AIDS aysan qabin ayay LACAG, GURI iyo GAARI ku heshay🇬🇧 Afnan Adan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 дек 2024

Комментарии • 164

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 3 года назад +5

    Frist one Anfaan Adan Waa Sax Labo Dhinac Leedayahay Lkn Soomqqli Dagdag Ah Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall

  • @abdikaniahmed3609
    @abdikaniahmed3609 2 года назад +2

    Hadaan Reer Uk 🇬🇧 nahay London waliba sheekooyonkan waa nagu socdaan masha allah. Inadeer iiwad aan koob shaaha usoo qaatee..

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 года назад

      Soo dhowoow waad soo daahdaye🤣🤣

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 3 года назад +1

    Subxaanallaah, xaaraanta Allaha naga ilaaliyo. Aakhiro xaggee aadayaan illeen xaqqunnaas adduun iyo aakhiraba waa lagu qasaaraa? Allaha xalaal miirad naga dhigo oo penny xaaraan nama soo galiyo. Gabdhahaas Alla ha u towbad keenaan. Midaa xaaraanta ku noolna xoolaha xaaraanta haka dhex baxdo si towbada looga aqbalo. Xasbunallaahu wanicmal wakiil.

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 года назад +2

    Subxanalaah walahi Ilaahey kama cabsan iyo in adun iyo aaqiro la ciqaabo.Xaaran cun ilmhaaga ku kori ka dib adigoon ogeyn goortad dhimaneysid godkii mugdiga ahaay ku sugayo iyo xisaab 😭Aloow qalbigena sheydaan uusan qabsanin.Dambi wxd gasha adiga u dhibton dono.Gaal hadu yahay xata maahan inaad qiyaanto waliba adigoo muslim ah😢

  • @sharifoahmed9438
    @sharifoahmed9438 3 года назад +6

    iimaan Allaah uurbuuxiya
    waa
    Khatar Allaah caafimaadka iyo nimcada uu kusiiyey inaad been kasheegto
    Qiso cajiiba
    Mahadsanid Caaliya

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 2 года назад

    Illaahow iimaanka hanaga qaadin yaa arxama raaximiin dadkii soomaaliyeed waxey xalaal sadeen in gaalada ladhoco xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil xasbunallaahu wanicmal wakiil

  • @fadumoabdullahi4252
    @fadumoabdullahi4252 2 года назад +1

    Subxaaallah ilaahayow caafimaadka noo Siyaad I alxabdulilaaha

  • @ayaanmuuse4169
    @ayaanmuuse4169 3 года назад +7

    Msha allah caaliya sharaf qof qiimo le ayaad tahay Alle haku xafido aamiin 💋💋💋💯💯💯❤❤❤

  • @YazinDhere
    @YazinDhere 3 года назад +20

    Qurux iyo hadal macaan bad isku darsatay,Mashalah

  • @sahrakayse723
    @sahrakayse723 Год назад

    Subxhana Allaha 😳😳😳😳😳😳

  • @shamsaali7451
    @shamsaali7451 2 года назад +1

    Subxaana allah ilaahow imaanka noosug xasbuna allah

  • @yasminmaow8191
    @yasminmaow8191 2 года назад

    Subxaanallaah bal ka waran hadii cudurka uu ku dhaco SUBXAANALLAAH ALLOOW NAGA BADBAADI CUDUR OO DHAN ALLAAHUMA AAMIIN

  • @fadumohussen669
    @fadumohussen669 2 года назад

    Subxanalaha haduu alah ku intaxaamo ka waran inteey lacagta raadinayso yaarabi risqi xalaal na quudi

  • @nafisom1905
    @nafisom1905 3 года назад +1

    Subxaanalah lacagta waxaaran cafimad ilahay siiyay bay baankashagtay

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 2 года назад

    Bismillaahi hunguriga noocaas ah alla namagaliyo

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane6340 2 года назад

    Subhanallah ilahayow cafimadka isiisay yaankabeen sheegin mar uun waalaqabanaya qoftas beenta hadey baratay

