She is sending a message alot who gave up the life with their first failure 😮 I am now same with her situation but felt motivated when I see her thank u
While I sympathize with her unwavering resilience, I don’t support rebound marriages. She never gave herself a chance to heal from her first and second marriages. Wallahi I have met several sisters in very similar situations. Hope she is now focusing on her healing journey❤❤❤
Sis dulqadka allaha ku siyaadsho 1 nin ku dhahay cunugaan inu saqiiro aa fican o hospital ka igaso dhaqaqy 2 mudo laba bil kadib uur aa u yeshay 3 inuu idilo uu isku dayay o barkin uu igu cejiyay 4 dadku dhahay ani uur uma yelin bisinka. 5 wa I xir xiray 6 dukankeyga iyo hantideydu damcay . 7 inaa tuntu aaminay . Abaayoyo qadar aa jirto lkn intaas o fursada inad siiso ayaaba mustaxiil ah bisinka Dulaqda qaar wa doqonimo dhamystiran
War qoftu dulqaad badana masha Allah Subxanallah byo Alle Haku xifdiyo Nasiibkadu maxumo Alle dulqaadkada kugu eegin Gabadha Dhan waa aamusan yihin waxyalahan waa badan yihin 😃 Alla kariim
Mashallah walahi waxa tahay gabagh dacada oo dulqad badan inkasto nabsibku kuu xumeyay lakin Waxad faiday hubad alhamdoulilah Allah ha kula koriyo iyagana bari kuu nasan donta Inta yar ee dhibatada kuu soo martayna cashir umbay kuu noqon balse waliga nag dambe oo saxib ah ha aminin hora loo dhahay saxib nageed sixir kaa daraan horey uu soco walachay qali dumar ❤
She is really good woman May Allah bless her all with success, health, happiness, patience and strength. May all your dreams come true and may you live the life that you want ❤
Maasha Allah qisada gabadha walalo badan sugaaye aan anigo ka mid ahay qaybteeda 3xad bari subax noso gudbi codsi aan is raacine ,halki sac ee socotay waataas dad badan fiirsadeen 14kun oo qofa
Manshallah , baarakillahu fiiki abayo . Wallahi erey an aad iyo aad ugu farxe aya afkeda kaso baxay . Erey gaasi wa " WAXAN U GURSADE INAN KU DHOWRSANAADO ". Wallahi kani wa maqsidka ugu horeyo ee Guurka .
Wlhi si kasta oo uu ku rabo ku jecelyahay malinkaad guri wada dagtaan ama ilmaha u horeyo aad u dhasho waji kale ayuba laso baxaa alla raga somaliyeed maxay dumarka ka oohisiiyeen yaa rabi noo naxariso @@Jaaaama36
Wuu kibrey wallah, miskiin awgiis waa Allah, ilaahay ha ka abaal mariyo gabadhii kaa soo saartay dhibaatada , Allah ha cizo iyo sharaf ha siiyo. Iyo qof kasta oo ku saaciday, guuleyso quruxeey ❤❤❤❤
Adigo naag so dhaweystay ay ku xumeysay ninkaaga wadatay 1 sidee naag kale sxb uga dhigatay oo aad u aamintay 2 adigo nin ku xumeyay sidee mid kale 3 bilood kaliya ugu aamintay ileen qofka wanaagisa iyo xumaantiisaba makala garan kartide qadarta iyo calafka marka laga so tago nolashada adiga haligay wax walbo xun na doontay naftaada iyo caruurtada waqti sii faarax barasho makugu dhino qofka saxda nolashada u qalmay na asiga imaanayo rabi nolasha haku hagaajiyo😊
