TOOS: Dood adag oo maanta ka jirta golaha shacabka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • TOOS: Dood adag oo maanta ka jirta golaha shacabka

Комментарии • 15

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 2 месяца назад +3

    Masha Allah. Hor ugu soco; Gudomiyaha waa calooshisa u shaqeeyste lacagta ayuu wax ka qaatay

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 месяца назад +1

    Mahadsant bbc 💕 💞 💕 💞

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 месяца назад

    Kkkkkk🎉🎉🎉🎉 aadan sheeydaan madoobe beerka luugu dhufay waa nin kusoo koray dhiiga masaakiinta

  • @MaxamedxashiXaashi
    @MaxamedxashiXaashi 2 месяца назад

    Xildhibaankaan wax run ah buu qeexay

  • @omaryusuf299
    @omaryusuf299 2 месяца назад

    barlamanka ayaa ka mid ah waxa somalida isku diraya .waxay mesha u fadhiyan qabiil qabiil iyo Dan gaar ah badankoodana aqoon fiican ma laha .waa dad ayaga is caynaya somali May wax u qabanayaan

  • @mohamedhaybe
    @mohamedhaybe 2 месяца назад

    Xildhibaanada kama muqato in xilka ay hayaan culays iyo miisanka uleeyahay waa iska baashalayaan u fiirso.

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 2 месяца назад

    Failed state of Somali italiano waligiin horumar gaadhi maysaan intaad Hagardaama reer Somaliland ka shaqaynaysaan ee aad ka xuntihiin Horumarka iyo nolosha qaranka Somaliland. #VivaSomalilandandEthiopia

  • @ibrahimhassan2819
    @ibrahimhassan2819 2 месяца назад

    Waa maxay dadka iska buuqaaya. Yaahuu Xishooda

  • @MaxamedxashiXaashi
    @MaxamedxashiXaashi 2 месяца назад

    Xilshobaanka, time hadal waa in loo dooyaa,

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 2 месяца назад

    War Golaha beenta iyo beelaha dheh belo ku shacabaysay e

  • @AbdullahiIbrahim-x7e
    @AbdullahiIbrahim-x7e 2 месяца назад

    Tuug Adan madoobe ka ogala in laataabto afduub ayu ku haystaa

  • @YasinMacalin-o5z
    @YasinMacalin-o5z 2 месяца назад

    Murtazaqada hala aado

  • @ahmedrashidhajijama3212
    @ahmedrashidhajijama3212 2 месяца назад

    Xxildheban wad adan ma rabo runta loo sheego

  • @alikimiikomediacenter3247
    @alikimiikomediacenter3247 2 месяца назад

    Barlaman danbe maqli maysan ayaay ku fakaren hadu dagal sokeye dhaco 😂😂😂 back 2024 TO 1991 BARLANKOW TASHTA HADI KALE WAA LAYSKU SO GALAYA QOLKAN AD ISKU SO XIRTEN OO AD UMADA KU BARATAN IYO ADUNKA . MARKA TASHTA WAA IGA TALO 😂😂😂