Galbeedka waxaa ku baedan 1.qaniis 2.mulxidiin 3.transgender Intaas ayaana ilmaha lagu bara school Lkn kenya ilmaha lama baro wax yaabahaas. Kenya dhul baaxad weyn oo somali 100%muslim ah ay lee yihiin ayaa ku yaalo oo christianka ajaanibka ah looga xoog badn yahay.
@Khalduna wa hal la shaka, maxa Kani shiicada ah u uleyahay suufi ayan aha? Maxa Somalia shiicada ay suufiyada ugu dex gambadan? Maxay usucanbaareyn marnaba? Shiicada ayaba yiri suufiyada wa walalahen balse wahabiyada wa cadawgen
@@Khalduna sheikh cabdiqadir jeylani weligii suufi manoqon, suufiyada aya ku ben aburtan walal, baaritan kusamee arinkas, mida kale, wadaada suufiya ah o leh shiicada wa walalahen ayan kuu haya kawaran? Ona Somalia kunol iyo kuwa dibidahaba o xita mowlidka asladikta
@ walaal waa sax ee waxaan ku dhahay way ku abtirsadaa oo way sheegtaan inuu sheekhoodi yahay waa sheegasho sida shiicaduba ay u sheegtaan suifiyada iyagoon waxba isku ahayn ma aragtaa sheekadu way iskeentay marka adigu haka yeelin oo u diid sida sh. Cabdillqaadir jeylaani aad ugu diiday suufiyada shiicaduna u diid suufiyada alleen waa sheegasho iyo is sheegasho been ah waaye magaratay walaal kheyr allah ku siiyo. Suifiyada Quraanka caqiido ahaan Uma diidaab shiicadu se Quraan ma aamiinsano Nabi ma aamiinsano
Wariyaha kheyr allah siiye shiicada macluumaad kama haysto
Dowlad islaam waa sidee iyo wax walba oo dowlad islaam looga baahanyahay noo weydii shiikha. 🙏🙏🙏.
Allaah idin barakeeyo.
Sheikh kishki wa mufakir
Maxaay Su.aalaha oo dhami uyahiin kuwo qilaaf abuuraya?
Shiico iyo suufi waxay kala yihiin habeen iyo maalin
Ninkan agtiisa cid gaaloweysa maba leh waxaad rabto samee niyada iiguma jirto lee dheh😂😂😂
Aad iyo aad
Galbeedka waxaa ku baedan 1.qaniis
2.mulxidiin
3.transgender
Intaas ayaana ilmaha lagu bara school
Lkn kenya ilmaha lama baro wax yaabahaas.
Kenya dhul baaxad weyn oo somali 100%muslim ah ay lee yihiin ayaa ku yaalo oo christianka ajaanibka ah looga xoog badn yahay.
Shiico iyo suufi wa hal
Mohagurey sxb ka fiirso waxaad faafineyso
Suufi iyo Shiico isuma dhawo Sidaa ula soco amaba akhri mabaadi dooda
@Khalduna wa hal la shaka, maxa Kani shiicada ah u uleyahay suufi ayan aha? Maxa Somalia shiicada ay suufiyada ugu dex gambadan? Maxay usucanbaareyn marnaba? Shiicada ayaba yiri suufiyada wa walalahen balse wahabiyada wa cadawgen
@@mohagurey2214 Walaal waa siyaasada shiicada, waxay rabaa inay ku gabadaa ama ay kala qeybiyaan marka ha ku taageerin qorshahooda. Waayo sida dhabta shiicada waxay aamiinsanyihiin Wahaabiga ugu weyn inuu yahay sheikh Cabdulqaadir Jeylaani oo ah sheekha suufiyada waa sidaa walaal
@@Khalduna sheikh cabdiqadir jeylani weligii suufi manoqon, suufiyada aya ku ben aburtan walal, baaritan kusamee arinkas, mida kale, wadaada suufiya ah o leh shiicada wa walalahen ayan kuu haya kawaran? Ona Somalia kunol iyo kuwa dibidahaba o xita mowlidka asladikta
@ walaal waa sax ee waxaan ku dhahay way ku abtirsadaa oo way sheegtaan inuu sheekhoodi yahay waa sheegasho sida shiicaduba ay u sheegtaan suifiyada iyagoon waxba isku ahayn ma aragtaa sheekadu way iskeentay marka adigu haka yeelin oo u diid sida sh. Cabdillqaadir jeylaani aad ugu diiday suufiyada shiicaduna u diid suufiyada alleen waa sheegasho iyo is sheegasho been ah waaye magaratay walaal kheyr allah ku siiyo.
Suifiyada Quraanka caqiido ahaan Uma diidaab shiicadu se Quraan ma aamiinsano Nabi ma aamiinsano