Muxaadaru Cusub ✔ Nicmada Ilahay ✔ ┇► Sh Xuseen Ali Jabuuti

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Комментарии • 410

  • @hassankaffi387
    @hassankaffi387 4 года назад +8

    Diinteenu Macaanaa,
    Shiikh Xuseen Ali Jabuuti Karaamo Korkaaga Ha Ahaato😢.

  • @bushradaahirm5803
    @bushradaahirm5803 4 года назад +1

    maashaa allaah allow ku xafid sheikh wllhi muhadaro yinkaaga oohin ayaa iga keenan 😭❤

  • @suheyrmohamed4989
    @suheyrmohamed4989 4 года назад +10

    Sheekh xueen cali jabuuti. Ilahay dartusan. Ku jeclahay allaha haku xafido 😭😭😭😭

    • @sh.rahiimaden8339
      @sh.rahiimaden8339 4 года назад +1

      🕋🕋🕋🕋🕋🕋♥️♥️♥️♥️♦️♦️💖💖💌💌💌💌💌💖💖💖💖🌹🌹🌹😭😭😭🤲🤲🤲🤲

    • @ubaxmaxamed6383
      @ubaxmaxamed6383 3 года назад +2

      LAMB and the lamb were great for

    • @ubaxmaxamed6383
      @ubaxmaxamed6383 3 года назад

      Remember the world cup that Varies in the first BACKING up waxay of all year ayan and arke and the rest were a Good team of all

    • @ubaxmaxamed6383
      @ubaxmaxamed6383 3 года назад

      TRY THE WORLD OF SCIENCE FICTION IN THE

    • @FaacisoCali
      @FaacisoCali 6 месяцев назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤you ​@@ubaxmaxamed6383

  • @umaxmed55
    @umaxmed55 5 лет назад +4

    Masha allah illahey hayna fahansiiya iimaankeena amiiiin

  • @maxamadbaarisalaad743
    @maxamadbaarisalaad743 4 года назад +4

    Msha allah shiikh illahay ha ku xifdiyo 😍

  • @kiincanjax6355
    @kiincanjax6355 5 лет назад +2

    Mansha allah illahay subxaanahu watacaalaa haku xafido shiikh xuseyn illahayow culimadayadoow dhan noo xafid yaaraxmaan

  • @sumayomohamedkhaliif6933
    @sumayomohamedkhaliif6933 3 года назад +1

    Mashaallah illlahey hanoobarakeeyo sheeqeena qaaliiigabadan shekh xussein jabuuti 😍😍😍🙏

  • @abdiqanijaamac5565
    @abdiqanijaamac5565 5 лет назад +1

    Mnsha Allaha shekh Xusen Ali jasakumulahu khayer

  • @nistehaibrahim6165
    @nistehaibrahim6165 Год назад

    Masha Allah sheikena Allah hakubarakeyo Aduun filnicmo aqhirana fil janatul fardaus Amiin ya rabi

  • @SharmarkeAOsman
    @SharmarkeAOsman 5 лет назад +99

    Diintu macaanaa, oo deggenaan badanaa, sheekh Xusen Calina aad buu ugu fiican yahay muxaadaraadka weliba kuwa Zuhdiga iyo kuwa Towxiidka.
    Mashala.

  • @bukharideyr5151
    @bukharideyr5151 5 лет назад +4

    Man shaa allaah ilaahay culimad Hainoofaayo

  • @hooyoaabe1587
    @hooyoaabe1587 5 лет назад +2

    Ilaahayow na hanuuni sh xuseen cali jabuuti jazaakallaah

  • @hananwarsame2143
    @hananwarsame2143 4 года назад +2

    My favorite shekh mansha Allah may u live long

  • @fahimayoussouf3221
    @fahimayoussouf3221 5 лет назад +2

    Masha allah jasakallah khayra hafidaga Allah sheikh hussein ali

  • @kheirashillow2018
    @kheirashillow2018 5 лет назад +5

    I love you sheikh Hussein Ali for the sake of Allah,May Almighty Allah make as those who follow and adopt the Quraan and the Sunnah of prophet Mohamed scw,,I love you ABE macan 🤲🤲🤲🤲

