I m so so sorry walaahi aniga ka soo jeeda somaliland aad ayaan dhinac islaanimo iyo bini adanimo somalinimo waxan socda aad ayaan uga xumahay waxanina waa wax Ina sugayo reer somaliland haddii aan waxan indhaha ka qarsano waayo xukumadani arinkan si xun oo bini aadnimada ka baxsan u maamushay walaahi kuwii Sidan wax u xukumay aakhiro ayuu war jiraa
Adigu hadii aaney ku saa meeyn dadkii 81 qof ahaa, ee lagu diley goboladaas waad iska hadli kartaa. Kaama muuqato wax naxariis ah oo aad u qabta dadkii reer Somaliland ee xaq darada lagu diley, oo ilaa iyo hada aan lahaynin cidii dishey? Dadkan reer Somalia, lama dilin lamana wada xidhxidhin, ee dalkiina iimaansada ayaa lagu yidhi. Wax kale oo dhibaato ah na looma geysanin. Marka, ma dalka nabad gelyadeed yaa la sugin baad leedahay miyaa? Wexey ila tahay in aanad reer Somaliland aheeyn oo aad iska sheeganeysaa?
@@halimamumin3643 waan ahay reer somaliland walaal oo hargaysa ka soo jeedaa ee wixii dhalinyar xoogan la raafi lahaa maatidana waa dayn lahaa mida kale xitaa ilaa 3 4 5 6 bilood ayaa la siin lahaa ta kale ceerigaabo waxba kama dhicin ee wixii la fahmi waayo aayar la saari lahaa dadka magacyadooda a hayo ee aan laga shakiyin ee masaakiinta ah waa la dayn lahaa any way maamul xumo wax walba biisay
Muusow, mudane Madaxweyne, inta kale ee Somalia kasoo jeedana ee gobolada kale ee Somaliland joogana soo wada tarxiila Mudane madaxweyne. Hadii kale cadaalad daro ayee noqoneysaa. Inaba haku reebin . Soo wada buufiya dhamaantood. Dal ay burburiyeen ayee dooneyaan in ku shaqeeystaan oo ay ku raaxeeystaan.
Subxaanalaah Allaahu Akbar illaahay nagu a ciqaabo dhibka laguhayo umada kasoojeeda koonfur lamana qabno Reer ceerigaabo&reer laascaanod soomaali kamala maaranti
Marna, dowlada u soo cawda, marna shariif iska dhiga. Munaafaqnimadu ma fiicna. Ilaahey ka yaaba. Reer Sanag iyo sole ayaa dowlada soo weydiisatey in nabad geliyada wax laga qabto so ma'ah?
Dadka qaar ayaa moodayey in laga macaashi doono ilaahay ha inoo sahlo umadaana ishooda ha inaga duwo. dadkii caqliga yaraa eemoodayey in ay ka macaashayaan bal aynu aragno waa wixii ugu qaabka darnaa ee dawladu ku kacdo abid Subxaana laah
Dadkani waa dad muslim ah waa dad nabad ku jooga CEERIGABO ha la daayo oo ha ka shaqeystan magakada, Dadkani waa dad wanagsan oo HAWIYA ku xasuuqey deganadoodi, Mareexan baa ka qadey deganadoodi Majeerten oo ah dadka SOMALI ugu xuun uguna caqli liita. WLAHEY MUSOW adiga iyo kuwa liita ee kula taliya waa HOOGI oo Allah wuu ku arka isa daa dadkan wax kama horeyan aan aheyen dhac, dil iyo kufsi ay ka so qaxeen 30 sano ka hor.MUSE RER burco way ku naceen wax kalen ma ah ee waa caqli xumadad iyo damiir lanatad ma maantey KU GEYSEY DAD MASKIIN AH. Madaxweyen CAAYDHI NACADASHA OGAADEN ee ka buuxa HARGEISA. Madaxweyen caaydhi cadowgen kobaad ee dalken ku jeesjeesa ee MAJEERTEN iminka BANGIYADA ka furrtey HARGEISA, BERBERA, BURCO. Madaxeyen rerka majeerten dalkena ha laga saaro oo yey so geelin waa dalimin iyagan ka danbeya dilalka ka socada GOBOLKA SOOL. MADAXEYEN waxaa lagu dortey in aad karbasho Rerka yar ee majeerten NACADALI KORKODA HA AHATE waa kuwa dumiyey JAMAHURIYADI SOMALIWEYEN, WAA KUWA XUUDUDEHAN SO DHAFEY EE DEGAN DALKEEN. Madaxweyen ceeb bay inagu tahey in askar majeerteni ay ku sugan yihin dalken iyago guuto guuuto ah. MADAXEYEN waa inagu ceeeb in majeerten so haweysto DALKENA, Viva Raxanweyne. INSHA ALLAH MUSE WUU DHICI ALLAH BAAN KA JAWABI MATADI IYO CARUURTI YAR YARED ee gaajadu ku dishey duuledka galkacayo oo qasab lagu mustafuriyey. MUSE WAXAAD TAHEY MADAXWEYENI UGU HOREYEY EE CARUUR YAR YAR KA MUSAFURYA JAMAHURIYAD BARAKEYSAN. INASHA ALLAH WAXAAD NOQO MID NAARTA KU WAR INSHA ALLAH. Rer somaliland yaan la tagerin duulimiga wayo CIIIDAMO MAJEERTEN AH BAA KU SUGAN GOBOLKA SOOL iyaag ka geysta dilalka SOMALILAND oo dhani waa og tahey ee maxaa lo raafey RAAXANWEYEN oo la og yahey DHIBKI ay HAWIYE uu heysten, DHIBKI uu mareeexan uu geystey iyo dhiibki ay ogaaden uu geystey. ISAAQOW HA CEEBOBIN SIIBA RER CEERIGABO ha ku degdegina wlahey maalin bay im lo baahan yahey RAXAANWEYENTA
Nacdasha jooji subxaanallaah doorood waa madax adiga ku xukunta kuna xukumi jiray weligaa adoo iidoor ah wadankana way kula leeyihiin iyagaana kuu diiday in aad go’do kuuna diidi doono cidna ma caydhin karto ee hays daalin
Oo waxaad ku tashaneyseen in ay dalka la lahaadaan kuwii u dhashey miyaa? So dal malaha? Mexeey u dhisan la'ayihiin dalkooda? Somaliland dhiig baa loo soo daadshey oo lagu dhisey. La'iskama degaanaan kereyo sharci la,aan. Inta kale ee gobolada kale joogana waa lasso tarxiileyaa dhowaan .
