Kaan u Jiir Go'ayoo (best) by Magool

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • PLEASE LIKE & SUBSCRIBE
    THANK YOU

Комментарии • 371

  • @niyaalshilall5914
    @niyaalshilall5914 2 года назад +20

    Maalin Qamiis ah 30/12/2021 Sanadka cusub hal maalin baa naga xiga Goorsheegtaduna tahay 3:53 pm ayaan ku dhageysanaaya Mugadishu Somalia 🇸🇴 Sanadka cusub rabbi qeyrkiisa ha na waafajiyo Qof walba riyo walba oo sanadka cusub leeyahay allaah ha u rumeeyo inta naga dhimatay allaah ha u naxariisto inta xanuunsan allaah ha caafiyo intii cafimaad qabtana rabbi ha u siyaadsho dadka kala maqan allaah ha isku keeno Aamiin yaa rabbi Salaamullaah Inta iga dambeysa Somaali ha is raacdo idam alle ❤️🫀🙏👑🥰😘✊

    • @naimaneeruus1390
      @naimaneeruus1390 2 года назад +1

      Aamiin Hadana waala jooga sanadki cusbaay 28/1/2022 mln jimco ah Goor sheegtaduna waa 2:10 AM 🥰🇸🇴

    • @abdallahxazzan7492
      @abdallahxazzan7492 2 года назад

      18/09/2022 😐

  • @cusaymaoffcial1764
    @cusaymaoffcial1764 2 года назад +9

    Malin axada tariikhduna tahay 15/may/2022 ❤️oo ay socoto dorashadii madaxweynaha somaliya✨ goorsheegtada geeska africa tahay 2:28 am. ayaan Hestan dhagaysanaya❤️alleh wadankeena Haka dhiGo mid barwaqo iyo bash bash ku Noolada 🥺🤲🏼 qoF kasta somali ah oo Qoralkan akhrinya waxan ka codsanya inuu wadankeena u duceeyo ✨

  • @keeysesomali7425
    @keeysesomali7425 5 лет назад +45

    Baraako cabdow waa xaafad ku tala xamarweyne
    Wardhiigleey waa dagmo caan ah
    Kaambo amxaaro waxaa loo yaqaana hada Dagmada c/casiis
    Buulo Eylaay waa dagmada waabari, Boondheere iyo Bilaajo intuba waxeey ku yaalan Xamar ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @sadaamwarsame6138
      @sadaamwarsame6138 3 года назад +2

      Barasko cabdow xamarweyne makutaalo xamar jajab kutaal captain 👩‍✈️

    • @husseinali7243
      @husseinali7243 2 года назад

      Baraako cabdo waxee ku taali xamar jajab

  • @omardirie4414
    @omardirie4414 5 лет назад +64

    Wish I had the chance to be teenage when Somalia was peaceful country like this . Missed chance 😀

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 4 года назад +81

    Waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarka ay heesto qaadan ayan dawanayaa 2020 hada soo boqaty like isaar wll!!

  • @abdihrasak
    @abdihrasak 3 года назад +10

    Maalin Khamiisa 24.12.2020
    Goorsheegtuna ay tahay 12:55 duhurimo. Magalada Hargaysa
    Waxaan 7 maalmod ka badnayn baa inooga dhiman 2021 waxaan alle inooga baryaya inuu sanad khyr kiisa wata inooga dhigo. Boogihii sanadkan 2020 inagu reebayna mid inoo dhaya alle haynooga dhigo
    Xaliimo Khaliif Cumar Magool (AHUN)

    • @hassanmahm4448
      @hassanmahm4448 3 года назад

      aad iyo aad allhuma aamin

    • @hassanmahm4448
      @hassanmahm4448 3 года назад

      soomaligii asalka ahaa baad ku hadashay GOORSHEEG qaarbadan garan maayan

    • @hassanmahm4448
      @hassanmahm4448 3 года назад

      hargeisa wali afkii waaku hadhay

    • @hassanmahm4448
      @hassanmahm4448 3 года назад +1

      GAALKACAYO kasoo salamay sxb

  • @libanaden1376
    @libanaden1376 5 лет назад +30

    Me still listening since 1989 teenage boy in high school in xamar until now in Toronto and love it

