GABAR UU ADEER U YAHAY MW XASAN SHEEKH OO BAYDHABO LAGA SOO CEYRIYAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 181

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 9 дней назад +16

    Imisa qof ayaa hantidooda Xamar lagu heystaa, maalina ma Ka hadashay? Maxaad noogula soo ordaysaa hal qof oo kiiskeeda Baydhabo Ka socodo oo maxkamad ay faraha Ku heyso.

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 8 дней назад +3

    WAA LAGU SUGAY IYAGUBA MUQDISHO OO SOOMAALI AY WADA DHISATEY BAY DHEHEEN UNUKAA LEH DADKII LAHAANA U DIIDEEN GURYAHOODII OO AY BILILIQO U DEGEN YIHIIN TILKA AYAAM NUDAAWILUHAA BAYNA NAAS XOOLAHA UMADA U CELIYA IDINKUNA WAAD HELEYSAANE SUBXAANALAAH DADKU ISMA DAREEMAAN MARKAY UMADA KALE DHACAAYAAN XOOLAHOODA WAA LAMA KALA XANAAQAAN .

  • @Fays2010
    @Fays2010 9 дней назад +2

    Qabyaaladda XSHM ka shaqeeyey ayaa meel kasta aafaynaysa, xataa argagixasdii ayaa XSHM qabiileyey

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 9 дней назад +4

    🥺🥺 🥺 Allahayoow xaalad liidata ayaan ku jiraa, adigaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto ee ii gargaar. ilaahbaan ku dhaartee iimaanka ayaa i celinaya balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax barta oo shaqaysta balse maanta ma awoodo, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garabsii, si Allah darti ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
    :Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex:

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 9 дней назад +6

    MEQO GURIYO D5 EY DHACEN HAWIYAHA KUWAS MA LA XISABIYEY

  • @SalaadCadaawe-w3v
    @SalaadCadaawe-w3v 9 дней назад +3

    Adeerkeed xasan shiikh hasiiyo

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 9 дней назад +2

    TALO.DHUL AY LEEYIHIIN JUFADA NINKAAS OO XAMAR KU YAAL HALLAGU WAREEJIYO GADADHAAS DHULKII GABADHA LAGAXOOGEY HA U DOONTO BAY.

  • @AdoontiAlle-o7l
    @AdoontiAlle-o7l 7 дней назад

    Duqn ciilan ayatahay weraya waalan wiixi magacasle madar ayu uyaha dalxoreye madaxwene xasan shekh maxamud alah guuleyo amin

  • @Banadir-State
    @Banadir-State 8 дней назад

    Kuwa reer Mirifle ee dhibaateeyey gabadhaas iyagane Xamar baa looga gooynayaa inshaaALLAH

  • @johnnasir2192
    @johnnasir2192 6 дней назад

    Sheekadaa u sheeg adeerkeed Xassan Sheekh Xabaale qote. Oo boob iyo dhac ku haya ummada soomaaliyeen ee magaalada muqdisho ku nool oo uu hantidoodii dhacayo habeen iyo maalin,

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 3 дня назад +1

    Warun bax gurigiina aad😢

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 9 дней назад +2

    Gabadhaan qaraabo ayaan la ahay lkn qabiil xoolo kama dhicin ee nin ayaa dhacay mana ahan in qabiil lagu sheego inuu guriga ka dhacay teeda kale dadka dhahaya abgaal xoolo badan ayaa ku maqan ee ha adkeystaano wey qaldanyihiin inkastoo meel walba ay joogaan wax ma garato

    • @nadiifoyusuf1949
      @nadiifoyusuf1949 8 дней назад

      Wey istahisha wayo aderked a utalalay titinka qodaxdisa a goosato

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 6 дней назад

    Hawiye Asagaa ku horreeyay Raxan wain inay xamar joogtee somali nimdii yaa Loo diiday ?

  • @samsam-vt3hk
    @samsam-vt3hk 2 дня назад

    Waceysle iyo Duqa magaalada Xamer waa in ay gabartaan cabashadeeda waa in sicad oo geed loogu soo gabanin raga gabartaan Abgaal ahaan u dhacay aay eedaan.

