Комментарии •

  • @baabajeey
    @baabajeey Год назад +81

    IDIRISKA Baaba jeey iyo kabtanka ruwaayado ruclips.net/video/-g8um4cRIaY/видео.html

    • @axmadmaxamad6369
      @axmadmaxamad6369 Год назад +1

      I cawi abti babajet

    • @fihiimabaashe5200
      @fihiimabaashe5200 Год назад +1

      Alle lugaha tama ha kaga dhigo cafimaad dagdaga ha ku siiyo wll inasha allah malin cagaha cafimaad qabo alle wuu kaga dhig

    • @yaasirkhadarahmed
      @yaasirkhadarahmed Год назад +1

      Wlllhiii qosol iiguma harin 😂😂😂😂😂😂zaaaid ayaaaa u qoslay allah iidinka farxiyo BBD 🫶🏻😂😂😂😂

    • @yaxyamaxamed396
      @yaxyamaxamed396 Год назад

      Lakin ciwaankaan 2k leyba marooyaayee mxaa weye 150k lasheegooyo

    • @AdanSharif123
      @AdanSharif123 Год назад

      Aniga idriska kuqosloya

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Год назад +23

    illayoo baabjey lugahiisa tmm uuga dhig wllhi Waa ruux wngsn allow caafimaadkiisa taam 😥😥🙏🙏🙏🙏🙏

  • @nastehamoha1945
    @nastehamoha1945 Год назад +32

    Wlhi cwa aniga io hoyo mcn waa fuurney idiriska umadeena ma ah😂😂 Keep going BBD🥰🙏

  • @tawakalahmed3883
    @tawakalahmed3883 Год назад +44

    "Lugta hal mar ayuu tuure, inta kale ayadaa iswareejise." Idiriska umadena ma ahan 😂😂

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Год назад +1

      ASC wllkay qali,, waxan joga France, waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 150ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️ Waxan janalka Ku xayaysinayaa ganacsiga

  • @abdirahiimyusuf9848
    @abdirahiimyusuf9848 Год назад +23

    Asc dhamaan asxbtaa wanii salaamay
    Guys waxaa wadaa challenge qosol badan
    Shactiro ah lawada xiiseen doono
    Oo aan rajeenayo team baabajey
    Dhamaantood haween haween inlookeeno
    Baaba waxaa kacod sanaa inoo luuqa iga soo qabto
    Si aan ugu sharxo challengega
    Waa challenge xiiso leh lugana bilaawayo cabtanka iyo idiriska asxbta waxaa idinka codsanaa fariinteyda inaad like badan saartaan si uu baaba uarko mhdsnid

  • @abdiladhiifabdirizaaq3212
    @abdiladhiifabdirizaaq3212 Год назад

    Wlhi Qosol Iguma Harin the best challenge for Ev

  • @Canada.143
    @Canada.143 Год назад +23

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🙏🕋🧠

    • @sowdaqurux3
      @sowdaqurux3 Год назад

      Xbfhchebnc fjdb,jeubdoc... بهبمبترغث بوررتبهثوب ببنل

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 Год назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️

  • @Gaashaan-Tv
    @Gaashaan-Tv Год назад +8

    1 million ayaan kusoconaa #TeamBBD 🔥😍
    Ismuujiya #TeamBBD 🥳

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Год назад +16

    Qof walba oo soomaaliyed oo qoraalkega, waxaan idinla jeclahay horumar aakhiro iyo duunkana inaad xornimo dhaqaale gaar taan insha Allah. 💝💝💝💝💝💝

  • @ikraanali70
    @ikraanali70 Год назад +3

    Waa habeenkii igu horeysa aan Qosol udhiman rabay kan challenge mahan magac cusub usamey baba 😂😂🥰😂😂😂😂

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад +4

    Kusali saliga Nebiga muhammed scw The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed❤️❤️❤️❤️

  • @yaasirkhadarahmed
    @yaasirkhadarahmed Год назад +8

    Sxp soooo Badi Challenge wax badan sooo sameeeey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wlllhiiii qosl iiguma harin

