Kiiskii Sh Ibrahim Ciyow waxaa Garnqasi Ka Sameeyay Khaliifka Umadda Soomaliyeed Sifiican udhugo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 217

  • @zaadkaaakhiro4727
    @zaadkaaakhiro4727  2 месяца назад +4

    kusoo biir #Zaadka_Aakhiro SiLagaaga meero Khuraafaadka lagaa Dhaadhiciyay 😅

    • @MaxamedXasan-x5q
      @MaxamedXasan-x5q 2 месяца назад

      shaqa wacanaad Wadaan Suufida Buufiya 😮

    • @محمدأبوعبدالله-ذ5ذ
      @محمدأبوعبدالله-ذ5ذ 2 месяца назад +1

      Xaqiiq Waxbadanaad Umada Usoo gudbiseen Waana Kafaa,idnay

    • @CabulahiXarir
      @CabulahiXarir 2 месяца назад

      Thanks wll ani khuraafadka iyo bidcada waa kala fahamsanahay suufiyo waa khuraafiyiin iyo dad qaldan bal waxaan dhihi karaa waa mushrikiin

    • @nuuraani924
      @nuuraani924 2 месяца назад

      هذا مذ هب الخوارج وسيزول ان شاءالله

    • @naasirkhadar8370
      @naasirkhadar8370 2 месяца назад

      ​@@nuuraani924 is difaac hadaad xaq hayso Khawarij qof kasta dadka Qori uqaata ah oo dhiigi xalashada Suufiya Ugu horaysa Gobolada Dhexe waxay ka sameeyen waa la ogaa

  • @Goljano-f1n
    @Goljano-f1n 2 месяца назад +1

    Maansha alaah ilaahay haku xifdiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CISMAANCG
    @CISMAANCG 3 месяца назад +7

    جزاك الله خيرا ونفعك بالمسلمين

  • @محمدأبوعبدالله-ذ5ذ
    @محمدأبوعبدالله-ذ5ذ 3 месяца назад +21

    Waa garnaqsi Aan Inaba caadi Eheen siwacan Buu udhigay warka Sheikhaan
    Waana Kumahadsanyahay

  • @IsmaciilXasan-fw6kr
    @IsmaciilXasan-fw6kr 2 месяца назад

    الله يبارك فيك وجزيت خيرا يا شيخنا ❤❤❤❤

  • @aliadam180
    @aliadam180 3 месяца назад +6

    ان الله في عون العبد مادام العبد في عون اخيه
    You couldn’t have said it better

  • @nuuraani924
    @nuuraani924 3 месяца назад +8

    Anigu wiligey ma,arag meel culumadeenu ku leeyihiin cid aan Allah eheyn hala caabudu marka xujadiina keena dood iyo gardarro ayaa wadiin shacabkana wax badan ayey fahmeen.

    • @CaashoMcnln
      @CaashoMcnln 3 месяца назад

      Culumadiina soo idin ma faran alle ka soke in labaryo larejeyo maqluuqa

    • @AbdirizackAmin-i1z
      @AbdirizackAmin-i1z 3 месяца назад +1

      ​@@CaashoMcnln acuudu billah maxa tiri xagee lagu faray in maqluuq wax la weydiisto

    • @nuuraani924
      @nuuraani924 2 месяца назад

      Culumadena tabaruk iyo tawsul wax kabadan nama farin NABIGA scs ayaana cadhuuftiisa asxaabtu barakeysteen kuna tawasuleen ee soo nabiga makhluuq maahin(iskafiiri waxaad dadka ku gaaleysiineyso).

    • @faaidyusuf1695
      @faaidyusuf1695 2 месяца назад

      @@nuuraani924
      Horta marka hore cibaado maxaad u taqaan wahaabiyose maxay u taqaan markaasaa doodu qiimo leedahay sheikh cabdulqadir amase culumo kale amase awliyo inlatuugo hadaadan cibaado u aqoon kan taas kudhacaana aan caabudin kii uu baryey wax lagaala hadlo amase lagaala doodo mayaalaan halkaane hana noojin iska caabud qaadiriyadaada iskana tuug kuna hay dambiil arwaax kujirtaa lasoo daadiyey.

