Maaxkamada dahir marwo qadiijo iyo abo dahir kiis waalan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 сен 2024

Комментарии • 95

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 День назад +11

    Daahirow kuwan waan u nacnay maxakabadaada 😮😮 Acuudubilaah
    Lacagtii aad sii say ee aad tiri ku shaqaysta ayaa sidaa loogu ciyaala suuqoobay 😮😢

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 23 часа назад +12

    Waa kuwii ku wali lahaa Dahirow maxkamadadii way u dhamatay kuwan ma fiyoba 😂😂😂😂

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey День назад +11

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 День назад

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️

    • @aaqilka5158
      @aaqilka5158 День назад

      Scw

  • @FaisaAli-d7i
    @FaisaAli-d7i День назад +5

    Kuwani wa musalsal walaahi taxane noo ka dhiga. A noo caraysan xataa wan iska qoslaa 😂😂😂

  • @abdiqanitriple914
    @abdiqanitriple914 День назад +9

    dadkaan waalan yaanan loo camirin ee ka joojiya halkaan ceebweynaa

    • @SaaroCali-xz4to
      @SaaroCali-xz4to День назад +1

      Mawalna eydahircalasow ayeusotashaden sedaylaxag ogahelan

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 12 часов назад

      Sax waalays ogyay meeshaa larabaa islagusocdsiiyo ​@@SaaroCali-xz4to

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 22 часа назад +7

    naagta iyo ninkuba waa bilaa dhaqan

  • @ashaibrahim868
    @ashaibrahim868 20 часов назад +4

    Khadija family is very funny❤❤

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 23 часа назад +4

    Daahir lacagta kuwan aad siiso ma istaahilaan

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y День назад +4

    Baanta nagedaaja 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 День назад +3

    Dahir lacag buu ka sameeya aabo dahir

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 23 часа назад +3

    Kuwan lacagtu wey uga dartay waa fasahaad

  • @IlyaasFaysal-i3t
    @IlyaasFaysal-i3t День назад +3

    Alaabtaan waxaa ladhahaa daahir baa yaabay

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin День назад +3

    Waxaani madad waaweyn baa mise

  • @Mahdi-b6b3b
    @Mahdi-b6b3b День назад +2

    Hhhhhhhhhhh caawo labadooda waa laga'cabsanaa, aabo daahir God miyuu ka'soobaxey.

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 День назад +2

    Maxkamada nin waalani xukumayo micnaheedu waa dad waal waalan ayaa la xukumayaa 😂

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 День назад +4

    Abo dahir labadani waa kuwi dahir wali laha wllhi macalin Mahdi waa laga baxsaday xata ithopiya la bashalaya😂

    • @queennashaad2
      @queennashaad2 15 часов назад

      Walid ku ronaa kuwaan iney nafta isdhaafiyaana kabaqaa ninaa nag diliyo naaga nin dishay maqalnaye kuwaan yaa kala raro

    • @nimcoahmed7658
      @nimcoahmed7658 15 часов назад

      @@queennashaad2 been maha wllhi 😅

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 23 часа назад +2

    war dadkan waalan ya isku guuriyey😂😂😂😂😂😂

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 22 часа назад +2

    Kuwaan maxkamadi waa naga haleeyeen 😂😂😂😂

  • @sahrociise
    @sahrociise День назад +2

    waa wallada dhaqantaha

  • @umnalka7740
    @umnalka7740 19 часов назад +1

    Waxaan maqli jirey laba miiraa leey mudaa waaleegu maadsadaa marka idinka Daahir Calasow iyo xulufadiisa waxaad uqabtaan inay idin caawinaayaan laakiin wey idinku maadsani hayaa muuqaaladiinana lacagta la idin siiyo ayaa laga suubiyaa ee fakara