    • @qamarsacdiyo3165
      @qamarsacdiyo3165 4 года назад +5

      Your childhood was amazing. Am tired of these new songs, i came here to clean my ears 🤗

    • @mohamedabdimohamoud8328
      @mohamedabdimohamoud8328 2 года назад

      Me since 2003 as a young man of 12 years old

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan Год назад +2

    حليمه خليف مجول معجزة لا تتكرر ابدا وتبقي إلى الأبد، ،،،،، الا يرحمها ويغفر لها

  • @hamzealel977
    @hamzealel977 4 года назад +25

    Who is still watching in 2019 and road to 2020✌🏻 Alaha u naxaristo fananadena💔😭😢🤲🏼

  • @musemuse8734
    @musemuse8734 7 лет назад +48

    ilaah ha u naxariisto Magool heesaheeda meel kore ayey saartay marka lagama daba qaadi karo wajiyo xun heeasaha Magoool haku qaldamina kama daba qaadi kartaa waa idinka culustahay

  • @A.kafi05
    @A.kafi05 5 лет назад +23

    2019 yaa dhageeysanaayo allaha u naxariisto hooyo magool😢😢

  • @zamuuotamendi6341
    @zamuuotamendi6341 6 лет назад +135

    Magool alle kuu naxariisay love u wlh❤
    Who lisening 2018?

  • @djlucky2411
    @djlucky2411 2 года назад +2

    Wow that's my people Somaali .Eebow jecleyaa ,❤️❤️dadkeyga Somaal culture..I wish was loved that..jacelka Macanaa Eebow iso sahal..

  • @finnahinna
    @finnahinna 5 лет назад +22

    I can't get enough this version and cumar dhuule's version. They have have both unique voice ❤❤

  • @mohammedh1120
    @mohammedh1120 4 года назад +4

    Magool iyo Goobbe oo kabanka tumaya labaduba way ku raaxeysteen heestan allaha uwada naxariisto

  • @nrx8684
    @nrx8684 6 лет назад +31

    Magool had most beautiful voice, rest in peace

  • @sadamasad9707
    @sadamasad9707 5 лет назад +3

    2019 xil waxaa Joogna Qof walba iska ciyayo sidii xoolaha macaac. Bal dhageeso codkan wlh waa Kaaf iyo kala dheeri fanaaninta hada jooga iyo kuwii hore .

  • @noorcali1694
    @noorcali1694 7 лет назад +6

    Allaya raaxma raaxamin iyada iyo Maxamed Axmed Kuluc Waxy Tiidhi Hoobalada Kuluc Baan Aad U Xiishmayne Jiray

  • @mussashire8597
    @mussashire8597 6 лет назад +31

    Hed moye habar'ba loma dhinto haduna subaxdi hortey ma kacde aniga iyo hilbaheygi kala hoyanaye laba isu hilowday hayga hadhe hamoy bena sow'tan ley helay❤❤❤❤❤❤💓❤

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 5 лет назад

      Magool AfSomaliga si fiicneed ani intaas maba isku xijin karo😂😂😂

    • @WALAALAHAHARGEYSA
      @WALAALAHAHARGEYSA 4 года назад

      Ereyadii Sulub Cumar

    • @walaljiro8447
      @walaljiro8447 3 года назад

      Heestoo dhameestiran maheysa plz inoo soo qor

  • @ibraahimyuusuf7684
    @ibraahimyuusuf7684 5 лет назад +8

    Waanku soo duceynayaa waqti kasta, Ilaahayow naxariistaada sii aamin aamin.