Been ma aha aniga walashey nin qabay saa u silcin jiray xata barkin buu afka ka saari jiray intuu gacmaha wax gashado Iyado isaga ka cararaysa dabaq iska tuurtay 😢 ilahay wax ma yeelin lkn inay dhimatuu jeclaa marka dumarka somalida wax intaa ka badan bay la kulmaan
Wlhy dulqadku wa cajiib wa wax ilahay bixoyo. Abaayo wlhy qof malin hadan iskudhacno wa sidan iskugudhacnay. Adiga xitaaa iskudhac hadan uur. Dul qaadkagaga. ALLAH HA HAKUUBARAKEEYO ABYO. talabadaaa. Dacad nimadada ayaba caajib ah. Parti 3. Wanba sugi la aha ❤❤❤❤ Allah hakubarakeeyo. Adiga iyo awlaadadaba❤❤❤❤❤
😮 wow!!! MaashaAlLaah Sadex’Saacadood iyo Almost 44,000 🤷🏽♀️ not bad 👍🏽 keep it up brother!!! Don’t give 🆙 you’re not sheydaan ee waxaad tahey NIN Xaqiiqda & munaafiqiinta shayaadiin ah banaanka keena. ⬆️
Inta Fatxi part 2 sugeysay like taa Sara thanks ridwan fatxi waa very strong mashaalah
sxb waa kusaarey ee adi iisaar❤
Ma sidaas ku dhaamatay qisadiiii fasxi
Sxb ridwaan ilaahbaan kugu dhaariyee gabadhan fadxi qisadeeda wayga oohisay markaa saaxiib adoo raaliya lanbarkeeda maysiin kartaa
Yaa madoneyno nijaasta
Gabadhan waa Gabdh qalbi fiican way iga oysiisay wlhy ilahay abayo haku barakeyo 😢
She is sending a message alot who gave up the life with their first failure 😮 I am now same with her situation but felt motivated when I see her thank u
Mansha Allah wel down bro😊
While I sympathize with her unwavering resilience, I don’t support rebound marriages. She never gave herself a chance to heal from her first and second marriages. Wallahi I have met several sisters in very similar situations. Hope she is now focusing on her healing journey❤❤❤
Exactly!!!
😢😢😢😢
i know right she shouldve given her self time to heal but maybe it was her cruel destiny to fall in pits all over. May she heal InShaa Allah
Nah qoftan waa naag adag bun hadii lawaayo badalkiisaa lahelaa hore usoco
😅p⁹😅😅😅😅😅LLLLLLKA⁵877777G00😅😅
Maansha allaah waa gabadh qalbi fiican dadka fiican badana aduunka lagu dhibaa lakiin markadta illaahay ayey u laabanaysay taasa caawisay waana qalbiga fiican korkreda ayey ka muuqda wanaagu illaahay dhibaato danbe hakaa hayo aadna waad nooga qoslisay waanad naga ilmsusiisay laba daba qaybta sadexaad ayaan sugayna illaahay haku barakeeyo adiga iyo awlaadaba
Dulqaadka iyo sabirku waa awooda ugu weyn aduunka gabadhan awood aan cadi ahy ayay ledahy masha alah ugu dambayn guushu waa dhankaga insha alaah sister..
waa qisadi aan ka murugeday fatxi waa gabar sabar badan mudan qisadeda in book lagu qoro wll fatxi alle haku xafido guul wll
Sis dulqadka allaha ku siyaadsho
1 nin ku dhahay cunugaan inu saqiiro aa fican o hospital ka igaso dhaqaqy
2 mudo laba bil kadib uur aa u yeshay
3 inuu idilo uu isku dayay o barkin uu igu cejiyay
4 dadku dhahay ani uur uma yelin bisinka.
5 wa I xir xiray
6 dukankeyga iyo hantideydu damcay .
7 inaa tuntu aaminay .
Abaayoyo qadar aa jirto lkn intaas o fursada inad siiso ayaaba mustaxiil ah bisinka
Dulaqda qaar wa doqonimo dhamystiran
Ad iyo aad dulqaadka qarkiis naftadu halis galiya
صحيح
Aniguna ta i qaniintay waliba si kaftana anigoo adduunka ugu jecel baan dhahay iga tag.
