Mnsha allah wn yaabi jiray siday isagu cod eegyihiin balse wali hore u ma maqlin in badan isaga iyo geesiba wada joogen wali ma sheegin ma runba talow balse isku cod eega wooooow
Awil iyo Xamse thnkz waa wax wangsan noso badiya, afsomaligu waa lahjado waxaana ku badan luqado shisheye. NB: kaawiyad wa CARABI,feero wa TALYAANI, AC wa English mukeyfna wa CARABI lkn odkac iyo muqmad wa sax 2duba, bed wa CARABi ukun waa Somali, Digaag wa Carabi tooro wa Somali inkasto reer wqyi u garanayan wax kale hh. lkn Xamse kuma racsani MAJIDHO Awil ba ku saxsan ani oo ah rer Galmudug iyo rer Mogadisho waxan u garanaranaya MAJIRTO thnkz🙏.
Reer hargisa badan wixi is ticimasha luuqada carbi iyo English iyo luuqada oromadda kunfurtad afka saxad is ticimasha waxa ku jira luuqadda italie somali luuqad sax mallah somalilnad iyo somaliya
Wiilkan rer galkcYo un lahjadoda buu yaqaan balse reer bari intaba wa yaqanan lkn bowe wiilkan rer somaliland intu ku hadlayey in yar yar ban garaneYn inta kale wn fahmeYnaa
Erayga qas root word ama xididka eraygu waa was la qaso cajiinka was, marka qaska nagadaaya waa hadalka marka lakala heliwaayo oo buuq dhasho war dee hana qasina oo buuqa naga daaya
Hal Abuur Cawil Bile NOLOW Apwe from muqdisho 🇸🇴❤️
Mnsha allah wn yaabi jiray siday isagu cod eegyihiin balse wali hore u ma maqlin in badan isaga iyo geesiba wada joogen wali ma sheegin ma runba talow balse isku cod eega wooooow
Qas =Wax ku qasay oo ku walaaqay yacnihii ku wareeriyey aya laga wadaa.Afsoomaaligu waa macno badan yahay maaha qas kii hoose markan
Xamse and cawil wlladay qalia sharaf ku noolaada🥰🥰
Reer Puntland ismujiya lkn waxyalo ceeb ku hadasheen
Mukeyf waa carabi
Aysii waa english.
Somali waa qabaajiye
😀😀😃😃😄😄😄😁 alla manoli wlhy san u qoslayey waan suxay cawilow adi wilkasi wlhy xaraba tihiin
Hal abuur horumaray keep going pro 🤴🙏
masha.allh dhalintena oo sidan uwadafaraxsan
Mash allah wlky cawil bile
Part 2 sugaynaa keep goin
Awil iyo Xamse thnkz waa wax wangsan noso badiya, afsomaligu waa lahjado waxaana ku badan luqado shisheye. NB: kaawiyad wa CARABI,feero wa TALYAANI, AC wa English mukeyfna wa CARABI lkn odkac iyo muqmad wa sax 2duba, bed wa CARABi ukun waa Somali, Digaag wa Carabi tooro wa Somali inkasto reer wqyi u garanayan wax kale hh. lkn Xamse kuma racsani MAJIDHO Awil ba ku saxsan ani oo ah rer Galmudug iyo rer Mogadisho waxan u garanaranaya MAJIRTO thnkz🙏.
Qaska meesha hoose oo alaabta raga iyo alaabta dumarka ka koreyso baa la yiraah qaska naga daayana waa la yiraah dhibka nagadaaya ayey udhigantaa dhabar qas waligey kuma maqal
waar bayd waa afcarabi
Madax baa is heshay alaylahe salan gobeed aabayal❤👍
Reer hargisa badan wixi is ticimasha luuqada carbi iyo English iyo luuqada oromadda kunfurtad afka saxad is ticimasha waxa ku jira luuqadda italie somali luuqad sax mallah somalilnad iyo somaliya
Kkkkkkkkkkkk ninkaan waab qosol miiran
kkkkkk walaahi caawo waan qoslay reer hargeso waa afcarabi kawiyan iyo dijaaj iyo dooro waxa dumarka kudhaco oo ah xeelka ah doorana waa dijaaj isma lahan dooro iyo dooro kala barta
Luqada reer WAQOOYIGA asalka ah waxaa lagaaga hadlaa togdheer, Sool ,sanaag.
Hargeysa waxaa lagaga hadlaa waa lahjad sida xagee gashaa. Bariga waa xagee degantahey
Odkac wamanaheedu waa oday kacshe (oday)=od (kacshe)=kac= od+kac=odkac
Nin walba qumaniihiisa qoorta hawuu sudhnaado any way guulista sxb yaal
So funy , cawil bile guulayso aboowe .
