Rosso New Song |Alam Dheh| Offcial Music Video 2018

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 сен 2024
  • This Video About Roso New Song |Alam Dheh| Offcial Music Video 2018

Комментарии • 1,4 тыс.

  • @alfananrossocade4374
    @alfananrossocade4374 6 лет назад +1255

    All tnx asxbteyda inta I amantay inta icaysana bari I amanayan wan didn jclhy alll

    • @CuruboFlimsHD
      @CuruboFlimsHD  6 лет назад +33

      Aad iyo Aad Hormar wacan Hobalka Muqdisho usoo baxay Rosso cade

    • @alfananrossocade4374
      @alfananrossocade4374 6 лет назад +17

      Sharafa ledahy apo

    • @aliqaajaa9788
      @aliqaajaa9788 6 лет назад +5

      Al fanan rosso cade hees khatara dheh qrxw

    • @alfananrossocade4374
      @alfananrossocade4374 6 лет назад +8

      Wllcome yaqey

    • @zususta5403
      @zususta5403 6 лет назад +4

      Al fanan rosso cade dheesha iska badiseen Adiga iyo yarta cod ahan wad fcnthy

  • @cabdullaahisaalax1733
    @cabdullaahisaalax1733 6 лет назад +742

    Yaa reer xamar ah🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈 like usaar reer xamarkaa igu filan dad

    • @zinkyhamza9469
      @zinkyhamza9469 6 лет назад +14

      Sorry Wan ku sari laha lkn rer xmar ma ihi from hargaisa

    • @ismahaanmohamed2324
      @ismahaanmohamed2324 6 лет назад +27

      cabdullaahi saalax ano reeer somaliland hadan ku saro kaa waran wlhi waa jeclhy xamar nabd warta insha alllh alle haa ugu badalo

    • @cabdullaahisaalax1733
      @cabdullaahisaalax1733 6 лет назад +3

      Mahad sanidiin

    • @fatumamohammed957
      @fatumamohammed957 6 лет назад +10

      iam from Kenya i love somali by blood like 👍👍👍👍

    • @dhiidhaamohamed
      @dhiidhaamohamed 6 лет назад +3

      cabdullaahi saalax heesta wuuba wasay maxaa like ah ..marku soo dhamestiro like diyar iga yahay

  • @naciimohusein5576
    @naciimohusein5576 8 месяцев назад +61

    Team 2024😢😅😊

  • @deeqgoud3890
    @deeqgoud3890 6 лет назад +103

    Nin daar ku jira daruur ma arke ilen xalay roobkiba da,ay🌧⛈🌦
    Koly wd akhrinaysa comment gayge like iska saar👍👍👌

  • @apdirahmanismail6515
    @apdirahmanismail6515 6 лет назад +97

    Nin daar ku jira daruur Ma arkee Illeen Xaly Roob baa da'ay😍

  • @fahimaahmed3783
    @fahimaahmed3783 3 года назад +192

    Inta quraan kajecel like ii saar💝

  • @bakarbiixibootan4742
    @bakarbiixibootan4742 6 лет назад +205

    Dayax dalnuurshe ayuu u cod eg yahay fananka inta ila aragtay like

    • @ibrahimweydweydka2781
      @ibrahimweydweydka2781 5 лет назад

      Bush's a to

    • @ashabadygirl9098
      @ashabadygirl9098 5 лет назад

      daysx waadoqon

    • @ashabadygirl9098
      @ashabadygirl9098 5 лет назад

      kanaa kacodmaan💜💜💜👄👄👄👄👄👄❤❤❤❤💕💕💙💙💙💙💙💙💙💙💙💖💖💖💖💖💖💝💝💘💘💟💋💋💋💋💋💋💋💓💓💓💜💜💜👣💛💛👃💚💚💚💚💚💔💔💓💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

