NAXDIN😢| SANIYA SHEIKH 14 BILOOD AYUU RAADINAYEY MARKUU HELAYNA WUU AQBALI WAAYEY WAXA KUDHACAY😱😩😩😩😡

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • www.youtube.co...
    Kusoo dhawoow channalka @aj&fadna oo ku soo biir channelkan hadii aad xiisayso qisoyinka aduunka kadhaca ama true crimes stories. Fadna waxay soo gudbisaa qisooyin kusaabsan dilka iyo dadka gacan kudhiigla ah. Sheekoyiin naxdin iyo murugo leh baad ka daawankartaa channelkan. Subscribe - like and share insh'allah. Mahadsanid
    Subscribe to our family channel:
    AJ & FADNA FAMILY VLOGS
    / @ajfadnafamilyvlogs8664
    Camerada aan isticmaalo
    amzn.to/2XY4ieZ
    Lighting aan isticmaalo
    amzn.to/2DuP87q
    Microphone aan isticmaalo
    amzn.to/2R3wZpb
    Follow me on Instagram: / fadna_1
    Snapchat: Add me / fadna11
    joinhoney.com/ref/sm2xs7k
    Camerada aan isticmaalo
    amzn.to/2XY4ieZ
    Lighting aan isticmaalo
    amzn.to/2DuP87q
    Microphone aan isticmaalo
    amzn.to/2R3wZpb
    DISCLAIMER: Links included in this description might be affiliate links. If you purchase a product or service with the links that I provide I may receive a small commission. There is no additional charge to you! Thank you for supporting our channel so we can continue to provide you with free content each week!
    Contact: aj.fadna@gmail.com

Комментарии • 135

  • @ZimanAbdirisaq-ug3xt
    @ZimanAbdirisaq-ug3xt 2 месяца назад +14

    Subxaan laah dad muslina maa ha kuwaas lkn dunidaan waxkaste waa lagu arkayaa😢
    Fadna adigan waan u xiisay qisooyin kaagii soo noqod wanaagsan wallo allh kuxifdiyo adiyo family kaag quruxda badan ❤🎉❤

  • @ninaa7968
    @ninaa7968 2 месяца назад +18

    I am pretty much new to your channel, I watched so many of your stories, love the Channel, glad to see you back dear

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 месяца назад +22

    Fadnaay waan kuu xiisney ilahay sanboorka ha ku dhaafiyo abayo talo xitaa aadan 100bilyan aadan ku iibsan karin ma iga qaadan suuratul baqarah akhriso maalin walba noloshada iinsha Allah mid aadan waligaa ku riyoon bay kuu noqoneysaa ilaahow fadno taladaas qaadataa iyo qof walba oo qoraalkeygan arka iyo anigaba aamiin
    Dhib walba oo idin haysta qashinka ayuu raaci doonaa idan ilaahay🥰💯balanteeni waa akhrinta suratul baqarah xitaa qisooyin fadliga suratul baqarah waad ha heli kartaa youtube

    • @naruurohassan6043
      @naruurohassan6043 2 месяца назад +2

      Al baqra weyba igu cuslaatay ilaahey amarkiis hadaa bilaabo ma dhameestiri karo Ilaahow na haleeshi
      Teeda kle maalintii miyaa la dhameynaa mise maalmo ayaad ku dhameyne suurada?

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 2 месяца назад +14

    Wuxuush baa heshay miskiin Ax😢 Ninkuse doqonsanaa ma ilmihiisa ayuu rabay inuu bixiyo sidii neef xoolo ah

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 Месяц назад +4

    Dulmi weyn ayey ugeysteen hooyadas Alle ha unaxariisto

  • @suaadnoah9945
    @suaadnoah9945 2 месяца назад +4

    😢😢😢😢ina lilaah waa ina ilayhi raajicun subxaana allah waa dad bahalo ah illahay haw naxariisto miskiinta

  • @NajmaH586
    @NajmaH586 Месяц назад +2

    Hindida gaalada baan uqabay iney dhaqan xunyihiin so hindidoo dhan baa dhaqan xun subxanallah

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k 2 месяца назад +3

    Sheekada flims ka aan ku arangno beyba run run ka dhigeen subxanallaah

  • @rodaaydidali6458
    @rodaaydidali6458 2 месяца назад +3

    Qisadii iigu yaabka badnayd ilamaaha qofkale sii markay diidayna waa la dilay😢

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 2 месяца назад +3

    Allah xanuun badanaa.
    Muslimiin lama dhihi karo, waa mujrimiin xasbuna'allahu wanicmal wakiil.