Rag culus baaa is helay wan idin salamay bro
ukun waa afsoomaali waxay ka dhigantahay ogxan, beed waa afcarabi
Hala isoo booqdo fadlan Waa wlaasheen salma la jecleey .
Salma kujecely xbti
Soomaalideena waxaan kaga yaabay, afsoomaaliga Illaahay waa badiyay cid kasta keyga saxan Maxay ula soo taagantahay, cid cid kale ka soomaalisan ma jirtee waxa hala is waydaarsado hala wada barto afsoomaaliga, illeen cid kasta key u taqaan ayaa u sax ehe,
Feero iyo kaawiya labaduba afsoomaali maaha, Feero Waa talyaani, Kaawiya Waa carabi, sidoo kale AC iyo Mukayf Waa carabi iyo English, marka aaway waxaad isugu faaneyseen
Labadiinuba waad saxantihiin
Joog baa layidhaa kaa aad haysaan jeegna waxa la yidhaa ka caaga ah
puntlandernimadu waa sharaf 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤
Aniga Somaliga kulahaa samaynsana🤪🤪🤪🤪ree Puntland wa funny
Wiilkan rer galkcYo un lahjadoda buu yaqaan balse reer bari intaba wa yaqanan lkn bowe wiilkan rer somaliland intu ku hadlayey in yar yar ban garaneYn inta kale wn fahmeYnaa
Ka oodkacs lagu shubo ama muqumada waxaan u naqaanaa joog ama gardeele
Glass iyo caag maxa iska galay? Bisinka . Glass wa dhalo ama qurarad.
Wlkeyga ama wlsheyda somaliyed maanta waxan kuweydiisanaya hal codsi wana hal #subscribe alle dartiis iigusaar
Jeeg ma ahaa waa joog
Hada waa kuwaynu iskugu dhawyn dadkii kalena maxaad tiri😁😁🤣🤣🤣
Soo dhoweeynta Sharma boy na qabaan- qaabadeda gala
Codkii Abwaan geesi dhabti
Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 15k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲pIs
Kuu saaraye adna markaaga oofi ballanka aad na fartay.
Feeto waa talyani
Maasha Allaah waa iskucod
Mashallaaah
Ma jidho iyo waa jidhaa waa isku qaban jidheen oo hadalka u badin jidheen ma jidho kkkkkkkkkkkk
Walaalaheyga somaliyed ilahay dartisa subscrbe iku sara hamigada ilahat haku rumeyo iyo mida waalidiintada ilahay janutul fordoosa haka waraabiyo inta muraad leh muradkooda ilahay ha usa
Lahjada reer waqooyiga af carabiga u badan sida bayd oo kale wa kalmad carabi ah oo somali garawday waxayna ka timi بيض digaag wa kalmad carabi ah iyaduna waxaana laysku dhaha labka iyo dhadiga labadaba دجاج somali ahaan waa dooro ba saxsan bayd iyo ukun ukun ba saxsan afsomaliga pureka ah mesha lagaga hadlo wa gobolada dhexe
Qurarad waxaa laga wadaa muraayad sixin waxaa LA yiraadaa subaga lo'da iyo ariga
Erayga qas root word ama xididka eraygu waa was la qaso cajiinka was, marka qaska nagadaaya waa hadalka marka lakala heliwaayo oo buuq dhasho war dee hana qasina oo buuqa naga daaya
Reer Xamar noo soo qabo reer mudug waa isku dhowdihine.
Bayt waa carabi
Kkkkkk waxaan kuqoslay qaskanagadaaya
Hal abuur cawil bile
Kadaa 😁😁😁😁
Shoodhahaygii hore usoco
Kkkkkkk walahay waa qos lay
mukeef waa carabi elsi waa afingiriisi afsoomaali meesha kuma haysaan hargaysa iyo bari midna ma meteshaan yaa ciyaal, shaygaa,aad isku haysataan afsoomaali looma hayo hada,
Anaa.reer.muduga.waa.runtii.waa.salaamayaa.reer.muduga.❤️
Asc kkkkkkkkk abowayala isafaham anagan hanag dhigin maxkabad kkkk
Qasku waa liiska 😃😃😃
Aniga xamar Aya ku dhashay
Digagad
Kawiyad
Muqmad
Dhaman wan u aqana dadka ayaga isku si afsomaliga ugu hadlin
War ileen ree mudug isku lahjd ma nihin war aniga Ac bn dhaha hdn ree bosso nhy ukun tan dhasha digaagad bn u naqana
Cawil nin adag. Sidaasa a lahjadadaada loogu faanaa. Qaar baa mooday a inay lahjadda reer woqooyigu qaldantahay. Jecliyaa anigu.