    • @nuuraani924
      @nuuraani924 2 месяца назад

      Anaga waxaan naqaan tawasul tabaruk kaaraamaad owliyada kadaahiro lkn wahaabiyo hadaa tihiin arimahaaso dhan waa dafirsantihiin (الاستغاثة waa محل النزاع) culumada qaar aan wahaabiyo aheen ayaa diidan ,wixi intaas kabaxsan waa qof shaqsi si qaldan u dhaqmay oo jaahil ah, Tankale suufiyo dhan qaadiriya ma ahin waxaa jiro dad suufiyo ah oo waxa aad sheegeyso war uheen idinkuna waad camimteen oo waa wada gaalo ayaad lataagantihiin ogaada gaalnimada aa kuganteen suufiyda oo dhan dhulka dhicimeyso wey idinku soo laabaneysaa khatar ayaad kujirtaan.

  • @sharfmow9277
    @sharfmow9277 2 месяца назад +1

    SheekhCusmaan X. Allaha u naxariisto
    waxaan se Culimada Soomaaliyeed u sheegayaa in arimaha muranka dhaliya ay tahay Mashruuc Sacuudi Carabiya laga soo qaato ee Rag ka mid ah jaahilna ka ah Lacag ku qaataan oo ah in Sadax Mad-habadood Maalikiya,Shaaficiya, Xanafiya, cidii ku dhaqanta lagu sheego Suufiya si ay uga haraan Suufiyada, Suufiya waa koox gooni ah. Hase yeeshee siyaasada Dowlada Sacuudi Carabiya ay rabto in Mad-habta Axmad bin xambali ee siyaasadeeysan lagu fidiyo Wadamada Muslim ka ah taa soo ay Wadamo badan oo Muslimiin ah ka soo horjeesteen Dowladahooda kana hortageen, waxa la ogaaday in ay maalgaliso Mu a saso ku taala M. Riyaad ee Sacuudi Carabiya Raga soo qaatay Mashruuca waxayna kalagaran la yihiin in Mad-habaha aysan isdiidanayn lkn ay siyaasadeentooda ay khaldan tahay ummad walbaana ay midkay rabto ku dhaqanto Ummadda Soomaaliyeedna ay Mad-habta Shaaficiyada ku dhaqanto lagunna qasbi karin Mad-hab kale.

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 3 месяца назад

    Maashaa Allaah Sheekh (بارك الله فيك ... وجزاكم الله خيرا)

  • @AxmadCilmicanshuur
    @AxmadCilmicanshuur 3 месяца назад +6

    جزاك الله في أحسن قؤلك

  • @sheekhmuhudiin9305
    @sheekhmuhudiin9305 3 месяца назад +5

    Sheekh Dadaal badan waa sameysay balse Allaah ka cabsi uma hadlinoo Sababtoo ah Ninka kutubta wax ka sheegay sheekha markoow dhumasho ku ogaaday moow arkay . Tan kale Qofka kitaab qoro ama baxthi caadi ah qora Asaga ayaa lagala niqaashaa inta eey xayaatada ku jirto, Laakiin qofka markii uu ilaaheey oofsado ka dib ayaan waxaan rabo sheegaa Taas makula fiican tahay?
    سباب المسلم فسوق وقتاله كفر
    Adna sheegoow warkaaga difaac iyo durid yoowsan kaa noqon, Ee janaazada berri lagu dukahaayo inaad tahay ma ogid
    وبالله توفيق

    • @hassanbile1777
      @hassanbile1777 3 месяца назад +1

      Kutubta maalin walba culimadu ka niqaashaan waa kutub dadki qoray boqolaal sano ka hor dhinteen ee kan maxaa ka bedwlay

    • @abdirashiidhuseinaxmed8503
      @abdirashiidhuseinaxmed8503 3 месяца назад

      Hadii uu dhintay sheikhu kutubtiisa in laga hadlo miyaa qalad noqon karta sxb.
      Tan kale kutubtan jiilal badan oo soo socda ayaa baran doono marka in laga hadlo oo laga niqaasho waa wax markasta loo baahan yahay.
      Sheikh geeridiisa ma xalaaleeyneyso kutubta waxa ku qoran.