  • @xafsomohamed863
    @xafsomohamed863 Год назад +1

    Wllhi bllhi tllhi cawa qosola u dhinte Alle iridisa ood ma saarna adeer B.jey wn Alle kaga barya ino lixadkaga Eebe ku dhameestiro I.a Wn kuso duceyna🤲🙏Ramadan so.dhawe

  • @maxamedaxmed1273
    @maxamedaxmed1273 Год назад +8

    kusali nabigeena Muhammad 🥰🥰❤️

  • @maxamed912
    @maxamed912 Год назад +1

    Hhhh funy fidio walhi ar idirisaaa uMden maha the best. Comidian in somli

  • @samiyoahmed6752
    @samiyoahmed6752 Год назад +13

    Saan caawa u qoslay waligay uma qoslin🤣🤣🤣🤣🤣baba Jay funny 😆😄🤣

    • @tuugdaacadah8515
      @tuugdaacadah8515 Год назад

      Wlhi aniga aya kula qaba saan u qoslay oma qoslin

  • @mustitaaz3123
    @mustitaaz3123 Год назад +7

    Wlhi cawa Sidan Sidan u fuuray kaligey aya qolkeyga ku daawanayey 😂😂😂 reerka intey i imaaden ayey ileeyihin cafimad majiraa cml kaligaa qosleside 😂😂😂

  • @faiziinabdikafi5640
    @faiziinabdikafi5640 Год назад +1

    Ila hadda qosol kala jojin la.ahay baaba jeey qeybtislee ku qosle hhhhhh

  • @adenabdi1906
    @adenabdi1906 Год назад +1

    idiriska Hadii Uu Joogo Ama Uu imaado Tus Qoraalkeyga Si Uu U Aqriyo Captan Baara Wuu iska qoslaayey lakin Wuu Xishonaayey Baaba Jeey miskiin Waye idiriska ilaahey Sidaasi Wuu Kadhigi karayaa lakin imtixaam waye Waxani Ee isku Xishow Oo Alle Uu mistiisa Laguma Qoslo inkastoo Ay Shactiro iyo Chalange Ay tahay Hadana Haku Jeesjeesin idirisow

  • @culumogabow1434
    @culumogabow1434 Год назад +3

    Parte two nosoo sameeye 😂😂😂😂

  • @Heybadofficial301
    @Heybadofficial301 Год назад +5

    Big fane sxb qali ah xaqiiqo wad Naga qoslisan 💪💪💪
    BBD gobanimo 👑👑

  • @siraadceelow
    @siraadceelow Год назад +1

    Baaba_ jeey_ brother: alle ha ku cafiyo / aamiin yaa rabi

  • @mohamedfaarax475
    @mohamedfaarax475 Год назад +1

    Kkkkkkkkk BAABA JEEY CAWAda QOSOL DARTIIS WaN OOYE Wallaahi cawada

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Год назад +8

    700k Waan Gaari rabnaa Bee waa tagnay walee 👏👌

  • @engmahamedcabdisiciid6569
    @engmahamedcabdisiciid6569 Год назад +1

    Manshalaah ale haydin xafido waan idnku faraxa markaan idin arko babaji waxan kugu hanbalyaynayaa idirska itaabo sidaad uso saartye ee aad ugarab istaaganthye runtii qof qalbi fiicaan oo dad nimada waxa ka yaacaana ayaadthy ceeb going ale haku xafido haydin xafido family gagaba from tu hargysaaa

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Год назад

    Babajeey waaad sameysay balse waa khatar iska ilaali challenge yada qaar

  • @amira1438
    @amira1438 Год назад

    Istaqfurulahi wlhi cawa qosol feraha igala xanunay baba jey alle lugahaga ha ku so celsho bro