Arabic iyo English wye lahjad maaha wan kula fahamyaa walal
Cawilow JEEG ma dhahnee JOOG beynu nidhaahnaa inaga baandhe midhaas
Kawiyad iyo fero wa isku mid
Beed iyo ukun iyo nale iyo ogxan Intasina wa isku mid
Waan is lah see isku eega yihin afka iyo codka iyo muqalka
Qasku waa halka lafta dheer udanbeeyso ee lagu fariisto waxaan maqlijiray wan dhacay kadibna qaskaa ijabay.
Labdiinub afsoomaliga mataqaanaan niaa idin dhigayee isoo casuuma ✍
Togdheer iyo mudug
M a illaahay somali isku keen
Putlnd baan jgnaa IC waan niraahnaa o waa English ummadda odhan ayaa u taqaan malaha inanku Englishka ayaanu grnyne taasi lahjad maaha awilow🤣
Anaguba mukayif waanu naqaana oo waa carabi lkn soomaali waa waboojiye lasoco
@@nouraahmeth402 waan ogahay wllo
Qaska nagadaa lagama jeedo buuqa lkn waxa weye qof wax aad sameneso ama hadal aad wado kaa so dhaxgalo
Kkkkkk wara ya uu bahan qosola wara turajoman kena ay illhay ya yagan wara raga kalasara
Aniig waxan ahy reer mudiisho luqmad iyo odka waa isku miid
ﹰ Hargiesa usoo donta shidanﹰafsoomaliﹰ
Waa joog
Waagardeen kaasi
Unuka kan asa bo fahmenine mudug luqadoda xoga adeg waye inkasto an ereyo qaar isku mid nahe lakin xmr luqadeda len fahma ani magoo
Hhhh reer mudug baan ahay si’aan kuu fahmo 10jeer baan akhriyay hh
Mukaf carabi
Mukeef iyo AC midna maaha soomaali Soomaali waa qaboojiye.
Cawilow Oodkac iyo Muqmadba waa la yidhaa labadaba
Asagaa qaska lagu dhufunaa cawil itixaan dheh kkkkkk
Masha allah waaaaaaw
Cawilow qaska meshaad kushegtay Dabo jaan aya Ladhaha
Wr nio coverka md calnka putland md kadhgtid intaad kiisomalia kadhigysid ileen Somalia oodhn afkisa lagagama hadleee😆Wr yaaa igu raacsan oo Ninkan wx usheega
Putland iyo somalind meesha sowada saar
Saxiiix wlhi anaaa kugu raacsan
Maaha jeeg
Joog baa layidhaahdaaa
Mukeefna waa carabi
Cawil kulahaa magaca shuun naga daaya miyeysan ahayn reer waqooyiga kuwa magaca uyaqaan
m͎.a͎ h͎a͎l͎ a͎b͎u͎u͎r͎ c͎a͎w͎i͎l͎ b͎i͎l͎e͎ h͎o͎r͎a͎y͎ usoco
Abti rer galkio ban nahay rer puntland AC banan dhahna kan maxa ka qaldan mukeef waxa weye kan guriga lagu xirto 😂
Mukefna wa carabi eysina wa ingirisi😂
Cawil bille jeeg maaha
Waa gardeel
Kkkkkkkk Var
Hhhh adna varta kusi haysa wa joog
A/c iyo mukeef mahaa afsomali waa af arabic iyo engelsh afsomali waa qaboojiye
A/c mukayfa gaboojiye
shun waqooyi magac ban unaqan
lkn diigagad dal waqoyin loga
Mukayf waa carabi
Part 2 soo samiya
Qaska waxa Ku saxan cawil
dooro waa af Axmaar digaagna waa afcarabu afsoomaali waa Luki, waxaba haku murmina afqalaad
Allow adaan afsomaliga igu dhibin labadaba waaan fahmayaa
Qaybti 2 sugaynaa
Runta waxa weeye waqooyiga ingiriis badan iyo carabi baa kabuuxa afsomaliga erayada ah badanaa walaisla fahmaa ilaa erayadaas carabiga iyo ingiriska maahe meesha luuqada halumina walalyal sidad calankii ulumisen 🤣 intana wa kaftan
Ma jirto dhedig/ majiro lab halkaa waa lagu jabsaday midhaa
Oodkac si khaldan ufahantay brother
Ee waa ooda lagu waro aa loolajeeda ood kac macnahnaha waa lawara cml 😂😂😂😂