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 3 года назад +3

    Thanks habo, ilaahayow xaaraan afka hanoo gelin, xasbunallaah, Waa xaaraan habo wax been lagu helay😌

  • @ayaanabdi1221
    @ayaanabdi1221 2 года назад

    Subxanallah xanun aysan qabin bay sheegatay hadana been kale sii sheegtay ilahay soo ma arkayo Ilahoow waxan ka magan galayna cudur xun iyo camal xun yaa raabi Rahman may shaqaysato intay been wax ku raadsanayso

  • @nimohassan6220
    @nimohassan6220 3 года назад +6

    Habo I love ur videos 📹 anigo bananka joogaan ayaan lacagti mb kudawanaya lacag waxba ma Igalin majirti keep going habo ❤❤❤

    • @istarlini
      @istarlini 3 года назад

      masha allah

    • @fatumanur2227
      @fatumanur2227 2 года назад

      Balaayo qofkii Allah kadoono wuu helaa

  • @razmi4568
    @razmi4568 2 года назад +1

    Subxaanallaah allow cudur aan saadsan alx cudur waa in laga duceystaa

  • @fatimaahmed4226
    @fatimaahmed4226 3 года назад +1

    Subxaannallh aaqiro war jiraa ,

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 2 года назад +1

    Dad badan oo u.k kunool oo curyaanima isku dhiibey iyo waali oo maanta run ku noqotey ayaan arkey

  • @marian8772
    @marian8772 2 года назад +2

    System su ushaqeya UK? They don’t ask Identification and proof karga cafimat ka? Sawir iyo wax cadenaya qofka maba leys weydinayo miyee?! I can’t even comprehend how something like that could happen!!!

    • @sucdiahmed5370
      @sucdiahmed5370 2 года назад

      Wa mida isweydiyay layaab waye wlhi

    • @marian8772
      @marian8772 2 года назад

      Sheeko la soo alife ila tahay aniga ma amin kari

  • @nadiraabdi687
    @nadiraabdi687 Год назад

    Subxaanallaah been ayey kuceesheysaa laakiin qayaano ma wanaagsano

  • @ayanahmed5613
    @ayanahmed5613 2 года назад

    Walahi waa ku saray waa marki u horaysay een ku arko huuno alle haku xafido waan ka helay sheekada 😆 Arma ana saa sameya istaqfurullah

  • @xasanmohamed8279
    @xasanmohamed8279 2 года назад

    Asc haven Wang san

  • @drsasmahappy5162
    @drsasmahappy5162 3 года назад +2

    We miss you mama 💋

  • @fadumomohamed2407
    @fadumomohamed2407 3 года назад +6

    SubxanaAllah Ilaahayow irsaaqada meel xun ha inaga kalin

  • @fataxosmantaaj2940
    @fataxosmantaaj2940 3 года назад +1

    asc wà cajib lkn beenteyda weybu marty tii rabi ayaa meel u taala marka wax yaalaha dhibka kuu keeninkara waa laga fogaadaaa
    mida kale chanal ka ha la cobciyo waad ka jiiftaan atariishada qif so jabay waaye ha la hormariyo mahasanidiin adna tabintaada wacan mahadsanid Ms Alia in shaa alaah next vedio inshaa alaah
    good kucky

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 года назад

    Subxanallah ilahaw ha nagu ridin xanunkas allah wuu arkaya lkn dadkii wuka qaryey

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 2 года назад

    Ilaahoow imaanka ha naga qaadin way imaan la’ayd

  • @Hanmor3412
    @Hanmor3412 2 года назад +4

    Caaliya qurux baddan ❤️ maamo sheekadaadu way igu socotaa

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 3 года назад

    INSHA LLAAHU WAAD GAADHI DOONTAA MALLAAYIIN IYO WAX KAYAR

  • @esyakitchen
    @esyakitchen 2 года назад

    Kha’imad weye yahuu imaan la’aa İllahay gabadha xanuusan haka cirib tiro.