@@halimamumin3643 Sharci la'aan hadii ay ku joogan, sida saxda ah ee adoonka dhan waa in sharci loo suubiya, uu mudo loo qabto oo ladhaha sharci soo qaat. Maahan in dadka la fiijiyo.
Oo maxay walaweynisku qaban wayday siyaasi sheekh iyo caamo oo ay u odhanwaayeen somaliland warkoodu waa cadyahee sidii aan ku midawnay bay tahee yaynaan beenka sheegine inaga daaya tobankan niqaaban xagaa kuwo reer koofureed ahi way joogaane adeer waxa laysku hayaa waa dawladnimo taasina siday iyagu u fikirayaan si la mida weeyi jawaabtu haba joogaane passport ha soo qaataan degenaanshona ha dalbadaan may garan laayahiin waa maya siyaasada dawladooda ayay tixgelinayaan adna ta dawladaada tixgeli waayo nin ku yiri sinaan mayno adna buri saraytiisa dawladnimo ayaan rabaa iyguna ma ogola somalinimada macnaheedu maaha wax ma noqon kartid ee waa isir sida carabtuba u tahay isir
Dadkan masakiintah ee somaliyeed ee muslinkah ee walaleheen ah waanu ka xunahay waxa ku dhacaya dawladu ilaahay ah ka baqdo oo ha dayso dadka duruuf tu ukeentay ee walaaleheen ah
Asc. For the first time since 1stjuly1960 ilaa wakhtigan xadirka ah, there are real govt whose political national security top priority concerns goes appreciably going forward and working well under the auspices of the constitutional national charter. The govt are fully responsible for implementing dealing with all expatriates throughout the 6 provinces of somaliland proper. All expatriates must be accounted for well documented thru out the country. National security stands top priority concerns over everything else.
Sida aad uga saartay dadka masaakiinta ah ee walaalahen ah Muusow, ummadda Soomaaliyeed Allaha kaaga dhex saaro. In kugu filan oo naarta ku gaysa waad haysaa. Ifka inta aad ku nooshahayna cudur iyo ciil ka biximaysid. Wax badan ayaan kuu ducaynay oo kuu samirnay, hadda ka dib waa habaar.
@@apdirahmansuldaan8020 siilkii hooyada ka xoree qarax beenaale ilaahay bari inaad hargaysa ku noolaato car hadaan joog hada soo sheega hargaysa car inasharmuuto ku xaartay waseee beenaale 😜
Very sad to see wallahi. Allah sidaa kheyra ugu kujiraa ugu dhameey. Muuse bixi remember nothing is guaranteed aduunka yaa ku galdeen. Xu kuumada somaliland is taking wrong direction dadkaan waa dad muslim ah marna walaalaha ah arintaa ka fiirso.
Musa Bixi is responsible for the security of his country and his people who elected him. If he doesn't act responsibly, he will be removed from his position, and Allah will hold him accountable for all those people who have been killed silently. These people from Konfur Galbeed are not all criminals, and there are many very good peoples among them. However, its hard to know who committed those crimes. So, it's easier for Somaliland to sort out the problems one by one, in order to get to the bottom of the problem and spot out those red criminals. After the departure of the Konfur Galbed prothers/ sisters, the issue of the target killings will be easier to find out. As all the original people of the Sole and Sanag region knows each other and can spot out the bad guys easily.
@@halimamumin3643 So, Halima, if I understand you correctly, you will be completely fine with a foreign country expelling all Somalilanders, including babies and pregnant mothers, because the government there couldn't solve cases of targeted killings and blamed them on the innocent Somalilanders living there?
Si tu ai culitive mentalement, tu allai comprendre la situation. Un pays , c est un territoire, un.peuple et un gouvernement. Ce pas un marché, au moins il faut avoir un carte de résidence. Somaliland waa dad fahme la géopolitique du monde somalia
We need stop this .. it not right and it is not allowed in the deen. We have to thinking like this. We are Muslim and we are brothers and sister in deen. That is more important then anything.
Do all Muslims in the world allow foreigners to stay in their countries illegally? The answer is no. Somaliland is not different from the world. These people have to get a residence visa and should respect the rules that comes with it. It doesn't mater if they lived in Somaliland for 25 or 50 years, they have to comply with the rules of the country they are living in. How ever, their requests is valid. They should be granted an extension to at least a month, as per their request, for them to finalize their travel back to their homes .
@@halimamumin3643 Halima, fine if they have to get a resident visa but isn't the right thing in such a situation for the government to create an appropriate form of residency for them, give them enough time to obtain it and tell them when, where and how to obtain such residency? These people have been here for 30 years and they are being expelled either without notice or with a very short notice. Surely, you can see that this is not right?
