Waa sax warka dhayib ordagan wax cewbana ma lahan ee adiga ayaa meel kale ka dhex arkay Ordagaan Allaha ka raali noqdo waa ninka u qoray Somali ceeyrta Europe laga qaato. Ma jiro wanaagga uu Somali u galay nin shacaba ama masuula. Jannatul firdowsa ayaa u rajeyneeynaa ordagaan iyo waliba dadkkisa
Waa hidkeer kaas oo kale ayaa ku fii an yuhuuda foorno lagu guro sida ay hada u xysuuqayaan fastiin ......muslinka dad maha dhiigna ma leh waxay ka arkeen madaxda muslimiinta ee u hogansan america iyo reer galbeedka
Aniga oo ah Somali waxaa aamisanahay Ethiopia waxee xaq u leeyahay inee hesho bad ey ka faa iideysato iyo iskaashi Ganacsi iyo mid amni oo dhexmara Labada dal ee dariska ah sidaas daraateed somalia waxee ku qasbantahay bixinta marin badeed ay Lee dahay Ethiopia
Ordogan wa laba wejille somaliya oo ku kalsoned wu qayaney aya la shegaya itobiyo wa oga hiiliyey itobiyo marin badedkii ayu ku qayaney heshiiskii aya somalida hadda ogaden ordogan iyo israiil suuriya wey isla xoreyen awalna asago dhaliilayo aya ganacsigii israiil socdey ila shacabkiisa ka qeyliyen ordogan kama fileyn inu itobiyo kaga exdo somaliya qudbud uu jediyey bu ku kashifey somaliya iyo ayado dhibato ka jirto ayan cawiyey wey ii bahnayen lakiin itobiyo saxiibo so jiren ah ba naga dhaxeyso ayu yiri weriyal somali ba shegen muqdisho ka so hadlan
Xuutiga yaman iyo xamaas guuleysta marwalba INSHAALLAHA walaalheen
Ilaahow Yahuud Iyo USA Iyo Reer Galbedka Sida Reer Caad Oo Kale U Halaag In Sha Alaah
Allahu akabr ❤❤❤❤❤
Alaha ha nooquweevo dhalinvaradeena turkida ivo urdugaan alxamdulilaah
Allahu akbar.allahu akbar allahu akbar
illaahow islaamka midee awoodooda falastiina alla guuleeyo
اللهم احفظ بلادنا وبلاد المسلمين يارب العالمين
حسبنا الله ونعم الوكيل
Maashallaah yaman waa muslim dhab ah
Madaxdi dunida islaamka dadkooda ma qiimeeyaan ee waxay qanciyaan rer galbeedka waana maamul reer galbeedka samaysyeen
Maasha Allah ilaahow qudus na gee oo guuleey yaa rabi falastiina u gargaar yaa rabiTurkey waa dad nool 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷❤️
Yaa rabi ilaahow u naxariiso reer Falastiin iyodhaman musliminta ☝🏻🤲☝🏻🤲☝🏻🤲
Wcs ww.bro
Allah is the best planner in sha Allah all will be well
Calanka palestine ayaa soo babanahayaa.... in sha Allah
Xamaas iyo xuuti waa geesiyaal garab waayey,, yaa ALLAH
Maan sameeysano aalad isgaarsaneed si aan ugu maarano aaladahaan gaaladada.
Muslimiinta wey hurdaan markuu alle idmo ayey galeyaan qudus.yuhuuduna lagu dhameeyn.