  • @thegreatmind9178
    @thegreatmind9178 2 месяца назад

    الحق لا يعرف بالرجال، وإنما يعرف الرجال بالحق❤

  • @MaxammedCabdi-b4h
    @MaxammedCabdi-b4h 3 месяца назад +3

    Jazakalahu kheyr waa waano mudan in ladhuuxo oo wax lagu fahmo: waxa iso jiitay hadalkan: wuxuu kadigay wadaadka waxey sameyn jireen iney kusameeyaan wadaadka dhintay ومن قبل كانو يعملون السيئات

  • @ustaadshakuur8920
    @ustaadshakuur8920 3 месяца назад +1

    جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل

  • @mohamedmuuddeey239
    @mohamedmuuddeey239 2 месяца назад +1

    جزاكم الله خيرا

  • @AA1237
    @AA1237 3 месяца назад +1

    جزاك الله خيرا شيخنا

  • @macaliniidoow
    @macaliniidoow 2 месяца назад

    جزاك الله خيرا لقد قلت كلاما صوابا

  • @IidowAbdullahi
    @IidowAbdullahi 3 месяца назад +2

    Mansha Alaah waad wenaajisey ilaahey haku wenaajiyo

  • @sacaadaat3178
    @sacaadaat3178 3 месяца назад +6

    TAKBIIR JZAKALAH KGEYR

  • @GaraadWaranle
    @GaraadWaranle 3 месяца назад +1

    الله يعزك .
    Weedh-samaa , allaha ha ku xifdiyo oo haku barakeeyo , meesheedi ayaa dhigtay .

  • @XafsoMaxamuud-sv1fj
    @XafsoMaxamuud-sv1fj 2 месяца назад

    جزاك الله خير اوأحسن الله إليك

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 3 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ alah janoo ka xifdito majadsanid suufiyo khayr malaha

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 месяца назад +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xusuusoallah3048
    @xusuusoallah3048 3 месяца назад +2

    💯🖐
    Waa war cad
    Ilaahow ummaddeenna ku anfac

  • @KhaliilOsman-h7d
    @KhaliilOsman-h7d 3 месяца назад

    جزاك الله خير جزا

  • @nafisoaliibrahim4030
    @nafisoaliibrahim4030 3 месяца назад +6

    Wadaad iskusheega haduu cilmi kahadlikaro sheega 84 sano ayuu noolaaye maalintuu dhintay maxaa kaqaaaqsiiyay

    • @siraajidiini5085
      @siraajidiini5085 3 месяца назад +1

      Wuxu inuu xaq doonayo maa moodaa waa mowti la dirir EE haduu xaq doonayo shiiqa intuu noolaa buu intuu u yimaado la niqaashi lahaay hadda xitaa ardaydiisa baa diyaar u ah iney la niqaashaan waa kaa saaye ha is keeno berri markey dhintaan buu rabaa haddana inuu wax ka sheego

  • @cimraanbanibraahim9413
    @cimraanbanibraahim9413 2 месяца назад

    Ma sha sh warunta❤

  • @abdirahmanmohamed691
    @abdirahmanmohamed691 3 месяца назад +5

    Masha allah

  • @xawiiwomaxamuud-y5e
    @xawiiwomaxamuud-y5e 3 месяца назад

    ma.sha.allaah allaah habarakeyo sheeqa

  • @WiilSiis
    @WiilSiis 2 месяца назад

    Barakalllahu fiika

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад +2

    Muslimiintu Markey leeyihiin Sheekhaasi waa EHELU JANO waxay eegeen Ficiladii Wanaagsanaa ee ilaahay ina faray ee jano lagu tagayay ee uusamayn jiray intuu noolaa camaladda.waxaa ka mid ah sadaqadii milmigiiuubaray bulshada Cadaaladii isagoo ugargaari jiray jaarkiisa 1wm❤

    • @jamaabdi-ym6dr
      @jamaabdi-ym6dr 3 месяца назад

      walaal qofna jano loogama markhati kicikaro haduusan waxyigo noo sheegin saxaabadii rasuulku salalaahu cali wasalam uga markhaati kaco jano unbaa la dhihi karaa waa ehlu jano laakiin dadka intiisa kale waxaa la dhahayaa waxaan urajeyneynaa jano

    • @abdirahmancali6891
      @abdirahmancali6891 3 месяца назад

      Yaa inoo sheegy inu jano iyo naar galayo ileen inagu qeybka kama war hyne masa ogtahy in qofka muslimka ahi xitaa hadu yahy mid camal wanaagsan ay tahy inuu naftiisa u baqo ileen janada camalkaagu ma gooye naxariista eebe ba lagu galaaye qofna lama shegi karo xalaudu ku suagnyahy