  • @FivePerson-mj8fw
    @FivePerson-mj8fw 2 месяца назад +2

    Fadima wa gabadhi uu horeyse ee somaliyeed ee an dawodo qisoyin so gudbiso kawaran cunugagi ma cafimadey fadima

  • @nimcomohamed1846
    @nimcomohamed1846 2 месяца назад +3

    Inalilah wa ina ilayhi rajucuun ala yarxama raximiin

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 2 месяца назад +3

    So dhawaw fadna walal qaali RUclipsr aan ugu jeclaa ee aan qisadeda ku xidhnaa ❤❤❤😊😊

  • @siradm
    @siradm 2 месяца назад +2

    لا إله إلاالله محمدا رسول الله

  • @zeytuuniabdikarim2573
    @zeytuuniabdikarim2573 2 месяца назад +3

    Subxanallah Allow nabad baadi

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 2 месяца назад +5

    Hindiya caruurta jidadkeey iska yaal yaalaan meey soowataan 😮

    • @Diva-v
      @Diva-v 2 месяца назад +1

      Xaasidnimo ee ka ehed carur marabin, miskintas e uquuri wesay ilahay siisey ubad

  • @Aisha-mo9nm
    @Aisha-mo9nm 2 месяца назад +4

    That is shameful y would he kill the innocent girl 😭

  • @AmiiraMahamedDahir
    @AmiiraMahamedDahir 2 месяца назад +2

    Alla naa wll Mar danbe hano ganbin team qiso❤

  • @juweriamohamed1987
    @juweriamohamed1987 2 месяца назад +3

    Welcome back queen 👸🏾

  • @Miss-sagal
    @Miss-sagal 2 месяца назад +2

    Qiso aad u xanuun badan weeye, miskiintaas yar ee lo tashaday 😢alle haynaga hayo dadka noocas oo kale ah 💔🥲

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 2 месяца назад +1

    Inaal ilaahi waa inaa ilahayhi rajucuun😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @muhsinsofe9061
    @muhsinsofe9061 Месяц назад

    Hi aj&fadna love u guys from hargeisa . Pls noo soo badi storieski kala duwanaa

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 Месяц назад

    Alle haw naxariisto

  • @HodmanAli-z8m
    @HodmanAli-z8m Месяц назад

    Mansha allah fadna❤❤❤

  • @user-dq2gs1pv1k
    @user-dq2gs1pv1k 2 месяца назад

    Masha Allaah Tabarallaah Alaa Maxan ku xiisay qisaskaaga qalbiyeey from hargaysa

  • @amulamohamoud8242
    @amulamohamoud8242 Месяц назад +1

    Welcome back ❤❤❤

  • @warsan11
    @warsan11 Месяц назад +1

    Welcome back Fadna

  • @anabh5771
    @anabh5771 Месяц назад

    Ilahey ha u naxariisto inkaar bey qabeen kuwaas family inkaarqabo

  • @fardusali9432
    @fardusali9432 2 месяца назад +1

    Subxanlaaah Allahu Akbar

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 Месяц назад

    Asc sister waa dad aan naxariisto laheyn subhana Allah

  • @hawomohamed8775
    @hawomohamed8775 2 месяца назад +1

    Fadna qurux wanaageey so dhawaaw qaali❤

  • @Aliaahmed12
    @Aliaahmed12 2 месяца назад +2

    Acudubillaah wuxu maxay ahaayeen😢😢😢 ilmahaaga naag şii miya lo dilay

  • @amalali6668
    @amalali6668 2 месяца назад +1

    Subhanallah😢😢😢😢😢😮😮

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia 2 месяца назад +2

    Walaahiy hindida wa xaramiyin naagah hindi isku aminaya kawaran imika ay qaban war wlaiba kuwa lacagta le wa xayawan wakuwa filimka kamatalan dhaqankooda xun uf hindi cida udhaxda walahiy wankacabsada ragoda wa dad sikala balayo bal eeg iyadi hindiyada ahayd bay dileen wa dila caya waxba lama aha dilku

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 2 месяца назад +1

    Asc wall inaad fican tihiin adiga iyo odaygaagi ayaa rajeenaya waa lagu waayay baryahan mashquulka iska badan mala aad baa kuu salaamaya walaashayeey❤