    • @aishaabdi9109
      @aishaabdi9109 3 года назад

      Yoo my boqortoyo my day is pretty 🦋 my bro and get it I can👍 my bro a day eebx
      Yfffyd you want me too I think 🤔 my

  • @mohamedabdullahi7246
    @mohamedabdullahi7246 5 лет назад +2

    I realy love shikh xassan cali janada alaxa nuguwada kulmiya all muslims

  • @joukuhag3071
    @joukuhag3071 4 года назад +2

    Alle haku ciseeyo oo ahku sharfo if iyo aakhiroba sh/xusein

  • @khadrafarah8272
    @khadrafarah8272 5 лет назад +10

    masha allah
    Allah ha barkeeyo Sheikh Xuseen
    Adinka noosoo gudbiyay khayrkana Rabi haydin haydin Cizeeyo haydin karaameeyo😍😍😍

    • @abdiraxman301
      @abdiraxman301 5 лет назад +2

      Mansha Allah sheeikh

    • @cafiifomoha6049
      @cafiifomoha6049 4 года назад

      Maasha ALLaaH👌👌👌👌👌👌💖💖💖💖🍔🍔

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 5 лет назад +2

    Mash Allaah. Alhamdulillah. Jazakallahu khairun. May Allaah reward brother

  • @medinaibrahim7365
    @medinaibrahim7365 4 года назад +2

    Ma sha Allah. BarakAllah fikum. Mahadsanid. Illahey kheyr iyo xasanad haku siiyo. Allahuma aameen

  • @mohamadkafim
    @mohamadkafim 5 лет назад +69

    Markan maqlo Cod Sheekh Xuseen Cali Jabuuti, waxan ogaada sida aan Allah uga fogaaday. Illaahow wan kuu Towbadkeenay. Astaghfirullah.
    Illaahay Dartii ban ku Jeclahay Sheekh. Allah haku Xifdiyo.

  • @faadumoadan3703
    @faadumoadan3703 5 лет назад +4

    M.shaa ALLAAH aloow ku xafiid shiikheena Qaaligaa💕💯

  • @mohamedhassan7323
    @mohamedhassan7323 5 лет назад +5

    Mansha'alah sheakh xussein ilahay misaaka akhiro ha kuu saaro ameen

  • @abdirizakosman5162
    @abdirizakosman5162 5 лет назад +3

    MashaAllah. Allow nafahansii wuxu shiikhu kuhadlayo.

  • @Zizey
    @Zizey 4 года назад +3

    Ustaad Hussein Ali Love u mob......In Allah i sincerely trust......May He guide us on the wright track!!!!!!Ameen Ameen👈

  • @mrdhaanteeye4926
    @mrdhaanteeye4926 5 лет назад +41

    Sheikh hussein Ali meeqan hortiisa fadhiistay oo aan ka dhagaystay muxaadaradiisa qalbiga ba u roon wlhi waa nin hadalkiisa aan laga daalayn

    • @khadarjeesto7235
      @khadarjeesto7235 4 года назад +2

      Sh xuseen jabuuti
      Ilahay khayr aduun yo iyo mid aakhirba ha siiyo

    • @jiijoqueen1075
      @jiijoqueen1075 4 года назад +1

      @@khadarjeesto7235 aaaaaaamiiiin yarabi dhib alle matuso shiiikheeena

    • @ubaxmaxamed6383
      @ubaxmaxamed6383 3 года назад

      Zxp has been in alle state for the first thing 🖤❤🙏💋

    • @ubaxmaxamed6383
      @ubaxmaxamed6383 3 года назад

      For a time when you want your own company in a Good place for the future to get a Good job BACKING the PEPOLE 🖤❤😀

    • @ubaxmaxamed6383
      @ubaxmaxamed6383 3 года назад

      Yet there are no danbi

  • @fabryshaxaari8732
    @fabryshaxaari8732 5 лет назад +5

    M.a sheikh Allah xakubarkey

  • @zouhourhadar8145
    @zouhourhadar8145 4 года назад +1

    Jasaykalh yaa sheekna barkalluhu fikum

  • @dekowhassan7824
    @dekowhassan7824 5 лет назад +4

    Jazaaka_Allah kheyr . shiekh aad ayuu ugumahasanyahay faafinta diinta islamka. Aajir Aale haakasiyo

