Galmudug oo BBC da uga warrantay waxa uu ahaa hubkii lagu 'boobay' deeganadooda iyo halkuu u socday
HTML-код
- Опубликовано: 8 фев 2025
- Dawlad goboleedka Galmudug ayaa BBC da waxa uu uga warramay hub la sheegay inuu ku rarnaa gawaari xamuul ah kaas oo galinki danbe ee shalay gacanta u galay maleeshiyaad iyo dad shacaba oo ku sugan tuuulada Shiila-madow oo hoos tagta degmada Caabudwaaq u dhow xadka dowlad deegaanka Soomaalida.
Wasiir ku xigeenka Amniga ee maamulka Galmudug Cali Baaashi Cabdullaahi Cigaal ayaa BBC da u sheegay in hubkaasi ahaa "Mid sharci darro ah".
“Shiila-madow waxaa soo galay gawaari siday oo hub sharci darro ah, lama filayn, wax la filayayna maahan in hubkaasi yimaado”ayuu BBC da u sheegay wasiirku.
Wuxuu sheegay in gawaarida oo lahaa baabuurta qabaalada ee waaweyn oo ah nooca isjiidk ah ayn ku rarnaayeen hub ayna ka soo talaabeen xadka dhanka dowlad deegaanka Soomaalida.
Aad aad ban
Runti sheegadan waxa ka dabaysa Ethiopian waxaan logu tala galay in bulshada io alsh la hubeeyo
HUBKAAS WAA HUBKII DILI LAHAA 100000 QOF OO HABARGIDIR IYO MAREEXAAN AH .....HABARGIDIRNA WAA IS HUBAYN DOONTAA ...MARKAA HALKAAS CIDII CAQLI LAHOW ISKAGA TAHA
Kan mid wax ogba maleh
Hubka ayaa loo waday?
xaguu ka soo galay?
Yaa watay ?
Ma sirdoonka ethiopia ayaa rabay in ay dowlada somaaiya ku ceebeeyaan??? Dagaalada qabiilada waa in dowladu talaabo adag ka qaado ,oo aanay isku daawan sida ethiopia iskugu daawato qowmiyada dalkeega isku laynaya. maamul goboleedyadu waa inay xidhaan xuduudahooda, hadii aanay awoodin dowlada federaalka ha ku wareejiyaan.
Fataabakhle weyn baad tahay oo riyoonaya
Weriyuhu ma rabo in uu isna ogaado dadka uu warka u tebinayana gaadhsiiyo xaqiiqada arinta hubka waxaana kuu cadaynaysa waraysigiisa oo aan ku dhisnayn isweydiimaha jira ee ay ugu horayso yaa lahaa hubka? Xagee ayay ka soo qaaday baabuurtu? Meelma ayuu u socday hubku? Sidaa daraadeed waa hubaal in BBC ay wax dambabasayso
Hey
Maha maleshiyade waa muwadinin xalala kuwa watay hubka maleshiyad waliba Moryana ahaa
Waa layab maxaa umada hubka loogu dhiibaa
Allah nin ku been baddanaa mooryaan ayaa hubka wada ka soo galiyey ciidamada dowladuna waxay laayeen shacabkii deegaankaas deganaa
Ugu faraxsanaxay
Hubka awalba mareexaan baa loo siday ee waa boodh ku qarin
Somaliyey in Al Shaydan lowadey aya dhici karta. Xasan bila tabarna Ethiopia waxay ladamacsantey iney xoog ku qadato saylac lakin waa in Somalia lasaro cunoqabateynta hubka marka hore. Hubkana dad badan aya iska kashaday oo ay kujirto Pentland, Somaliland, UAE iyo Ethiopia.
Markey wareerto bey Puntland kusoo waalataa. War nio ciyaalka xaafadda Ka mid ah Cabudwaq baa mission impossible kugu keeney. Hambalyo ayeynu leeyahay Cabudwaq
ciyaal baad tahee iska aamu, waaxay waxan aad isku walaaqday, wax caqli gala ku hadal
Asc
Marexan kaa indha badan ama maleyshid kusheeg ama mooryan kusheeg