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 День назад +1

    😂😂😂😂😂 kuwaan caadi mahan daahir calasoow flimka inoo wad

  • @Ardo-z9r
    @Ardo-z9r День назад +1

    Dakaan duduma galaha u ekaaday kalaceli daahirow kkkkk

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 День назад +1

    War nio film fican oo taxane ah weeye ee noo wada howsha

  • @Halima-v8c
    @Halima-v8c День назад +1

    WAR WAXAAN ISKA BALOOGAREE CIYAALA SUUQA AH

  • @jeelemohamed5344
    @jeelemohamed5344 День назад +1

    Kuwaan way ciyaarayaan bra wlh aadban ugu kuur galay

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 День назад +1

    Kuwan TikTok lacag ka soo raadsadan uff

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h День назад +1

    wlhi waa fuurey daahir dadkan waa ku waaleyn

  • @Mahdi-b6b3b
    @Mahdi-b6b3b День назад +1

    Qadiijo miyaa mise qof kale.

  • @SaidAluuq
    @SaidAluuq День назад +1

    Adiga kuwi ku wali lahaa hada haysa

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 День назад +1

    Kkkkkkk caawa miyay sakhramen

  • @ApdirahmaanMaxamed-u3r
    @ApdirahmaanMaxamed-u3r 4 часа назад +1

    Maxay ahayd maxkamadani

  • @ugbadosman2616
    @ugbadosman2616 День назад +1

    Kuwan ma bilaa dad baa hortaa

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y День назад +1

    Waa daqalasho😅😅😅😅

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 День назад +1

    Kkkkkkk taana Madhiined
    Akhiirka. Miidba. Maqan

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 2 часа назад

    Waa labo saqajaan Aabo daahir waa 45 sano jir gabadha inu u aqli celiyo aye ehed nacaska gafuurka weyn mida kale Dadkaan daahir aya haleeyay lacag ayu baray daahir waa laga qosolsiina kadib lacag ayu udira 😷😷😷😛😛😛

  • @nima3696
    @nima3696 23 часа назад

    it is ok they are just playing as couple ....good job .salut you from djibouti ...you guys are funny i support this beautiful familly .... hope the somali familly enjoy like that sometime unstead to bully each other ....

  • @sahroxassan6814
    @sahroxassan6814 14 часов назад

    Waxan ciyalsuqinta adiga herkas garsiyey hadhowne iyago is shuminayan ey lamiyada fasahad ku sameyan balwad dilootay lacagtas dahirow sadaqo kuma ahan dad mudan aya jire ku sidaqeyso kuwan ajir ka heli meyside waa ruwaayad ey isla og yihiin cabtoy waye labadaba

  • @HareianSuleiman
    @HareianSuleiman День назад +1

    😂😂😂😂😂

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 15 часов назад

    Daahir wlhi waa xariif labadanuu la heshiiyey inay Viewska la shidaan Views badan buu ku helay iyagana lacagtuu wax ka siiyaa meeshan wax dagaali ma jiraan dad luusaro ah baa inoo soo heshiiyey soomaaliyeey inaguna way iska fiirsaneynaa sida ariga😂😂😂😂😂

  • @FeysalNice
    @FeysalNice День назад +1

    😂😂😂😂

  • @sowdahassan9690
    @sowdahassan9690 13 часов назад

    Daahir lacagbuu kasameeya kuwan balday inuu qolkooda kula shekasto marabo o ay kabariseeyan kiisu ku kala kacsanaya

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 15 часов назад

    Waxaan hada masidan ayay reer ku yihiin. Kuwan kuwan shartoda meesha kasara subxanallah.