Marka reer somalilaan la tusayo nacayb iyo xasidinimo iyo ma idinkaa noqon kara wadan waxa tihiin SOMLI diid waxad tihiin isaq laan waxa tihiin dad xun markaa halays barto manata
Ilaahay citirafkiisa cid walba ka weyn Dadkan waxba galabsan waa in la daayo Lakiin somaliland ha sheeganina oo af aad ku soo hadal qaadanba ma lihidin cadowga ugu weyn umada somaliyeed waa idinka reer somaliayow khati bilaa baan inta ka taganahay ogaada curfigiina iyo xasadka aad nala daba joogtaan 30 sano
Dadkan reer sanaag fadlan hala daayo waa dad muxtarimiin ah marabaan inay meel iyadiiba aa nabadi ool inay tagaan sanaag way nabdoontahay dhibkama jirto iyo dilal lagaranayn wax geystay toona arinkaa dawladu ha ka noqoto masaakiinta hala daayo shicibka soomaliyeed meel walba way iku dhexjiraan.
MUSE BIIXI ALLE NAARTA KU GEE da dadka MUSLIMNTA AH EE AAD QASABKA KU MUSTAFIRNEYSO ee gobolka sool waxaa jooga FAAQASH EE KA XOORE, MAAJEERTEN oo DOOFAARO AAN DIIN LAHEYN BAA JOOGA EE MADAXWEYEN KU FASAX CIIDANKA QARAN NACADSHA MADAX LA LAGA GURE
As diehard Somalilander I am must say this is not good and these businessmen should be allowed to stay in Republic of Somaliland. If they have not committed any crime I don't see the reason for them to leave.
Fircoon bixii wa u dhafiyay macalinkissi fircoon barre. ALLOW UMADDA MUSLIMINTA E SOMALILAND KA HALAG FARACIINTA INTA LA GUMAYSANAYO DHAXALSSI DHULKA SOMALILAND E3 ISLAMKA AAH.
Anigu waxaan la yaabanahay iidoor ka mooyaane dadka kale ee soomaaliyeed ha soo raafeen dadka iidoor ka ah ee jooga daafaha soomaali ha soo raafeen iidoor oo dhan halaysugu keeno meelahay degaan way kibreen umada soomaaliyeed waxay ku samaynayaan illaahay swt ayaa arkee allaha ka gooyo
I m so so sorry walaahi aniga ka soo jeeda somaliland aad ayaan dhinac islaanimo iyo bini adanimo somalinimo waxan socda aad ayaan uga xumahay waxanina waa wax Ina sugayo reer somaliland haddii aan waxan indhaha ka qarsano waayo xukumadani arinkan si xun oo bini aadnimada ka baxsan u maamushay walaahi kuwii Sidan wax u xukumay aakhiro ayuu war jiraa
Adigu hadii aaney ku saa meeyn dadkii 81 qof ahaa, ee lagu diley goboladaas waad iska hadli kartaa. Kaama muuqato wax naxariis ah oo aad u qabta dadkii reer Somaliland ee xaq darada lagu diley, oo ilaa iyo hada aan lahaynin cidii dishey?
Dadkan reer Somalia, lama dilin lamana wada xidhxidhin, ee dalkiina iimaansada ayaa lagu yidhi. Wax kale oo dhibaato ah na looma geysanin. Marka, ma dalka nabad gelyadeed yaa la sugin baad leedahay miyaa?
Wexey ila tahay in aanad reer Somaliland aheeyn oo aad iska sheeganeysaa?
@@halimamumin3643 waan ahay reer somaliland walaal oo hargaysa ka soo jeedaa ee wixii dhalinyar xoogan la raafi lahaa maatidana waa dayn lahaa mida kale xitaa ilaa 3 4 5 6 bilood ayaa la siin lahaa ta kale ceerigaabo waxba kama dhicin ee wixii la fahmi waayo aayar la saari lahaa dadka magacyadooda a hayo ee aan laga shakiyin ee masaakiinta ah waa la dayn lahaa any way maamul xumo wax walba biisay
Inaalilaahi wainaa ilayhi raajucuun ilaahay halaga baqo haladaayo waa
dad muslina oo soomaaliya oo walaalaheena haladaayo from burco
Haloogu daro waa wlaalaheen naku sidaa ayaan taagersny anko somlilnder ah
SUUBHANALLAH WAR HALAYS KADAYO UUMADA SOMALIDA WAYO SOMALI WAA DAD WALALO AAH MALNA KUKALTAGIIMAYAN WLL NAGOO AAH SOMALILAND OO AAY JOOGAN WALALEEHEN SOMALIDA AAYAN HEELIKARNA WAAXANU RAABNO WAXANANU KALNAHAY SOMALIA IYO SOMALILAND EE HALAWADA NOLAADO WAYO DADKU WAY IISU BAHAN YIIHIIN MULIIM WAA WALALO
Muusow, mudane Madaxweyne, inta kale ee Somalia kasoo jeedana ee gobolada kale ee Somaliland joogana soo wada tarxiila Mudane madaxweyne.
Hadii kale cadaalad daro ayee noqoneysaa.
Inaba haku reebin . Soo wada buufiya dhamaantood. Dal ay burburiyeen ayee dooneyaan in ku shaqeeystaan oo ay ku raaxeeystaan.
