Habarjeclo Oo Madaxtooyada ka soo Saaray Cirro + Jeegaantii Oo Soo Laba Kaclaysay iyo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 янв 2025
  • Madaxtooyada Shaah Ku Cabbi Maysaane Waa La Idinka Soo Saarayaa ~ Jeegaantii Oo Soo Laba Kaclaysay
    Ku Soo Dhawoow Wararka Geeska Oo Ah Isha Wararka Geeska Io Caalamka, Sido kale soo bandhigista iyo daah ka Qaadista Xaqiiqda Wararka. Muuqaalada gaarka ah, oo kooxdayada saxaafadu u heellan ee baadhista ayaa si qoto dheer u baadha sheekooyinka qaabeeya adduunka inagu xeeran. Sido kale waxanu markasta diyaar u nahay Si aanu u soo jiidano markaan soo bandhigno Wararka Xaqiiqada Ah Ee qarsoon, oo aan Soo Bandhigno aragtiyo ujeedo leh iyo wararka ugu xasaasisan ee ka dhaca geeska africa. Iyadoo tobanaan sano oo waayo-aragnimo iyo khabiirka ah, u leenahay, Wararka ku salaysan arimaha bulshada, siyaasada iyo Ganacsiga, Sido kale waxanu baaris qotodheer iyo hubin dhab ah, ku baahina wararka anu bulshada u bandhigayno, Wararka Geeska
    Visit Our official Faebook page
    / wararkageeska

Комментарии • 16

  • @DaahirCabdiwahab
    @DaahirCabdiwahab 15 дней назад +2

    Waa sax wuu isuyeedhay axsaabta.

  • @kadrakadramed8226
    @kadrakadramed8226 15 дней назад

    Gabadhasi wa geesiyad

  • @amiinaxmed3470
    @amiinaxmed3470 15 дней назад

    Asc

  • @hodanhassan3271
    @hodanhassan3271 15 дней назад +1

    Wu horday. Toos walaal. Ninkan office kii arimaha dibada ayaa lagu wareejiyay

  • @galbisabdi5807
    @galbisabdi5807 13 дней назад

    Waa habeen xalay tagay inaanu tuugta buur madow iyo ina xaashi aanu la galno heshiis. Ciro iyo wadanina waxay wad wadaan ma xuma xaga arrimaha gudaha. Ta dibadana HA S/Land dadka kama xigto ee dadku si guud ha u wada galaan GX iyo Arab iyo Samaroon ayaan kala simanay

  • @kadrakadramed8226
    @kadrakadramed8226 15 дней назад

    Runtay ushegtay xusbiga hurda

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 7 дней назад

    wax jira may ahaynn heshiiskasi been cad buu ahaa

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 15 дней назад +1

    Madexwey noma aho isaaga qabyalade deska baraye wana faqash dagalke waa uu dhanataye kaan haa baadelo hadu ruun sheegaayo

  • @KhadarIsmail-sw2ue
    @KhadarIsmail-sw2ue 13 дней назад

    Bahalkan beenaalaha ha dhegaysanina.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 13 дней назад

    marka muuse wuuba xaqiray ciise kayd miya hadanu ogaynba ciise kayd arinkas hano xaqiijiyo wayo anagu waxanu moodaynay in ciise kayd soo dhameeyaay arinkee wuxuba huuhaa bay ahayd miyaa waba yaab wasiirki dhama arimaha debada hadanu ogayn muuse cid kaalama tashan socona mayso waxasi itoobiya weligeedba intay tidhahdo wan idin citirafya bay ka noqta wa xasid xiligi riyaale haystay dalka wasiirki dhoolayare waki ka soodhameyey marki danbena way ka noqden marka wa iska maalayacani uma bahanin haday noo bahanayn waxa anu ka iibsanoana anau joojino waxena anau beerana dhaman

  • @DaahirCabdiwahab
    @DaahirCabdiwahab 15 дней назад

    Waar kadaa muxuu ahaa markuu axsaabta qaranka maalintuu kulansiiyay ma waxbalamahorqaban ayaad leedahay balnoosheeg walaal