  • @samsam-vt3hk
    @samsam-vt3hk 2 дня назад

    War waxaan aan afkooda la aqoonin sidee gabar Abgaal, Waceysla ah u dhici karaa iyadoo digil iyo mirifle aay Xamar noo wada joogaan. Waceysle waa in ay Hurdada kakacaan oo ay gurigeeda la dhacay la eeda. Gurigeeda waa in sadex guri oo Xamar meesha ugu fiican kuyaal oo looga bare kiciyaa. Waa in Raxanweyn latusaa waxa ay yihiin.

  • @Abdiaziizfarah-u6b
    @Abdiaziizfarah-u6b День назад

    Beentiis waaye😊😊😊

  • @shamsoceynab386
    @shamsoceynab386 8 дней назад

    TAAS MADHIB LEH HADEY KUDHEHEN BEYDHABO WAXBA KUMALIHID E RER MUQDISHA TAHAYE AAD GURYO REER BEYDGABO WA BUUX O XAMAR KUTALO DHABAQ XURUX BADAN AYAA LAGU SIIN SAXAN SAXAN KUGUD WEY ISKU DHAMATAY ABAYO

  • @Abdiaziizfarah-u6b
    @Abdiaziizfarah-u6b День назад

    Ayadoo nool meysoo daayeen😊😊

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 10 дней назад

    Somaliya fowdo kama dhamaato 40 cabana sidaas iyo kadaraney ahaane allaha kuuhiiliyo aamiin

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 9 дней назад

    Somali wa u dhamaatay ellahay ha u gargaaro. Hogaamiye la isku raaco oo dadkeena sinaaniyo cadaalad ka fjex anuuro

  • @abuukaraxmedabuukar7108
    @abuukaraxmedabuukar7108 8 дней назад

    Maxkamaha
    Xasan shiiq uusameystey oo cidiisa uu uwada dhiibtey
    Xaaraantaas miyaad umoodey

  • @ahmedfaarah9677
    @ahmedfaarah9677 6 дней назад

    Maxaad iyada ula yaaban tahay imisaa adeer keed iyo reerkoodu umad xoolaheed iska qaateen

  • @dahiryareali7678
    @dahiryareali7678 23 часа назад

    Dulmiga waa kor iyo hoos
    Dabaqad is dhaanta malahan!

  • @alfanaanmacaanineymar
    @alfanaanmacaanineymar 9 дней назад

    Warer waye❤❤❤

  • @kilofaqacumar6294
    @kilofaqacumar6294 День назад

    War irsaqada illahey ba bixiye,ma dhul ad qof haweney oo maskin ah oo mar labaad ad diib ugadato calool ku buxuni war illahey kabaq oo hunguriga diib u celi, garka iyo kafurka kugu yalo wad cebeyse

  • @maxamedxasan3977
    @maxamedxasan3977 10 дней назад +1

    Meqa Muqdisha lagu boobay xassan Boobay Maxaa halkan boos lawadwadaa

    • @AliAbdi-ny1db
      @AliAbdi-ny1db 9 дней назад

      Mamathan masakinta mxakarabta

    • @ogaaloge3281
      @ogaaloge3281 9 дней назад +2

      Kan gabar ilmo idiin dhashay ayaa kadhacdeen oo hadane soo musaafuriseen

    • @MohamedAli-rt2lw
      @MohamedAli-rt2lw 9 дней назад

      Maxaa iska galay xassan iyo gabadhaan maskiinta xassan masa dhul raxanweyn qaatay Ceeb ayey idinku tahay taas e wax iskula hera

  • @caynaansheahmed687
    @caynaansheahmed687 8 дней назад

    Tuuga xasan lugagod ah oo dhacay ka hadal 260 million oo dollar mise qabiil caabud soomaaliyeed baad awalba ahayd

  • @mulkiahmed313
    @mulkiahmed313 8 дней назад

    Maamul goboleedyada dhamaan qabiilo ayaa isa siiyey taasna wax la aqbali karo ma'ahan qof walba toolada uu degan yahay ha ku ekaado dadka somaliyeed dowladnimo ma rabaan Allaha ha qabto kuwo umada xooga u sheeganayo xasbiyaallahu wa nimcal wakiil