  • @adnamukhtaar1653
    @adnamukhtaar1653 5 лет назад +3

    Darooor waxay kutaala gobolada woqooyiga ,ama hawd waxaan dega qabiilka habaryoonis.
    Waxaan usoo qaatay wakhtigana waxay ahayd markii soomaalidu isku xidhnayd dhulkana lawada lahaa............quruxdiii midnimadaa noolayd💙

    • @Ahmedmustafa329
      @Ahmedmustafa329 Год назад

      Wll daroor ciidagle ayaa dega siiba yooniska lkn h.yooonistu waa la jaar kuma badna

  • @calitifoow2649
    @calitifoow2649 6 лет назад +8

    Taan ugiir go ayeey waa jaceelkaaga allah jano cawaada majiifasadey

  • @warsamebadar3526
    @warsamebadar3526 4 года назад +2

    Heestan waa heesaha laga shaacey.... No one can imitate the voice of this song... Magool meel sare ayey saartey heestan... Not even Farhiya Fiska can copy it... Original!!! it would always be.... forever

  • @abdifatahabdi3337
    @abdifatahabdi3337 5 лет назад +2

    Yaa Salaam,,, Cod iyo Aalad isasaaran oo dabiici ah,,, Dec... 2018 in la i qaadaayo ayaanba moodaa,,, Allow kuu naxariisto,,, Qalbiyadeena ayaad dagtay Mama Magool

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 4 года назад +10

    Magool and Sahra axmed were the best singers may allah rest them in peace

    • @abdirahmanmacaani452
      @abdirahmanmacaani452 4 года назад +1

      mamo khadra daahir haka reebin hoyadii jaceylka

    • @abdifatahaadan5972
      @abdifatahaadan5972 4 года назад

      @@abdirahmanmacaani452 haa wlhi wn ilawey khadra daahir cige mom of love karaaman u hayaa

  • @zariinaabdullahi2291
    @zariinaabdullahi2291 5 лет назад +158

    Who is whoching 2019?

  • @luulahussein649
    @luulahussein649 5 лет назад +5

    Xalimo magool heesahiiga waa ka Hale heeso macaan aya qaadi jiirte ilaahay ha u naxriisto amiin amiin amiin amiin

  • @amiirahodan6940
    @amiirahodan6940 2 года назад +1

    Qodbad tahay meel qabow ka baxoo
    Qajeel ubaxii dhamaan qariyoo
    Emotional song and best singer ever I hear allah reward you in janah moom

  • @ildeqamankadeqa5965
    @ildeqamankadeqa5965 4 года назад +16

    2020 qofkii dawanayow Like🙋‍♀️

  • @abdilahiabdijama540
    @abdilahiabdijama540 8 лет назад +23

    allah yarxam xaliiimo khaliiif boqorada codka

  • @Pahsan111
    @Pahsan111 2 года назад +2

    19 March 2022 from Mogadishu Somalia 🇸🇴 Allah hku naxriisto xaliimo🤲🤲

  • @MubYus
    @MubYus Год назад

    Xaliima khalifi , Mogoool.. Alah raxma Janada ayay ku jirtaaa.

  • @geellegaaboow4959
    @geellegaaboow4959 5 лет назад +1

    Waa ereyaddii AUN abwaan sulub cumar iyo laxankii AUN. Fanaan feysal Cumar mushteek waxaa la qabtay heestan 5/8/1968 codku waa AUN xaliima khaliif magool sidaas ogaada soomaalida cusubeey

    • @WALAALAHAHARGEYSA
      @WALAALAHAHARGEYSA 4 года назад

      Ereyada Sulub Cumar aya leh waan runtaa wlhy.

    • @FarahBarud
      @FarahBarud 3 года назад

      Sxb taariikhda ha ku ciyaarin fadlan erayada qaaryada maqaano in sulub wada leeyahay laakiin laxanku waa Xudaydi heestana isagaa tumay goobe durbaankuu tumayaa inkastuu kabaniste halisa ahaa