  • @MohamedHassan-jg1fy
    @MohamedHassan-jg1fy 3 года назад +1

    Thnks Caliya cadey sheeko qurux,❤

  • @caawiyerunsheege3005
    @caawiyerunsheege3005 3 года назад

    Xanuun aysan qabin bey sheekatey allah baa ujeeda

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 3 года назад +2

    Masha Allah caaliya caddey, waa sheego yaableh xaran u xoog badana

  • @sunduscabdi2893
    @sunduscabdi2893 2 года назад

    Mnsha allh ayeeyo ❤️❤️❤️

  • @faadumojeele9557
    @faadumojeele9557 3 года назад +6

    Ala hbo markaa vedio soo dhigtid saan ugu farxo mamlyn kartid keep going♥️♥️😍😍

  • @omhassbint-om8559
    @omhassbint-om8559 2 года назад

    Subxanallah
    Maxad wax aragtay.
    Indho adayg waxkasta waa la isku dayay.

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 года назад +1

    Caliya markasta oo aan video watch sameeyo like waa saara oo ku qasba nahay sabatoo ah you deserved xabiibtii. Sheegadan waa sheeko wanagsan waa igu socotay, mar kaat tiri saaxibadeed sidaa bay sameysay aad baan aga naxay, inay sidaa sameyso ma fiicna..wax yaabaha qaar kood oo beenta ah saaxiib laguna noqodo..xanuun aad qabin in aad wax ku cunto waa laga fiican yahay. Thanks for sharing qaaliyeey.

  • @ayanabdi8039
    @ayanabdi8039 2 года назад

    Alla bisinka allaw cudur aanaan qabin yaanan saad san maanay ka baqayn inuu dhab ugu dhaco

  • @HiboNurra
    @HiboNurra 2 года назад

    Bismillah Allah miyana laga baqayn

  • @jabibabaa4022
    @jabibabaa4022 2 года назад

    Caliya walashay mcn allh hayka tuso anoo nool kama daalo sheka mcn m.a ❤❤

  • @marianosman2515
    @marianosman2515 2 года назад +1

    caaliya, waxaad u egtahay gabar an walalo ilahay ahayn oo rer canada ahayd oo ku dhimatay xajka, ilahay u qadaray inay xaramka lagu aaso, alaha unaxaristo,waxaa la oran jiray Hinda

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 года назад

      Mashallah❤ Allah ha u naxariisto marxuumada anagana gadaasheed nama fidneeyo😪

  • @mohamudcibaar7483
    @mohamudcibaar7483 3 года назад

    Asc markahoe masha Allaah wllqaali wakusalamayaa lkinwarkadakeen

  • @kubra8
    @kubra8 3 года назад

    Maasha allah, wallo shekoyinkaga hore olama anan socon lkn imika gadal ayaan kala sodaa,waayo waxan ogahy shekoyinka nacasnimadaa io beenta ingiriiska looga noolaa,lkn imika waxaas waa isa soo xidhmen. No more been laguqaraabto.

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад

    Allaayacisak

  • @najiipahmadfarah2266
    @najiipahmadfarah2266 2 года назад

    Malaguqabaa waad qurux badantehee 🥰🔥❣️

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 года назад +1

      Mayee ma I guursan laheyd🤣🤣🤣

    • @moshaf2132
      @moshaf2132 2 года назад +1

      @@Caaliyasharif quruxeey anigaba kugu haysta hdan lagu qabin

  • @abdikafiosman607
    @abdikafiosman607 3 года назад

    Asc cimri dheer caafimaad qab iyo cibaado suuban caaliyo asharaf

  • @ahmedabdi454
    @ahmedabdi454 2 года назад

    Innantan maantaa wararkeeda iigu horaysa!

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 2 года назад +3

    Subxaana Allah Illahow Riziq eena meelxun hanaga gelin 😭
    Xoogeda meyku shaqeysato.

  • @udbihusseinali3485
    @udbihusseinali3485 3 года назад

    Maanshaa Alllah Fasaxa waad nala Shaqeyneysaa

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 3 года назад

    S.SARE CALIA HORE U SOCO 👍INSHALLAAH TACALLAA.