  • @hassanawad7344
    @hassanawad7344 9 дней назад

    Waa cabdalle shideeye warqaddani aad akhrinaysid gabadhani dhulkaas ma leh

  • @hanaddada74
    @hanaddada74 9 дней назад

    Kiiwalbo dowladiisa hakatahriibiyo dowlada kale ileen 100 madaxweyne ayaan leenahay Ilaahey hanoonaxriisto

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 9 дней назад

    🥺..🥺..🥺 ilaahoow xaalad adag oo liidata ayaan ku jiraa, adiga ayaana caafimaadka haya, rejadaadana lagama quusto, waxaanse dareemayaa niyad-jab wayn, ee gargaarkaada ii fidi. Ilaahbaan ku dhaartee iimaanka iyo aqoon diineed ayaan isku celinayaa balse imtixaanka igu dhacay ma fududa. Waxan ahaa qof wax bartay oo shaqaysta balse maanta ma awoodo inaan aqoontayda ka faaiidaysto xaaladda aan ku jiro aawgeed, mana jirto cidkale oo garab ii ah, xitaa ma heli Karo hooy iyo guri oo masaajid ayaa Deegaan ii ah. mana heli Karo waxan cuno iyo awood aan kusoo dhacsado, Walaal Adna duco iyo deeq waxaad igu dhaanto maanta igu garab istaag, si walaalnimo ah. Magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. Lambarkaygu waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )

  • @AbwaankaabwaanadaSomaliyed
    @AbwaankaabwaanadaSomaliyed День назад

    Kkkkkkkkkkkkkk
    Arintani Waa cadaalad daro keeni karta in qolo walbaa gobolkeeda ay waxay doonto oo cadaalad xumo ah kasameyso iyagoo ka cabir qaadanaya tan ay gabadhan ku sameeyeen reer baydhabo

  • @maxamedsomali2539
    @maxamedsomali2539 10 дней назад +1

    كما تدين تدان

  • @daudshardi6655
    @daudshardi6655 9 дней назад +1

    Sorry hooyo Maamul Goboleed mijiree Maamul Qabiil Ayaa jira

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 8 дней назад

      Xataa dawladu waa mid qabiil maamul goboleed keliya maahee soomaaliya waw dhamaatay

  • @Abdiaziizfarah-u6b
    @Abdiaziizfarah-u6b День назад

    Màxaa loosooʻdayey😊😊😊

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen 10 дней назад +5

    Kuwa xamar degan ayagana hala saaro guryaha eey ku leeyihiin

    • @haredmedia1494
      @haredmedia1494 9 дней назад +3

      doqon inooga daraayo miyaa tahay oo Soomaali u diidan inay nabad noqoto

    • @hassanhuhussein14
      @hassanhuhussein14 9 дней назад +1

      ninkii ku dhacay ka doono xoolaha Ada lakiin raxanweeyn inteey isku kasoo raacaan xolahaga maqadan mana kaa xoogin

  • @AminaMohamed-x3z
    @AminaMohamed-x3z День назад

    Guul reer bedho

  • @Subxanalah
    @Subxanalah 9 дней назад

    Kuma dhacan iney Abgaal dhacan wlhi aduun ka cariiri ku noqo nayo xamar laga wada tarxila runti gaajo ha u dhama dane

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 8 дней назад

      Waxba kuma samayn kartid waa beentaa waxaadan ahayn baad is moodey orod aad waali inaad noqonaysaa dhurwaagi wasmada doontay ee lawasay

  • @abdinur9475
    @abdinur9475 9 дней назад

    asc waa in 24 sacdoo loo gu so celyo dhulkaa gabadh hantdeeda,hadee kale inta raxaween iy dagenyeen xamer ama dhamaan gobalada somalia

  • @CabdiCalishiikh
    @CabdiCalishiikh 9 дней назад

    Saxan saxan ku gud ayaa sameeneenaa asxaabeey mar hadeey mogdisho noqoto masaafuris kale ayaa sameenaaa dhibaato malahan bower mogdisho waa lagu leeyahay

  • @IbraahimAbdulkhaadir
    @IbraahimAbdulkhaadir 9 дней назад

    Qabyaaladii kuqaaday kuma dhigto hadaaba taada kuu raaco hal guri baad sheegaysaa boqaal guri baa idinku maqan,kuwaasba kama adan hadlinee tani maxaa kubura ah,war xishoo kuna tusaalo qaado kuwii kaa horeeyay oo adoo kale ahaa meshay kudan beeyeen

