Barnaamijka Geela - Waxaan Seexanay Meel Abeesooyin Iyo Masas Joogaan waxaana Aragnay.....Q1aad.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024

Комментарии • 32

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 9 месяцев назад +4

    Mahadsanid Wariye sare nuur shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤❤

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 9 месяцев назад +3

    Mansha allah alaha idin barakeeyo
    Caano geel ciil badan baan uqabaa 🥰🥰

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 9 месяцев назад +3

    allow nooxafid nimcada aad noogudeeqday dal duunyo dadkaba allow cadawga nagabadbadi oo noo barake noo calaf aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💯💯💋💋♥️♥️🫶🫶🫶👌👌👌👌🦁🦁🦁🦁🔥🔥🔥💪💪💪🩸🩸🩸✌️🙏👍❤️❤️

  • @ibrahimabdi3480
    @ibrahimabdi3480 9 месяцев назад +1

    Maa shaa alaah alow usiyaadi oo ubarakee

  • @AbdirihmanGoodir-tz7re
    @AbdirihmanGoodir-tz7re 9 месяцев назад +1

    Masha allaah jawidagan waan uxiisay

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 9 месяцев назад

    Masha allha .Somali. waa dhulbar waaqa qalbigoo da .allha. isku fura. Insha allah ❤

  • @AbdiHassan-br3gw
    @AbdiHassan-br3gw 9 месяцев назад

    Markasta oon nairobi imaado aad ayaan is dhahaa geelaas laakiin mashquul ayaan galaa.❤

  • @Geelljireqoqay
    @Geelljireqoqay 9 месяцев назад +1

    Marna fuuqsi marna faruursi classic Somali wallah

  • @Geelljireqoqay
    @Geelljireqoqay 9 месяцев назад +2

    Manshalah Mowliid is 100% Geelljire,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, Caanaha geella caloosha waa jiiraan hadaanad u baran be careful!!

  • @cismaanaxmed4854
    @cismaanaxmed4854 9 месяцев назад

    Man sha alah

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et 9 месяцев назад +3

    Soomalidu warshadda caanaha geela lagu sameeyo oo lagu keeydiyo ha sameeysato.

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 9 месяцев назад +1

    Mashallah kiliffi quart ayan ku lahen before 10 years but unfortunately we lost a lot of money we wish you good luck guys

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 8 месяцев назад

      ilbax nimo miyaa af gaaleedka. Af qalaad aqoonta miyaa. Yaad is maqashiineysaa. Ku faan luuqadaada. Qab iyo Han waa u dhalasho.

    • @husseinmalinahmed9202
      @husseinmalinahmed9202 8 месяцев назад

      @@SPharaoh لا تنهى عن خلق وتاتي مثله عار عليك إذا فعلت عظيم...ما هو الفرعون القديم..انظر إلى عنوانك يا ذكي

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 8 месяцев назад

      @@husseinmalinahmed9202
      Inta luuqadood oo aan ku hadlo adiguna garan meysid waxaa oo dhan luuqadeyda ayaa iga weyn. Waliba labada luuqadood dammiin baad ku tahay oo naxwe ahaa ayaa waxaa kaa maqan hakad iyo joogsi. Ku faan luuqadaada.

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare 9 месяцев назад

    Geel Caag lagu maalayo Geela sharafta haka qaadina Ogaadeenow😢😢😢

  • @Jubalandvisit
    @Jubalandvisit 9 месяцев назад +2

    Nuurow dulkani wuxu u muqal eeg yahy joorre badhaadhe wlhi dul cagaran intasto inta dhirta yar gagaban tahy lkn so qaniiyo mabadno dulkas geel laguma dhaqde😂

  • @hassanali4821
    @hassanali4821 9 месяцев назад +1

    Meesha. Guryo. Ka. Dhisa

  • @mohamedabdikarin6843
    @mohamedabdikarin6843 9 месяцев назад

    Caawa bas kulahaa ilaahay too bad ucele

  • @Geelljireqoqay
    @Geelljireqoqay 9 месяцев назад +1

    Awr ay halli wado iyo nin ay naag waddo waa la iska illaaliya,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, Awr doobinaya ha u dhuwaaan!!

  • @samaalesomaali8664
    @samaalesomaali8664 9 месяцев назад +1

    Apple vision pro Dajjal ....2024

  • @ibrahimhoussein355
    @ibrahimhoussein355 9 месяцев назад +1

    Abahay Aya xanaqi jiray marka uu arko dhaqanki oo sii ba'aayo war gorofki aaway wale ciise ayu dhaqankii ku danbeyay waa wax laga xumado

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 8 месяцев назад

      Wiilasha iyo Gabdhaha markii ay 2 jir ilaa 9 gaadhaan waa in la geeyo miyi oo dhaqanka iyo luuqadda soo bartaan.

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 9 месяцев назад +1

    😂😂😂😂😂
    Nuur abeesada iska dhowr

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 9 месяцев назад

    Geelaan mid kanneeco cuntay ayuu u eg yahay, si buu u yaryar yahay.

  • @AbdirashidHussein-g4z
    @AbdirashidHussein-g4z 9 месяцев назад

    War kuwaan anigu caano geel uguma liseen koofiydahooda Ayaan nacay

  • @mowarsame
    @mowarsame 9 месяцев назад

    Libaaxa iyo maska.iyo dadka wa lays dhex seexanaya kulaha 😆 🤣 😂

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 9 месяцев назад

    Waa meel qurux san waa xagee aan aadnee nagaalaan kuwareere😂😂😂😂😂😂😂

  • @ibrahimhoussein355
    @ibrahimhoussein355 9 месяцев назад

    Gelu waa astanta somali lagu yaqan waa wax fican in la dhaqdo Lakin wax bada Aya ka qaldan badiye marka jogtid agabka lagu Malo xolaha waa inad haysatid meshan waxa wax laga xumado ah in gorof la haysan oo cag lagu malayo laguna cabayo wa sharaf daro

  • @Geelljireqoqay
    @Geelljireqoqay 9 месяцев назад +1

    Somalida marka ay nabada tahay kaftanka turxaan malaha waa wax lagu raaxaysan karo walleee............... Caanno geell baadiye dhull aan turxaan lahayn, geell dhalay, barwaaqo yaa helli karra,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, Sheekada qorri is marris , that is sheeko caruur its a myth!!

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 9 месяцев назад +1

    Maska idinku hadaydaan ku gardaroon idiin iman maayo isagu. Somali all mas-phobia

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 9 месяцев назад

    Waan ku faraxsanahay Nimcada Ilaahay siiyay war nimanyahoow maxaa wax looga badali la,yahay habka caanaha loo cabo maxay tahay caanaha qofku isagoon dhammeyn karin uu afka iskala galayo taas waan la yaabay dhaqan xumidaa maa wax laga badalo OO la il baxo tan labaad intaan Geela la lisin ka hor dhanka nadaafadda gacmaha geel jiraha iyo candhada caanaha sidee nadaa faddoodu tahay?? Ma la ilbaxay mise wali