Allahu Akbar guul wayn alahasiiyo falastine
Masha Allah ❤
yamn falastii surayadhan.guuleesta
Allh Ak bar ❤❤❤
Allah akbar
Masaallah ilahu Qudus nagey
Allahu Akbar
Tuug. Tuug. Dhalay. Waaye. Madax wayne. Turkiga
Illahow garabsii reer suriya
Wcs❤❤🎉
Asc sheekh mustafe subax wanaagsan
Shaydanyahu yaahuu iyo kuli isreal iyo inta lajirta illaahow halaaji hooji dhaneeh qasaari xanuun xun kurid ayna kabaxin ilaa dhamaadka aduunka illaahow Gaza Palestine qudus guul degdeg ah sii ilaa dhamaadka aduunka iyo aaqiraba Aamiin Aamiin illaahow kuli Muslim ka guuleeh Aamiin Aamiin
The world Power doing like other country do what like that,how is possible.
WA MUJRIM ARDOGAN marku Dulkayaga u garabgalay Axaaro inwax lagasiyo Kurdana u dhulkoda udidayo waxase ka Liita XASAN SHEEKH
Big score for Karim Qaan!!!
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Somaliya dhulkeeda wa muqadas iyobiya wa in dhulka somaali galbeed soo celisa
Yuhuudu waxay u dhaqmaysaa sidii wiil yar oo waalan
Armuu xidhixidhaa dadkaas Erdugaan waa khaaina Wayne
Wsc
Wcs brother
😢😢😢😢
Yeman oo riday diyaarad F35
❤wcs ❤
Waa sax warka dhayib ordagan wax cewbana ma lahan ee adiga ayaa meel kale ka dhex arkay
Ordagaan Allaha ka raali noqdo waa ninka u qoray Somali ceeyrta Europe laga qaato.
Ma jiro wanaagga uu Somali u galay nin shacaba ama masuula.
Jannatul firdowsa ayaa u rajeyneeynaa ordagaan iyo waliba dadkkisa
Waa tuug erdugaan adeer ma caydha ree yuruba ayaad faaido u argtaa
No way badeena anagaa leh xasan sheekh ma bixin karo iyo erdogan
Ethiopia 🇪🇹 down
Poland shalay bay ku dhawaaqday in ay xirayaan haddii uu yimaado Warso oo ay fulinayaa maxkamada aduunka xukunkeeda.
Turkiga sida dadku umaleeynaayaan maaha gacmahuu ka xiranyahay sabtoo ah naato ayuu ku jiraa
Mareykan waa beenale Alle ha jabiyo asaga iyo sahyoniiyada
Rabbiyoow
Naga qaba cadowga
Kuaan quranka ayaa shegay haddii aad u yeshid siday rabaan waa kaga baxayaan gaalo iyo yuhuud balan ma leh
ascww sh mustafe adigiiba sidii ordegan baqay oo ku dhawaaqi kari waayay magacii
Waar jaajuus miidhan baa
Ku jira Dhalinyaradaas😂
Naazigii Jarmalka wax uusan sameyn ayay Israa'iil sameysay sidaa darteed waa inay cabsadaan
M.a
Quds qof aan salat tukan muxuu ka keenaa, misajide wa cidlo.