  • @yusufabdiismael5934
    @yusufabdiismael5934 9 дней назад

    dulmiga awooda lagu fulinayo waa in laga hortago meelkasta oo wadanka ka tirsa
    dulmigu waa mugdiyo maalinta qiyaamaha alle halaga baqo

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 9 дней назад

    🧕🏻😭😭😭🧕🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 9 дней назад

    Elayda joogta muqdisho haka gurano si deg deg ah yas

  • @SayidSadaad-np7zb
    @SayidSadaad-np7zb 9 дней назад

    Waa run waad kibirteen dadkii baad diirateen haawey waa in lalaayo

  • @HassanAli-ys1bm
    @HassanAli-ys1bm 7 дней назад

    saxweye idinkuba xamar dadkii guryahoodi wad u dideen

  • @AsadShire2024
    @AsadShire2024 10 дней назад +1

    Weysaxan yihiin sababtoo ah Xassan Shiiq Asaa dadka dhacay ❤❤❤❤❤

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 9 дней назад

    Love 🇸🇴🇸🇴✅️💯🏠🏠🧕🏻👌👍🏽🤔🤔

  • @XasanMaxamed-v2z
    @XasanMaxamed-v2z 8 дней назад

    Majirto qof baydhabo lagu dhacy xariina baydhabo madaxawene ayuu kayahay mooyaa maqaadan Karo Bilaa cadaalad mana la aqbalayo mar maamoy haddii ayjirto baydhabo in aad guri ku leedahay waa leedahay lkn haddii waxii inan adeerada moqdisho ku wadeen wado waad dealing badhabo waa meel nadaam ku jiro

  • @AbdirahmanAbdiladiif
    @AbdirahmanAbdiladiif 9 дней назад

    Maxkamada banaadir dhulkeeda ha u soo celiso ama lacag tiisa walaal adne ku caawi inee lacagtiisa hesho

  • @SaynabCabdulaahicaydiid
    @SaynabCabdulaahicaydiid 9 дней назад +3

    Baydhabo ma aha magaalo qabyaalad ee dib isugu laabta

    • @mrcartoon2022
      @mrcartoon2022 9 дней назад

      Beydhabo waa tii tiri nimaan may ku hadleen shaah lagama ii bin karo allow ha ii baahin😂

    • @deeqacabdiraxmaan8851
      @deeqacabdiraxmaan8851 9 дней назад

      Hadeysan magaalo qabyaaladeed aheyn maxaad laabo u tiri

  • @AhmedAli-m7q
    @AhmedAli-m7q 9 дней назад

    Soomaali iyo dhul maxaa kala haysta ilaahow hanagu fidnayn maqaadi karnee odayaasha allah ha kacabsadeen marqaati run ah ha fureen hadii kale maalin kale ayaad ka shalaay doontaan inahaas ayaan kula tali lahaa odayaasha
    ياأيها الذين آمنوا لا تأكلوا أموالكم بينكم بالباطل إلا أن تكون تجارة عن تراض منكم ولا تقتلوا أنفسكم إن الله كان بكم رحيما
    ياأيها الذين آمنوا لا تأكلوا أموالكم بينكم بالباطل إلا أن تكون تجارة عن تراض منكم ولا تقتلوا أنفسكم إن الله كان بكم رحيما

  • @ahmedwais1763
    @ahmedwais1763 9 дней назад

    Isma lahayn meel soomaaliya kamida ayay kadhacaysaa’cadaalad sidaas oo kale’ah’baydhabo wali cadaalad ayaa kajirta’ka suura’galikarta mays dhihi’karaa?