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад

      Wll diintu.rayi.maaha.fikirna maaha.wax waxa laynoogu sheegay qur.aanka kariim kariimka.iyo.Axaadiista.rasuulka.scw.qofka.ehelu.janaha.ah.siduu.rasuulkeenu.inoo.sheegay.wuxuu.leeyahay.calaamado.lagu.garto.mI'd.ka.mid.1waa.mutawafic .oo.hoos.isku.dhiga.ilaahay.dartii.dadka iska ma waynaysiiyo..wuxuu my xidhan yahay Alihiisa.wuxuu.xidhiidhiyaa jaarkiisa.iyo.qaraabadiisa talaabo kasta oo qaado.wuxuu isku xidhaa ilaahay wuxuu sameeyaa sifayaashii rasuulkeena csw.masakiinta ayuu.ugargaaraa.haduu.xoolo.haysto jaarkiisa.iyo.agoonta.xoolihiisa.waxbuu ka siyaa. Ma kala jeclaysto muslimiinta

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад

      Qof.muslin.ah.oo.dhintay. rasuulkeena csw wuxuu wuxuu saaxabadiisa ku odhan.jiray.waa.ehelu.jano .dhaha. waxaana jira calaamado lagu kala garto.ehelu.janaha iyo.ehelu.naarka.oo.ah sifaha uu dhaqmi jiray.

    • @Xasancabdilaahi-u9m
      @Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад

      Ma tahay.Qof.qabiilka jecel.2.ma.tahay.qof.ceebaha.islaamka.faafiya.3.Ma.tahay.qof.been.badan.4.matahay.munaaf.5 xasad.waa. calaamadaha EHELU Amarka. lagu garto

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 2 месяца назад

    Sheikhu waa ina wacdiyey oo wax badan ayuu noo sheegay
    Kheyr alaha siiyo intaas oo aan
    Markii horeba aanu Ogeyn .

  • @saeedhasan8967
    @saeedhasan8967 3 месяца назад +1

    ما شاء الله رجل بمعنى الكلمة

  • @eedomcnt569
    @eedomcnt569 2 месяца назад

    www waxan ka dhihi lahaa sh cuthmn xidig oo caalim ka umadaha islaamka ah inaadan ku kadsoomina adinkoo og in qof walbo kaligii qabrisiisa la again doono

  • @XamseGiire-u5y
    @XamseGiire-u5y 2 месяца назад

    ?jazaaka allaahu kheeyran❤❤❤❤❤

  • @XasanGuuleedd
    @XasanGuuleedd 2 месяца назад

    Zaadka aakhiro horumar wacan

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 месяца назад +1

    Mashallah allow ku xafid walalkay sufiyada wax caamo

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn 2 месяца назад

    Allah u naxariisto

  • @asharaafkahonest3614
    @asharaafkahonest3614 2 месяца назад

    Sheikh ismaciil xidig diinta islaamka qof si fcn u yaqaano ayuu ahaa kutaabta uu alifay ayaa u marag ah iyo aduunka culmada ku nool sida ay uga tacsiyeeyeen geeridiisa marka caalimka weyn sharafkiisa ilaali wll
    marka an kaaga jawaabo suufida qabriyada sheekhyadooda ayey cabudaan waa qalad alle cid aan aheeyn ma caabudno mana jirto waxas anoo suufi ah aya ku leh balse waa weyneena caalimkeena oo waan siyaarana shiikheena maaalintuu aduunka ka tagay waa maamusnaa waxana ku maamusnaa kalaanka alle ee quraanka kariimka

  • @updullahiupdikadiralinoor640
    @updullahiupdikadiralinoor640 3 месяца назад

    Masha Allah jazaka Allah kheiran

  • @AsedDhere
    @AsedDhere 3 месяца назад +2

    Waa war aabihi weynaa midkaan haa lii soo sheego mesha uu ku noolyahay anaa soo qabanii wxn ahay Taliye Ased

  • @cawaalecali3044
    @cawaalecali3044 3 месяца назад +1

    Masha allaah allaah hakubarakeeyo

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 2 месяца назад

    Abu sacuudi Abu timir waana wareeriyeen.

