Galka Baarista: Soomaaliya iyo Isticmaalka noocyada cusub ee tamarta | VOA Somali

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • Mar walba nagu xirnow
    🟠 Rukumo VOA Somali www.youtube.co...
    🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali....
    🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Комментарии • 12

  • @Soomaali909
    @Soomaali909 Месяц назад +2

    Garas mise maraa

  • @qanigaqurbaha3621
    @qanigaqurbaha3621 Месяц назад +3

    Lacagta kayareeya dadka

  • @mukhtarosman2492
    @mukhtarosman2492 Месяц назад +1

    War Engineerka u sheega inaan Geedka Garaskaa inaan dhuxul lagadhigin

  • @Nuurabdilahi415-l2b
    @Nuurabdilahi415-l2b Месяц назад

    SOMGAS hadii la isticmaalo way yaraanaysaa dabargoynta dhirtu dadkana halagu wacyi galiyo

  • @user-cw8sr8vd2o
    @user-cw8sr8vd2o Месяц назад

    Waxa lagu yareen kara Jarista dhirta iyo xaalufinta oo keentay isbadalka cimilada waana dhibaato iyo musiibo calami ah waa in shirkadaha waaweyn ee dunida soo saaran dhuxul laga sameeyay sabuulka galeyda qalfoofta Miraha qumbaha ama coconut iyo saxarada bina adamka dhuxushan qaabkan loo hagaajiyay waa aay ka faaido badan tahay waqti dheerna waay ay shid naankarta marka loo eego dhuxusha dhirta laga sameeyo oo dhibaato weyn ku ah deeganka cafimaadka noolaha sida bina adamka xayawaanka iyo dhirta sida oo kale fikradahan ganacsi waa ineey maal galiyaan ganacsatada somalida gaar ahaan kuwa ka shaqeeya Tamarta iyo Gas ka si aay meesha uga saaran dadka kula tartama dhusha , waayo dhuxusha laga hagaajiyay sabuulka galeyda qumbaha iyo saxarada bina adamka waay ka Jaban tahay dadkuna waay awoodi karan markii loo bar bar dhigo dhuxusha dhurta laga shido oo muusibo iyo dhibaato weyn ugeysata deegaanka sida oo kale hayadaha calamiga ee ka hortaga nabad guurka iyo xalifta dhirta waa inee dalka keenan dhuxusha sabuul galeyda qumbaha iyo saxarada bina adamka laga sameeyay dadkana ugu qeeybiyaan si gar gaar ah oo free ama bilaash ah si meesha looga saaro dadka Jara dhirta iyo xalufinta sida oo kale dowlada somalia iyo dowlad goboleedyada waa ineey mamnuucan in dhuxul la soo galiyo magaalooyinka sharci lagu ciqaabana la soo saaro cidii lagu helaa arintasi kantarool walba oo magaalada laga soo galo waa in la dhigaa ciidan baara sida oo kale waa in loo tababara eeyda wax urisa sii aay u gartan dhuxusha laga sameeyo dhirta

  • @xarfo
    @xarfo Месяц назад

    qiimihii iyo interesting GB lahaa waa beelay eber...
    security affair kii uu xooga sari jirey ma USA ka dhaca tiri.

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Месяц назад

    Horta si geedaha loo shidin, waain la helo wacyi galin, iyo in la helo tammar nadiif ah oo raqiis ah.

  • @dhacdooyinkaqaartube9567
    @dhacdooyinkaqaartube9567 Месяц назад

    Horta ninka codkan leh ma harun macruf baa

  • @cabdiraxmaanmuxumad1237
    @cabdiraxmaanmuxumad1237 Месяц назад

    Fast

  • @nouralihassan2482
    @nouralihassan2482 Месяц назад

    tuugo baa tihiin adinkoo sidaa wax i sheegya baa hdana dadka boqololaa ka qadaan illaah ha idinka soo gaaro umada

  • @oneatatime4468
    @oneatatime4468 Месяц назад

    Dal dhan oo hal magalo dowladisu soo dhaafi weysay 😂😂
    Waxa inoo muqata in mustaqbalka danbe dalku sidaas ahan doonin oo kala jarmi doono dadkuna kala mamul ay noqon donan