  • @FutoXar
    @FutoXar 9 дней назад

    Unukaaleh inay tiraahday ka baqeen😂😂kismanyo unukaa dagnay maqleen reer baydhabo, dad dhibeed maaha reer Puntland badan baa ladaga maxaa khaldan

    • @ahmedsahal8290
      @ahmedsahal8290 9 дней назад

      Futoxar Sxb Maamo Reer Puntland Oo Saas aoo Kale Guri Laga Qaatay Sanad Kahor Bay Aheed waliba Nin Wayn Oo Taliye Ciiidan Baa Ka Haysto Bal Raadi Maamadaas Adigoo Caadifat Qabiil Meel iska Dhigaayo Wadanka Oo dhan Gaas Ka Gaas Cadaalad Daro Baa Jirto sxb

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 7 дней назад

    Waa runteed baydhabo dad badan aa dhulkii laga dhacay

  • @OsmanHoussein-z2l
    @OsmanHoussein-z2l 9 дней назад

    Dhul boob xasan sheekh kama hadli karo ee hasugto cadaalad markay dhalato gabadhan lama boobeene waxaa jira arin dhul oo muqdisho unukaale ah baydhabana wataa unukaale ah

  • @cazkaosmaroble7397
    @cazkaosmaroble7397 9 дней назад

    Adigoo abgaal ah aa cawaadee raxanweyn bakaaro ee ganacsiyo ku leeyihiin guryo ayee xamar ku leeyihiin ciidan inta usoo wasatit adigan dhac weyn ugeeyso

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 10 дней назад

    odayga hadalkisa dhul iyo dhibaato uun baan kafahmay laakin khalad cad weye see dhul labo jeer u iibiya oo maxkamadu ugu qiiil siisa isago qirtay inu kas usameyay

  • @MohamedShiekali
    @MohamedShiekali 10 дней назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤❤

  • @malaakyakub2559
    @malaakyakub2559 9 дней назад

    Beec naqais waa jertaa ee hagadatoo ama wax ha iska siidoo😊

  • @haredmedia1494
    @haredmedia1494 9 дней назад

    Xamar unukaa leh marka aan lahayn mala ogan miyaa inay sidaan oo kale dhici karto Haawiyow reer Aabe Xamar magaalo Soomaalieed hanoqoto haddii kale masakiinta Hawie ku abisato ee KGS ama Gobal kale ku nool iyagoo madaxa ku guuraayo ayee Xamar soo galayaan
    Dagaal Qabiil iyo kicinnn siyaasi sidan bay dhashaa

  • @KoshinMohamed-h7d
    @KoshinMohamed-h7d 9 дней назад

    Waa gar iska cad. Ninka labada jeer gatay dhulka ayaa tuug ah wuxuuna dhacay ninka danbe ee u ka gaday dhul uu hore u iibsaday. Gandha ayaana dhulka iska leh. Maxkamad xitaa Uma baahna.

  • @BilanMaxmadaxmad
    @BilanMaxmadaxmad 9 дней назад +1

    Elaydi waba qoqene miya had😂😂😂😂 yaab

    • @MaslahMire-u7k
      @MaslahMire-u7k 9 дней назад +1

      elaay inooo qooqo hawiye ayaa garsiiiyey

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 9 дней назад

    Yur maxaa ku geeyay baydhabo xasan munaafuq lagama yaqaano baydhabo

  • @mohamudahmed581
    @mohamudahmed581 10 дней назад

    Wax cadeen ah aanan qabyaalad aheen mesha kuma jaysid. Waxaad afka kasheegaysid iyo cadaymaha maxkamada waa kaaf iyo kaladheeri

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 9 дней назад +1

    Inaa moryane intaa lagayidhi waa intaad somalida xamar ad katidhahdin dhib malaha somalie oo dhan guryohoogi ayaad dhaman bililiqo iyo hoog uga haysatan qarna guryahaad kadhacden bad ku dhex dhuganyihin moryane grub hirab waxad tihiin umaad dhaqan somaliyed lahayn konfur galbed lama tiriin karo intaad dhul ka dhacdeen ee dhex dugteen ciid ni amineso somalie aderow majirto maxkabad moryane grub hirab ayaa aminaya waa dad xaraan kasamaysen madahwene dhaqankoga saladintoda sheqooga waa wax mida tuugad in atahay somalie oo dhan maraag ka ah

  • @alihumeyda5184
    @alihumeyda5184 10 дней назад

    Assalamualaikum warahmatullah Huseen Cabdalle, walaal waa Cali Qoryoolay, walaal waxaan kaa saxayaa, Erayga GABAR, maaha ee waa Gabadh, maadaama Nin Saxafi aadtahay, Qoraalada iska Sax, Saxaafadda waxay qaabil-santahay, Eray bixinta & Qoraalkoo-lasaxo. Halkaa kasiiwad, Shaqo wacan.