  • @ElhamAli.abdillahi
    @ElhamAli.abdillahi Месяц назад +2

    Ilmihi ag ka dhimaty ya haysta hada ma saniya aderked mise

  • @FadumaBorow
    @FadumaBorow 2 месяца назад +2

    Fadna way solawatay

    • @AJFADNA
      @AJFADNA  2 месяца назад +1

      🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾🥰

  • @sahroyusuf9130
    @sahroyusuf9130 Месяц назад +1

    Wa qiso muruga leh

  • @khadiijoali2517
    @khadiijoali2517 2 месяца назад +1

    Welcome back ❤

  • @isaaqbiila
    @isaaqbiila Месяц назад

    Aale hawnaxaristo miskinta inanti yarad meshay ku danbay say malaguso daray qisada

  • @kawsarabdi1803
    @kawsarabdi1803 2 месяца назад +1

    welcome back qli❤

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid8930 2 месяца назад +1

    Bar baa la dhahaaaa qli bur maaha fatma funny ilovr you

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 2 месяца назад

    Wellcome back huno. SubhAnallah SubhAnallah Inna Lillahi Wa Lillahi Rajum Rest Peaceful 🙏🏻😔💔 Dear Sister.

  • @Munayo12
    @Munayo12 Месяц назад

    Inalilahi wa ina ilayhi rajicun

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 Месяц назад

    SubhanaAllah 😢

  • @munafarah5367
    @munafarah5367 Месяц назад

    SubxanaAllah 😢😢😢 so sad

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 2 месяца назад

    😢😢 Xasbunallhi Allahu mana jaynaa

  • @user-gx4np4vr2g
    @user-gx4np4vr2g 2 месяца назад

    Abaayo waan kuu xiisnay xageed aday maxanuunsaned inkasto tiktok kula jogay❤

  • @ahlamiiahmed1080
    @ahlamiiahmed1080 Месяц назад

    😢😢😢ax qiso xanun ah 😢

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 2 месяца назад +3

    Welcome back queen of RUclips

  • @nadiiracumar2639
    @nadiiracumar2639 2 месяца назад

    Axl hadii aad so noqotay fadna welcome

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 Месяц назад

    Acuudu billaah

  • @nasmacumar3096
    @nasmacumar3096 2 месяца назад

    Ax ax subxanallah 😢😢😢😢

  • @z-1il
    @z-1il 2 месяца назад

    Subhanallah 😢

  • @shajmaahmed3731
    @shajmaahmed3731 2 месяца назад

    Fadna qurux welcome back 😊❤

  • @shukriaaden654
    @shukriaaden654 Месяц назад

    😢😢

  • @faisasuleman1751
    @faisasuleman1751 2 месяца назад

    😢😢😢sumxaanalaa

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j 2 месяца назад

    Subaxalaahay

  • @bazmaziyaaj308
    @bazmaziyaaj308 2 месяца назад

    Guuleeso fadna ❤

  • @nimcoyoonis456
    @nimcoyoonis456 2 месяца назад

    Mashallh wat solabtay miss you

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 2 месяца назад

    Alla gabadha yar marki qisada hooyadeed loga shekeeyo😢😢😢

  • @leylagarmela5034
    @leylagarmela5034 2 месяца назад

    Subxanallah 😢😢😢

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 месяца назад

    WCS ABAAYO
    SOODHAWOOW❤❤ADIGA. QISADAADA

  • @hindadiiriye9667
    @hindadiiriye9667 2 месяца назад

    welcome back fadna qurux

    • @AJFADNA
      @AJFADNA  2 месяца назад +1

      Thank you qaali🥰🥰

  • @raxmacraxman9735
    @raxmacraxman9735 Месяц назад

    Subxallaah 😭💔

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 2 месяца назад

    Waa sheeko sad ah

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d 2 месяца назад

    Xasbiyallah wanicmal wakiil waa bahalo

  • @ZalmoAli
    @ZalmoAli 2 месяца назад

    Sooo noqod wacan fadna qurux

  • @Msstella-ei1lo
    @Msstella-ei1lo 2 месяца назад +1

    Wllhi Wn ku xisnay Wll mcney maxaad sidaa nugu gashay 😢😢

  • @user-gp1so6sr2t
    @user-gp1so6sr2t Месяц назад

    Dhiiga ilaahey waa soo bixiyaa

  • @aishafr3197
    @aishafr3197 2 месяца назад +1

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 2 месяца назад +1

      Waaaaaaaw Aj And Faatima cadeey welcome back habo waxaataha qofka aan sugar shekoyinkeeda sheko wacan.