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 2 месяца назад +1

    Wahaabi allow yaana wax ka dhageysan

  • @osmanahmad8509
    @osmanahmad8509 3 месяца назад +2

    Hadal wadaad kaan muhiimadiisu waxa waaye
    wadaado laba dhinaca oo mas'ala diiniya isku haysta
    xabsi laguma kala saaree
    dood cilmiyeed xujo cad oo daliil keeda wadata ayaa lagu ka saaraa.
    Hadal qaldana iilama muuqdo .
    Kutubada wadaadku wax kasheegay
    ka keen hala yiraahdo khalad aad kasheegtay.
    hana lagala doodo si cilmiyeysan

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 3 месяца назад +1

    guulayso shikh waligod ayay qabri kakor qaylinayeen shirki iyo baqti kawadeen

  • @mohamedhassan5617
    @mohamedhassan5617 3 месяца назад

    Maaa shaaalaah waa hadal qiimo leh

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 3 месяца назад +1

    Masha Allah waa si wacan

  • @adanelmi9314
    @adanelmi9314 2 месяца назад

    ما شاءالله

  • @CabdiJaamac-f6t
    @CabdiJaamac-f6t 3 месяца назад +4

    Dawladu inay dadka diintooda inloo ilaliyo wa wajib saaran diintana jaahil walba lagalama culimadana inla aflagaadeeyo waa dembi weyn ilahay agtiisa dadka somaliyeeyna wa suni shaficiya ah kuli waxa kale waa inlaga saaro meesha dastuurkana lagu qoro qof walba haddu yiraahdo aniga San doono Baan uqadanayaa diinta wa inan laga yelin 100 firqo kabadan ayaa soomaliya ka samasmatay dawlada waxa laga rabaa gacan bir ah wa inay ku qabataa Cid walba oo dulan ku ah caqida diinta

    • @qardho7720
      @qardho7720 2 месяца назад

      Shafici iyo sunada ka so Saar xoolo la aruuriyo o qabri lala dul fariisto iyo muradada in la aruursado o qabri lala aado intadan dhiman warhooy quraanka sunada kutubta shafici wax an ku qorneyn ka fogoooow wadna ogtahy cilmiyaqiin in mowliid qasaid quburo dawaaf awliyo baryid aysan shaqo ku laheyn walida waxa ka mid ah in wax shegatid kana fogtahy

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 месяца назад +3

    Xarraami Aan Diin Laheyn A a Tahay Waxaa Ku Bilowday Waxaan Maqlay. Waxaa Ka Xishooinee Indhaheyga Aaku Arkay 2DII Ku Dhadhashay Walee Xaraan Ee Kugu Dhaleen Hadaa Qof Xalaal Tahay Diinta Waxa Eeka Qabto Qof Caalim Ah Muslim Ah Oo Dhintay In La Gaaleeyo Waaka Xumaan Laheyd

    • @cadaadsaalax
      @cadaadsaalax 2 месяца назад

      Dee illaa waxaasi waacay eh diin sheeg ama caydaadaa jawaab udiyaarso ilaahay hortiisa

    • @CabulahiXarir
      @CabulahiXarir 2 месяца назад

      Runta waa in laysu sheego suufiyo waa firqo qubuuraha iyo wadaadada dhintay caabuda xukunkooduna waa mushrikiiin

  • @IbraahimBaashi
    @IbraahimBaashi 3 месяца назад

    لقد نصحت واحسنت النصيحة

  • @UgaascabdiUgaaska
    @UgaascabdiUgaaska 2 месяца назад +1

    Sheekh waxa aan bayina la imaaneyn ee buuqa iyo muranka wax ku dabaqa waa wahaabiyada ee ma ahan suufiyada ee adinka wahaabiyo ah ma la idinka helayaa inaad bayina latimaadaan oo kutubtiina la soo baxdaan dadkana hortimaadaan war yuusan ku dilin haddaad cilmi haysaan u imaada culimada amma ballan hala dhigto
    Horta afkaagana u tur oo dadku waxaan ilaahay ahayn ma caabudo aakhirana cilmi xumo account kaagu waxba kuma kordhineyso bal e adigaaba hadda account kale buuxinaya oo dad ilaahay caabuday ku sheegaya iney dad caabudayaan
    Horta wahaabiyeey midbaa idinka maqan waxayna tahay inaad marwalba lasoo taagantihiin dadbaa la caabudaa war dadcaabudaad ma mudna xaqna uma laha ee ilaahaybay ugaar tahay in la caabudo