@@mohamedindho1 waxas wa masuuliyad daro ma kaftan baa xaskaga ku weysay aydo dhaba xita waxas gurigaga laguma dumiyo eedo
War qoftu dulqaad badana masha Allah
Subxanallah byo Alle Haku xifdiyo Nasiibkadu maxumo
Alle dulqaadkada kugu eegin
Gabadha Dhan waa aamusan yihin waxyalahan waa badan yihin 😃
Alla kariim
Oo
beni rad maleh tani waa,bentet wlh waxaa fahmi karo qof aqli leh
Abukar ani igu dhacday tan cml qoftana wariye maahin oo warkeda is burina lkn nin wax walba kafilo saan cml naag iga racay ina xumayy😢😢😢😢
@@AbukarXasan-hw5bnanigo sheekadan dhameysan baa arkey inee been tahay
Aniga meeshatn waa loo caan imaadaa by ila thy waaxy qisooyinka beenta ah
She is an inspiration to the single mothers whom are struggling alone. May Allah sw help them.❤
Waxan layaba nagaha dhaha ninkeyga idili jirey yaab maka tagtid ada raali ku aha oku jecla
😅😅
H@@NajahCabdulaahi-bb9ty
Aynu ku wada salino nabigena scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤
What a sad history ur very strong woman keep going Abayo Allah is with u ❤❤❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
such a strong woman, however she should give herself time to heal from the series of betrayal and backstabbing
Mashallah walahi waxa tahay gabagh dacada oo dulqad badan inkasto nabsibku kuu xumeyay lakin Waxad faiday hubad alhamdoulilah Allah ha kula koriyo iyagana bari kuu nasan donta Inta yar ee dhibatada kuu soo martayna cashir umbay kuu noqon balse waliga nag dambe oo saxib ah ha aminin hora loo dhahay saxib nageed sixir kaa daraan horey uu soco walachay qali dumar ❤
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤❤❤
Salahu caleyhi wasalam salahu caleyhi wasalam salahu caleyhi wasalam salahu caleyhi wasalam salahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
Scw❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Wlhi Gabadhan dhib badan ey so martey😳 qof karti leh lee ka bodi karo Masha Allah👏 Illahay dhib kale kuma tuso sis🤲❤️
Walaahay gabadhan waa qaali ilaahay haxafido meqaa jeer bey kuftay ooy kacday. ❤❤❤❤❤ Manshallah ❤❤❤❤❤
Wlhi wa gabar adag oo daacad ah dulqaad leh m.a nolol qrux badan ku rajeyna ❤🎉❤😢😮
She is really good woman
May Allah bless her all with success, health, happiness, patience and strength. May all your dreams come true and may you live the life that you want ❤
Amiin illaahow barakee
❤❤❤
Aamiin yaa Allah 🤲
Maasha Allah qisada gabadha walalo badan sugaaye aan anigo ka mid ahay qaybteeda 3xad bari subax noso gudbi codsi aan is raacine ,halki sac ee socotay waataas dad badan fiirsadeen 14kun oo qofa
Subaxanallaah..gabadha howl agad soomartay. Hadana aad udegantahay oo qof waxaas soo maray malamoodo,qiiro iyo xasuus xanuun kama muuqdo..runtii waa qof Alle samir siiyey iyo tawakul iyo inaan aduunyo dhibba kuhaynin
Salada an ilaalino insha allah ❤❤❤❤
Insha alah
insha allah
Hye wll❤
ASC ridwaan gabadhaan way soo rafaaday Edo macaan fatxiyeey rafaadka raaxo ayaa ka danbeyso caruurtana waa barwaaqo guurkana waa qayr iyo faa eedo horey u soco waad heleysaa kii lugaha kuu dhaqi lahaa waad heleysaa inshaa alaah gabar caqli badan laakiin doqomo heshay ayaad tahay ilaah garabkaaga ha galo waa kuu duceynaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wlhi qoftan imtixaan aduun ayey soo aragtay abayo allah kaaga abaalgudo kuwa saas kuu yeelay