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 2 года назад

    GP ma general physician baa laga wadaa ??

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 года назад

      Haa General practitioner waa isku mid

  • @Happyhared
    @Happyhared 3 года назад +1

    Thanks for sharing

  • @ifraxqurux8934
    @ifraxqurux8934 2 года назад

    Wa qiso cajiib ah

  • @maimunamohammed222
    @maimunamohammed222 3 года назад

    Mashaa Allah
    Good story

  • @tonyausten2168
    @tonyausten2168 3 года назад

    Wow. Habo.. this is very interesting story walaahi. Yaab Badaana.

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 2 года назад +1

    Walaaley marka aad sheekada ka sheekeyneysid waxaad ka ilowday inaa dadka qiyaanada ka waaniso. NAAGTA WAA TIUGO, XAARAAN QUUDATO AH. Yaa baneeyay in gaalada la dhaco.? Waxaa tiri beenteedii ayey LABO JEER KU FAAIDAY?. MAXAY FAAIIDEY ILAAHEY CARADIISA AYEY KU NOOSHAHAY CUDURKANA WAXAA LAGA YAABAA INUU SI RUN AH UGU DHACO. XOOLAHEEDA WAA XAARAAN.

  • @daaeaa4700
    @daaeaa4700 2 года назад

    Soubhanallah Ya Rabi

  • @imans3899
    @imans3899 2 года назад +1

    That’s interesting Anaga dhineceena taas disability lama yiraahdo, dadka HIV qaba waa dhakhaatiirteena, waa lawyaro waa madaxweyne wax kasta iyo shaqo kasta ayay qaban karaan

  • @fahima6186
    @fahima6186 2 года назад

    Masha Allh sis interesting story 👍

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 3 года назад

    Subxanalah bal may is ka shaqay sato😳😳

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 2 года назад

    Walaley tigtoga

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 3 года назад

    Ilaahow imaanka hanaga qadin 😭😭😭😭😭

  • @esyakitchen
    @esyakitchen 2 года назад

    🌹🌹🌹

  • @fathiabadullahi7862
    @fathiabadullahi7862 2 года назад

    Wax fiican May samayn waana dogon nasiib leh maal aduun oo waliba xaaran kugu soo galay faaiido maleh

  • @B_R114
    @B_R114 2 года назад

    waaxaaraan xoolahaas alla halaga bagaqo

  • @zalma1437
    @zalma1437 2 года назад

    Subxanallah 1m hadii laisiinayo malaria anan qabin masheegteeen

  • @munaali9047
    @munaali9047 3 года назад

    Waashey waankuuxisey

  • @kahagure3075
    @kahagure3075 3 года назад

    Illahow lman na sii

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 2 года назад

    Subxanalaah AIDS ma wax lagu radiya

  • @fowsiyabashir5833
    @fowsiyabashir5833 3 года назад +1

    Asc xbbti awguuriyo 10k isha allah meel ka sareysa 🙏❤🌹🌹

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 3 года назад

    Mahadsanid 🌹🌹

  • @hodanmahamud4919
    @hodanmahamud4919 3 года назад +6

    I’m second ✌️

  • @nimaabdi5202
    @nimaabdi5202 2 года назад

    Sheekooyin ka noo soo badi 🤣🤣🤣
    Waaba ku haystaa sheekoyinkan

  • @hawocardaf9149
    @hawocardaf9149 3 года назад +2

    Acudubilahi HIV qof ku ordaysa waa ikow😆😂😂😂

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 3 года назад

    Hamplyo mommy for 10k

  • @intisaamisak
    @intisaamisak 2 года назад

    wlley mcnto ingriiska meel fiican miyaa ilmo haysta shirciga ma adag yahay please ii soo jwb

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 года назад

      Haa haddii aad chance u heli kartid aad ku timaadid waa wadan fiican markii Yurubta kale loo fiiriyo

    • @hakiwimu7789
      @hakiwimu7789 2 года назад

      ABYO YURUBTA way ka baxdaye miyaa hada la soo dagi karaa jiir baa jogaa la yiri dalkii baa jiir igu danbaysaye😂😂😁