Subxaanalaah Allaahu Akbar illaahay nagu a ciqaabo dhibka laguhayo umada kasoojeeda koonfur lamana qabno Reer ceerigaabo&reer laascaanod soomaali kamala maaranti
Marna, dowlada u soo cawda, marna shariif iska dhiga. Munaafaqnimadu ma fiicna. Ilaahey ka yaaba. Reer Sanag iyo sole ayaa dowlada soo weydiisatey in nabad geliyada wax laga qabto so ma'ah?
Muuse.guul
Dadka qaar ayaa moodayey in laga macaashi doono ilaahay ha inoo sahlo umadaana ishooda ha inaga duwo. dadkii caqliga yaraa eemoodayey in ay ka macaashayaan bal aynu aragno waa wixii ugu qaabka darnaa ee dawladu ku kacdo abid Subxaana laah
Haa walahi malaa waxkalaa jira subxaanallah waaba naxdin
Dadkani waa dad muslim ah waa dad nabad ku jooga CEERIGABO ha la daayo oo ha ka shaqeystan magakada, Dadkani waa dad wanagsan oo HAWIYA ku xasuuqey deganadoodi, Mareexan baa ka qadey deganadoodi Majeerten oo ah dadka SOMALI ugu xuun uguna caqli liita. WLAHEY MUSOW adiga iyo kuwa liita ee kula taliya waa HOOGI oo Allah wuu ku arka isa daa dadkan wax kama horeyan aan aheyen dhac, dil iyo kufsi ay ka so qaxeen 30 sano ka hor.MUSE RER burco way ku naceen wax kalen ma ah ee waa caqli xumadad iyo damiir lanatad ma maantey KU GEYSEY DAD MASKIIN AH. Madaxweyen CAAYDHI NACADASHA OGAADEN ee ka buuxa HARGEISA. Madaxweyen caaydhi cadowgen kobaad ee dalken ku jeesjeesa ee MAJEERTEN iminka BANGIYADA ka furrtey HARGEISA, BERBERA, BURCO. Madaxeyen rerka majeerten dalkena ha laga saaro oo yey so geelin waa dalimin iyagan ka danbeya dilalka ka socada GOBOLKA SOOL. MADAXEYEN waxaa lagu dortey in aad karbasho Rerka yar ee majeerten NACADALI KORKODA HA AHATE waa kuwa dumiyey JAMAHURIYADI SOMALIWEYEN, WAA KUWA XUUDUDEHAN SO DHAFEY EE DEGAN DALKEEN. Madaxweyen ceeb bay inagu tahey in askar majeerteni ay ku sugan yihin dalken iyago guuto guuuto ah. MADAXEYEN waa inagu ceeeb in majeerten so haweysto DALKENA, Viva Raxanweyne. INSHA ALLAH MUSE WUU DHICI ALLAH BAAN KA JAWABI MATADI IYO CARUURTI YAR YARED ee gaajadu ku dishey duuledka galkacayo oo qasab lagu mustafuriyey. MUSE WAXAAD TAHEY MADAXWEYENI UGU HOREYEY EE CARUUR YAR YAR KA MUSAFURYA JAMAHURIYAD BARAKEYSAN. INASHA ALLAH WAXAAD NOQO MID NAARTA KU WAR INSHA ALLAH. Rer somaliland yaan la tagerin duulimiga wayo CIIIDAMO MAJEERTEN AH BAA KU SUGAN GOBOLKA SOOL iyaag ka geysta dilalka SOMALILAND oo dhani waa og tahey ee maxaa lo raafey RAAXANWEYEN oo la og yahey DHIBKI ay HAWIYE uu heysten, DHIBKI uu mareeexan uu geystey iyo dhiibki ay ogaaden uu geystey. ISAAQOW HA CEEBOBIN SIIBA RER CEERIGABO ha ku degdegina wlahey maalin bay im lo baahan yahey RAXAANWEYENTA
Nacdasha jooji subxaanallaah doorood waa madax adiga ku xukunta kuna xukumi jiray weligaa adoo iidoor ah wadankana way kula leeyihiin iyagaana kuu diiday in aad go’do kuuna diidi doono cidna ma caydhin karto ee hays daalin
25 years qof jogay saar waa wali wlHi ceeb ka weyn ma jirto 😢😢😢😢😡😡😡
Oo waxaad ku tashaneyseen in ay dalka la lahaadaan kuwii u dhashey miyaa? So dal malaha? Mexeey u dhisan la'ayihiin dalkooda? Somaliland dhiig baa loo soo daadshey oo lagu dhisey. La'iskama degaanaan kereyo sharci la,aan.
Inta kale ee gobolada kale joogana waa lasso tarxiileyaa dhowaan .
@@halimamumin3643 Sharci la'aan hadii ay ku joogan, sida saxda ah ee adoonka dhan waa in sharci loo suubiya, uu mudo loo qabto oo ladhaha sharci soo qaat. Maahan in dadka la fiijiyo.
Wlhi talaabo loo.baahnaa bay xukumadu qaaday ninka xamar jooga ee somaliland ban.matalaa.yidhaa ee somalia garan wayday somaliland way naga maqnatahay
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN ....