  • @buuxbowbow6886
    @buuxbowbow6886 5 лет назад +5

    Dar alle an kujecelahay sh xusen ali

  • @mahdicumar1133
    @mahdicumar1133 5 лет назад +5

    Masha Allah Ilaha idiin xifdhiyo marwalba culamadenaa

  • @sharmarkedalmar9989
    @sharmarkedalmar9989 5 лет назад +4

    masha allah illahayow u barakee cimrigisa sheekh xussen cali

  • @higlaalemedia5534
    @higlaalemedia5534 4 года назад +1

    Ilaahey ajar ha idinkasiiyo soogudbintA muxaadarada

  • @yasminhusen350
    @yasminhusen350 4 года назад +4

    Allah aya mahad iska leh allow wadada tosan nagu hanuni
    Shekh xusen allah ha u naxaristo aqiro iyo adunba aamiin dhamanten🤲

  • @husseinhassan3519
    @husseinhassan3519 4 года назад +5

    sheekh jabuuti waa sheekh fiican

  • @baxsanrashidbaxsan7954
    @baxsanrashidbaxsan7954 5 лет назад +3

    Masha allaah sheikh hussein ali
    Ilahey cimrigaada hadheereyo

  • @abdifatahmohamed3435
    @abdifatahmohamed3435 5 лет назад +24

    Sheikh Hussein I love your amazing lectures. May Allah bless you abundantly

  • @musaomar9563
    @musaomar9563 5 лет назад +6

    ILAAHAY haku barakeeyo sheekh xussen cali

  • @Cutie-hq2
    @Cutie-hq2 5 лет назад +5

    Masha allaah jazaakalaahu kheyran sheikh Hussein

  • @samiira.yusufsamiira7984
    @samiira.yusufsamiira7984 5 лет назад +8

    sheikh xusein cali Barakal Allah.

  • @nihataslam5563
    @nihataslam5563 5 лет назад +2

    Jazza akalahu khayran sheikhuna hussen Ali

  • @mohamedfatou9058
    @mohamedfatou9058 3 года назад

    Machaalah
    Allah nasoo wadahadeeyo
    Amiin amiin🤲🤲✋

  • @xuseenmaxamedayaanle4500
    @xuseenmaxamedayaanle4500 4 года назад +1

    Masha allah sheekh xuseen ale ha ku dhawro 🥰❤💯📿

  • @seifullahibinabdi496
    @seifullahibinabdi496 5 лет назад +4

    شيخنا الفاضل الله يبارك عليك

  • @cimaarelmi6598
    @cimaarelmi6598 4 года назад

    maashaallah. ilaahayow.kuxafid aduun. iyo aaqiro

  • @guledyaliguled8399
    @guledyaliguled8399 5 лет назад +7

    Ilaahaw Culimada Noo Dhawr
    Adaa Raxmaanee

  • @joukuhag3071
    @joukuhag3071 4 года назад +1

    Illahy dartii ayaan kuu jecelay .sh xusein cali.

  • @farxiyaali2961
    @farxiyaali2961 5 лет назад +8

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا الجزاء وحسن الله اليك يا شيخ حسين

  • @ayubelmi8680
    @ayubelmi8680 4 года назад +3

    Masha alah, jazakalah ....

  • @yuuyash
    @yuuyash 3 года назад +2

    MAASHAA ALLAAH YUUSUF YAXYE

  • @umucabaas8308
    @umucabaas8308 5 лет назад +3

    Jazaakaallahu kheyr sheikh

  • @qadiijomohammed6039
    @qadiijomohammed6039 4 года назад

    Masha allaah allaha kuxiftiyo allaha kubarakeyo

  • @daarchannel2121
    @daarchannel2121 5 лет назад +2

    maasha allah allah kahu xafido shiiqunaa

  • @Maaouda
    @Maaouda 5 лет назад +5

    Masha Allah xadiis wanagsan, yaa rabi II danbi dhaaf

  • @anwarsaadaad3613
    @anwarsaadaad3613 5 лет назад

    Alah idin barakeyo adi i cida la socoto muxaadaradan macan

  • @hafsahshariff1489
    @hafsahshariff1489 4 года назад +2

    اللهم لك الحمد كما ينبغي لجلال وجهك و عظيم سلطانك

  • @noorabdi6398
    @noorabdi6398 5 лет назад +5

    Sheikh ALLAHA Xifthiyo amiin

  • @khadijasaalah6108
    @khadijasaalah6108 5 лет назад +5

    Masha allaah Masha Allaah sheikh jazakalah qeer

  • @bushrahasssen4559
    @bushrahasssen4559 5 лет назад +13

    Mashalaha alaha inah xiftiyo dhmntii cunamdaha alaha nobarkeeyo cilmiga ayayeye noo fidinayaan malin iyo hameen kuwii ku dhaqmah ooqata alaha nagah dhigo 💖💞

