Somaliland nin kamid ah oo tuug ah iney qariyan maahee ma awal bey sheegi lahaayen waluba somali colad bey u hayaan aaqiro ayey keeni xaaran hur maahe hanti luguma helo
Waxaan is leeyahay musuqmaasuq ayaa lagu sii daayey ee ninka si xalaal ah ha loo baaro haduu xoolaha soo dhacayna dadkii lahaa hantida ha loo celiyo hal dal ayaan garaneynaa labo dal oo jaar ah garan meyno hal shacab weeye Soomaali.
Fuad Warsame waar dee Somaliland tuug walba oo masaakiin soo dhaca magan uma aha. dalka ad shegaysid anaguba wan u dhalanay lkn xaq daro ma ogolin ha noqon tuuug kalkaaal.
Ninkaas in uu tuug yahay baan ani aaminsanahay ama suuqa madow ku jiro oo xaaran ku shaqaysto maxa yeelay waxa ku tusinaaya labada magac ee uu la baxay
Mansha allah viva somaliland ilaahay hadin xifdiyo
Kuwii lahaa lacagba lanagadhacay waxay aheen xoolo uhaysta in somalilan farmajo xukumo markaa intii SL bafineysey iyaguna farmajo aye kasugayeen wadad cagligoodu foraro
Wr ninkasi wa somalilander xuquuqdisa hala siiyo✌
Wr mxu yiri for ex somalilnd kama shaqayso oo anigu hargysa so aniga kaga shaqaysta yaab wlhi
Qaylada meel kasta waa laga maqlaayayey ee gabadha wasiirka Gudaha Moxamed Kaahin ayuu wiilku qabay waqtigaa
GAR BAAN👏 U ARKAA🙏 IN XAYIRAADA LAGA QAADO SHIRKADA FUTURE AWALAN DULMI MA TAAGERSANI UMANA SACABO TUMAYO TUUG LKNSE QARANKANI HIRGALAY NINKUU KAGA JIRO MADMADOW TIISAN ANA MOOGAHAY OON UGA SOCDO WAXAN DAAWADAY DAKII WAX TABANAYEY EE XAQ BAA NAGA MAQAN LAHAA EE REER SOOMALIA OO KU CATAABAYA DALKA SOOMALIA MEEL KAMIDUU JOOGAYE DAWLADU HANOO SOOQABATO ...OO RIYO AH ...
Ahahahahaha nio hadalka lakala odhan og ✋
Somaliland nin kamid ah oo tuug ah iney qariyan maahee ma awal bey sheegi lahaayen waluba somali colad bey u hayaan aaqiro ayey keeni xaaran hur maahe hanti luguma helo
May xayirin ee way ka qaaday xayiraadii ciwaanka ma view badan baad ku doo eysaan.
Waar ninkaasi waa nin somalilander ah waa in raali gelin la siiyaa, waa nin maal gashaday Somaliland. 👍👍👍
dalka jaarka ah kkk
Somalia wa jaarkeena wanaagsan
@@abdulwahabaden2116 👏😁
@@abdulwahabaden2116 jaarkeena xun dheh
M H somaliland 🤮
Ninkii khamaarka forex wax kacunaa waa nin xoolo shaydaan cunay, ilaahow suuqa madow ee khamaarka forex naga ilaali.
Forex Somaliland ma qaban karto
somtel is the best
sadar muuqdo su,aal kadhan ninkani wey cadahay inuu dadka soo dhacey halaga qaado xanti umada muslimka ah
Looge wadani xoolihiisa freee
Waxaan is leeyahay musuqmaasuq ayaa lagu sii daayey ee ninka si xalaal ah ha loo baaro haduu xoolaha soo dhacayna dadkii lahaa hantida ha loo celiyo hal dal ayaan garaneynaa labo dal oo jaar ah garan meyno hal shacab weeye Soomaali.
Hala qabto tuuga dadka soo dhacay
Ma hooyadaba tuuga kadhigtay wuu shaqayste shaqayso dee
Ahmed ogsoono hargaysa inay reer somalia ka buuxa oo la boobikaro hadii loo baahdo
Dhulbahante budhcad maaliyadeed ayay wadaan. Kuwii khamriga badan, mukhaadaraadka iyo dollarka faalsada ah lagu qabtay iyagay ahaayeen. Yarkan ASTANA ee xidhan arrimahani ayuu ku xidhan yahay. Xaaladdan waa tii gashay ilaa gurigii islaantii Fagadhe ka dhintay. Maafiyo nimada 2da dhinacba way ka wadaan Somaliland iyo Somalia.
Niyaw muxu somalia uga soo baxsaday hadaanu danbiile ahayn suaal is waydiin mudan
أذكروا الله العظيم يذكركم naftiisa ayaa khatar gashay, waayo somalia sharci kama shaqeeyo
Fuad Warsame sharcigu isu dhiibi lahaa hadii uu shacabka Somaliyeed danbi ka galay meelna qari mayso bariba waa is arakayan ragii uu dhacay
أذكروا الله العظيم يذكركم nin Somaliland jooga oo udhashay dalka cid meelkale joogta waxba ma yeeli karto, waaba aroos ninka aad edaynay
Fuad Warsame waar dee Somaliland tuug walba oo masaakiin soo dhaca magan uma aha. dalka ad shegaysid anaguba wan u dhalanay lkn xaq daro ma ogolin ha noqon tuuug kalkaaal.
أذكروا الله العظيم يذكركم kuwii dadka xasuuqay ayaa Muqdisho dhex mushaaxaya oo waliba xilal ka hays ee iyaguna hasoo qabtaan,
Ninkaas in uu tuug yahay baan ani aaminsanahay ama suuqa madow ku jiro oo xaaran ku shaqaysto maxa yeelay waxa ku tusinaaya labada magac ee uu la baxay
Dawlada Somaliland cadaalad ayey marisay arintii, Doodu waa xidhan tahay saacada laga bilaabo!
waa nin muwaadin ah lamana qaban karo xitaa wuxuu xamar kasoo dhacay waa u xalaal
Xalaal iyo xaaraam waa arin uu ilaahay la gaar yahay markaa caadifad yaanay ku qaadin. Ee iska hubso
@@abdulhakimismail8234 wll dhibku wuuxuu ka taagan yahay xaga somalia
Haday labada wadan xidhiidh diblumaasiyadeed yeelan oo laba safaradood lays weydaarsan
Waxba hagaagimayaan
Waxan wax ka weyn iney yimadaan
Oo wax laga qabanwaayo
Waa suurto gal
Markaa waa in laba safaradood
Leys weydaarsadaa ama calaacalka
Ay joojiyaan waloweynta iyo mijidho
Dalalka jaarka ah kkkkkkk
Usheega kuwii laaluushka ku eryaynaya ninkaasi waxbuu soo dhacay
Hhh kuwii lahaa somalia ayuu wli jooga car wakaase wax ka qaada
Walal haduu aniga lacag iga xadi lahaa meeshuu galo waan ka soo saari lahaa. Anigu qof aar goosada baan ahay
@@abdiwahaabnoor5949 zx zhp
baqdadi isbawa tuug
Did you mother tell you he's a thief?
Or you insulting him for no reason, because he's somalilander?
Have respect for your elders.
Ma hooyada ayuu wasay
somtel is the best