  • @Abdihuruwaa
    @Abdihuruwaa 2 месяца назад +2

    Iska dhawaaqa sh cimaan xidig alle ayaa karameyay meel oow maalin maray xitaa intaa noshihiin soomari meysaa

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 месяца назад +1

    Soomaali Maxamed Adoo Xaal Bixinaayo Ee Arki Doonaan Insha-allah Ooo Dhahaaya Qalad Aa Loo Fahmay Hadalkaan Dhahay Sidii Ninkii Sheekha Caaye Bastar Fowqal Bastar

  •  3 месяца назад +1

    Maxaa la isu daalinaa, qolada shaaficiyada tooda ha heystaan, qolada xanaabiladana tooda ha heystaan , ee ha lawada noolaado.
    Adduunkaan muslim iyo gaalo ayaa nabad ku wada nool.

  • @Abusaliim30
    @Abusaliim30 2 месяца назад

    Waa libaax xaqiiqda ka hadlay.. Suufi yada sida yuhuuda oo kale ayeey u dhamaan dadka ayaga dulminaayo hadi aad maagto ka hadal waxay leeyihiin waa yuhuud nacayb qofkaas

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 3 месяца назад +2

    Waxaan aad iyo aad uga helay kuwa aakhiro kuwar helaaya walaahi waa kuwo nasiib daran kuwa qabri intay caabudaan hadana isu haysta inay saxan yihiin kadibna caata kii tawxiidka ugu yeeraayey

    • @adoontiialle1602
      @adoontiialle1602 3 месяца назад

      Saw allaah madhihin (kooxwaliba inta ay haysato ayay ku faraxsan tahay)
      Oo saw madhihin (waxaa loo qurxiyey camaladoodii xumaa)

    • @adoontiialle1602
      @adoontiialle1602 3 месяца назад

      Saw madhin(dhaaf hayska dhunbadeen oo hayska ciyaareen intay maalintii labamay gaadhayasn)

  • @AliSicid
    @AliSicid 2 месяца назад

    Jasaakalaah u umadana alaha ku anfaco suufiyadu sookuleh nin kii jalaani maganga iyo kii alah magangalaa waa iskumid

  • @ShamsoXusen-nc3vk
    @ShamsoXusen-nc3vk 3 месяца назад +1

    Jazaa kallaah

  • @ShaficiMohamed-g5o
    @ShaficiMohamed-g5o 3 месяца назад

    ماشاء لله تبارك الله

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy 3 месяца назад +3

    Allaw xaqqa nawaafaji, wlle tajwiidka sifiican ubaro, oo kafaaiidayso dadka qur,aanka sida wanaagsan eetajwiidsan uyaqaan, khayrkana kudadaal........

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 2 месяца назад

    Cumaamad guduudan magaca sheekh la soo huwado waa soomaali meesha dhintay.

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 месяца назад +1

    Waxaa Tahay Bastar Xaaraan Lagu Dhalay Oo Ilaah Ka Furtay Mana Baxsaneysid Sheekha Caalimka Ee Lagu Sheegay Galanimo Kama Hadlin Meel Kale Aa d Gashay

  • @updullahiupdikadiralinoor640
    @updullahiupdikadiralinoor640 3 месяца назад

    Xaqiqada ayad hadadhay wllh

  • @abdinoryare3643
    @abdinoryare3643 3 месяца назад +1

    Midka sheekha ku digtay warkiisa waxaad kasoo qaaday niman kutub isku heesta waaye ..
    Aakhiro waa la xisaabina

  • @abdinasirfidow3156
    @abdinasirfidow3156 3 месяца назад +1

    Muslim kastuu yahay Janno iyo cidna looma goyn karo oo waa ahlu jano iyo wa ahlu naar lama dhihi karo lkn waa loo rajeyn karaa insha allah kaliya waa taa caqiidada ahlu sunnah wal jamaaca .

  • @bashkacade4432
    @bashkacade4432 3 месяца назад +1

    Wahaabiyo iyo alshabaab iney oday iyo ilmihiisa yihiin ninkii moog waraa uyaal

  • @AbubakarAhmed-h9b
    @AbubakarAhmed-h9b 2 месяца назад

    صدق رسول الله صلى الله عليه وسلم في قوله سفهاء الأحلام

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 2 месяца назад

    Wax kastoo la isku qabto oo caqiida ah waxaa jira marjac
    Loo noqdo oo ah naska iyo
    Xadiiska ah .