    • @MohamedAhmed-qy4xr
      @MohamedAhmed-qy4xr 5 лет назад

      Dayax ayuu cod eg yahay

    • @saadaqjiinow5581
      @saadaqjiinow5581 4 года назад +1

      @@ashabadygirl9098@

  • @mahadfanta2975
    @mahadfanta2975 6 лет назад +129

    Heestan qofkii yarantisa qaadi jiray like ha saro

  • @nestehoabdibiid3302
    @nestehoabdibiid3302 6 лет назад +211

    Wiilkan Dayax Dalnuurshe ayee isku cod egyihiin yaa igu raacsay ☝️

  • @kowtharkiman5115
    @kowtharkiman5115 5 лет назад +48

    Rosse walashis kawayn watanaaa yaranka rerkena inta tagersan like haysaran

  • @isrobaby6245
    @isrobaby6245 6 лет назад +18

    Wiilka codkiisa kahelay 💕💙❤😍 masha Allah best voice 👍👍

  • @muztapheyaazein6192
    @muztapheyaazein6192 5 лет назад +38

    wlhie Dayax dalnuurshe Codkiisii Oo kale 2019ka -2020 Ka Ii Saarah

  • @hassanherro
    @hassanherro 6 лет назад +25

    Gabdha faraxsan waa masha allaah dholo cadaynta gabdheheena way ku nurayaaN👌

  • @sagalinabbyano7985
    @sagalinabbyano7985 6 лет назад +13

    Viva dadka dhader😍😍alxmdullh ilhy idherisiye 😂😍😍 caku nin gaban iyo nag gaban

  • @queenvanilla7224
    @queenvanilla7224 5 лет назад +10

    Bustaanka dhexdiisa bood boodoy mar unbaan banaanka helaa❤❤
    Reer xamar idinku hayztaah🇸🇴❤

  • @cafiwalaalkaaga8276
    @cafiwalaalkaaga8276 6 лет назад +6

    Wiil wanaagsan iga dheh wiil naftiisa isku kalsoon waaye wallaahi dayax walalkisa amaa ehya lee kole codka wa isku egyiin waan ka qurax badanya dayax dalnushe 👍👍👌👌❤❤

  • @Mohaz1
    @Mohaz1 Год назад +7

    2023 hadaad daawaneyso legend baa thy liketa ha ila dhaafin sxb ✊🏿😫

  • @xafsiinabbeh1566
    @xafsiinabbeh1566 6 лет назад +3

    Waaw caadi ma ahan intaa ku qarsaneed fanaanoow codkaan maaba lamaqneed waaba lagu raadinayee soo dhawaaw fanankeena😍😍😍😍😍

  • @iskufilanfaraxsan7890
    @iskufilanfaraxsan7890 6 лет назад +7

    wilkan ba kahelay quruxlow waye masha allah horey usoco fanan dayar😘

  • @xidagaaamericajunior1202
    @xidagaaamericajunior1202 6 лет назад +7

    Wow wlhi i really like this and i am big fan of this two fanans
    wish uh all the best

  • @ibrahimabdullahiaden3728
    @ibrahimabdullahiaden3728 6 лет назад +333

    Codka dayax uGA egyahay inta ila aragtay liketa igu qabta

  • @hibomohamud2282
    @hibomohamud2282 4 года назад +11

    reer kenya iidle haysana moqdisho na Roosa cade heeso xadow udaaf labadan lakiin walobahanyahaye e keep going 💪🏻💪🏻🇸🇴 🇰🇪

  • @reo9475
    @reo9475 6 лет назад +38

    Gabadha qalanjaha iyo wiilaan ka dhicin♥️♥️👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @BahjaAhmedFarah
    @BahjaAhmedFarah 2 месяца назад +4

    Team 2024😢😅

  • @karlson982
    @karlson982 5 лет назад +3

    Thanx bro. Nice music video and coast side off Somalia.
    United Somalia.
    From Norway

  • @munirkh
    @munirkh 6 лет назад +13

    Nice old song with good looking teens. Thanks.

  • @hassanrossi1788
    @hassanrossi1788 6 лет назад +127

    Hda ka heshy hesta like I sar

  • @hodanomer9402
    @hodanomer9402 6 лет назад +230

    Aaaal dayax dalnuurshe labaad weeye xabadkaan markuu hadlay isagii baaba mooday inta ila aragtay like ku qabta