Xitaa media dunida muslimka ma awoodaan in ay soo muujiyaan dhibka reer qasa
Waa uu edab darayahay ordigan
Wll waligaa cadowgeena hatusin quus sabab waa waxay doonayaan walahi InshaAllah wayna ogyihiin inaynan waxaba ku qaadeen wll kuwan kuwii ka’horeeyay ayaa waxan ka’naxdin badan saxiixeen ayanan waxba u hagaagin wll waanna kuu hubaa inuunan wax u hagaageen ee waxan waa ku’qabso uun si Somali ay isku sii dagaalan walahi wayna iska idlaan sxb intan yar waan hubaa inaan ka’adag nahay Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 iyo xulufadooda Xalane fadhiya ee Arsenal maalgaliyaan waan la’soconaa dhaqdhaqaaq walba walahi sxb niyadda khayr u sheeg ilaahay ayaa Somalida iyo Somaliya jecel oo cadowgooda iyaga iska’shifi iyo kabaqaadkooda inshaAllah Mujaahidiintuna waa diyaar walahi sxb haka’quusan dhiiri galinta shicibkeena waligaa kuwad walahi iyagaa baraarugi Turkiduna way halaagi sida waligoodba ay u halaageen waan kuwii Herer qarnigii 16naad u gacan galiyay Abasiibiya walahi waanna lagu dilay wixii Turki kajoogay markii Somalidaas ay ku ogaadeen waana tii Badda Yemen 🇾🇪 ay Somalida kasaareen Cusmaanitiinta waxay kusoo noqdeeb qarbigii 18naad iyagoo Islaam kusoo gambanaya Walahi sxb waligood Yuhuud ayaa gadaal kataagnaa oo siyaasaddooda ku dhexjirtay ilaa maanta iyagaa kabuuxa oo waxay’wadaan sida dhuka Islaamka Yuhuuda loogu gacan galin lahaa walahi fiiri waxa Libya 🇱🇾, Lebanon 🇱🇧 Syria 🇸🇾 Iraq 🇮🇶 Afghanistan 🇦🇫 Somalia 🇸🇴 Yemen 🇾🇪 kajiraa intaba Turkida ayagaa garab ku siiyay in la’burburiyo walahi maantana Yuhuuda ayaa u baahan badda cas Ethiopia 🇪🇹 waa la’adeeganayaa magac ahaan walahi sxb InshaAllah ilaahay ugirgalin maayo anoona kasoo jeedo Reer Somaliland walahi dhimashaan kaxignaa InshaAllah wayna ku halaagi 5ta Somalina way inoo fiican tahay dagaalkan ilaahay hasoo dadajiyo bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Waa hidkeer kaas oo kale ayaa ku fii an yuhuuda foorno lagu guro sida ay hada u xysuuqayaan fastiin ......muslinka dad maha dhiigna ma leh waxay ka arkeen madaxda muslimiinta ee u hogansan america iyo reer galbeedka
😂😂riwada Turkiga ayaad no sheegaysa waa dacayadi ordugan 😂😂😂
Tukiga waaba tuuk ardugan badena maxaa ka galay nacaska
WWW❤❤❤
Erdogan waa munaafuq muxuu u qaban karaa falastiin, somaliyana wakaa khiyaamay lkn alhmdulillah wax la saxiixay ma leh ,Turkiga waa walaalaheen waxba kama jiro,ee somaliyeey hurdada ka kaca
Aniga oo ah Somali waxaa aamisanahay Ethiopia waxee xaq u leeyahay inee hesho bad ey ka faa iideysato iyo iskaashi Ganacsi iyo mid amni oo dhexmara Labada dal ee dariska ah sidaas daraateed somalia waxee ku qasbantahay bixinta marin badeed ay Lee dahay Ethiopia
@mohamudhassan5911 qasab ma jiro yaa daba qoodhi
Ordogan munaafiqa qarniga
Ordogan wa laba wejille somaliya oo ku kalsoned wu qayaney aya la shegaya itobiyo wa oga hiiliyey itobiyo marin badedkii ayu ku qayaney heshiiskii aya somalida hadda ogaden ordogan iyo israiil suuriya wey isla xoreyen awalna asago dhaliilayo aya ganacsigii israiil socdey ila shacabkiisa ka qeyliyen ordogan kama fileyn inu itobiyo kaga exdo somaliya qudbud uu jediyey bu ku kashifey somaliya iyo ayado dhibato ka jirto ayan cawiyey wey ii bahnayen lakiin itobiyo saxiibo so jiren ah ba naga dhaxeyso ayu yiri weriyal somali ba shegen muqdisho ka so hadlan
Xuuti dowladi cali cabdale saalix ayaa waxkaqaadi waayey oo diyaarado kugaraacay maanta oo aay gantaalo haaystaan mareykan waa fulay carabtu iyagaa kabaqaayo
Erdogan turkey down
Wada hilmantey dagalku afar bilod musocon e 14 bilid socday
Allahu akbar