  • @abdilahiabdijama540
    @abdilahiabdijama540 4 года назад +3

    Allah yarxam boqorada khaarada africa xalimo khaliif magool

  • @abdiladifladka
    @abdiladifladka 5 лет назад +27

    AUN Xaliimo cumar khaliif magool
    Waxaa xasuustaa 1998 kii ayaa Aniga iyo walalkeey iga weyn ayaa waxa aan u soconay Tarbuunka halkaas oo lagu qabanayey xafladda 1da Luulyo oo markaas ay qabanaayeen ciidanka xooga dalka Somalia
    Anaka oo mareyno Agagaarka Hotel Taleex ayaa waxaa na soo agramay baabuur ay saarneed magool
    Baabuurkii ayaa markaas midka iga weynaa dhagax kutuuray kadib inta uu na soo bursaday ayaa waxa aan galnay guri inoo dhawaa markaa oo isla xaafadda ku yaalay
    Markii nala qabtay ayaa waxa loogu sheegay inuu na dhalay G.neraalka
    Inta ay inoo soo dagtay ayey lacag ina siisay
    Magool xasuus gooni ah ayey ii leedahay AUN

  • @susuali1114
    @susuali1114 4 года назад +1

    Burka roole .
    Barka cabdow.
    Bilajo noove.
    Buulo Aalay.
    Masha Allah.
    Warta Jano iyo wadiga.
    Raxmada Allaha kawarabiyo.
    Amim.Amin.Amin.

  • @maxamedjamac7948
    @maxamedjamac7948 6 лет назад +5

    Allaha u naxariisto magool cod macaan ayay inagala dhintay

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 5 лет назад +8

    Magool heesaheeda meel sare ayeey saartay lagama daba qaadi karo

  • @theonlyangel8688
    @theonlyangel8688 4 года назад +4

    It's 2020 and still listening to old somali music even though I don't understand some of what she is saying but it sounds amazing

  • @geellegaaboow3853
    @geellegaaboow3853 7 лет назад +33

    ilaahay ha u dambi dhaafo magool iyo intii dhimatay

    • @ayaanjaamac4425
      @ayaanjaamac4425 3 года назад

      Facebook aan kaala soo xidhiidho iisheeg walal!!

  • @messaybekele1391
    @messaybekele1391 3 года назад +4

    Um ethiopian I love love love love Somalian music butifull people butifull culture

  • @suaadmohamed9853
    @suaadmohamed9853 4 года назад +1

    Imagine this voice reciting Quran♥️
    Allah ha u naxariisto magool ilaahey janadda haku galiyo bilaa xisaab iyo bilaa cadaab, Qabrigana ha u waasiciyo. Amiin
    Haloo duceeyo magool iyo waalidiinteena

  • @hamsemohamed9844
    @hamsemohamed9844 5 лет назад +38

    01.01.2019
    10:23am
    BURAO
    Somaliland
    Allow sanadkan mid ki hore ka kheyr badan ka dhig yaa raxmaan

    • @todaymedia9949
      @todaymedia9949 5 лет назад

      Hamse Mohamed Amiin sanad kii kalaa inagu soo food leh

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 4 года назад

      Hamse Mohamed
      Aamiin Yaa Rabbi 🤲🏾

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 4 года назад

      Long live Somaliland ♥️⚪️💚✊🏾

  • @fahimahmohammed1850
    @fahimahmohammed1850 4 года назад +7

    The are so many cover of this song bt ur still the best ❤️

  • @abdimajidissacknoor976
    @abdimajidissacknoor976 Год назад +1

    I am watching it at 10/11/2022, I hates listening to the so called songs of nowadays, i enjoy such a masterpiece👌🤞🥰

  • @abdikarinomar2616
    @abdikarinomar2616 6 лет назад +3

    Allow naxariiistiii janaaaad ka waraabi mamo magool we love u mar walbo 💕🌷💕

  • @dayaxari322
    @dayaxari322 2 года назад

    Waa ereyadii abwaankii jacaylka u dhintay abwaan sulub cumar ahun

  • @11stars26
    @11stars26 5 лет назад +72

    Who is listening 2019

  • @thelastking5725
    @thelastking5725 5 лет назад +3

    Heeskan dad badan baa sharafta ka qaaday oo copy dhahay lkn magool meel sare ayee saartay heesaheeda she is unique

  • @abdirahmanwaber6529
    @abdirahmanwaber6529 5 лет назад +2

    Heestan magaceedu Waa jawhara luula magacuna asal ahaan wuxui ka soo jeeda ciyaarta saylici ah.