  • @iqraaxmed1276
    @iqraaxmed1276 3 месяца назад

    Mash Allh afkaaga Caana Laguqabay Sidagan Oo Cilmiyeesan ayaad Ugahadhashay

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 3 месяца назад +2

    Sxbow Adiga ha u gafin Wadaadada Ahludariiqada Ninkaan Sheekheena Wax ka Sheegaÿ ha ku Cadeeyo haduu ku Cadeyn Waayo Waa la Xukumaa

  • @mohamedbillow8828
    @mohamedbillow8828 2 месяца назад

    Sheikh cali wajis sidan uhadal

  • @MasbalMaxamed
    @MasbalMaxamed 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HussainCabdi-b1e
    @HussainCabdi-b1e 3 месяца назад +1

    M.a

  • @adoontiialle1602
    @adoontiialle1602 3 месяца назад +1

    Xaqii ayaad ku adintay shiikh xafadaka allaah.

  • @IidowAbdullahi
    @IidowAbdullahi 3 месяца назад +1

    Kelamada haada waxey kaqiima badayihiin dahabka iyo fidhada middeeda ugasareeyso

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 месяца назад +2

    Walaahay in ay caabudaan way samayn karaan waayo awel ba qabriyadey caabudi jireen

  • @abdirahmancali6891
    @abdirahmancali6891 3 месяца назад +1

    Hadii ay culimadu wax isku radiyaan ama isku khilaafaan #مناطره ama dood ba lagu kala baxaa anigu nimankan buuqa kicinaya waxan u arkaa nimanaan ku kalsoonayn waxay aaminsanyihiin

  • @siraajidiini5085
    @siraajidiini5085 3 месяца назад +2

    Horay baad Ibrahim ciyow usoo caan bixiseen haddana ma waxaad dooneysaan inaad soo caan bixisaan xariifkaan kale

  • @Abdifatah-j7d
    @Abdifatah-j7d 3 месяца назад +1

    😊

  • @maxamuudisxaaq709
    @maxamuudisxaaq709 3 месяца назад +1

    Aad iyo Aad hadal gar ah waasidaa arrinku culumada salafiga waain aay arrinkaan hadal midaysan kasoo saaraan.

  • @SabraanSabraanMaxamed
    @SabraanSabraanMaxamed 3 месяца назад

    Adiguna la mid baatahay waana lagu soqanaya isaga adiga iyo kuwa idinla midka ah

  • @aaminoguuremohamed-us5yp
    @aaminoguuremohamed-us5yp 2 месяца назад

    Qof kanba dad ba hadalkisa la dhacsan rabbi hakugu hanunsho wadada tosan inti hanun rabbi u alle hanaga mid dhigo waligey man arag mel alle adomadisa lagu cabuda haddana alle ima tuso suufinima alle ha igu dilo

  • @AhmedAhmed-po3jv
    @AhmedAhmed-po3jv 2 месяца назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    كذبت culumada suufiyada waa gasiyaal wac shekh abiikar d hada wax isla heyso

  • @saidmusa8659
    @saidmusa8659 2 месяца назад

    Wadaaku waa mahadsanyahay lakiin hal dhinc ayuu u raranyaha kayaking waa dadaalay inti tabartiisa

  • @eedomcnt569
    @eedomcnt569 2 месяца назад

    Aflahaado meesha sooma gali karto dowladuna itadaa laga war sugaa oo waxey Dowland ku qltahay ineey go aan ka qaadato xasaraadka noocan ah oo kale

  • @mahamedmahdi1034
    @mahamedmahdi1034 2 месяца назад

    Illah ka baq oo labaqada kox uu xagsor ama ka amuus waayo garab bad uu janjerta midda kale culimadda sufiyadda ah ayaaga dinta na baray noona ilaalin jiirey mara 1972 somali diinta MA imaanin caasi macalinkiisi quranka soo baray inkirayo bad tahay ee aan kuu nastexeyo Alle uu toba keen

  • @nuuradiin4711
    @nuuradiin4711 2 месяца назад +1

    Wadaadku sidaan wahaabiyo ku naqaanay waa beenaale marka koowaad ma jirto wadaad ninkaas u jawaabay dadweynihi ayaa ka fal celiyay qaladkaas
    Tan labaad ma jirto labo wadaad o kitaab isku heysta sheikh geeriyoday baa nin aflagaadeyay

