xasan zxp arin baan kaa lahaa zxp sida ugu dhakhsaha badan igula soo hadal pro

  • @raafidabdi2233
    @raafidabdi2233 Год назад

    Walaalow waa ubaahna maa iifurtid😊

  • @wllkawanaagsan1429
    @wllkawanaagsan1429 2 года назад +2

    Cabey sxb sidee iska xiri karaa camera tiktok marka aan liveka ku jiro

  • @wllayoze5045
    @wllayoze5045 3 года назад +1

    Sxb Side playlist loo Fura plz pro Video kaso Samey Pro🙏

  • @raqeyleistaar5968
    @raqeyleistaar5968 3 года назад

    Asc cabe wll layika aya igaxeran sida aad shektayna wan sameyi mana fumoyo

  • @nasrinahassan5649
    @nasrinahassan5649 3 года назад

    Abowe awey muqalka anka sugeynay eee aha sen ubasasii kara wts app qof an ila jogiin wan so galin naga balan qade please please no so gali wll inan goni kula hadlo ayan raba sen kulaso xidhidhii kara isheg iso jawab cabey hassan pro

  • @ayaanmahamedali4341
    @ayaanmahamedali4341 3 года назад +1

    Masha allha

  • @wilkadhartamaraychannel6617
    @wilkadhartamaraychannel6617 2 года назад

    Cabeyow tiktok ayaa iga baxay labarki an kusameyna hadan giliyaba mid cusub ayu isameynaa iwa caway wll qali

  • @cabdinaasircumar3064
    @cabdinaasircumar3064 3 года назад +1

    Muuqaal Kan Xiga Kasoo Dhig Farqiga Udhexeeya Root Iyo Riset Mahadsanid

  • @boqorkareerbarre4527
    @boqorkareerbarre4527 7 месяцев назад

    Walal aniga cilad iga haysata live magali kwro

  • @shikhaqaranka3745
    @shikhaqaranka3745 3 года назад

    Lmrbrka tiktok igu sameysan sidee iskaga badalaa tiktok soo gali pro Hadey macquul thy

  • @cawocabdi1150
    @cawocabdi1150 8 месяцев назад

    Masegka la isoo diray ima soo garayo mana diri kari community' gadlin isoo qora ciladas se loga gudba ama lo sameya plz i gu cawi

  • @user-hq3jn6mn3v
    @user-hq3jn6mn3v 5 месяцев назад

    Sxpkei tiktokayga wuu is soo celina maxa xal ah

  • @fatmaasad3998
    @fatmaasad3998 3 года назад

    Qaybta comment iga xiran walalkey qaali see loo furaa

  • @Rodoinaberdoon
    @Rodoinaberdoon Год назад

    Waan waayay

  • @maxamedcabduqadirmaxamud6719
    @maxamedcabduqadirmaxamud6719 Год назад +1

    Wll jawaab waan heli waaye

  • @suadfarah8718
    @suadfarah8718 3 года назад

    Wll waxan ku waydiiyay side whatsappka password logu xidha ama qaybta sawirada ee telephone kayga iga so jawab wll

  • @ismaaciilmaxamed2658
    @ismaaciilmaxamed2658 Год назад

    Sidee loo delete gareeyaa youtube live stream noo soogali muqaalkaas aboowe?

  • @alideeq1559
    @alideeq1559 3 года назад

    Cabeey zxb maanta tiktooka kasooraacay wlh halmid iga caawi waxaana wye tiktooka filtaradi iska duubi jiray hada malahan maxaa keenaayo lkn sxb si dag dag ah ika soojawaab

  • @sakariyehussein7432
    @sakariyehussein7432 2 года назад

    Zhp waxaaad noo samysaa adigoo mahad san tiktok sidee looga Remove Garyaa oo password Garaa loogy Xidha