  • @Being_Mustaf
    @Being_Mustaf Год назад +1

    #hhhhhhhhhhhhhhh waligy sidan cml uma qoslin part 2 rabnaaa 😂😂😂😂plz

  • @kifaayaahmed
    @kifaayaahmed Год назад +3

    First comment 3 qof ugu jaclahay keep going my brother'✌️✌️✌️

  • @anwarabdihaaji1770
    @anwarabdihaaji1770 Год назад +1

    Parti 2 soo samee zxp

  • @ShakeeTicadde143
    @ShakeeTicadde143 Год назад +6

    Wlhi qosolka iga dhamaaade cawa😂😂😂😂😂
    Waxaan Talanti waa dhafeen😂😂😂

  • @saeidqtr5527
    @saeidqtr5527 Год назад +20

    ماء شاء الله تبارك الله 👌👌👌

  • @zakariaissahaque
    @zakariaissahaque Год назад +7

    BBD for together we grow ❤️ Baabajey to the next level

    • @mahamedyusuf1189
      @mahamedyusuf1189 Год назад

      Gaalka markuu yaabo waxuu dhahaa, this another level 😁😁

  • @salmamohamed-wd5kz
    @salmamohamed-wd5kz Год назад +1

    Caawa Saan u qoslay wlhi walikeey uma qoslin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 Год назад +3

    Maasha Allah idinkaa allaha idin xafido insha Allah ❤❤❤❤

  • @abdelrahimabdalla3309
    @abdelrahimabdalla3309 Год назад

    Baaba jeey umadeena. Ma ah sida lugta loqaadayo caadi ma ah Hal lug ayu qaada tankale dhulka ayu kujeeda ano xanaaqsan aya iga qoslisiisay walh keeb going from germany 🇩🇪😷😷😷😜😜😜

  • @hadaftvvv
    @hadaftvvv Год назад

    Halkan ka daawo riwaayadaha captan baara baabajeey iyo idiriska iitaabo soo dhawoow

  • @abdikadirfodey9880
    @abdikadirfodey9880 Год назад

    runtii waxan jogaa Nairobi mar walbo waa idin Ku tashtaaa waad iga farxisaan wlh alllaha idinka farxiyo

  • @abdikafiabdullahi1164
    @abdikafiabdullahi1164 Год назад +4

    Waligey sidaan Uma qoslin iDirska dhib badanaa 😂😂😂

  • @cabdimaalikfaarax7476
    @cabdimaalikfaarax7476 Год назад

    Idriska wacal waaye B B D waa nii salaami

  • @arabahmed145
    @arabahmed145 Год назад

    RUclips loogu daawashada badanyahay 2023 baba jay fanny walahy

  • @suadnuur4524
    @suadnuur4524 Год назад +2

    Cawada sida maan uqoslay mana arkin modo walahi wan dalay sidan uqoslaye baaba jey you're so funny brother🤣🤣🤣👍

  • @queenilwad266
    @queenilwad266 Год назад +4

    babjey wall Allha ku cafiyo 🤲

  • @sihaamahmed3773
    @sihaamahmed3773 Год назад

    Aa feerahaa ikaray qosolkii hore been Ma nooli caawa BBD horumar wacan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @taajir4582
    @taajir4582 Год назад

    Baabajey illhey lixaadkaga hakuso celiyo wll

  • @najmocabdi4816
    @najmocabdi4816 Год назад

    Cwa wax fcn madan sameen babay jeey dadka wilashaa hakudiriin alle wuxuu keeno laguma qosli

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 10 месяцев назад +1

    Baryahan lugta lawarejinayo 😂😂uma bakin 😂😆🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wax le sosocda😅

  • @ruweydareys2341
    @ruweydareys2341 Год назад

    Baba wlhi si qaliyan kugu duceye plz hasamen marka sas wayo ina dhacdo macqul ah

  • @ahmedfaarah-ww5bz
    @ahmedfaarah-ww5bz Год назад

    Wlhei qosolkii ba iga dhamadaynsidaan uqoslayay uun ... hhhhhhhhhh

  • @janobashiircimi
    @janobashiircimi Год назад +1

    Mashllh qosol igu maharin😂😂😂😂

  • @fatushgomez9604
    @fatushgomez9604 Год назад

    😂😂😂😂😂😂😂 walai manoli Baba jeey marka huray safican Uma firinin

  • @fatmajimcalle17
    @fatmajimcalle17 Год назад +1

    Waa fuuray wallhi 😂😂😂😂

  • @wadankawaakeeni2415
    @wadankawaakeeni2415 Год назад +1

    600k subscribe aa way toortaheeda baaba jeey see waaye hee bro

  • @ciiseabdimoalin1266
    @ciiseabdimoalin1266 Год назад +2

    Wlhi farxad aa dareema markan idin fiirsanaaayo Sedex diina walahi masha lah alle ha idin dhowro dhamantiina 🙏🏻