  • @143-k1d
    @143-k1d 3 месяца назад +1

    Wahaabi Nacalad Ah Aa Tahay Laamaha Amniga Hadeena Ka Hadlin Masjidka Cali Jimcaale Dhulkaa La Dhigaa Muqdisho Wahaabi Malaha Sheekshii Caalimka Ahaa Cidiisa Aaleh oo 2 Million Kasoo Qeyb Gashay Janaazada Aqliga Allah Kaa Qaad Wahaabi Dhan Aqli Malaha Laamaha Amniga Hadee Soo Fara Gelin Guriga Hooyadaa Aa Laguugu Imaanaa Xaraami Bastar Ah Oo Ilaah Ka Furtay Aa Tahay,

  • @hudhudmedia1446
    @hudhudmedia1446 2 месяца назад

    WADAAD BEENAALA AH OON DIINTA AQOON WAHAABI FIDNO UDAA DII LAAN UDAA DHIIG DAATA UDAA DAD LALAAYO UDAA

  • @MuayadSadiiq
    @MuayadSadiiq 3 месяца назад +2

    Wahahiyow meesha diin kuma heesaan ee waxaad ku heesan waxa nitanyahu nii soo dhibay curihtiiva insha allah ciribtiina naar bee noqon doontaa

    • @zakariyemaxamed9757
      @zakariyemaxamed9757 3 месяца назад

      Allekacabso ooxaqa raac waad ogtahy suufiyo inanay xaq kutaagnayn qubuurbay dulfadhiyaan marwalbee

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf1695 3 месяца назад +1

    Ruuxii nasiib daran nusxiga waa nacaa abide
    Oo waa nebcaa kii kudhaha naarta kacab soode
    Oo waa nabaa duul muslima una nasteexayne
    Tawxiidka waa necb yihiyo nuurka Eebahaye
    Naxkigiyo khuraafaadka yuu daba nahlee yaaye
    Nugul kiyo caruurtuu lunshaa naar afuuf kaase
    Namruud iyo fircoon buu wada nuqula doodiiye
    Najaasiyo shirkuu doonayaa iyo nadal afkaartiise
    Wahaabiyo ayuu nabahayaa nacayb daraadiise
    Naartuba hadaaqdee midkaas waa nashuus runahee
    Nuur kiyo waxyigu may anficin nahaba doodiiye
    Shirkigay nafciyo moodayaan nolol ikhyaarreede
    Nadal inay kuryood wada yihiin nuurka laga aasay
    Nabigiyo saxaaba nasaan nuqulki loohaynin
    Bal maxay isugu noojiyaan naarta lagu tuur

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 3 месяца назад +1

    Laamah Amiga Ma wadaada Loodir saye mise ? AMaankah somaali weyn? Yaaba maxa ka galaye laamo Amini????

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn 2 месяца назад

    Scw scw scw

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 3 месяца назад +1

    SHEEKHU WAA EHELU JANO HADII LAYIDHI MAXAA KALE EE LA ODHAN LAHAA ❤ ILAAHAY WUU GEEYAY SHEEKHA JANADII ❤

    • @someonesomewhere4344
      @someonesomewhere4344 3 месяца назад

      I.a ilahey ha aqbalo. Murqaatidi ilahey oo aduunka joogo beydu naheh inteenan na wxn marag furney in uu sheikh cisman xiddig intan ka ognahey inu jano mudanyahey.
      Ilahow fadhihiisa fardowso ka dhig

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 месяца назад

      DAACADA UMADDA HORTOODA WAA LAGA FIICAN YAHAY.

  • @shabdialashariyi1946
    @shabdialashariyi1946 2 месяца назад

    كلما رايت وجوه الوهابية رايت فيه سواد كسواد لليلة المظلمة

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 2 месяца назад

    Horta inta uu noola aya fiicnayd in la sheego waxaas

  • @mohamedabdi2850
    @mohamedabdi2850 3 месяца назад +1

    Meesha qabyaalad cad ayaa ka dhacday ilaa la adeegsado dawladii

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 3 месяца назад +1

    Waarun taasi iskuma hubaan in ay yidhaahdaan nookeena daliilka lagu haysto shekhayaga way is ogyihiin waxay qarsanayaan habartaan dadkeenu diinta sida saxda ah haloobarto oo aynu katagno bidcada iyo shirkiga