  • @rodaahmed2243
    @rodaahmed2243 Год назад

    Woooow merci hno

  • @Daacadofficia
    @Daacadofficia Год назад

    Sidee game loola ciyaara qof wll plz soo same ado mahadsan

  • @Rodoinaberdoon
    @Rodoinaberdoon Год назад

    Walaal magacaygu waa alina live ayaa laiga xiray maanta😮

  • @maryanyuusuf8069
    @maryanyuusuf8069 Год назад

    Wll muuqal tiktokga xalay galiyay o iska funny laygala baxay caawa please icaawi wali ma delete gareynin

  • @yoojiiyooji7681
    @yoojiiyooji7681 3 года назад

    Zxp zre wqxaAn rabnaY vlog waDanka aAd jogta buraha🥺

  • @AhmedMalik-rl9rn
    @AhmedMalik-rl9rn Год назад

    Wll ani waa sameeyay lkn ima furmooyo

  • @moha-wr1ip
    @moha-wr1ip 3 года назад

    Saxib tiktok bann permanently laiga sarey macquul miyaa ina lafuri karo

  • @aslilssechannel7117
    @aslilssechannel7117 3 года назад

    Wakhti Dher Kadib Wad So Labaty Wlo

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 года назад

    walaalkaye hore uu soco

  • @aminaahmed125
    @aminaahmed125 3 года назад +1

    Wow

  • @Juujuule
    @Juujuule 3 года назад +1

    Thanks Pro

  • @fadumoaxmed8661
    @fadumoaxmed8661 Год назад

    Tnx bro

  • @fadumoaxmed8661
    @fadumoaxmed8661 Год назад

    Thank you bro🥰

  • @MaxamedCabdulahi-rj1ef
    @MaxamedCabdulahi-rj1ef 7 месяцев назад

    Sxb aniga live madawan karo maxaa waa

  • @FartuunXuseen-s7o
    @FartuunXuseen-s7o 3 месяца назад

    Ok😊

  • @FaadimoMaxamed-v7x
    @FaadimoMaxamed-v7x Месяц назад

    Waxaa iga xiran shert

  • @sahalofficial1632
    @sahalofficial1632 2 года назад

    cabey Hassan WLL mcn iga caawi Dhanka tiktoka wax coins ma halo 🙏

  • @Cabdiraxmaan_
    @Cabdiraxmaan_ 8 месяцев назад

    Zhp comment live aa Layga xiray iga caawi

  • @OmarMohamed-te8my
    @OmarMohamed-te8my Год назад

    Woo ifurmi wayay sxp 🥺

  • @ayalecade4311
    @ayalecade4311 2 года назад

    Select 'Inbox'
    2. Select the livestream suspension message.
    3. Select 'Appeal' in the top right corner
    4. Submit your appeal.
    Fartaan wax yabo oo iweydiyeh se xal eh wl

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya1974 3 года назад

    Wllow aniga your TikTok account is banned ayeey li dheheh🥺bananka ayeey iso tuuren

  • @maxamuudburhaan-cc9si
    @maxamuudburhaan-cc9si 4 месяца назад

    Sxb live baaigaxiran please noosoosamee

  • @Omarbarre600
    @Omarbarre600 8 месяцев назад

    Thanks bro

  • @abdikadirhajiahmed1299
    @abdikadirhajiahmed1299 3 года назад

    Sxb si gooni ah aan rabaa in aan kuu la soo xiriiro

  • @axmeddarwiishboy916
    @axmeddarwiishboy916 2 года назад

    walalo cilada acoun waratain ka so lo xaliya

  • @XamaseAxmada-mr4do
    @XamaseAxmada-mr4do 6 месяцев назад

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdisomalilander
    @abdisomalilander Год назад

