KOOXDA HEEGAN | XABASHIDA SED BOOBKA AH | OFFICIAL Clip MUSIC VIDEO 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 24

  • @NimcoXasan-uf1xm
    @NimcoXasan-uf1xm 9 месяцев назад +3

    Thank you very fanaaniinta anigoo jooga hargeisa hanbalyo walal diyaar unahay inaan dufaac bada dhulka cirka dhulka soomaaliya waxaan hanbal yeynayaa madaxweyne umada soomaaliyeed mudane xasan sh maxamud waxaan canbaraynaya gacan ku dhiigle muuse xaraash

  • @faizam523
    @faizam523 9 месяцев назад +3

    Aleylehe axmaaro iyo oromo wey soo siqayaan mar ay dawaro nowgu yimaadaan mar ay saaxiibnimo ku yimaadaan iyo mar ay dhahaan xeelad iyo xoog mid uun baan idinkaga qaadaneynaa badiina iyo dhulkiinaba. Cajiib! Waad mahadsan tihiin fanaaniinteena qaranka Soomaaliyeed.❤ Alah ha idin xafido.🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aisha665
    @aisha665 9 месяцев назад +1

    SOMAALU GUUL INSHA ALLAH,WA SO JEEDNAA ETHOPIA QURUNLEEY

  • @cadecalasoowcariif1257
    @cadecalasoowcariif1257 9 месяцев назад +1

    Waan idin salaamay
    Waad mahadsantihiin sidaa uguubaabiya soomaalidda waxaad tihiin muwaadiniin dhsb ah

  • @MedadenNasro
    @MedadenNasro 27 дней назад

    somaliya guuul guuul

  • @AliMahamudMahamud-wc6bs
    @AliMahamudMahamud-wc6bs 9 месяцев назад +1

    Www Hees iyo badh 🇸🇴💪

  • @habibaomar9463
    @habibaomar9463 9 месяцев назад +1

    Asc qarabo allh
    Masha allh qer allh ka dhigo
    Insha allh erayada musiga codka isha baxarka masha allh

  • @fatumamohamed2338
    @fatumamohamed2338 9 месяцев назад

    Guul Somaliya ❤

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw 9 месяцев назад +1

    Saxiix❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 9 месяцев назад +1

    Waan jariiracoday wll afka alle idin kama gooyo viva somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪

  • @deeqasalah4710
    @deeqasalah4710 9 месяцев назад +1

    Soomalidu guul iyo gobonimo❤❤❤❤

  • @AliMahamudMahamud-wc6bs
    @AliMahamudMahamud-wc6bs 9 месяцев назад +1

    Www hees iyo badh🇸🇴❤💪

  • @AbdiRashid-ee5bi
    @AbdiRashid-ee5bi 9 месяцев назад

    Masha allah

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 9 месяцев назад

    Maanshallaah allow ciidakeena noo daa inshallaah

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 9 месяцев назад

    Masha Allah guul Dawlada somaliya

  • @daauudsheikhali8833
    @daauudsheikhali8833 9 месяцев назад +2

    Nuur waa fanan buuxo

  • @Cabdimaxamed-h7l
    @Cabdimaxamed-h7l 9 месяцев назад

    Gul somlia gul ❤❤❤❤❤

  • @rovil____32official49
    @rovil____32official49 8 месяцев назад

    Soomali guul i.a🤲

  • @CaasimadaYouTube
    @CaasimadaYouTube 9 месяцев назад

    Guul soomalia

  • @zamiircali4012
    @zamiircali4012 9 месяцев назад

    Dee hadalka bada naga xiraa waa sidee heeskasta bada miyaaa waa sideee

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 8 месяцев назад

    Gacantada intey garta laga hadla maledaha safarad malahi tiyatar dooqcusub laiman karta adunka madadalo walagujoga

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 9 месяцев назад

    Cadowga gudaha Waa cabadweytii oroma awel Waa dhediga isaaq oramada aay u yeeranayan Waay og yihiin in bad Iyo dhul sii Karin ee macna kalaa ku jidha Waa kaaley yoo ana ifuul ileen qaniisine hablahana igu geerasheya war sabar kulud ku dubeeyaa qotidii gebeley loda ku raacda wax ala waxii dhediga anagaa idin tu seynee kalay cidanka dowlada halkan Waa gobadii waqooyi soo degdega huubo huuno ilka dheerey walal iga qabo xamar ha ioron koley kaa yeeli mayo marya alool maanta matagna shekadu kaweyn

  • @samriyecapull2101
    @samriyecapull2101 9 месяцев назад

    Qadaadwayn faqashtii heeso ku waasheen somaliland waa tagtay faqasheey

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 9 месяцев назад +1

      Nafti naga ! Saylac iyo borama anaga leh waa somali dhulkeed adu sedexdaada magaalo la dul ! Afsomaliga anaga leh noo oo nafti naga barta! Why u afsomali ugu comment gareen af oromo ku so qor nafti naga