  • @ayannitta
    @ayannitta 2 месяца назад

    Xasbiiyallah😢😢😢😢

  • @Hafza525
    @Hafza525 2 месяца назад

    Subxana alah

  • @mariamohmeth456
    @mariamohmeth456 2 месяца назад

    Ala fadna waa iso labtya mht huno ❤😂yes😂👸🏻🫡

  • @SeynabTusmo
    @SeynabTusmo 2 месяца назад

    Scary 😧

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia 2 месяца назад

    Alaya maclakum wa bahalo wa dila cadiya muslim maha wa gaalo kuwa uguxun wa qatilin alaahbhaydin madhiyo hindi garac alaah haydin gubo

  • @faizaahmed5729
    @faizaahmed5729 Месяц назад

    Indha adkaa cunugaga bixi waa xay acudu bilaah 😢

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 2 месяца назад

    subxanalaah

  • @AmiiraMahamedDahir
    @AmiiraMahamedDahir 2 месяца назад

    Team qiso😊

  • @kowsarmuuse2302
    @kowsarmuuse2302 2 месяца назад

    😢😢😢😢

  • @user-ej2hz4ox5i
    @user-ej2hz4ox5i Месяц назад

    Hindi dhib badanaa 😢way silciyeen 😢

  • @nasroali8220
    @nasroali8220 2 месяца назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 2 месяца назад

    Wixii filmaanta hindida ku jilaan run run bayba uga dhacdaa

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl 2 месяца назад +1

    Subaxanallah ma sida ayaya muslin ku ahayaan

  • @IlyasAndPrime
    @IlyasAndPrime 2 месяца назад +1

    Maxaaa lagu xukumay deee

  • @fatimaawed2746
    @fatimaawed2746 2 месяца назад

    💞💞💞

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 2 месяца назад

    Sis plz mar danbe videoyada hanaga raajin😢

  • @ubahlifestyle4396
    @ubahlifestyle4396 Месяц назад

    😭😭waa qiso xanuun badan wallahi

  • @monamohamed2392
    @monamohamed2392 2 месяца назад

    Walashay qaali shout out me

  • @samoaxmed2217
    @samoaxmed2217 Месяц назад

    Marka lagu leeyahay adunyada waxaan la arag maleh wa sidan o kale faadmaay😢

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 Месяц назад

    Haduu dhali,lahaa wuu raadin,lahaa ee waa intuu adeerka u yahay sidii u sugay intaa dhan

  • @Imraan53
    @Imraan53 2 месяца назад

    Please soo badi

  • @saammu8231
    @saammu8231 2 месяца назад +1

    Sumxanalaah muxu aduunkan musiibo laqadan karin la arkaaa😢

  • @ifrahabdi7705
    @ifrahabdi7705 2 месяца назад +2

    Saxiibtay will badan bey dhashay gartay lay dhalatay wiilka ilmahay ay udhashay saxiibtey buu yiri ilmahaan markad dhasho sii walashey Maas hasiin Susan ku laxawsan aygo america leysalat jogo waanay ay isku Firenze ilmaheyga qofnay masiinayo iyo qasab bad ku siin asgo suu idolatry gadhiyo umul ah dariska police ugu wacay gadhay dhimanrabto lagabad bartay dhiigbaxday 3 day kaliyah bey dhalneyda ilaay iyo haday ilmahiisa may arki karo agtoodayna may imaankaro waxuu walaashisa siiyo iska dhaafey aragoday lagay qariyay 2 yrs

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 2 месяца назад

    Faadumo abaayo kanalka waxad noga dhigta qisoyinka afka engelska iyo kan franska wad taqane ❤❤❤❤ thank

    • @AJFADNA
      @AJFADNA  2 месяца назад

      Haye abaayo inshallah

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 2 месяца назад

    😘👍

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 Месяц назад

    Hindi anaa la nool micnaha wadankooda ku nool wixii ay raboodaan iney helaan darteeda wax walbo way u sameyn karaaan waa dad habaaran

  • @rahmamhassan8302
    @rahmamhassan8302 2 месяца назад

    Soo noqod wanagsan Xabiibti

  • @Kaabanuura1
    @Kaabanuura1 2 месяца назад

    Xabibty youtube share igucaawi please