    • @aasiyoaxmedaasiyoaxmed1825
      @aasiyoaxmedaasiyoaxmed1825 6 лет назад +3

      Hodan Omer Anaa ku LA arkay

    • @abukarali7369
      @abukarali7369 6 лет назад +1

      Hodan Omer waa isku cod egyihin anaaba yaabay hhhhhhhhhhhhhh

    • @mulkiabdi814
      @mulkiabdi814 6 лет назад +2

      Hodan Omer hh haaa wlhi waan kuku raacsanahay waaba isku food 😎😎😂😂😋🤗😇👑💯👌🙏👏👏👏👏👏👏

    • @abdishakouribrahimdiig
      @abdishakouribrahimdiig 6 лет назад

      Hodan Omer
      Dance iyo Voice kaba dayax waaye wiilku

    • @shidanehamedia2328
      @shidanehamedia2328 6 лет назад +3

      Rosso

  • @AbdirahmanMohamed-v1w
    @AbdirahmanMohamed-v1w 8 месяцев назад +3

    Ilove this generation 💖 of the world this song is so wonderful 😂❤❤❤❤

  • @mohamedkarama1605
    @mohamedkarama1605 4 месяца назад +4

    Team 2025 horu dhac wye lovata ladhaca guyz ❤

  • @fankachannel
    @fankachannel 6 лет назад +2

    HEESTA FANAAN KA LEH
    HALOO DAAYOH .CURUBO.FILIM.
    AND ROSS
    THNKZ
    👆👆

  • @sabrinasomalichallenge2697
    @sabrinasomalichallenge2697 6 лет назад +31

    Dacadi wilkan quruxlow wayo 😍😍😍
    Masha Allah

  • @ilwaadosmaan4992
    @ilwaadosmaan4992 6 лет назад +2

    Msha allh rosso cadde jini ishumi waan hubaa xidiga muqdisho ina noqoneeso horay usoco boqorow😍

  • @libaaxaduurkajiifa9722
    @libaaxaduurkajiifa9722 5 лет назад +18

    Intii daa wanayso 2019 salan iga gudooma

  • @khadarmoxmed.4906
    @khadarmoxmed.4906 3 года назад +2

    Heesta waxa leh original keeda nin Cali Jareere la odhan jiray oo reer xamar ahaa 1960 waqtiyadaas ayay soo baxday.

  • @haafowchanel2274
    @haafowchanel2274 6 лет назад +6

    Nice song and nice video Spicial Tnx Curubo films an dea pro Rosso cade hori usoco lgend🙏🙏

  • @navabdi9504
    @navabdi9504 3 года назад +15

    Wallahi I love this song 🎧 love this guy love from kenya Nairobi

    • @Nurali20010
      @Nurali20010 3 года назад

      This old school song but he just remastered it. Love it still.

  • @somaliroyalfamily5028
    @somaliroyalfamily5028 6 лет назад +26

    faiso quruxbadan qali wad kusoo baxday😍

  • @abdibilee.halaand4381
    @abdibilee.halaand4381 2 года назад +1

    Nin dar kujira daruur ma ar kee ilay xalay Robkii baa da'ay Alam dheh Alam karig dheh waxan caadi mahan io Alabta roosada loo wato yaah io codkan macaan labad Qof Qalanjadaa

  • @bmnofficial1
    @bmnofficial1 6 лет назад +10

    Rosso cadde ahaaaa masuul hore usoco waa ku taaganahay kaape

  • @habibai6812
    @habibai6812 4 года назад +10

    Ala fanankan wacod macanyahay lkn dayax dalnuu she ow ucod egyahay intaila aragtay like dhac dhac igusiiya

  • @hamdixiis4596
    @hamdixiis4596 6 лет назад +3

    My king rosses well done 👍🏻 horey uso saxib qali next he’s kallo Shiism dubistA super waye jiro jir

  • @muwahib4670
    @muwahib4670 6 лет назад +1

    waaah waah dayax two baa soo baxay hore u soco bro

  • @sowdocraxmaan7798
    @sowdocraxmaan7798 6 лет назад +4

    Waa isku soo baxdeen
    Cool👌 like ta ha iladhaafina

  • @ismailmohamedmahdi9682
    @ismailmohamedmahdi9682 6 лет назад +1

    Ma ogatahy hestan alam dheh qofkii ugu horeyey ee qaada inuu ahaa cali jareer alaha u naxaristee , cali jareere wuxu aha fanan wayo arag , qibrad iyo cikmad badan originalka heesta asa iska leh blse inata kale ee ka danbesay ee qaada hestab ninka ugu codka macan misne so dhawen kara wa roosi cadde
    Bos horay usoco

  • @duceysanali9049
    @duceysanali9049 6 лет назад +40

    Naag weyan naas laheyna 😃😃 subaxan allah

    • @teachdx1838
      @teachdx1838 6 лет назад +1

      Ma ila aragty nh 🍑🍑😂

    • @duceysanali9049
      @duceysanali9049 6 лет назад +1

      TeachDx haa shaqdey waye mashqulka 😃😃😃

    • @mohaofficial7975
      @mohaofficial7975 6 лет назад +3

      nimco ali hhhhhh maila aragta naag quruxdeda dhan wa xabad iyo dabo labadas midna maheyso midka cawa guri lagala xabad laflafo eh ayu salsalaxaa 😂😂