laailaha ilallah war dawlada somaliland ilahay kabaqa muse biixi madaxawayne alle kabaq
Waa wax laga xumaado dhab ahaantii waana wax aan sina loo aqbali karin waxaan leeyahay isaaqow is qabsada walaahi bayna aduunyo saan ahaan doonin
Oo maxay walaweynisku qaban wayday siyaasi sheekh iyo caamo oo ay u odhanwaayeen somaliland warkoodu waa cadyahee sidii aan ku midawnay bay tahee yaynaan beenka sheegine inaga daaya tobankan niqaaban xagaa kuwo reer koofureed ahi way joogaane adeer waxa laysku hayaa waa dawladnimo taasina siday iyagu u fikirayaan si la mida weeyi jawaabtu haba joogaane passport ha soo qaataan degenaanshona ha dalbadaan may garan laayahiin waa maya siyaasada dawladooda ayay tixgelinayaan adna ta dawladaada tixgeli waayo nin ku yiri sinaan mayno adna buri saraytiisa dawladnimo ayaan rabaa iyguna ma ogola somalinimada macnaheedu maaha wax ma noqon kartid ee waa isir sida carabtuba u tahay isir
War nio dadkan waxan iska siina
Dadkan masakiintah ee somaliyeed ee muslinkah ee walaleheen ah waanu ka xunahay waxa ku dhacaya dawladu ilaahay ah ka baqdo oo ha dayso dadka duruuf tu ukeentay ee walaaleheen ah
Wllalayaaloow dadkan ha ladaayo wallaahay waan kanaxay
Wallaahi waacuqobo dawlada muuse biixi noosoo xaraysay waxani waacuqubo dadkan maxay galabsadee shacabku maaha inay qaataan waxyaabaha qaar
@@khadijac9841 Waa runta. Waxaan ugu baqaaya Somaliland masaakiintan habaarkoodi. Dulmiga wax ka xun malahan, Ilaaheyna madluumka ducidiisa masoo celiyo.
Ishii reer baydhabo. Waa taas cidlada idin dhigtay. Tana tii la bad. Waxyar. Suga. Hadaydan ka shalaayin. Kibirka. Illaahay ma jecla
Bililiqo iyo cunsuriyada maamulkas dadka kula kacay waxey katurjumeysaa maamul xumida iyo caqli yarida madaxdaas . Warhooy Somalida kale dadkaan tuulooyinkoda uga guura waxaa kuxiga reeraha isqabo caruurtooda iyo walidkooda kala geeyaan . Degaanada kale somalida ficililadan in ay ku deydaan mafiicna . Allah Somalida xaqa tus.
Asc.
For the first time since 1stjuly1960 ilaa wakhtigan xadirka ah, there are real govt whose political national security top priority concerns goes appreciably going forward and working well under the auspices of the constitutional national charter.
The govt are fully responsible for implementing dealing with all expatriates throughout the 6 provinces of somaliland proper.
All expatriates must be accounted for well documented thru out the country. National security stands top priority concerns over everything else.
On what laws is this expulsion of babies and pregnant women based? Certainly, not on any Islamic or secular (inter)national law.
Sida aad uga saartay dadka masaakiinta ah ee walaalahen ah Muusow, ummadda Soomaaliyeed Allaha kaaga dhex saaro. In kugu filan oo naarta ku gaysa waad haysaa. Ifka inta aad ku nooshahayna cudur iyo ciil ka biximaysid. Wax badan ayaan kuu ducaynay oo kuu samirnay, hadda ka dib waa habaar.
Somaliland govt please give these people 3 months to leave or even vet these people so that they can live in Somaliland.
Ilahay kabaqa madad soomali ah oo weliba diinka muuqato ayaad baraki cinaysaan miyaydaan ka baqayn in sidaa idinku dhacdo nin gurigiisa dhalo yahay yuu dhagax tuurin
Anigoo ah reer ceergabo waxan idin leeyaha cidna laydin kama dilin maxaad ugu daynaysaan dadka iyagu leh waxbaa nalaga dilay belo looma yeedhto
Let these people live and stay in Somaliland for Allah sake.
Shacabka ceerigaabo idinkaa markhaatiya dadkan hadaanay wax idiin gaysan fadlan halayska daayo idinkuunbaa soo gudbiyay warkaas, waadad Sharif ah bay u egyihiin ilaahay kabaqa iska daaya haday dhib idinku hayaana cadeeya.
Waa wax laka xumado xaqiqdi markay somali sidi sucudika isku rafaan Reer Somaliland ilaahay Xaqa Ha Tusso
Waxlaga xumado
Waxa ciil badan ah in aan laga aarsankarin dadka ficilkan sameynaya qofkii fahmikara ha fahmo
Markii nala laynayey somalinimo miyaanay jirin.
Subxanllha war ilahay halaga baqo waxani waa dulmi
Ka baxa dalka niic looma baahan hargaysa dhag baanu kaga saarayaa dhawaan
Hooyadaa waydii inaad meherka ka horaysay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤somali waa somali from hargaysa
@@apdirahmansuldaan8020 siilkii hooyada ka xoree qarax beenaale ilaahay bari inaad hargaysa ku noolaato car hadaan joog hada soo sheega hargaysa car inasharmuuto ku xaartay waseee beenaale 😜
@@apdirahmansuldaan8020 car soo sheega hargaysa hada ha aad joogta yuhuudi hargaysa ma joogo yuhuud baad tahay
@@apdirahmansuldaan8020ind amusto ila ficnayid adigo Hargaysa joga ayd sida uhadlaysa 🖕🏻🖕🏻🖕🏻🖕🏻🖕🏻
Meesha habaar mayaalo dhulkiinii ku noqda ceebmaaha mida kale waxaan doowlada ka codsanayaa in wakhtiga wax loogu daro
Haloo kordhiyo mudo waa codsi yaaneyse ku dhuuman tuulooyinka ama laascaanod markay u dhamaatana tarxiili next Burco. Berbera. Boorame Hargeysa
Madxwne Muuse biixi fadlan dadkan ugudar laba bilood silacagohooga at urursadaan Mahad sanid oky
biwaey. Mugabe. ukorish
Waxni ma fiicna dhacayaa ilaahayoow umadada ha nuuni oo sidii khayrku ku jiro na waafaji yaa rabi
Ilaahayow bari ayaan ka nahay waxa ay sameynayaan biixii iyo groupkiisu
Walaahi baan ku dhaartee dulmigu sooma daaho please waxan halaga hortago umadani waa kuwii abaartii dabo dheer dadka dib u dajiyay fadlan 80 jir asaasaq ah yuu umada lagu haleeynin
Walal asaasaq maanu dooran dooran e mdxwynesare oo halyeybanu dooran . Muse biihi maà cayin se bulshadiisa oo dhan ayaad cayday kasoo jeeda somaliland ! naga xushod wLL
Hirta ma isweydiisey sabata loo dhoofineyaa? Hubsiimo Hal baa la siistaa?
