Muxaadaro ku saabsan xaqqa Hooyo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 сен 2024
  • Hooyo, waa muxaadaro uu soo jeediyay shiikh Maxamed Idiris, taasoo uu kaga hadlaayo xaqa hooyada. Qof walbow hooyada xaqeeda mataqaana? Ma'ogtahay ahlu naar in uu yahay qofka caasi waalidaynka ah? Mala socotaa in Janada ay tahay hooyada hoosteeda? Ma rabtaa in aad Janada Rabi aad ku raaxaysato? Hadaba baari u noqo labadii ku dhashay. Fadlan hadii aad taqaanid qof caasi waalidayn ah u download-garay muxaadarada kadibna hadiyo ama gift ahaan ugu gay, si adigana Alle ajir kaaga siiyo kaas oo aad iyo aad kuu anficidoono maalinta aakhiro.

Комментарии • 48

  • @cabdiwelicade3180
    @cabdiwelicade3180 11 лет назад +6

    masha allah sheikhunaa jazakalllahu kheyran misaanka akhiro allahu ku saaaro wanaaga aad noo shegeeeso iyo kheyrka aad nala jeceshahay adduuan iyo aakhiro waan kaaga mahad celinenaa ajir aan lasoom koobi Karin ilaahey haku siiyo anagana ilahey ha inaga dhigo kuwi ku waana qaata aamin yaa rabbio !

  • @faraxsane3186
    @faraxsane3186 10 лет назад +3

    Nabi muxamed csw hooyadiis maa gaalnimo kudhimatay. Diinta ayaa khalad u fahamtay ee ilaahay haku hanuuniyo. Sh maxamed idrisoow

    • @AbuYussuf
      @AbuYussuf  10 лет назад +1

      Nabi Maxamed scw hooyadiisa iyo aabahiisaba waxay dhinteen Islaamka ka hor, sidaas darteed nabi Maxamed hooyadiis waxay dhimatay asaga oo 6 sano jir ah Islaamnimona kuma dhiman, maxaayeelay maba soo gaarin.Sidoo kale aabaha nabiga scw, Nabiga scw nin ayaa so'aal waydiiyay oo waxaa uu ku yiri: Nabigii Allow aabahay xagoow ahaaday (Yacnii janno ama naar) ? Nabiga uma jawaabin, kadib ninkii so'aashi ayuu ku soo celiyay, markii labaad ama sedaxaad ayuu ku yiri; (Abi wa abuuka finnaar) aabaha iyo aabayba waxay ahaadeen naarta.

    • @ainekine7824
      @ainekine7824 6 лет назад

      hooyo mcn llha jntul fardowsa allha ku casumo yaaa allha hooyddey mcn cimtiga u dherey allhum amiiin

  • @amiirabiin3116
    @amiirabiin3116 6 лет назад +2

    Illahow xaqa hoyo kuwa an ogeyn garadsii ya rabi hoyo xafidullaah

  • @salmacadey5554
    @salmacadey5554 9 лет назад +3

    Mansha allaah hooyo waa lama huraan RABBIYOOW hooyo aaakhiro iyo aduunba wax dhiba ha tusin♥♥♥♥♥♥

  • @HassanAli-rw4ki
    @HassanAli-rw4ki 4 года назад +1

    Mashaa allaah ilaahay hanagusimo inaan hooyo baari unoqono

  • @deeqagobaad2806
    @deeqagobaad2806 6 лет назад +2

    Hooyo msha alla

  • @abdihussein1785
    @abdihussein1785 10 лет назад +2

    jaza kalaah sheekh waad nagu baraajusey xaqa hooyo jaza kalaah

  • @abdirahmanali7337
    @abdirahmanali7337 10 лет назад +2

    jaza kalaah sheekh waad nagu baraajusey xaqa hooyo

  • @abdirizakxirsi5848
    @abdirizakxirsi5848 11 лет назад +2

    mashaa allaaah alle baa xaq iyo cabudad mudan hooyo baa xaqdhowr iyo xurmo mudan kheikh aad buu umahadsan yahay wan noosheygta xaga alle kheikh

    • @ubahkahie
      @ubahkahie 7 лет назад

      Shiiqaan aad ayaan uga shakiyay conterdiction badan baan ku arkay,, inta wangsan ka qaado wx kalena katag

  • @AbuYussuf
    @AbuYussuf  11 лет назад +2

    Masha Allah.