  • @ramlaabdi8796
    @ramlaabdi8796 5 лет назад +1

    Imkana muqdisho naag balbalrka la dhaha ku xarta ax magole illahy haku naxaristo 😢😢😢

  • @hafsahariish8189
    @hafsahariish8189 6 лет назад +3

    Allow kuu naxariiso. Aamiin...I watch to this song when I’m disappointed 😔 with 😍. August 2018...

  • @kafiyaofficiall3147
    @kafiyaofficiall3147 5 лет назад +1

    Allah haku naxaristo boqoradi coodka hesta lagama dabaqadi karayo cood adag ayay ku qaday inta ila aragtay 👉

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 лет назад +1

    yaa salaam Bal eeg Codka qalabka la Tumayo Alla ha u naxriste

  • @Golesame
    @Golesame 4 года назад +2

    Waxan dhagayaanaya hada oo ay tariikhdu tahay 29/7/2020 alx ilahay ha u naxaristo hooyo magoool😍😍

  • @aliyareabdule8873
    @aliyareabdule8873 4 года назад +5

    daaroole iyo daruuraha waa laba xaafadood ku yaala magala berbara

  • @samatarcabdijamac3094
    @samatarcabdijamac3094 4 года назад +1

    Legend labo naaha the true legend👏🏽👏🏽❤️❤️

  • @mussashire8597
    @mussashire8597 6 лет назад

    Wale bil magol oo hadlaysa hadad dawato ka sexan meysid cawa wayo af somaliga naxwahisa ayey ku hadasha fananada illlah ha u naxariste

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 4 года назад +1

    Waa Ereyadii Sulub Cumar Axmed badanka heestu Aun.

  • @01point
    @01point Год назад

    Ilaahey umadeena naxariis iyo nabadgelyo sii

  • @abwaandhuux5517
    @abwaandhuux5517 5 лет назад +1

    alle ha unaxariisto xalimo khaliif cumar magool
    boqoraddi codka

  • @duniyzamzamgelle2249
    @duniyzamzamgelle2249 4 года назад +2

    Allow kuu naxariiso marxuumad xaliimo qaliif mahool

  • @abdirisakabdirisakmaclow3394
    @abdirisakabdirisakmaclow3394 6 лет назад +2

    Kaan u jiir go'ay walaahi caadi maahin ALLA yaa raxma magool

    • @Geelwanaaje
      @Geelwanaaje 2 года назад

      Kaan u jiidh go'ay dheh. Jiir maaha

  • @omarwarsame3237
    @omarwarsame3237 5 лет назад +4

    Hala hala alow u naxariiso magool

  • @michaelamaoh2496
    @michaelamaoh2496 6 лет назад +12

    MaGooL=SooMaaL.... Simples!!

  • @drahmeddahir4704
    @drahmeddahir4704 5 лет назад +2

    Boqorad aduunka, My Queen, Magool

  • @abdidheere7000
    @abdidheere7000 5 лет назад +15

    waxaan dhegaysanayaa anoo jooga degmada raydab khaatumo ee heestu kubilaabmatay waxay katirsantay gobolka daadmadheedh ex togdheer magaalo aanad weligaa arag lkn aad hees kumaqashay markaad toos utagtid waxay kuuleedahay xusuus gaara

    • @WALAALAHAHARGEYSA
      @WALAALAHAHARGEYSA 4 года назад

      @Maxamed Xasan Waa runta wlhy Sulub Cumar aya sameyay qiso abwaanka ku dhacdayna weeye.Aun labadoodaba.