    • @RiyaadulJannah
      @RiyaadulJannah 5 лет назад +1

      Allahuma aamen, walashayda Khayrka Jeceley kuso biir chanelka riyaadul jannah alle ha ku xafido

    • @amiiesaab6166
      @amiiesaab6166 5 лет назад

      maasha allaah illaahaw culimada noobarakee

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 Год назад +1

    لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم واتوب اليه عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته

  • @nabiilgoets3152
    @nabiilgoets3152 5 лет назад +1

    Waa Galab jimce ah bil ramadan allah umada muslimka ha ugargaro kuwa klena allah haso hadeeyo inta xanusan allah hacafiyo inta dhimnatay allah ha unaxriisto amiiiin😢🤲🤲🤲

    • @samiiroabdiladif9958
      @samiiroabdiladif9958 5 лет назад

      Mash allh Wan jeclahey shikha markandhageysto wan iska ilmeeya ilahey hakusiyaadiyo cilmigaada

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 5 лет назад +8

    Masha Allah Jazakallah shehk

  • @musabbcchannel6415
    @musabbcchannel6415 4 года назад

    ILAHAY khatumada khyr nogu badal walhi akhiro waan ilawnay

  • @ummumaahirzaaw1520
    @ummumaahirzaaw1520 5 лет назад +4

    Mshlh mshlh mshlh ilahay hakubarakeyo sheikh

  • @Engineeringmaster-x7m
    @Engineeringmaster-x7m 4 года назад +2

    Masha Allah Sh.Xuseen ,Ilaahay hakaa Abaalmariyo Insha Allah

  • @caafimaadhage9708
    @caafimaadhage9708 5 лет назад +4

    Sheikhaan dar Alle baan u jeclahy wlhi
    Allow xifdi

  • @xasanyaanyo3327
    @xasanyaanyo3327 5 лет назад +2

    Mash Allah jazaakallaah shekhunaa

  • @abshrio5316
    @abshrio5316 4 года назад +1

    Jazaakalaahu Kheyral Jazaaa

  • @XabsaShariif
    @XabsaShariif 6 месяцев назад

    sheekhanaga allaha nookaadaayo islaamkoodhan Waykujecelyihiin Alxamdulilaah❤❤❤

  • @gargaarmedia5895
    @gargaarmedia5895 5 лет назад +3

    Walaalyal marwalba an dahirina qalbiga

  • @safwaanbootaan8536
    @safwaanbootaan8536 3 года назад

    Waxaa dhacday 2015 anoo hurda aroor hore salaadii subax ka dib ayaan maqlay codka shiikhaan oo masjid gurigayga ku dhow ka khudbadanaya deg deg ayaan u weesaystay oo aan masjidka aaday subaxdaas shiikha muxaadardisii waxaan ka xasuustaa qisadii jurayj raahib ninkii saahidka ahaa oo mowlaca kaynta cidladaa ka dhistay nasiib wanaag subaxdaa shiikha waan salaamay

  • @xabiibo2244
    @xabiibo2244 3 года назад

    Masha alh alh shiikheyna sharafta leh

  • @nuurabokor8365
    @nuurabokor8365 3 года назад

    Sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam

  • @abdikadirhakim3052
    @abdikadirhakim3052 5 лет назад +21

    I really love this sheikh so much.My dear muslim brothers and sisters please pray for me so that Almighty grants me a pious and respectful wife.