  • @doctormanking7601
    @doctormanking7601 Год назад +1

    Captankoow niyow calool weynidaa😂😂

  • @nopxpro6153
    @nopxpro6153 Год назад +1

    Idiriska meeluu joogu qosol lee jiro

  • @mahamedabdiahmed6253
    @mahamedabdiahmed6253 Год назад

    abuurta alle haku qoslina wllayal

  • @deeqofficial8771
    @deeqofficial8771 Год назад

    walahi baba jey qosol idiris iitabo cadi mahan walahi qosol aya iga dhamdey 😂😂😂😢😢😢😢😢😢😂😂😢😂

  • @munamuxudin4730
    @munamuxudin4730 Год назад

    idirisaa umadeena ma ahan lugta iyadaa is wareejisay kulahaa

  • @munamuxudin4730
    @munamuxudin4730 Год назад +2

    Soo badiya kan beela waaye chalanche gaan 🤣🤣🤣🤣💯💯💯

  • @cabdimaalikfaarax7476
    @cabdimaalikfaarax7476 Год назад

    Kabtanka waan ku wataa laakin idriska ka qabo baaba jeey ninka ragga lama niid jawiyo

  • @najmasiciid9057
    @najmasiciid9057 Год назад

    idiriska umadeena maha wllhi😂😂😂😂

  • @anaaanaa212
    @anaaanaa212 Год назад

    M.a walalaheyga aan jeclaa. Marwalba san lee ufaraxsanada m.a

  • @ayaanahmedhussein5549
    @ayaanahmedhussein5549 Год назад

    Baaba jeey umadeena maahin waan fuurnay

  • @farxanxasan9058
    @farxanxasan9058 Год назад +1

    Ilahay ha ku cafiyo ishalaha 🩸🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @alihasanahmed8679
    @alihasanahmed8679 Год назад +1

    Baaba jeey oo cadaaa

  • @cabdiwahaab6692
    @cabdiwahaab6692 Год назад

    Idiriska ley yaa umada ka qabtaa adi maku jirtaa kulahaaa

  • @ayuubilkacase2882
    @ayuubilkacase2882 Год назад

    War waa.sheeko yaabaleh xarigaa waa caadi ma ahan wlhi

  • @nopxpro6153
    @nopxpro6153 Год назад

    Idiriska lee tageeraa ismuujiya team idiriska

  • @muxudiiinfaysal4219
    @muxudiiinfaysal4219 Год назад +1

    Baaba please IPhone iigad Allah lixdaada lixaad hakuu soociliyo

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Год назад

    Baba jey legend wan ku wataa

  • @maxamedabdirahman2349
    @maxamedabdirahman2349 Год назад

    Walhi qosol u dhiman rabaa 😂😂😂😂

  • @whizbi8854
    @whizbi8854 Год назад

    War nio xeerkii hore soo celi

  • @Peysoney
    @Peysoney Год назад

    🥺😞😢😢😭wllhi ma qasli waa muruga 😭😭😭

  • @amiirkaamiin1137
    @amiirkaamiin1137 Год назад

    Caawa qosol iguma harin Xaqiiq baaba thanks brother

  • @ismaaciilcabdiqadir1032
    @ismaaciilcabdiqadir1032 Год назад +1

    Walhi giliyaha ifuuray part2😂😂

  • @abbesalad3954
    @abbesalad3954 Год назад

    It is very wrong that you are laughing at him, no one is laughing at you two keep going Baaba Jeey

  • @aliaxmed2275
    @aliaxmed2275 Год назад +2

    😅😅 wallahi waa idin wataa soobadi🥰

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 Год назад +1

    Baaba jey ciyaartiisii maaha

  • @Buurdibi
    @Buurdibi Год назад

    Clipkan Bashaaal Ayuuu Ahaa Tartan Ma Eheen 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aminoosman7034
    @aminoosman7034 Год назад