  • @qfg1798
    @qfg1798 3 года назад +2

    Mucjisadii Codka Xaliima Cumar Khaliif Magool Alle haku naxarizto Mamo
    Amintu 12:24 PM taariikhdu 30 Jun 2021❤💋💯Goobtu waa Burco

  • @sadiyociishqi1830
    @sadiyociishqi1830 4 года назад +1

    🥰❤️😍my Xajiigeyga an aduunka u jeclahy

  • @faizaali5890
    @faizaali5890 5 лет назад +3

    Allah ha u naxriito
    Xusuua horee

  • @kalouahmed935
    @kalouahmed935 6 лет назад +2

    ADUUNYO LAGUMA JOOGO ALLAYA RAXMA MAGOOL

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 5 лет назад +7

    Ya rabi unaxariso😢😢

  • @axmedmaxamed8128
    @axmedmaxamed8128 2 года назад +1

    Raydab-khaatumo waa dagmo hoos timaada ceel afwayn heestuna iyadda ayay khusaysaa.

  • @geellegaaboow3853
    @geellegaaboow3853 7 лет назад +6

    waa ereyaddii abwaan sulub cumar inuu nool yahay ma ogi iyo inuu dhintay saa ogaada

    • @mujaahidlibaax7185
      @mujaahidlibaax7185 7 лет назад +4

      WAA RUNTAA SXB WAA ABWAAN SULUB CUMAR MA NOOLA
      WAA NINKII JACAYLKA U DHINTAY

    • @regularwarya9443
      @regularwarya9443 4 года назад

      War qaraamku erayo qof leeyahay ma leh qof kastaa waxbuu ku qaadaa .
      Buurkoroole iyo baraako cabdow miyaa sulub yiqiin ? Ama daaroolaha ay naylaha daajibeyso kkkkkkkl.
      Qaraamka Laxanka ayuumbaa tirsan erayadu waa isu keen keen cidina meel kuma sheegto.

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 4 года назад

      @@regularwarya9443 way jiraan qaraam la wada leeyahay oo qofba in uu sameeyo kuwaana kolay intaan ogahay laba qof ka badan iskuma darsadaan iyagana waa la sheegaa qofba inta uu meersado, waxaanse kuu sheegay in uu qaraamku ciddii samaysa uu u suntan yahay yaa kuugu warramay waxan aad ka sheekaynayso? Qaraamka reer somaliland baa yaqaan iyagaana leh nin walba intiisu way u suntan tahay.hhhhhh

    • @regularwarya9443
      @regularwarya9443 4 года назад

      @@khadarmohamed2676
      Dareenkaaga ayaad ka hadleysaa ee haddaad sax u fakareyso hadalka aan qoray wax aad ku beeniso maadan keenin.
      Heesaha qaraamka ah waxay u sameysan yihiin qaab "Hees" maahan jiifto, geeraar ama gabay waxaa sahlan erayadii raaxeeye lagu qaaday in subcis ama laylaay lagu qaado .
      Buurkoroole iyo baraako cabdow daaroole miyaa nin reer hargeysa ahi ka sheekeyn karay xilligaas.
      Tusaale :
      Tudacdan
      Wadada bariyeey ku weheshadaye warkiyo ha'iga goyn waraaqaha.
      Inta laxan oon xusay kaad rabtaad ku qaadi kartaa hooballo sidaa yeelayana waad hemeysaa.

    • @WALAALAHAHARGEYSA
      @WALAALAHAHARGEYSA 4 года назад

      Waa Runtaa Sulub aya laha Aun.

  • @aliyadigriyow4455
    @aliyadigriyow4455 6 лет назад +2

    Heestan magool obaa qadiykarta illaaheey hakunaxariisto

    • @musemuse8734
      @musemuse8734 6 лет назад +2

      Aliya Digriyow saan oo kale aa loo heesaa ama.waa la iska aamusaa

  • @zazedasbio3539
    @zazedasbio3539 6 лет назад +4

    She was uuma kaltuum of somaliya

  • @ahmedyaredhanaane7383
    @ahmedyaredhanaane7383 4 года назад +1

    6/April/2020 maalin siniin ah
    illahay cudurka karoona hanaga badbaadsho
    Legend halima khalif magool
    6/avril/2020 lundi
    en 🇨🇵
    RIP halima khalif magool

  • @FarahBarud
    @FarahBarud 5 лет назад +11

    Hed mooyee mooyee
    Habaarba looma dhintee
    Haaduna subaxdii
    Hortay ma kacadoo
    Anniyo hilbahaygii
    Kala hoyanee
    Laba isu hilawda
    Hayga hadhee
    Hawooy beene
    Sawtan lay helay
    By Sulub Cumar ( AHN)