    • @caizhamahamad3119
      @caizhamahamad3119 5 лет назад

      masha allah alaha deeqsigaa hoyoden janada ha ugu bishareyo adunkana farxad haku siiyo shikh jisaa klaahu khayran

  • @deeqo7cadey749
    @deeqo7cadey749 6 лет назад +2

    Masha Allah

  • @mohammedabdi543
    @mohammedabdi543 7 лет назад +2

    Mansha Allah jazakuallah qare

  • @shukrimuse1927
    @shukrimuse1927 8 лет назад +3

    Maash Allah

  • @Caadif
    @Caadif 11 лет назад +2

    hooyo mansha allah

  • @mire2022
    @mire2022 10 лет назад +3

    Jasaakalahu bikhaar sheekh Maxamed Idiris

  • @amiiraabdi3027
    @amiiraabdi3027 9 лет назад +4

    MASHALLA ilaahay baa mahad leh

  • @qeyrtoqeyre6951
    @qeyrtoqeyre6951 4 года назад

    Masha alh shekh ilhey qeyr haku siyo wlidkena ilhey jnada abalkoda ha ugu dhigo kuwa casiysha ah ilhey xaqa ha tuso insha alh casi walideen wax fn ma ahan

  • @adanali7889
    @adanali7889 6 лет назад +1

    Mama yangu nakupenda Allah akulinde

  • @anawaralina2637
    @anawaralina2637 11 лет назад +4

    masha ALLAH Sheeq mahat sanit

  • @ahmedmohammed6818
    @ahmedmohammed6818 3 года назад

    Allah hooyo mcn Allah ku danbi dhafo

  • @jimcaaledirir2141
    @jimcaaledirir2141 2 года назад

    Alhamdulilah ale hadaayo hooyooyinka

  • @yussufali4606
    @yussufali4606 3 года назад

    Mashallah allah

  • @yuumbi3991
    @yuumbi3991 8 лет назад +2

    mashaa allah jazakumullah

  • @khadarxasan8300
    @khadarxasan8300 8 лет назад +2

    jazakalaahu khayra

  • @muraadodowaa3816
    @muraadodowaa3816 4 года назад

    Mashaalllaa

  • @nimoahmed9781
    @nimoahmed9781 9 лет назад +2

    manshallah

  • @mamasihamcookingstyle5515
    @mamasihamcookingstyle5515 4 года назад

    Mashalahhoyo

  • @mamasihamcookingstyle5515
    @mamasihamcookingstyle5515 4 года назад

    Mashalahsh eik

  • @hassanyare2448
    @hassanyare2448 10 лет назад +3

    Hassan Mohammed

  • @hassanyare2448
    @hassanyare2448 10 лет назад +2

    Sheikh xasan suaalo iyo jwaabo

  • @anisamohamednoor6410
    @anisamohamednoor6410 4 года назад

    mashaAllah

  • @afiahmed6772
    @afiahmed6772 3 года назад

    M

  • @miskihasan3669
    @miskihasan3669 4 года назад +2

    kawaran dadka dislike gareeyeen

  • @tafohyare-lyircs5239
    @tafohyare-lyircs5239 5 лет назад

    Hooyaday Wlhi Way Iga Maqantahay Fursad Aan Ku Tago Ma haysto Sheekh

  • @naimoahmed143
    @naimoahmed143 4 года назад

    Ät mat

  • @faysalwako2231
    @faysalwako2231 6 лет назад +2

    Manshallah

  • @SuperAbdiqafar
    @SuperAbdiqafar 11 лет назад +2

    MANSHA ALLAH

  • @samiirabintudaahir5954
    @samiirabintudaahir5954 5 лет назад

    maansha Allah