    • @qalanjadrerahmed7873
      @qalanjadrerahmed7873 6 лет назад +3

      wax qasan hhhhhhhh hhhhhhhh hhhhhhhh naga wen nas lehen ku lah mel xun firisy wlhi

    • @Somalipes-ko4ph
      @Somalipes-ko4ph 6 лет назад +1

      kkkk naasaha wa weyn wa laga deeriyey

  • @hoomeyozil6356
    @hoomeyozil6356 6 лет назад +2

    Rooso iyo Dayax Dalnurshe waa isku cud inta ila qabta like wash igu siiya

  • @macab6141
    @macab6141 6 лет назад +4

    Finally gabar somali oo asturan 🤗🤗🤗

  • @munaabdi9622
    @munaabdi9622 6 лет назад +2

    Waw cadi mhn wlhy waisku sobexen labadan yar yar😍✌️

  • @fatheyfarah7409
    @fatheyfarah7409 5 лет назад +25

    I love Somali people 💖💖 from Sudan

    • @FatumaShukri-uv9xv
      @FatumaShukri-uv9xv 9 месяцев назад

      We love you too 😘😘❤️❤️

    • @jomomohammed9479
      @jomomohammed9479 5 месяцев назад

      I’m Somalia I love people from 🇸🇩 ❤️‍🩹

  • @ikraanmaxamed4628
    @ikraanmaxamed4628 6 лет назад +2

    Woow axsan wiil iyo gabadh quruxbadan muqdisho cadii maha

  • @raxmaraxma9651
    @raxmaraxma9651 6 лет назад +4

    Ar wilkaaan halairadhsho ya somali wen ah majirto

  • @maslaxcade2046
    @maslaxcade2046 6 лет назад +17

    Wllhi heestan aad ayaan uga helay lkn music ga ayaa kubadan
    Hore. Usoco pro

  • @shamsoshibrahin2176
    @shamsoshibrahin2176 6 лет назад +3

    heestan baay iyo ilaa bakool hadda we inoga darantahay wll gacanta dubtay alle ha barakeyo fatka hilowle❤

  • @deeqadeeqa9580
    @deeqadeeqa9580 6 лет назад +5

    Woooow this song rock😘😍🙌

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 4 года назад +7

    Rosse cade keep going sir u have amazing voice sir

  • @sumayosiman6233
    @sumayosiman6233 6 лет назад +2

    Fanaaniinta fanaankooda rosso horay usoco heetaan caadi ma ahn😘

  • @anabindhow4656
    @anabindhow4656 6 лет назад +25

    I like reer xamar to my future husband
    In shaa allah hhh

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 2 года назад +1

    Heestaan hadii soo booqatay 2022 Like iisaar xasuus ayaan galay runtii

  • @ugaaz
    @ugaaz 6 лет назад +8

    Abdifatah Ciiltire iyo Nuur Caabi aad iyo aad ayaan ula dhacsanahay shaqada Aad Shacabka u heeysaan.
    Waligiin noolaada My bloods ❤️❤️

    • @subeerofficial25
      @subeerofficial25 6 лет назад

      Ugaaz Arafat subscricbe igu cawi my channelkeyga subeer yare

    • @hanadflavourboy6283
      @hanadflavourboy6283 6 лет назад +1

      Ugaaz Arafat shaqo noma hayan dambi bey noo hayan istaqfurallah maxan shegay hada

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 2 года назад +1

    Waa xasuustii Cabdijibaar Alkhaliiji

  • @asiaali1869
    @asiaali1869 6 лет назад +2

    hesta magaceyga akujira😘thnks Al fanan Ross muqa shidan❤💯 africa &Asia❤💯

  • @oaed7902
    @oaed7902 6 лет назад +5

    _Wiilka hees dheer maa u_ *dhiibtan*

  • @Arizgirl27
    @Arizgirl27 6 лет назад +1

    Wiilkan iyo gabadhani falaq falaq diyaarsan bay hayaan horumar wacan

  • @mahat-keeyow7633
    @mahat-keeyow7633 6 лет назад +17

    Wow!!! he has a nice voice, style and action as well.... if u like what I like from this guy put me a thumb (like) 🙏

  • @gabdhasanbuuskalawaregtaed2267
    @gabdhasanbuuskalawaregtaed2267 6 лет назад +2

