Waa sax subeer awal, waa inaan dhisnaa ciidan aad u xoog badan si aan u ilaalino dhulkeena iyo dadkeena. Ciidankeena, dadkeena iyo deegaankeena oo kaliya in ay ka faa'iidaystaan cashuurteena.
Waa saax somalilaan cid walibaha in hadiiy shesheeyaha inooho dhaw hadaay so weeraaran inaay isaka difaacayan ceeb maha cid walabaha cadoow ayeey ood wadaag leyihiin ciidamada qaranka waxaayanu u hayasananaaha difaaca ciidamada jamuuriga qaranaka ugu dabaan ha mariyaan cagaata lakiin ma xumaaha in ciidamo madaniyaha isaka difaacaya cidaaha marakaas u dhaweed ee ku so garadaroota waa ariin fiicaan yaa u diidaan suber awal kuwaas kale ayeey la mid yihiin waxa waayan waxa u arakaay qof bukaaha amaha u jeedo kalehe lehe adeer waa caadiy
Adeer ayaanle Xagay joogaan ciidamada mad aniga ah ee subeer awal haday diidani leeyihiin kaalaya xabaasha awaawadeen haddii kale iska way Ila ku dheh oo daawada raga dagaalamaaya
Waar adeerayaal kaalaya goobaha ragu joogo ee laga dagaalamaayo oo ka soo dhex baxa googradaha dumarka oo hadaad wax isla haysaan kaalaya difaaca xabaasha subeer awal looma baahna nacnacda joojiya oo magaca subeer awal ha ku ciyaarina cidi kuuma diidana inaad ciidan noqotaana soo dhaafa haddii kale aamusa meel aanaad waxba ka tarayn ha ka hadlina
Mansha Allah Gul. SPSA. AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲
Waa sax subeer awal, waa inaan dhisnaa ciidan aad u xoog badan si aan u ilaalino dhulkeena iyo dadkeena. Ciidankeena, dadkeena iyo deegaankeena oo kaliya in ay ka faa'iidaystaan cashuurteena.
Maasha. Allaah. Superawal. Guuleysta ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
Guuuul subeer awal❤❤❤❤🎉🎉🎉
Subeer awal power
AYAANLE CABDI GUUL WERIYE
Ruuuuunta xaqiiq geesi kusoco walaloyaal 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Guuul super awal ayanle powerful 👍👍👍👍
Subeer awal dad lacag u gaajoonaya maha
Spsa guuul io gobanimo❤
SUPER PAWER HABAR AWAL LACAG LAMA SIISAN KARO ANIGAA HOGAAMIYE U SHARAXAN
Waa saax somalilaan cid walibaha in hadiiy shesheeyaha inooho dhaw hadaay so weeraaran inaay isaka difaacayan ceeb maha cid walabaha cadoow ayeey ood wadaag leyihiin ciidamada qaranka waxaayanu u hayasananaaha difaaca ciidamada jamuuriga qaranaka ugu dabaan ha mariyaan cagaata lakiin ma xumaaha in ciidamo madaniyaha isaka difaacaya cidaaha marakaas u dhaweed ee ku so garadaroota waa ariin fiicaan yaa u diidaan suber awal kuwaas kale ayeey la mid yihiin waxa waayan waxa u arakaay qof bukaaha amaha u jeedo kalehe lehe adeer waa caadiy
Magaca subeer awal ha la i laaliyo
❤❤❤❤❤❤❤
SPSA HA JIRTO OO DALKA HA DIFACDO
😊😊😊😊😊
Allow cadowga somaliland jabina❤❤❤🎉🎉🎉
Adeer ayaanle Xagay joogaan ciidamada mad aniga ah ee subeer awal haday diidani leeyihiin kaalaya xabaasha awaawadeen haddii kale iska way Ila ku dheh oo daawada raga dagaalamaaya
Jiidda tags meesha raga raggii difaaca laga jiraan dumarka iyo ciyaalka nacnacda kala taga
Iyo Caano boodhe
Dee Orod Jiida tag khayrkaa jiidu joogaye Ama Dacawalay Tag Haku wareegin Dhoolayaree 😂😂😂😂
Maxaa naga yaalla sool iyo sanaag ninkii degi jiray haddaafaco
@axmedyusuf8192 daafava Lagaagama baahnee haiski dheririn dadka aadledahy dadkuba waaleyhay janhad habro wataan Dhoolayaree Iska joiga
Foronta taga xiiniiyaha meel ayaa loga baahan ,yahayee
war furimaha dagaalka taga adhiyow
Raggu meshuu ku hirdimsayo taga
😂😂Taliye Qaxarow Jeelkaad ku hor cayaareysa adiga iyo kaayare koodhka madoowi
Waar adeerayaal kaalaya goobaha ragu joogo ee laga dagaalamaayo oo ka soo dhex baxa googradaha dumarka oo hadaad wax isla haysaan kaalaya difaaca xabaasha subeer awal looma baahna nacnacda joojiya oo magaca subeer awal ha ku ciyaarina cidi kuuma diidana inaad ciidan noqotaana soo dhaafa haddii kale aamusa meel aanaad waxba ka tarayn ha ka hadlina
Dee jida taga fulayow ssb iyo G36 wa rag kula midee
Kuwa. Cidanka kujira S.LAND
Ee Uu dhimaneyaba Waa Subeer. Aweel. SSB. Wadadalen
Cadawga 1-Sano. ayeey dagalamwyen Kkkk. G36 Waxeey dagalameyen 3Bilood
Oo ay Kumeeydhayan Magaci
YUUSRA Haarti. SSB. We Never forget. Darbi. Isaag From D