  • @abdidanjire5018
    @abdidanjire5018 3 года назад

    2021 ayan dawanaya Vedoga maslax mideeya ayaan ku arkay markasan soo Raadiyay

  • @xafsaahmed6702
    @xafsaahmed6702 5 лет назад +2

    Haliimo Khaliif magool Allaya raxma💔😢😭

  • @mohamedaare690
    @mohamedaare690 5 лет назад +4

    Yaa dhagaysanaya 2019/10/12

  • @qaasimmohamed7891
    @qaasimmohamed7891 Год назад +2

    2022 12 31 from bosaso
    alaw naxariistadda si magma magool
    like ta saarra dadka soo booqda 2023 wixi kadanbeeyya

  • @idirisali572
    @idirisali572 4 года назад +1

    Qod baa tahy meel qabow ka baxo dhaman ubixii qariyay menaheeda waa marka barwaaqadu halka ugu danbaysa gaadho ee dadku caanaha qubaan wakhti bay ahyd

    • @idirisali572
      @idirisali572 4 года назад

      Maantana caanaha biyo lagu daray laga iibinaya

  • @mmmnnn7875
    @mmmnnn7875 5 лет назад +1

    In badan baan radinayeey ❤❤❤❤❤

  • @abdinasirmohamed4012
    @abdinasirmohamed4012 6 лет назад +16

    heestan waxaa sameeyey abwaan sulub cumar waxaanu udhiibay magool labaduba way dhinteen alle hawnaxariisto

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 4 года назад

    Allow u naxariiso Xaliima Khaliif Magool.

  • @hassansaid9135
    @hassansaid9135 5 лет назад +4

    Hadaa march dawaneysid farta taag ☝️

  • @cabdidhago5525
    @cabdidhago5525 5 лет назад +1

    Magool ala hawnaxariisto qofnaguqaaliyay ahayd

  • @saadsuleiman3750
    @saadsuleiman3750 5 лет назад +27

    Raydab-khaatumo waa dagmo ku taal gobalka Toggdheer

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 7 лет назад +12

    alloow kuu naxariiso cad aad u macaan boqoradii gabdhaha codka

  • @mohamedabdihasan829
    @mohamedabdihasan829 4 года назад +1

    ALLAAH ha unaxariisto aamiin

  • @alcabalimancasaovabbas248
    @alcabalimancasaovabbas248 5 лет назад

    Daroolan xalay neeyla daajinayee caawana ma daruurihii baa yaa salaam ya ila daawanaya 17/10/2019

  • @safiyadahir8557
    @safiyadahir8557 4 года назад +1

    Eedo magool represents wardhiigleey.

  • @Somaliwayn12
    @Somaliwayn12 4 года назад +1

    I can't stop it listening

  • @maxamedjamac7948
    @maxamedjamac7948 5 лет назад +1

    Allaw u naxariiso magool

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 4 года назад +2

    Alow ku naxariso edo xalimo 😭😭

  • @ahmednaleye3228
    @ahmednaleye3228 7 лет назад +1

    Aamin Aamin ALLE haw Naxaristo

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 4 года назад

    Fannannnin waa kuwii hore kuwa hadda jira Canaasiir waaye Zeros waaye

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re 5 лет назад +1

    Illaahay ha u naxariisto marxuumada. Waxaasaa fanaanad la yidhaa. Waa intii aanay Soomaalidu is-duleyn ee aanay tuug, koofiyad-bacle, siyaasi-ku-sheeg xasuuqa tolkii kaga bilaaba iyo wadaad ku-sheeg massajidada qarxiya aanay ina soo gelin. Tolow goormaynu hurdada ka toosi oo aynu bullshit kan ka bixi.

  • @suxufikhalidmohamedbulaale6864
    @suxufikhalidmohamedbulaale6864 5 лет назад

    Listening 2019/7/5
    Magalada Boorama xarunta gobolka Awdal
    Magool