Blood pressure baad igu riday wallo dullard badanaa .. Ana ciil baan dhagaysanyaa qisada...guul iyo goboni.o rabbi kaga rajaynayaa wallo
Allaha awooda leh dhib dambe kuma keeno awoodladaana alle ha ku xafido aamiin yaarabi aamiin 🤲
waxuu ahaa xayawaan lkn caruurtisa aya ku sameyn doonan fatxi waxaa tahay hooyo awoodo badan stay safe ❤
Mnsha allah qiso aad u fiicn iyo gabadh ilaahay caawiyey❤
May Allah protect her in sha Allah she didn’t deserve for what happen to her💔
Qof adag tahay Malintas hadan ku arki laha wax bdn wn ku qaban laha keep going ❤🎉
You can assist her even now❤
Gabadhaan
Nin fican mahelin
Sxb fiican mahelin
Elel fiican mahelin
Lkn waxay haysataa ilaah fiican
inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤❤ inta ka heshy muuqaalkaan ☺️🍭❤️ Ridwan is Not Easy 😂❤ Jumca Mubarak ❤
Waka qaday
Qq1qq¹1q11qqqqqqqqqqqqqqq@@caliabuukar-b7p
Garac baa thy😂😂
Xili la quslo iyo meel lagu Qoslo ma aha
😢😢😢😢
inta part 2 ilaahey gaaadhsiiyey iyagoo nool Alxamdulilaaah dheha❤
alxamdulilah
Alx❤
Alxamdulilaah❤
Alx ❤
Alxamdulilah
Walhi fatxiyey boqorada thy dadka kudhibay iska cafi waxathy qof wanagsan alaha kuxafido abayo 😢
Axx😢😢 sorry meel laga helo ma ishegi kar fadxi😢😢😢
Lanbarkeeda miyaa rabataa sxb
Haa
If Resilience was a person she just placed a face on it❗️🙌✨
Waa qiso xanun badan ku dayso mudan fatxi naag soo dhabar adagtey🥺😭 keep going sister
Asc
Manshallah , baarakillahu fiiki abayo . Wallahi erey an aad iyo aad ugu farxe aya afkeda kaso baxay . Erey gaasi wa " WAXAN U GURSADE INAN KU DHOWRSANAADO ". Wallahi kani wa maqsidka ugu horeyo ee Guurka .
Subxanallah walee Gabadhan waa boqorad samir badan nibanka qaar xaasid daniiste ah waaye gabdhaha wanagsan balaayo cirka kasoo dhacay unbaa kusoo aado aduunka waa harka labadisa galin qof biniadam ah lama lugooyo lamana dhibo inkaar qabe bee gacanta ugashay masiibo kugu dhacday waa waxaan ilaahay aqoonin Ninka xunka ah
Haa
@@Amiin1208 mahadsanid walalo
We can’t wait for part 3!
Wlhi gabadhan wa qalpi wnagsan alle haku xifdiyo abayo caruurtana alle haku la kuriyo barina alle hakaga dhigo wll 😢
Hore u soco wlzhay🎉
Illahay ani gabdhaha walaladey ah guurka noo hagaaji wilal fcna nogu beeg yaa Allaha😢❤
Wlhi qisadaan wxan laga barnayaa daacadnimada fa idayleedy l can't wait party 3❤
Masha Allah waa gabadh samirbadan wllo Alle hakuxafiyo
Ani nin dhan marabi coz nimanka qiyanadooda baten sanad kan inta dhibanna allaha ka baxsho dumar waa miskiin❤wlhi
In Adi lagu rbo muhiim ah😂
@@Jaaaama36 yaku balamiye adi
Wlhi si kasta oo uu ku rabo ku jecelyahay malinkaad guri wada dagtaan ama ilmaha u horeyo aad u dhasho waji kale ayuba laso baxaa alla raga somaliyeed maxay dumarka ka oohisiiyeen yaa rabi noo naxariso @@Jaaaama36
Don't trust everything you heard😂😂😂
@@NUURIYE. markaa soo arko maa sas cml dhihi laha marka 😹wixi lagag horeeyay warki lagaga shego waa ina aminta de😹
Wuu kibrey wallah, miskiin awgiis waa Allah, ilaahay ha ka abaal mariyo gabadhii kaa soo saartay dhibaatada , Allah ha cizo iyo sharaf ha siiyo. Iyo qof kasta oo ku saaciday, guuleyso quruxeey ❤❤❤❤
Nabiga anku saliino insha allah
صلى الله عليه وسلم