    • @xareedproduction.7740
      @xareedproduction.7740 10 дней назад

      Adeer anaga reer koonfur ayaa nahay gabar ayaana dhahnaa reer wuqooyiga ayaa gabadh dhahaan qolo walbana midkeeda ayaa u saxan

    • @granTipo-r2x
      @granTipo-r2x 10 дней назад

      😅😅😮😮

  • @safiyocismaanyuusuf1898
    @safiyocismaanyuusuf1898 9 дней назад

    Hada maad layaabeeysiin baydhabo cunsuriyada kajirta meel ay kajirto soomaaliya majirto heer waxay gaareen hadaadan afkooda kuhadlin waxba lagaa iibsan adigoo lacag wadata

    • @mohamedomar610
      @mohamedomar610 9 дней назад

      Taas been AYAA Ku sheegtay anaa Layla macaamili JIRAY anoo afka maxaatiriga Ku hadlaayo

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 9 дней назад

    Baydhabo maxaa ugadhumay karaan haku ekaato kuwa kismayo,wajeer,garisa dhobley ayaa laga sootarxiila xamar iyo ceeldharkafog ma aadikaraan abgaal noocuuyahay hawiyahakale watagikaraan dhulaa laakiin abgaal waa kutkudee sas haloo ogaado

  • @maxcali863
    @maxcali863 9 дней назад

    Hadey saas tahay hala kala guuro, wixi xamar soo galay ayaka dul kumalaha waa iney Beydhabo ku noqdaan. Soomali ninkaste meel ayo daga, degaankiis haku laabto.

  • @abdirahmanabdullahi6177
    @abdirahmanabdullahi6177 9 дней назад

    Tii kuqdisho aya la dhamaystay,ma baydhabobaya la aaday.midhaa rer baydhabo aya jioicsan.

  • @RoodoFaarax-fz6fv
    @RoodoFaarax-fz6fv 9 дней назад

    Silka hooyadod uga dhacsha hawiyow odiinka ma somaliyo dhan aya iska celin la dihin abahi wasa hawiye ma fuley aya noqoten dowladnimada ad radineysin ee somali diidantahay diida ayagaba dadkodey u djintan maxa idiinka qaldan dabada dhiibta ha idiinla wase anigaba bosaso harin ayaa igu dhibtay xamar hadan imado ana waso shuute❤❤❤❤❤

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 9 дней назад

    Gabadhaa in dacwo iyo hadal aay gasho ma,aheeyn xamar in eey isku sooshubto oo aay ciilbaxdo ayeey aheeyd

  • @AbukarMohamed-h3j
    @AbukarMohamed-h3j 10 дней назад

    Ceeb badanaa gabar ilmo udhashay maxay sidaa ugu xumeynayaan?

  • @MaslahMire-u7k
    @MaslahMire-u7k 9 дней назад

    abgaal caqliga inta idin soo nqonaayo bahdilaada waa idin kusoconee hawiye waakusoo conesaa bahdilka caqliga hawiye maqan elaay inoo kaaga kula deganaado kiisa kasoo tarxilo waa caqliga fooraro ee hawiye

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 9 дней назад

    hada kahor malin gabar abgala aya kismaayo kadhex onesay oo kuwa qabo iyagana dhalay lafkaso gashay iyado oneso mantana mabaydhaba gabadha uga osinesan wale goboladan gabdhaha waa ku dulmisen

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 7 дней назад

    Asc
    Waa fududahay wuxuu siin doonaa kuwa uu xamar ka boobayo maxay u waydisan weyday ilayn waa qabyaalade
    Anaga waxsiindaye wuuba naga dhacay dhulkayagii