    Sxb qaali caawin ayaa ubaahanahay

  • @asmaabdilahi1496
    @asmaabdilahi1496 3 года назад

    Asc wllkay aad baan kuu salaamyaa waxan si sharafleh kaaga codsan lahaa inaad iga caawiso sidee ku garan karaa in layla isticimaalyo WhatsAppkayga suaasha labaad Apple ID qof kale ma isticimaali kara sidee se ku ogaan karaa wll jasaakallah khyr 😘

  • @qalanjoqalichanel6954
    @qalanjoqalichanel6954 3 года назад +1

    Plz jwppta wa muhim

  • @KayseMaxamed404
    @KayseMaxamed404 10 месяцев назад

    zxb hadi lagu soqabto see loqabsda

  • @mhjabc7962
    @mhjabc7962 2 года назад

    Okey ishek hee blz

  • @MursaldaahirShiiq
    @MursaldaahirShiiq 6 месяцев назад

  • @MubaarigAli123
    @MubaarigAli123 Год назад

    Wuu idiiday wll sidee ufurtaa

  • @rudwaanahmedlakiboy2119
    @rudwaanahmedlakiboy2119 2 года назад

    Hadii

  • @MaysayonisAbuukar
    @MaysayonisAbuukar 3 месяца назад

    Wuu ii shaqey waayay 😢

  • @xamsefaysal967
    @xamsefaysal967 2 года назад

    Soomaali maynoqonaysaa English magaranayee live ta

  • @somalifreepips
    @somalifreepips 2 года назад

    Cabay Sxb Sidee Paypal loogu samaystaa soomalia Sideena Tiktok iyo paypal acount is kigu xeri karaaa plz video ka soo sameey 2das su'aalood

  • @hamzedacaadofficial1614
    @hamzedacaadofficial1614 3 года назад

    Wllo number anu kalaso xidhiidhno bn u bahanahaay

  • @maxamedcalixasan207
    @maxamedcalixasan207 5 месяцев назад

    Walaal Lenka ifur

  • @MaxamedCabdicqaadir
    @MaxamedCabdicqaadir 10 месяцев назад

    OK pro

  • @SahalKosaar-wi1bj
    @SahalKosaar-wi1bj 9 месяцев назад

    Wllo livta iga xidhan ii cawi😢

  • @MaxamedCabdulahi-rj1ef
    @MaxamedCabdulahi-rj1ef 7 месяцев назад

    Sxb aniga,live madawan karo

  • @FaadumaCabdulle-so4ol
    @FaadumaCabdulle-so4ol 4 месяца назад

    Asc walaalo

  • @Camo__dash
    @Camo__dash 7 месяцев назад

    Live ma furan karo 1kna wan maraa plz I caawia

  • @teamcanaad5579
    @teamcanaad5579 Год назад

    Cabey ani maba gili karo midkalana xataa sameen karo

  • @HindaCabdilaahi-rj2kh
    @HindaCabdilaahi-rj2kh 3 месяца назад

    Wuu iga xiishnyahy

  • @يوسفاحمد-ك5ت6ش
    @يوسفاحمد-ك5ت6ش 3 года назад +1

    WADA mahadsantah

  • @CadowaliCabdi
    @CadowaliCabdi 4 месяца назад

    M.a😊

  • @nuur.yare.123
    @nuur.yare.123 Год назад

    Zxb..qaali..iga..caawi..Live.ka..iga..xiran..walaal..qaali

  • @MustafeabdiaadanMustafe143
    @MustafeabdiaadanMustafe143 6 месяцев назад

    Sidee usameya siti garaam

  • @YUTYUUBARILMASHHUURA
    @YUTYUUBARILMASHHUURA 3 года назад

    Nio giftiga sida loo gado rabaa cabeey wll

  • @nafisasiciid7216
    @nafisasiciid7216 Год назад

    Abowe mana arkaba

  • @fanifuaad6315
    @fanifuaad6315 3 года назад

    Wllo sidee snpchat loo soo dajiyaa

  • @teamguxaye1213
    @teamguxaye1213 3 года назад

    Xalkey iga sojawabayan