Very sad to see wallahi. Allah sidaa kheyra ugu kujiraa ugu dhameey. Muuse bixi remember nothing is guaranteed aduunka yaa ku galdeen. Xu kuumada somaliland is taking wrong direction dadkaan waa dad muslim ah marna walaalaha ah arintaa ka fiirso.
Musa Bixi is responsible for the security of his country and his people who elected him. If he doesn't act responsibly, he will be removed from his position, and Allah will hold him accountable for all those people who have been killed silently.
These people from Konfur Galbeed are not all criminals, and there are many very good peoples among them. However, its hard to know who committed those crimes.
So, it's easier for Somaliland to sort out the problems one by one, in order to get to the bottom of the problem and spot out those red criminals. After the departure of the Konfur Galbed prothers/ sisters, the issue of the target killings will be easier to find out. As all the original people of the Sole and Sanag region knows each other and can spot out the bad guys easily.
@@halimamumin3643 So, Halima, if I understand you correctly, you will be completely fine with a foreign country expelling all Somalilanders, including babies and pregnant mothers, because the government there couldn't solve cases of targeted killings and blamed them on the innocent Somalilanders living there?
Illahay haydin gargaro walalayal wanu idin xisi dona
AF ADAGAA RAGANI MIYAANAY LANDTA WAXBA KA BARAN
In laiska daayo ayaan kutalinlaha
Oo kaliya lasaaro cidii Amniga lidi ku ah
Ee dambiyo kucadaadaan
Waa runtaa lkn nagabax ceeb maahan
(There is no good reason that they should leave
@@Iftiin501 sabab iyo sabab ahaan hada iyo markale yamyam iyo qadaad wayn waxba nagama galin
Unless security suspection
@@abdirahmanshamsu6977Yes definitely unless security alert
Muusow adiga Iyo ina kaahin dadkan ku noolaa soomaalilaand ee dhibaatada kasoo cararay iska Daaya oo Buqlaan majeerteenia shaqo ka qabta iyadaa Dilalka qorshaysan ka fulisa laascaanood
kaalay.kudhaqaaq.hadaad.awoodo.cidii ka faa iida ha la arkee maxaa dhalan teed run la mooday
Somaliland très très bonne travaille
Good job somaliland
Gaal maxaa kaaga jiro somali iyo Somaliland stubid
@@fowziamulaha9638
Walal macaan fozia
L ignorance est la pire de soumission !
Hadad karanoiso af french.
Si tu ai culitive mentalement, tu allai comprendre la situation.
Un pays , c est un territoire, un.peuple et un gouvernement.
Ce pas un marché, au moins il faut avoir un carte de résidence.
Somaliland waa dad fahme la géopolitique du monde
somalia
No walaal macaan ok waryaa Aniga waxaan ka soo jeedaan Somalia baladweyne waxaan hayey labo gabdhood oo jabuuti eh agar gabdhood oo Somaliland burco iyo Wii iyo gabar laascaanood waa walahi ila Canada yurub ayaan u Kala gudbiyey weli anigoo Italy joogo waxaan ahay markaas gabar yar walahi yaa tahay waxaan lahaay awood iyo lacag iyo guri waan shaqeesanayey ok hada markaan arki qof AF somali ku hadlaayo waxaan siiya qalbigeyga waa dad keeyga weligaa ha ku nicin walaalka bahida iyo dhibka wax bar oo wax Tar xamar waxaa jooga 100 kun oo somalilandar eh mana awoodi inaan buriyo waa dhulkoodii hooyo ilaah ayaa siyey ok waan ka xumahay meesha ma ahan jabuuti ok wax ku nool waa somali hallo ciise madowe ka buldheh waa irar samaale
Bisinka konfur galbeed waa walantahay isaq ayey baryayaan bisinka ilahaw dadka indho u yeel
Ilayskadaayo masakiinta ayey aheeyd
Dadkan hadaanay dhib Ku hayna ceerigaabo maa layskadaayo plz dawladayda sharafta leh.
Scw war ragani arsaqada ayaa ka socota Hodo ayaay leyihin hodada inodaya.
ILAAHAY AYAA BIXIYA ARSAAQADA
HA DANBABIN ISTAQFURU LAH DHEH
We need stop this .. it not right and it is not allowed in the deen. We have to thinking like this. We are Muslim and we are brothers and sister in deen. That is more important then anything.
Do all Muslims in the world allow foreigners to stay in their countries illegally? The answer is no. Somaliland is not different from the world.
These people have to get a residence visa and should respect the rules that comes with it. It doesn't mater if they lived in Somaliland for 25 or 50 years, they have to comply with the rules of the country they are living in.
How ever, their requests is valid. They should be granted an extension to at least a month, as per their request, for them to finalize their travel back to their homes .