    Waaaah waaaaah waxaz ayaa hees iyo cod iyo qurux lagadhaha horay usoco fanan rosi😍😍

    • @macluumaaddaahsoonmacluuma7898
      @macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 лет назад +1

      gabdha sanbuuska lawaregta Edebsan thanks wlaal sidaad ii taageertay waa rosi oo Ku leh noloow hhh

    • @gabdhasanbuuskalawaregtaed2267
      @gabdhasanbuuskalawaregtaed2267 6 лет назад +1

      Abdi Hakin war adiga mawaaln thy maxa ikaadaba dhigay meel kazta jini miyaa thy acudubilah minashaydaani rajiiim😈😈

    • @macluumaaddaahsoonmacluuma7898
      @macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 лет назад +1

      gabdha sanbuuska lawaregta Edebsan ma qofyahay waad iga yaabisay videogaan daawo iraahdaba waad joogtaa walaalo youtupeka miyaad seexataa hhhhhhh

    • @gabdhasanbuuskalawaregtaed2267
      @gabdhasanbuuskalawaregtaed2267 6 лет назад

      Abdi Hakin Haa wanzeexda lkin ani wanba kaa cabsadaY walalow jini miyaa thy isheg
      😂😂😂😂😂

    • @macluumaaddaahsoonmacluuma7898
      @macluumaaddaahsoonmacluuma7898 6 лет назад +1

      gabdha sanbuuska lawaregta Edebsan hhhhhhhhhh funny wllhi just ani xitaa waan yaaban meel kastoon furo waad joogtaa lee ani xitaa xoogaa waan cabcabsanaayaa

  • @Samsungaccount-us1wo
    @Samsungaccount-us1wo 9 месяцев назад +5

    still 2023😂😂

    • @kd300x
      @kd300x 8 месяцев назад

      2024

  • @shuali8928
    @shuali8928 6 лет назад +1

    Hore u soco kiing Allfanan Rooso😘😍😍

  • @ahmedahmedqani2120
    @ahmedahmedqani2120 6 лет назад +3

    nice Big Legen Alfanaan Rosso Cade Hor mar wacan Bro

  • @nagaadmssnagaad4511
    @nagaadmssnagaad4511 6 лет назад +1

    Ina ader Qali rose wll fanka mustaqbal wngsn Ayan kaga rajena wdna ka lehadahay hore usoco

  • @gabadhahebeenwalbaiskukaad4043
    @gabadhahebeenwalbaiskukaad4043 6 лет назад +26

    caadi maahan rosso qurux iyo cod ayaa isku darsatay xidig muqdisho nooga soo baxay allam dheh

  • @mustafayusuf434
    @mustafayusuf434 6 лет назад +1

    Ar ciyalka xafad warad fanan aye naqden wlhi 😂😂 hore u soco kapo ✌✌👂👈

  • @fadumomohamed4686
    @fadumomohamed4686 6 лет назад +253

    Heesta music aya ka badan 🤣🤣🤣🤣

  • @zanamcdey1763
    @zanamcdey1763 6 лет назад

    Thnkz badena ine Somali inta fcn ku ledahay se ku cdeysa ka helay 😍😍😍❤❤💪💪

  • @zamushkhaneverhappy5776
    @zamushkhaneverhappy5776 6 лет назад +3

    Hestan weyicajabisi maistiri wowww m.a Say m.a b4 u comment

  • @gawadhajclsomalinimada211
    @gawadhajclsomalinimada211 6 лет назад +1

    Waaaw cadi ma ahan wiilka iyo gabadha hormar wacan abowe

  • @mofaarah1354
    @mofaarah1354 6 лет назад +4

    Yarkn codkisu wa shidanyahay iyo stylkisa but no name magaca halaga saxo inta ila midka ah like heee

  • @faadumohappy3767
    @faadumohappy3767 6 лет назад +2

    Hees Mcn fanaan cod Mcn muqaal qurux badan horo usoco bro

  • @happyahmed1257
    @happyahmed1257 6 лет назад +11

    alaay sawdiga kufsaday heesta alam waan jecelahay alaay

    • @cabdifitaaxfarxaancabdicab1421
      @cabdifitaaxfarxaancabdicab1421 6 лет назад +1

      Happy Ahmed hhhh wlhi wey kufsadeen heesta
      lapadeena ayaa zooqadyna diyaar matahay xuppi