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
SCW SCW
Intaan so dawanayay ridwaan waa qisadii ugu murugta badnayd alle dhibta hakaa reebo wll ❤
Wa ruun wll😢😢😢😢😢
MashaAllah, amazing girl. Well done. Keep going and stick to Allah
Allah is. one❤❤❤
Mashallah sister u have gold heart may allah protect you and your kids
This girl motivates me to open my own business naag adag weye 🫶🏽
Yeah hablo let us all be independents in our own🫰🏽
@@yasmiinosman7889you don’t even make sense ffs!! 🤦♂️
Yeelaa wuu ilaabaa la yeelaa ma ilaawo. Aduun yooy waayo badan way ciileen lkn Aaxiro ayaa lala xisaantamayaa❤❤❤
Dameer Massjid galo cml loga tiblaabsaday 😂😂😂 qoftan waba another level 😂😂😂
😂😂😂😂😂
Kuwi khayamay ayad wax isku tihin😏
@@suhurahmednur8656 taaya subxanallah ayads iyo wax khiyaameyay tona ma aqan, halked ila aaday
😅😅@@suhurahmednur8656
Waar ninkii gabadha dhiby maad tahay😮😂😂
Masha allah waa gabar aad u aqli badan dacad nimo ka muuqato Allaha ku garab galo wll
I was waiting for this part two walai😢😢😢😢
Masha Allah qof ilaheyd dulqaad siiyey waayo imtixaan aduun waad soo aragtay ee Allah ha kaaaga abaal gudo kuwaas yaa rabii
aoyo istqfaarta badaso iyo salig nabig scw inshallaah wad kabaxeysa
Walahi gabadhaan qisadeeda cajiib waaye abaayo ilaahay badal Khayr qaba Hakugu badalo gabar Samir bdn ayaa tahay runtii insha allah mar uun waxa rajaynayaa dadkii saa kuu dhibay in ilaahay lugahaaga hoostooda keeno insha allah❤😢🤲🙏
Fatxi abaayo strong 💪🏾 woman tahay wlhi waxaan ku rajeenaya inaad ku jirto nolol qurux badan ku rajeenaya
M.a walahi waa gabar aqli wanagsan oo qalbi wanagsan😢😢😢❤
Adigo naag so dhaweystay ay ku xumeysay ninkaaga wadatay 1 sidee naag kale sxb uga dhigatay oo aad u aamintay 2 adigo nin ku xumeyay sidee mid kale 3 bilood kaliya ugu aamintay ileen qofka wanaagisa iyo xumaantiisaba makala garan kartide qadarta iyo calafka marka laga so tago nolashada adiga haligay wax walbo xun na doontay naftaada iyo caruurtada waqti sii faarax barasho makugu dhino qofka saxda nolashada u qalmay na asiga imaanayo rabi nolasha haku hagaajiyo😊
Aad iyo aad, gabadha iyada qaladka iska leh. Caashar kama aysan baran nolosha.
Gabadhaha nimanka xumeeya cashar kama bartaan sababta ma fahmin aniga
Waxa arakee nine qobo siro kugu guursadane wxa laga yaabo ilmah ku inkiro hadana isla wadada qaada markale
Gabadhan waaba guursatay wana korsan karsatay caruurteeda
qoftaan waa qof mucjisaa i cant wait part 3.
Dr lagu nafiiso buu noqday ridwaan 🤣🤣🤣 waa si wngsn
Waaw ❤ strongly support from deep in my heart fatxi
Masha allah illahay haku xafido abayo mcn marwalbo dacadnimadada iyo alle sas ugu xirnaw wx ka halabayo malahan Insha Allah
Mashallah my dear sister❤❤❤❤❤❤❤ allaha ku xafido aqiriyo aduunba
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Masha allah fatxi wllo allaha ku xafido horay usoco wllo samirku waa qlli aakhirana janadii alle hakugu abaal mariyo
Strong girl👑💪🙏🏾
Mash Allah keep going sister ❤
This is really serious Incha Allah wll destination always is the best Inta kuu hadhay nolosha Allaha hakuu wanaajiyo
Alla Gabadhaan imtixaan Xag Rabi Ka yimid Baa Ku dhacay
Abaayo allah qalbiga hakuu qaboojiyo walahi dhib baa soo martay subxanalllah dadku qalbi adkAa😢