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 23 часа назад

    walee labadan waxay iska dhalayaan ilmo waalan ya allah😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 18 часов назад

    Daahir lacagtaada cesho lacagtaa kibrisey ninkee ayadana banaanka haka marto

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka День назад

    Sakha jaan daahir calasoow ilaaheey umada hakaa qabto waxaaga dhaqan xumo waaa dhaafeen

  • @ramloahmed8001
    @ramloahmed8001 3 часа назад

    Lacag darteed lee maasan leskurafadinayaa😂😂😂

  • @udgoonwehliye5811
    @udgoonwehliye5811 16 часов назад

    Uf nin weynee 50 jira hadana ilmo iska dhigaya uf

  • @hawahassan8872
    @hawahassan8872 11 часов назад

    Dadkan waa lacagdoon ee ha aaminina waa shoowisa yaal

  • @IfrahAli-d5s
    @IfrahAli-d5s День назад

    Ma Kamala dhan 2 aan u nacay subxaanalaah waa flim lawada og yahay!

  • @NimcoElmi-d8r
    @NimcoElmi-d8r День назад

    Hhhhhh lbadanbaaba ruwayada daahiraw nodaaa❤❤❤❤hhhhh

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 4 часа назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 istaqfuranlaah

  • @Mahdi-b6b3b
    @Mahdi-b6b3b День назад

    Labadaan dadkii oo dhan waa waaleen hhhhhhhhhhhhhhhhhhh.

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 12 часов назад

    Wey islaogyiin woxooda waa been

  • @xuriyocasir1891
    @xuriyocasir1891 День назад

    Waxa lagu hadlaayo wax lagu qoslo maaha

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 День назад

    Qosolka adunka 😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkk

  • @Maka-k8l
    @Maka-k8l 6 часов назад

    Abo dahir kalaqabo dadka

  • @zainababdullahi7564
    @zainababdullahi7564 19 часов назад

    Asc wllo waxanimafiicna

  • @Zuhurat__V
    @Zuhurat__V 7 часов назад

    Mcneey malabeey😂😂

  • @fadumohussein3035
    @fadumohussein3035 18 часов назад

    kkkkk Ilove soy soy ❤❤❤❤

  • @samiiragurey6812
    @samiiragurey6812 День назад

    Kuwan waa washeen😂

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 23 часа назад

    Labadan hala xiro

  • @HansFlin-t6o
    @HansFlin-t6o День назад

    Tillman Roads

  • @FatuunCabdi
    @FatuunCabdi 14 часов назад

    Kkkkkk❤😂

  • @hanoooo6192
    @hanoooo6192 День назад

    Kkkkkkkkkkkkk🎉

  • @Mahdi-b6b3b
    @Mahdi-b6b3b День назад

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @Mahdi-b6b3b
    @Mahdi-b6b3b День назад

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @IdilMohamed-h3s
    @IdilMohamed-h3s День назад

    Kkkkkkkk

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 День назад

    Kkkkkkk

  • @CiiseYare-m9n
    @CiiseYare-m9n 15 часов назад

    Asc

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 День назад

    Kkkk

  • @fartunadan5352
    @fartunadan5352 23 часа назад

    Waab wa jwclay fani wayo😂😂😂😊

  • @rabiichassen4109
    @rabiichassen4109 9 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AshaCabdi
    @AshaCabdi День назад

    Bisika bisika hhhhhhjjjj

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2y 5 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sifiamaryamsalim5077
    @sifiamaryamsalim5077 11 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cawaalesahal-dj2sm
    @cawaalesahal-dj2sm День назад

    Hhhhhhhhhhh

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 23 часа назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hibonura7976
    @hibonura7976 День назад

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 8 часов назад

    😂😂😂😂😂

  • @Qadro-d5x
    @Qadro-d5x 6 часов назад

    😂😂😂

  • @fartunadan5352
    @fartunadan5352 День назад

    😅😅😅😅😅😂😂😢

  • @RFJ985
    @RFJ985 23 часа назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h День назад

    😄😄😄😄😄😄😄

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 23 часа назад

    😃😃😃😃

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 День назад +2

    waa ciyaa la suuq

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l День назад +1

    Kkk alla Daahirow Anaga waan Yaabnay
    Dadkan waalwalan kala kaxeeya

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 День назад +1

    Waxani😂 waa film ee waa leydin fahmay kkkkkkkkkkkkkkkkkk