    • @happyahmed1257
      @happyahmed1257 6 лет назад

      +Cabdifitaax Farxaan Cabdi Cabdifitaax Farxaan Cabdi haaa kkkkkkkk is diyaari xubi waad iga qoslisay walaahi

    • @aminoaden9865
      @aminoaden9865 4 года назад

      @@happyahmed1257 djfididjfjfjxkfjcjcidxyfixjgjdhdjcjcjhdjbhhggg

  • @naima1.5.75
    @naima1.5.75 6 лет назад +2

    Inapa cadi maha 😲😲wad lakentay😍😍keep going

  • @queenzunda4955
    @queenzunda4955 6 лет назад +3

    🤦‍♀️Ar Heesta Musica Ka Tira bdn 🙈sida kle👌Goood Go fowrd Rosso

  • @ShucaybShaafto1342
    @ShucaybShaafto1342 Год назад +1

    This is my song heestan waxaan xasuustaa waxaan dhageysan jiry anaa iskuul dhigta xasuus wllahi my best song 🎵

  • @maahircde7796
    @maahircde7796 6 лет назад +2

    hosocoto howsha hesti abid la soo qaado mida ugu shidn😍😍😍😍😍

  • @hiddigaale7951
    @hiddigaale7951 5 лет назад +2

    waar gabadhan maxaa quruxda africa loogu tartansiin waayay......

  • @qaalilakiofficial5107
    @qaalilakiofficial5107 5 лет назад +3

    Best song IGA dhe wlhi weey IGA gadanthy heestan❤❤❤❤❤

  • @ugaasochanel4865
    @ugaasochanel4865 6 лет назад +1

    Ww wxba ka dhacy Rosso horay usoco gbdha labada lugod dhexdoda ayeba uga jirta inta ila aragtay like hayla dhafina

  • @salmaansaid7802
    @salmaansaid7802 6 лет назад +6

    woow romantic 💯🍁❤❤❤❤

  • @sundusaxmed8994
    @sundusaxmed8994 6 лет назад +1

    Al fanaan rosso quruxlow illaahay haku xafido Aaamiin👈❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sahrujawiilwal8291
    @sahrujawiilwal8291 6 лет назад +16

    It’s time to show the world how Somali people are beautiful

    • @xaawocqaadir9101
      @xaawocqaadir9101 2 года назад

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👫🥂

  • @zakiboss4706
    @zakiboss4706 5 лет назад

    alam dheh alam gariir dheh dooliyoow rig dheh balow dheh baar baxey dheh hhhhhhh xasuuuuus billah boqorka codkaaa kusiiiyey legend curubo films keeep going pro

  • @Amallllll-j8q
    @Amallllll-j8q 6 лет назад +4

    Like bn halka u soo mry 😂❤️👍 goodirow rig dheh basal dheh bar baxy dheh bn ku ogaaa wgi igu dmbeysy ereyada😂

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 4 года назад +1

    waaw ishcalaaa sxb isoobooqo sidaan kuusoobooqday thnks

  • @zamzammohamed5960
    @zamzammohamed5960 6 лет назад +3

    Wowowowo Masha Allah ❤❤❤❤❤👍👍❤👌👌👌

  • @ishwakelmi2373
    @ishwakelmi2373 5 лет назад

    Wllhi wli ma arag fanaan sdn ay isugu toosty oo xmr jooga masha allh inankan iyo inantan aad iyo aad ayy igso bxn xtaa jaaskoda wax anshaxa ka baxsn maaha full respect alfanan 😍😍😍😍👀👀👌❤❤

  • @hamdihassan8500
    @hamdihassan8500 6 лет назад +4

    Axsan muqaal shidan👌👌👌👌

  • @lululakiinantajeclfanankaa6478
    @lululakiinantajeclfanankaa6478 6 лет назад +2

    hadaa ka heshan hesta like i saar hore u soco waligaaa pro rosso cade ❤

  • @juliemalik1940
    @juliemalik1940 6 лет назад +12

    Wllo dee wilka magacisa iga sax rosi mahan rosso cade waye Ha iga dhelin

  • @Abduljabarsaidhashi
    @Abduljabarsaidhashi 6 лет назад +2

    Best song rosso cade
    KPtan hor mar wacan hore usoco

  • @ciiloowa2265
    @ciiloowa2265 6 лет назад +19

    Heesta music ka qaldan ’’ inta igu raacsan like 🤙🏾

  • @blueqadar8984
    @blueqadar8984 6 лет назад +2

    Good song bro this is amazing song really nice