    • @intisaamisak
      @intisaamisak 2 года назад

      @@Caaliyasharif thank you abaayo inaan imaado waa ii fududahay lkn qof shaqo fiican xamar ku haysta lacag fiican qaato ilmahiisa haysto ahay xooga iska cabsidaas nabada maahane alxm noloshu waa ii fiican tahay marka waxaan ka walaacsanahay in ciyaalkii inaan geeyo waqti badan igu qaadato oo shaqoyinkedu adag tahay abaayo please numberkaga ii sheeg waa kula soo xariiraye adoo mahadsan

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 3 года назад

    Subnahallah, this is so sad our people we do anything to get money that they didn’t work for it.

    • @saynf
      @saynf 2 года назад +1

      Some kind of ownership somalies think they can claim subhanallah. So sad I have seen how reckless we live around the world. No matter were we go we are constantly doing something against our religion. What are we teaching our youths?

  • @istarlini
    @istarlini 3 года назад +3

    masha allah thank you 🙏

  • @rahmaabuukarahmed4046
    @rahmaabuukarahmed4046 2 года назад +1

    Maashaa alaah

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 года назад

    Maasha allah

  • @faisaabdi4597
    @faisaabdi4597 3 года назад

    Congratulations 🎉🎉🎉🎉👏👏 10k

  • @Gorillakingdomvr
    @Gorillakingdomvr 2 года назад

    Subaxan Allha maxay xaran cuuntay kkk

  • @kubra8
    @kubra8 3 года назад +2

    Somali waxay ku ba'day hungurixumo, xitaa waxa jidhta kuwa cudurada beenta ah sheegta haday u guuran xaafadkale in aanay GP badalin oo NORTH TO EAST u travel-gareyan, KKK.
    Anigaba madh ayey iga waalilahayen, anigo Europe kaso guray, naa caruur yaryadh ayaad wadata oo mashaqayn kadhtide sidaa samee, oo waxas sheego Benefits badan ayaad leedahaye. Lkn waxan ogaa in xaga Alle io xag sharciba danbitahy. Dee aniguna maana ahayn qof cusub ama tahriib kuyimid, indho cadaysna iguma jirin, ahhh

  • @faadumofaarax3533
    @faadumofaarax3533 3 года назад

    Mahadsanid habo 🥰

  • @Smashe_Kartoffel132
    @Smashe_Kartoffel132 2 года назад

    Aaalä wadanku ficana wawaxa logu yaco yaa yurubta kale kadhiga ayada laxiri laha waliba laganaxi laha

  • @ayaanaragsan4014
    @ayaanaragsan4014 2 года назад

    Subxana allah

  • @luulahmed5767
    @luulahmed5767 2 года назад

    Asc

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 2 года назад

    Maraykanka sheekadaan camal kama suuroobi karto waayo dhaladhadaada iyo ID kaarka kaarka caafimaadka waa inay iswaafaqaan iyo waliba adress kaaga

  • @khadrasaid1257
    @khadrasaid1257 2 года назад

    Asc abaayo waa qiyaano waana xaraam adigana inaa faa’fiso ilama fiicna because dad kalaa isku dayi kara wadan kaana hadii lagu ogaado way celinayaan ,Sis khayr ka faafi wcs wrwb.

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 3 года назад

    Maashaa allaah wll shariifada guulayso

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 3 года назад

    asc sis👋👋❤❤❤❤

  • @luulhagio3866
    @luulhagio3866 2 года назад

    Taas walidkeda uduceeyey😂😂

  • @se1059
    @se1059 2 года назад

    Lacag xaaran ah bay cuntay Cagayan ilaahay ka qaban

  • @safiyabuuleabdulle1269
    @safiyabuuleabdulle1269 3 года назад

    Wa igu baxdaa shekadada

  • @aliomar5045
    @aliomar5045 Год назад

    Hada Hadid UK lol turjumo saw maad qarxin prank

  • @mulkiosman2119
    @mulkiosman2119 2 года назад

    Cajiib,