Horaa loyidhi daacad mahongowdo waxaqiiq wllshy aduun iyo akhirab guul banku rajayna
Shekadaan 🥺😭 anigana shegadan been ilamaha ahan waayo qof masoo Alifikaro keep going sister ❤
Xooga lkn waxbey kudaree qofkii u fiirsado oo indheer karad ah waxbuu kadhex fahmaa
@@UmuAisha642wax se ah ka darentey uducee miskinta😢
@@UmuAisha642hadey nolosha okay kutahay hakudigan walasha 🥹
Been ma aha aniga walashey nin qabay saa u silcin jiray xata barkin buu afka ka saari jiray intuu gacmaha wax gashado Iyado isaga ka cararaysa dabaq iska tuurtay 😢 ilahay wax ma yeelin lkn inay dhimatuu jeclaa marka dumarka somalida wax intaa ka badan bay la kulmaan
@@naimaabdul4177 sorry maskinta cadow baa helay away hada may iska furtay abayo
m.a fatxi wa gabar qalbi wngsn abyo illahey dhibatda haka dulqado😢😢😢
She’s strong mother
Waa cajiib adunkaan Alloow xaqqa nafahamsii Aamiin 😢😢😢😢😢
Fatxi qurux waxan ku bartay caisha lifestyle iyo ayan bilan allaha ku xifdiyo adiga iyo awlaadada sorry🥲😢 abyo
Legend
Wllhi gabadhaan shekadeed mar waa ka naxaa marna waa qoslaa abaayo ilhy dulqadka ha ku daayo in sha Allah guul ayana ku rajenaya ❤😢
Inagumeed baa Helay Gabadhan Wlhi Gabadhan oo Kale waxaas Looma Quudho Allow Taloo kale isii wllee ma Dayaceen😢
Oo la huba😂
@@RaxmaBuux-r2n haa Anaa kaa huba arinkaas😁
Bini adabka Nimcada waa uga dartaa siiba raga
@@deeqaluulali8751 wll Raga Qaar weeye ha nagu wada Guurin kkk
kuligiin baa ina gumedyaa
Allh is one ❤
Hadii aad kheyr jeceshahy nogu sobiir saad wax noogu faaido i❤❤
Ok qali
MAXAAN KAA FAA IDAYSTAA
Part3 aaa😂😂 wlhy waa sheko xisa leh😅😅lasodaqso plzz😢😢
"Men are always men"wanaanza kwa tafadhali wakishapata wanazingua
Speechless 😢
❤❤❤❤❤❤❤❤mashallah❤❤❤my sister allaha ku xafido aaqiriyo aduunba
Wlhi wan ilmeeyay 😢marku dahay gabada yar hasaqiirto subxanallah subxanallah 😢wajahiil wu kashaleeyn doona ninkas
MashaAllaha very strong lady. Lkn kurka badaan ma ficno. Allaahu waclaam
She is strong mother
Boqorod wye alle nolozha ha u nuuriro inta u hadhay❤❤❤
Qiso la sugaye lo xiso qabay halki saac 15kun oo qofa fiirsatay maasha Allah
Wlhy dulqadku wa cajiib wa wax ilahay bixoyo. Abaayo wlhy qof malin hadan iskudhacno wa sidan iskugudhacnay. Adiga xitaaa iskudhac hadan uur. Dul qaadkagaga. ALLAH HA HAKUUBARAKEEYO ABYO. talabadaaa. Dacad nimadada ayaba caajib ah. Parti 3. Wanba sugi la aha ❤❤❤❤ Allah hakubarakeeyo. Adiga iyo awlaadadaba❤❤❤❤❤
Ax yaa allah yaa raxmaan nin xun ayaan ka magan gal dumar maxaay rag noocyo badan hayaan 😢😢😢😢
Acuudu billaah mina shaydaani rajiim 😢😢ilaahow ninkaas musiibo kurid ilaahow nin nocaas xaas yaan unoqon ilaahey ka magan kalay subxanallaah
Miskiin wlhi qisadeda wa xanuun alle ha u kalmeyo inti la qalbi jabiye please 🙏 ridwan aniga qisadeyda waa xanun inten Kala so xiriraa wll😢😢😢
Qoftan waa gabar ficn ilahayba .markasta garabtagan aalha daye abyo waliga haniyadjabin😊
😮 wow!!! MaashaAlLaah Sadex’Saacadood iyo Almost 44,000 🤷🏽♀️ not bad 👍🏽 keep it up brother!!! Don’t give 🆙 you’re not sheydaan ee waxaad tahey NIN Xaqiiqda & munaafiqiinta shayaadiin ah banaanka keena. ⬆️
Gabar Mxa U dhashay 😢 Dadna Wxey ku Duceystan ilma allaha na siiyo Qofkas Sas ayuu u Hadlaa 😢😢😢
GABAR FIICAN WAAYE KARTI LEH MEEL AY KUDAGTO ALLAH UGU BAR YAYAA 😊