@@halimamumin3643 Halima, fine if they have to get a resident visa but isn't the right thing in such a situation for the government to create an appropriate form of residency for them, give them enough time to obtain it and tell them when, where and how to obtain such residency? These people have been here for 30 years and they are being expelled either without notice or with a very short notice. Surely, you can see that this is not right?
@@enigma7727 you are right.i am somlilander and i do not support this
@@saidnoor9182 Thanks bro. There are many good Somalilanders and am sure there are many Somalilander brothers and sisters who abhor this injustice.
25 sano qof meeluu deganaa 2 week siduu ugu guuri karaa allaa kariim
Reer Somalia waa in ay sharci ku soo galaan Somaliland kuna dagaan sharci hadii kale ku eekaada wadankiina.😡😡😡😡😡
musow cuqubo kugu dhacday
Ka habaartama ayaa loo baqaa
Somaali Somali tarxiileyso waayaab walee iqaab wa taalaa idoor habaar bey qabaan uqda idin dishay dadka daaya waa somaali
Dadka musliminta waxa duleeyey wa qabyaalada waxasana xidhidhki islaminada iyo imanka daciifiyey, horumarna waxsy la gaadhi weydy. Dugsi maleh qabyaaaladi waxy dumiso mooyaane, imisa reer somalinad ku nol gobolada kala duwan e somaliya,
Bila sharci kuma joogi karaan abaayo, dadka lama dilin dalkoodi lagu celiyay.. dhulkiina nabad ka dhigta 🙏🏾
Hal Daqiiqo Yaan loogu Darin Sixiroolayaasha Iyo Dhaqan Xumadooda iyo Argagixisadoodaba Qadaadweynta Waa Wada Khiyaano
War qashinka ayagaa ka dhul fiican maxay ka baryayaan bisinka waa dad sixran maxay ku falayaan qaadkooda
Nafsigaa alle haka badbaadi yo umada
Jabhadii 1990 kacay oo wada S ahaa tii ugu danbeesay fool xumataadii ayaan hadda aragnaa ninkaa. Siyaasad guracan oo sheydaanimo ah buu ciyaarayaa oo ah dadka reer koonfur ceyri ayagana hasoo ceyr shaan reer waqooyi. Insha allah ciqaabtiisa wey helayaan wixii midnimada umada islaamka kala jaraayo
Madaxweeyne dadka qorshe fiican ku ambabixi
Iska samra sanad baa u hadhay caaqil muuse
Ilaahay umada hadhaafiyo godob ayuu
Somali noo dhex dhigay
samirkaaga was! ka baxa somaliland welibana hargeisa, burco, borama ha lagu daro
Xaarmi hoyadaa cuqdada kaws
Dadka mudo ku filan hala siiyo subxaanallaah illaahayoow soomaali miyirkeeda u soo celi
Allah haka cabsaden dawladu
Dadka haloo kordhiyo waqtiga hadaliyo dhamaan
waaye dhamesteen walaal... get out ayaa oo hadhsaan... wadaankogee frmajoo ayaa qabsadday NISA naa woo usamaeystey markaa xamaar jajab haa jajabsadaan 😎
Marka reer somalilaan la tusayo nacayb iyo xasidinimo iyo ma idinkaa noqon kara wadan waxa tihiin SOMLI diid waxad tihiin isaq laan waxa tihiin dad xun markaa halays barto manata
Yurubeey walaalo ka daa, Dadku iskuma wada jiro ninba waa aqoontiisa laakiin ninkii walaalkii takoora, ilaahay baa la xisaabtami, wixii shalay lagu sameeyey ayay samaynayaan, waa dad maangaaba anaa qirayaa, ilaahay baanu ku xawilay wixii magacayaga sidaas u bahdilaaya.
Kkkkkkk miskiina ooyihinta joogi waanu saarayaa ilmo amiso qarax Ethiopian nooga fiican inaagu soo dhawayno Ethiopian dad ah
@@27May1988 horta iyagu maxay u ujoojin wayeen nacayb ka somalilaan Hala yara tuso waxay yihiin
dadka waxa is ticmalo waa daroodka iyo hawiyaha ee raxan weyn waa masakiiin taas la soco ano darood aha ku leh no ictiraf kkk
Ilaahay citirafkiisa cid walba ka weyn
Dadkan waxba galabsan waa in la daayo
Lakiin somaliland ha sheeganina oo af aad ku soo hadal qaadanba ma lihidin cadowga ugu weyn umada somaliyeed waa idinka reer somaliayow khati bilaa baan inta ka taganahay ogaada curfigiina iyo xasadka aad nala daba joogtaan 30 sano
Dadkan reer sanaag fadlan hala daayo waa dad muxtarimiin ah marabaan inay meel iyadiiba aa nabadi ool inay tagaan sanaag way nabdoontahay dhibkama jirto iyo dilal lagaranayn wax geystay toona arinkaa dawladu ha ka noqoto masaakiinta hala daayo shicibka soomaliyeed meel walba way iku dhexjiraan.
No no they must go back home
Xageed ku noolashay ... imisa reer hargeysa ah ayaa qurba ku nool hadii lasoo celiyo kawaran
Laba isbuuc Waa mudo kooban, 3 Billood in la siiyo ayey ku wanaagsanayd
Walhi waa arin lag noxo Muuse biixi dipdanbe maxdwayme manoqon doonti waa sandii kugu danbysay inkari kugu dhacdo cw lagu qadye
Europe ayaa arkinkaa ka yaabtay
MUSE BIIXI ALLE NAARTA KU GEE da dadka MUSLIMNTA AH EE AAD QASABKA KU MUSTAFIRNEYSO ee gobolka sool waxaa jooga FAAQASH EE KA XOORE, MAAJEERTEN oo DOOFAARO AAN DIIN LAHEYN BAA JOOGA EE MADAXWEYEN KU FASAX CIIDANKA QARAN NACADSHA MADAX LA LAGA GURE
War iskadaya masakinta
As diehard Somalilander I am must say this is not good and these businessmen should be allowed to stay in Republic of Somaliland. If they have not committed any crime I don't see the reason for them to leave.