    • @sheikhahmed9817
      @sheikhahmed9817 5 лет назад +1

      Allaha kuu sahlo wixii kheeyr ka ku jira adigana allaha swt Bari

    • @Gadhle02
      @Gadhle02 5 лет назад +1

      Haye let’s obey Allah first, success will be next. May allah make everything easy for us

    • @zamzamunique3164
      @zamzamunique3164 5 лет назад

      Amiin Yarabi may Allah grant us partners kheyr nogu jiro who are pious 👏

    • @aliabdullahi1410
      @aliabdullahi1410 4 года назад

      Aamiin

    • @safaahmed7642
      @safaahmed7642 2 года назад

      Amiin ya kariiim

  • @cllaahixasanmaxamuud2743
    @cllaahixasanmaxamuud2743 5 лет назад +6

    ILAAHAYOOW NA,ASTUR QIYAMAHA :::::::::::::::AAMIIN

    • @nastehtata4767
      @nastehtata4767 4 года назад

      Ilhy haku barakeyo sheikh xussein Ali jubuti

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 Год назад

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @queennisha246
    @queennisha246 4 года назад +1

    mansha Allah jazakallahu kheer

  • @libanhared3872
    @libanhared3872 5 лет назад +14

    Masha allah ilahay a ka jasa ï siyo

  • @cabdifitaaxindhayare4456
    @cabdifitaaxindhayare4456 5 лет назад +6

    masha allah shekh cilmigaga allaha kubarakeyo

  • @mataanraage8255
    @mataanraage8255 4 года назад

    Qaarijiyiin duurul cimri allaha naga dhigo shaqaale diimeed allaha noo doorto

  • @munasiciid965
    @munasiciid965 5 лет назад +4

    Masha allh jasakumulahu kheyra

  • @najahali4113
    @najahali4113 5 лет назад

    Allow somalida iyo wixi muslim ahba soo hanuuni oo xaqa nawafaji insha allah

  • @khadarkhalif8746
    @khadarkhalif8746 5 лет назад +4

    Masha allah sheekhaygii ❤️❤️

  • @XabsaShariif
    @XabsaShariif 6 месяцев назад

    jasaakalaahu khayran KusaliyaNabiga csw csw csw❤❤

  • @cabdiqanialcadala9307
    @cabdiqanialcadala9307 5 лет назад +9

    ماشاء الله شيخ حسين علي جيبوتي

  • @SuperYuyuu
    @SuperYuyuu 5 лет назад +5

    Sheikha muxaadaradiisa mar kasta ino soo badiya

  • @MaXaMeD197
    @MaXaMeD197 5 лет назад +25

    Wallaah shiiqa illaah dartiis baan u jeclahay.

  • @adanismail8235
    @adanismail8235 5 лет назад +4

    JazaAllah qaar sheikh Hussein

  • @khadijoosman1827
    @khadijoosman1827 4 года назад +2

    Manshaalah sheekh hussain

  • @farhiyaabdi5196
    @farhiyaabdi5196 5 лет назад +8

    Ilahay ha nagu anfaco adigana Allah haka abalmariyo

  • @ridhwanruun7553
    @ridhwanruun7553 5 лет назад +3

    Jazakallah khayr

    • @aminalakicha9828
      @aminalakicha9828 4 года назад

      Jazakallalh khayr sheikh hussein in infact u r ma fav one may Allah bless you here nd after

  • @Mustafeinaxaamud
    @Mustafeinaxaamud 4 года назад

    Sheekh xuseen cali wuxu si toos ah ula hadlaa quluubta

  • @zamzamahmet1401
    @zamzamahmet1401 4 года назад

    Masha Allah sh. ala haku xafido

  • @abdinoorhussein8301
    @abdinoorhussein8301 5 лет назад +3

    M.a allow janada nagu kulmi

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 Год назад +1

    ماشاء الله تبارك الله

  • @amiinwadani2969
    @amiinwadani2969 5 лет назад

    ManshaAllah sheeq hussein Ali jabuti Allah dardiisa ayan ku jclhy

  • @ahmedjokarfarah6938
    @ahmedjokarfarah6938 5 лет назад +2

    Allaah hano xifdiyo culimada

  • @farhiyaabdi5196
    @farhiyaabdi5196 5 лет назад +6

    Mash Allah sheikh jasakala khayr

  • @hibomaxamuud707
    @hibomaxamuud707 3 года назад

    Masha allah al xamdulilaah🤲🤲🤲🤲

  • @abdiabdul3512
    @abdiabdul3512 5 лет назад +2

    ilahay mizanka xasanadka haa kusaro allhu maa amiin ilahi