    Hhhhhhhh ra kuwanaa B.B.D cadi ma ahaan wlhi wafuraay😂😂🤣🤣

  • @princesslula6018
    @princesslula6018 Год назад

    Waxan challenge miya marka war kaan sir badana yahu babajey iskuxisho

  • @feysalshakaarte977
    @feysalshakaarte977 Год назад +1

    Baabajey alle ha ku caafiyo mcl team BBD aad baan idin salamayaa 🙏 😆 🤣

  • @omarbulbul9664
    @omarbulbul9664 Год назад

    Challenge kan soo badiya

  • @mahamedabdiahmed6253
    @mahamedabdiahmed6253 Год назад

    idiriska sxb ninka baaba jeey ah mooraalka haka jabin erayda qaar ka ilaali

  • @farxiyoamxed8343
    @farxiyoamxed8343 Год назад +2

    😂 😂 Ala cawo San uqosla ilahey haidin dhoro bbd m.a

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Год назад +1

      ASC wllshay qali, waxan joga France, waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 150ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️ Waxan janalka Ku xayaysinayaa ganacsiga

    • @dowlaysharif5763
      @dowlaysharif5763 Год назад +1

      ​@@Rabiyownabadbaadi wll waa kuu saaray adoo iweydiinin intaas iyo in kabadan kuu rajeynayaa🙏🙏

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Год назад

      @@dowlaysharif5763 milyan gooor mahadsanid walaalo qali

    • @dowlaysharif5763
      @dowlaysharif5763 Год назад +1

      @@Rabiyownabadbaadi sidokale mcnto 🙏🙏

  • @xaseycabdullaahi
    @xaseycabdullaahi Год назад

    Respect baaba jey 🙏🥰❣🤩🤩

  • @kazimofficial1373
    @kazimofficial1373 Год назад

    Baaba wallhy aad baan uga xumahay muqaal kaan inaad isku xanuu jiso lugta fadlan waa iga codsi mardanbe haa isku dhibin dadku waxay samaynayaan wayo macquul ina dhawaca hada ku haya mid ka wayn ku soo gaaro pleas and pleas waa iga codsi🙏🏻🥺

  • @batuulok3624
    @batuulok3624 Год назад

    Waligey comment mA dhiman LKn cawa qosol la suuxay ee noosoo badiya 😂😂😂😂

  • @zaynabmaxamed2477
    @zaynabmaxamed2477 Год назад +1

    Asc asxbta muraad aa leeyahy ino illh isahlo iso doceeya🤌🤲🤲🥺♥️🌹

  • @Koyama548
    @Koyama548 Год назад +1

    Baba cag warejis aa nagu dishay part 2 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂✌🏿

  • @omararabehawa4222
    @omararabehawa4222 Год назад

    alle haydinka farxiyo sidad uu ka qoslinaysin dadka

  • @abdifatahmahamoudeman7843
    @abdifatahmahamoudeman7843 Год назад

    kkkkkkk cawa baba jay kal iyo laab iiga qosliyay wllhi

  • @abdisamadabdidahir733
    @abdisamadabdidahir733 Год назад +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 caway ugu darantahy🤣🤣🤣🤣 horta qosolka badan ma lagu xanuunsada 🤣🤣

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Год назад +1

      ASC wlalkay qali, waxan joga France, waxaan shirkad u gadaa produits fadlan 150ka kunka iga dhiman ii buxiya,🙏🙏.🙏❤️♥️ Waxan janalka Ku xayaysinayaa ganacsiga

  • @rahmaaden2183
    @rahmaaden2183 Год назад

    Wan ka heley so badiya challengika shadiyo sharaf soo qabo

    • @mohamet35
      @mohamet35 Год назад

      Wxd kuqosho ale haku sahlo

  • @mohanabdi3791
    @mohanabdi3791 Год назад

    Cag wareejisa kujiray kulaha k.baara😂😂

  • @Murti.32
    @Murti.32 Год назад +1

    Caawa haben iiga Qosol badan malaha 😂😂

  • @abdiaziizomar8580
    @abdiaziizomar8580 Год назад

    Chalenge igu qosalki badnay kano noqday bbd

  • @axmeddaacadchannel
    @axmeddaacadchannel Год назад +1

    KEEP GOING TEAM BAABA JEEY

  • @rudwepio
    @rudwepio Год назад

    Caawa wlhi kal iyo laab iiga qosliseen anoo xanaaqsan idin dawaday wadna iga farxiseen