Daya dadka waa walaslaheen
Saacad yaan loogu darin
Ax waar niyow dadkan halayska daayo dowladu maxay ka faaiidaysaa raritaankeed😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢from burco
Dawladeenu ilahay hawga baqdo dadkas muslinka ah soomalida ah. Hadaay rarayaan waqti fiican diiya
Their is no problem in Erigabo. They should give them paper to stay.
Agreee
They all gotto go
Subxaanallah walaahi waa calool xumo war Allah kacabsada oo umada iskadaaya yaa Allah culimadii meeday waxan yaakadambeeye 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Cidhib barakale aboowe
Waa dad islaama waa walalo islaam ah dhaqan iyo dalba iyo diin maxaa dhacay
Waar noogabax dalka tuug baatihiin
Adiga tuuga bari xamar yaa wax uga baahanahysaa
Fircoon bixii wa u dhafiyay macalinkissi fircoon barre. ALLOW UMADDA MUSLIMINTA E SOMALILAND KA HALAG FARACIINTA INTA LA GUMAYSANAYO DHAXALSSI DHULKA SOMALILAND E3 ISLAMKA AAH.
Allah (sw) halaga baqdo oo dadka muslimiinta hala xaqdhowro. Oo la igu xaalkooda.
Reer cerigaabo dadka si fiican wax uga iibsada
Walaahi waan ka xumay dhibtan masaakiintan loo geystay, ilaahayow adaa ka markhaatiya Isaaq oo dhami umma dhama, maanta haddaan awood lahaan lahaa kuwii ay qixiyeen ayaan soo celin lahaa, kala saarra siyaasad iyo waxa laysu yahay, walee nin kastaa tuu galluu midheheeda guran.
Mudne maxwyne muse joji raafka e u naxriso dadka pls jojiya rafakaa wa ceeb tani
Icj ayaanu udiray naa muuse geeljire iyo jamhadiisa ( kasoo guura abaarta iyo gaajadda)
wakhti ha la siiyo
Anigu waxaan la yaabanahay iidoor ka mooyaane dadka kale ee soomaaliyeed ha soo raafeen dadka iidoor ka ah ee jooga daafaha soomaali ha soo raafeen iidoor oo dhan halaysugu keeno meelahay degaan way kibreen umada soomaaliyeed waxay ku samaynayaan illaahay swt ayaa arkee allaha ka gooyo
Hala so xaaqo maxa Ka fiican
Noo soo celiya wllo 😎
I wish in ay Iidoorku iskaga imaan lahaayeen the failed state of Somalia.
Xasbunalaah wanicmal wakiil. Inkaar idinku dhacday
Kugu dhacday adiga
Hakugu dhacdo adiga.
@@ahmedjama3311 islahel oo hoostada ma dhafto
Ha habaaramin
Dadka hala daayo waa dadkan yan la dulminin maxay u baxayaan
HAL MAALIN YAAN LOOGU DARIN
Waar dadka iska daaya oo ilaahay ka baqa dad damiirku ka dhintay ha noqonina .haddii kale waxaad ka heshaan waad heli xumaanteeda mudo aan dheerayn
Waa dhul somaliyeed hatagina ee jooga ama hargaysa borama burco
Kaalaya🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴from hargaysa
Film kas eyba cunay is 😂😂
War hangu qaraaban
@@cabdiqani3108 gacanku dhiiglaha waala qabtaa waana ladilaa lakin
Masakii hala qixiyo waa ceeb waa gunimo dawlad isku sheega kaqabo
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤from hargaysa 150 iyo suuqa hoose
Iigu imo somalia waa mid
@@apdirahmansuldaan8020 NUMBERKAGA SOO QOR HADAD NIN TAHAY
Waar heedhe ha guurina ee Passport Somaliland qaata.
Hadaad talo iga rabtaan
Hhhhjjpassporka geela ku maswiran kkkkkee xamar laga bixiyo waan heestas
Somaliland. Mawaridonto insha allaah
Biisinka way jiritonta
Viva somaliland cadawgu hajabo somaliland ilaahay baa la jiro
Hooyada siilkeeda u sheega
Hadalka iska saxa
Dadkan badidoodu waxa ay qaateen kaadhka codeynta sidaas darteed ayay xukuumadu Ka baqatay in ay ucodeeyaan axsaabta mucaaradka waa arin siyaasadeysan
Culumadu maxaay uhadliwaysay
Arintan muu ciro kahadlo
Yaa alaah il naxariis le ha laisku eego caloolxumo kada
Sudaanba waay kala guurtay. Balse mudo kordhiya haday macquultay
musow hadaa nin tahay maxaa u tarxili wayday dadka kaleba oo koonfur ka yimid maxa RRA u beegsatay misee waxaad ogaatay inay saamayn lahayn oo qabiil wayn ahayn
Waa kaxunhay in siida lidin galo 🤣😅😅😅😅😅😅😅😅🥶🥶🥶🥶🥶
Ala maxaa caqli xume taliyey
Waa wax laka xumado xaqiqdi markay somali sidi sucudika isku rafaan Reer Somaliland ilaahay Xaqa Ha Tusso