  • @MaxamuudcabdiQadir-bd7ht
    @MaxamuudcabdiQadir-bd7ht 9 дней назад

    Ninkas hala xiro lacagta gabadha dhulkagadatey halasiiyo hadii diido dhulkeeda haloosoocelyo wax qabiil ladhaho majiraan magaalkana hanagaceebeyn soomali dhana wada dagto wana walalo cadaalada yaaqabiil lagadhigin ninka horey loogagadey halaxiro waa munaafaq naceeybeenrabo waye yey suuradxumo lagabixinin baydhabo wa magaalo somaliyeed waye qabiil walba daga ninkaan xun nagujiro hala xiro gabadhana dhulkeeda hadeysax tahay haloo celyo xaqaan uleedahay dhulkana cid kaxigtana malahan somalidhana u wadadhan munaafaqa halaga qabto gabadhaas nagamamidnahan taas ogaada soomaliyey

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 7 дней назад

    Ayadi an laqadan way fakatey dhull ay 4aadin3e naa aamus hadad fiyowdahay in ay ku fulan an ka cabsi qabay aamus

  • @AliBare-y1c
    @AliBare-y1c 9 дней назад

    Khayr ma sheege

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w 9 дней назад

    Dhib malaha guri zoobe ee xamar u yaala hala siiyo.. 200k halagu badalo 3milyon..simple..

  • @ahmedbashiir6786
    @ahmedbashiir6786 9 дней назад

    Qaniinyo qaniyaa kaa fujisa eelaay waxay soowado iyo wabiga yaa wayn

  • @AbdullahiHalane-z4k
    @AbdullahiHalane-z4k 9 дней назад

    Ummadda yaan laysku dirin .

  • @sahraAli-e9h
    @sahraAli-e9h 9 дней назад

    Naagtan nin eelay ah baa qabo muu naagtiisa difaacdo maxuu noogu soo diraa haday kaligeed tahay waa la caawinaa

  • @saladabdallah4045
    @saladabdallah4045 9 дней назад

    Ninkan Hada warya miyaa mase waa mid qawil Wayo ? Qoralkisa wuxu kubilawey firiya Wayo wuxu yiri gawar Hassan sheikh mohamud adeer u yahay () side daxa daxad u noqonkarta

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 10 дней назад +1

    Xasan shiiq ayey booskasoodoonatay

  • @AxmedMaxamed-s5y
    @AxmedMaxamed-s5y 8 дней назад

    Adigu markhaanti miyaad ka tahay Qabyaadi ku Qaaday

  • @mohammedhassan9079
    @mohammedhassan9079 9 дней назад

    Reer Baydhabo Gabadha aamusiya

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 9 дней назад

    Horta eelay xamar boops maku leedaj ? Adeer dulkada wa heleysa 10 boso xamar ku taal oo eelay ledah la kaga gicina sandulo

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 5 дней назад

    Waa moriyaan fashilmay

  • @KhalidIsmail-yq1om
    @KhalidIsmail-yq1om 9 дней назад

    Haduu adeer u yahay baydhapo maxaa ka yaala maxayna tahay sawabta

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 9 дней назад

    Kkkkkkkkkkkk elayey ka gurah magalada muqdisho si deg deg ah hada halaga saaro ufffffffffff

  • @DiiniAbaadir
    @DiiniAbaadir 9 дней назад

    Waa Aduunyo gadoon wallahi

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 9 дней назад

  • @NuurFilfil
    @NuurFilfil 9 дней назад

    Maxaa loo soo eryi waayey adeerkeedba dadka wuu eryaa

  • @AsadShire2024
    @AsadShire2024 10 дней назад

    Kkkkk Walee Raxanweyntii Xaniinyay Lasoo Baxeen Ragsana weykusaxanyihiin

  • @Mohamed23197
    @Mohamed23197 9 дней назад

    Xamar in dhul laguxoogay sootabih

  • @AbadirAbadirIbrahiim
    @AbadirAbadirIbrahiim 10 дней назад +2

    Waar idinkubaa meeqa dhulbaad boobteen shame onyou hood hoos ha loo dhameeyo ifinku adeerkii waa tuug weyn

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 10 дней назад

    Eelay 2025 Haku Dhacdo Waa Habar 😂 Lakiin Abayden Xamar Ayaa Kugu Filan Oo Ay Buxaan Eelay

  • @maxamedcabdullaahi4958
    @maxamedcabdullaahi4958 10 дней назад

    Iskadhaaf dhul kaqaalisan ee leeyihii oo muqisho kuyaal