Madax weeynaha jubalan axmad madobe waxan leeyahay wa ilma soomaliyed ola sooqaldi e halaxisabtamin ee laxiisabtan ciidii soodirtay adiigaba wad garaneesa
KHAAINAL WADANKA AXMED DAACISH AYAA QAATAY SHAKINA KUMA JIRO DOWLADDA HADII AAY KAJAWAABIN HA IS CASILAAN XAQIIQATAN WEEY KU FASHILMEEN SHAQADII QARAN EE AAN UDHIIBANAY
😂😂 MAS'UULIYADA ceebta dhacday 2diina ayaa qaadaya ,waayo BEENTA aad sheegten ee dhaqaalaha ku qaadateen ayaa sabab u noqotay, BEEN badan waxey keentaa CARO alle iyo GUUUUUUUL darro 😂😂😂
Axmad Madaba Ayaa Qaadaayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤
❤
XASAN DHIIQO !!!
waxaa.qaadaya.mw.xasansheekh
XASAN SHIIQ AYAA QAADAAYO
Xasan sheekh baqaadaya wayo raaskabooni logamabahanen ciidan balse axmed madowe balogeyay in soqobtan
Xasan shikh baa qaadayah masuuliyada
Ma dameer baa ciidan yaqaan caws buu yaqaan 🤣🤣🤣🤣
Waxa qadaya saxan sh / xamza c/dii bare
GOOJACADA TWO AMAR MA QABIN CIDANKA DAWLADA 😂😂😂 SMLND WAA LA FALAY CIDANKII WUU GUURAAYAY WAY HURDEEN ALLE SHALAY IYO MAANTA ISKU EKAA
Waxan leyahay badbado qaran xasan iyo xamse haso xeraan iyo aaden madobe
Warkaagii galabta dib udhageyso
Xasan culusaw aya qadaya
Axmad jaasuusaaqaadaa
Madax weeynaha jubalan axmad madobe waxan leeyahay wa ilma soomaliyed ola sooqaldi e halaxisabtamin ee laxiisabtan ciidii soodirtay adiigaba wad garaneesa
Jabkii foolxumada ahaa ee ku dhacay Cidankii QARANKA ee amarka XASAN SHIIKH lugu geeyay RAASKAAMBOONI Waxaa masuuliyaddiisa qaadanaya MW Xasan Sheekh Maxamuud waana In lugula xisaabtamo oo aan marnaba Looga harin
KHAAINAL WADANKA AXMED DAACISH AYAA QAATAY SHAKINA KUMA JIRO DOWLADDA HADII AAY KAJAWAABIN HA IS CASILAAN XAQIIQATAN WEEY KU FASHILMEEN SHAQADII QARAN EE AAN UDHIIBANAY
Xasan shekk baa qadayo
War soomalay yaynaan is ceebay mata jubalan maleeshiyeed keedu yanay wado u fururin wado milatariga etobiya
Waxaa qaadaya masuuliyadda ciddii ogolaatay in ay howsha kala qeyb qaataan ciidan kale oo axmed madoobe ka yimif
waxaa qaadaya xasan tuug iyo xamsa doqon
Waxaa qaadaya cida dirtay ee tiring ordaha soo lanyard shacabka soomaaliyeed Haddington ey Mar dance isku dayaan laynta shacabka soomaaliyeed
Xasan gurguurte ayaa qaadaya
Dee nika wadaka masuulka ahbaale masuliyada malishada uusoooqalday waa loodigay waqtibaa looqabtay kibir wuusoowady uun marka halagula xisaabtamo
❤❤
Sayidka nool ahmed madoobe birjeex darood waa rag dagal gurgurte jabtay oromo isku dhiib hada fashil 2025😂😂
Waxa qadaya dawlada
Yaa geeyay meesha xasan baahane ayaa qaadaye ninkii ku dhaaranayay in uu sayidka soo qaban waadku farax sanaydeen oo axmed lasoo qaban baad lahayden hada ayuu miyirka idiin soo noqday maxay kadooneen meesha ayagaa soo doontay darawishta
Maxaabiista laga qabtay raaskaabooni
4:07
😂😂 MAS'UULIYADA ceebta dhacday 2diina ayaa qaadaya ,waayo BEENTA aad sheegten ee dhaqaalaha ku qaadateen ayaa sabab u noqotay, BEEN badan waxey keentaa CARO alle iyo GUUUUUUUL darro 😂😂😂
Masuuliyada waxaan qaaday Madacweynaha. Somaliya hadii aan indhaha la iska tuurayn, qof walbana waa fahamsan yahay ee yaan iminka lava dhuuman.