Комментарии •

  • @Iamsahal143
    @Iamsahal143 5 месяцев назад +1

    Soo dhowaada asxaabtayda please like the video ❤❤❤❤😊😊😊🎉

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 5 месяцев назад +1

    Mashaalah abwaan horumar wanagsan dib ha u jeesan horey u soco sxb

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143 5 месяцев назад

      Mahadsanid brother

  • @halimonimco57
    @halimonimco57 5 месяцев назад +2

    Sxp mar walbo markasta adoo baskiil wadaayo noo soo duun❤❤❤❤

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143 5 месяцев назад

      Waan samayn doonaa sxb mahadsanid

  • @fadumaissa1011
    @fadumaissa1011 5 месяцев назад +1

    Abwaan Sahal mahadsanid waad na dalxiisinaysaa maalmaha sammerka

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143 5 месяцев назад

      Adigaa mudan walaal 😊

  • @zrhnrp5242
    @zrhnrp5242 5 месяцев назад +1

    Guulayso mursal noso badi sxp❤

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143 5 месяцев назад

      Mahadsanid brother

  • @ayaanabdirixmanayaanabdiri8763
    @ayaanabdirixmanayaanabdiri8763 4 месяца назад +1

    Masha Allah wll warbixin fican baad nasiisay dadka dalkoda joga bay aad u anfacaysaa sababto oo ah nin waliba dalkisa balafican kena hadii aan dhisano SAAS iyo sikafican baa ugu nolankarnaa wll xafada somalida ay kadakantahay sodium

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143 4 месяца назад

      Mahadsanid walaashay guulayso

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 5 месяцев назад +2

    Baaskiilka ma kiraa masuul, aad baa ugu mahadsantahay sidaad bulshadaada ugu soo bandhigeyso muuqaalo quruxbadan.

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143 5 месяцев назад +1

      Maya sxb kiro ma ahan ee qof Aanu sxbo nahay baa isiiyey

    • @mazatoshi7501
      @mazatoshi7501 5 месяцев назад +1

      @@Iamsahal143 mahadsanid masuul , hore usoco, i will always like your videos sahal family.

  • @halimonimco57
    @halimonimco57 5 месяцев назад +2

    Sxp aawey muuqaal maanta ma soo duubin miyaa

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143 5 месяцев назад

      ruclips.net/video/6Q5dofKbfvg/видео.htmlsi=QISPW-7zZO-GkWrm waa kaas ee daawasho wacan

  • @relaxationshort4k751
    @relaxationshort4k751 5 месяцев назад +1

    Sxb su' aal private ah ku waydiin laha haday macquul thay only question plz

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143 5 месяцев назад

      Haa sxb Email adress kaygaan iigu soo dir whatsapp Number kaaga anigaa kaa soo qabanaya.
      Abwan-Sahal@hotmail.com

  • @SafaaCartan
    @SafaaCartan 5 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤🥰

  • @fadumaissa1011
    @fadumaissa1011 5 месяцев назад +1

    Woow ! beautifull video

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143 5 месяцев назад

      Thank you very much!

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 5 месяцев назад +1

    Camera ga madaxa ku xiro