Комментарии •

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 Час назад +4

    Xasan Sheekhoow beenta naga dhaaf!!!
    Wixii Alle kuu qoroy ka qaadey e na dhaaf!

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 2 часа назад +4

    80jir ciilan cuqdad heyso Ismail Cumar fikir khaldan so siyay ku soco waxa ka hesho hawiye=HAITI MORYAN wax ka si

    • @mohamedhassan-yc2cw
      @mohamedhassan-yc2cw Час назад

      Daarod ciilan waa lagu maamulaa aamus

    • @rashkaarow45
      @rashkaarow45 Час назад +1

      ​@@mohamedhassan-yc2cw . Adiga iyo doqonka kale eed u jawaabeysa ismadhaantaan. Arrinka ma jooga Hawiye iyo Daarood . Siyaasiyiin iimaanka.beelay oo munaafuqiin ah ayaa ku habsaday dalkeeni . Qofkii taageerana dambiga ayuu la qaybsandoonaa .
      Ka kora difaaca qabyaaladda .

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 Час назад +1

    Guuuuuuuuuul dalxureeye horay usoco

  • @IlwaadiinaIlwaad
    @IlwaadiinaIlwaad Час назад +2

    Badbaado qaran aawey

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay1097 37 минут назад +1

    Maxaa keenay hadal badan iyo calaacal orod HawiyeLand sameysoo adiga iyo naagtii uu Gabre furay ee samboolshe naqana akliiyadina oo xoolaha ka liita. Hawiye oo dhan 200km square Somalia ka degan dad dhul weyn ku fadhiya iska dhigan 😂😂😂😂 car dhulkayga dhex ka niikiis kaas ilaa imaada fuarda madoob idin ka laadaya 😂😂😂😂

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h Час назад +1

    Zuugii sheekh shariif baakusugaya

    • @sahroxassan6814
      @sahroxassan6814 13 минут назад

      Shiikh shariif waa walalkis e suuga so qaado adiga sakin liq

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 2 часа назад +1

    WADADI SAXDA AHAYD AYAAD QaADAY. Ku dar dadka af somalifa ku hadla ee u dhashay kiniya itoobiya iyo jabuuti somaliland ha tagaan degaanadooda. Xaqma aha in xamar lagu dulmiyo dad dool ah oo awoodooda iyo dhaqaalahood ay gurtaan dad aan u dhalan Madaxweynaha somaliya wuu mahadsan yahay. Qof kasta oo af somaali ku
    hadla degaankooda ha tagaan.

  • @abdikaabe3662
    @abdikaabe3662 3 часа назад +2

    Tuug ma xishoode ah!
    Soo adii Ku jabhadeeyey dowladdii farmaajo (adiga iyo burburin qaran) oo isku Qabiil ah

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 3 часа назад +2

    Hhhhhhhhh
    Xagee wax lagu dooran
    Meelna maxukuntide ma,calyaalo ayaa sanaaduuqda ladhigi

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 2 часа назад

      halguri daduu taagan yahay halagu doorto madanibuu kaliitaa pudleenba 2 tuulana waa laga hirgaliyey 2 waa lahoosgaliyey marka hala socdo

  • @sahroxassan6814
    @sahroxassan6814 14 минут назад

    Masha alah dal xoreye guul wacan alaha kula garab galo

  • @sahraAli-e9h
    @sahraAli-e9h 3 часа назад +1

    Mudane MXSH waan kaa sugaynaa doorasho qof iyo cod guuleyso Dalxoreeye canaasiirtana buufi

  • @abbash859
    @abbash859 Час назад

    Qof iyo cod cid ka aqrise malahan e badbado qaran aa noobalana tug maxishode ah

  • @SAIDIBRAHIM-yl1un
    @SAIDIBRAHIM-yl1un 52 минуты назад

    Saasan karaba ❤

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 3 часа назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤guuuuuuul madaxweyne

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 Час назад

    Guuuuuuuuuul

  • @KhadijaAli-mu9ck
    @KhadijaAli-mu9ck 20 минут назад

    15may waxaa kadhiman 1sanno iyo 5bilood marka iska daa calaacal inshaallah viva farmajo

  • @Qamar-Farmayeeri
    @Qamar-Farmayeeri 2 часа назад

    Mucaaradka laLuuzh qaato shisheeyaha u ahaqeeyo m.w. naga qabo guul.guul

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Час назад

    MadaxweyNe XasaN Sheekhow, Marka Hore Kasoo Bax Madaxtooyada Adigo Billaa CiidaN Ah Dhex Luggee Xamar, Hadii Aad Si Aad Si Nabad,Gallyo Ah Udhex Marto Shacabkaaga, ka Bacdi Qabbo Doorasho Hal Qof Iyo Hal Cod, Hadii kalle Se Dal Aanad Wadda MaamuliN Iyo Dad Aand Amaankooda Ku Suggi KariN Safafka Ay U Galli Doonaan Cod Bixinta

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 Час назад

    Wadankii iyo qaranimadii wadanka ayaa khatar ku jirta, Mar keliya isagoo ka hadli arki maysid, wuxuu ku waashey doorasho qof iyo cod ah (waa kaa cuuc)!!!

  • @shariifyare3507
    @shariifyare3507 Час назад

    Guuleyso madaxweyne

  • @Qamar-Farmayeeri
    @Qamar-Farmayeeri 2 часа назад

    M.w.guul guul cimri dheer iyo caafimaad wa rabnaa qof iyo cod🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 2 часа назад

    guul mw xasan sheekh guul guul guul❤❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdinoorosman-p5s
    @abdinoorosman-p5s 2 часа назад

    Kuwa ka beenshegeya dawladnimada wa kuwa diidan xukuumadkasta xilka timaada wakuwan isbaarada u dhiganeya horumarka umada somaliyeed Ayago ku gambanaaya magaca qabiil

  • @JimmyWabari
    @JimmyWabari Час назад

    Aragaanee wadayow soomali way jeceshahay one man one vote

  • @gureey3185
    @gureey3185 Час назад

    أللهم وفقنا لما تحب وترضي أللهم أصلح ذات بينناdalka hoos halaga dhiso si uusan mar labaad u burburin

  • @KhadijaAli-mu9ck
    @KhadijaAli-mu9ck 18 минут назад

    Inshaallah illahey kuma gaarsiyo

  • @Mohomed-f7s
    @Mohomed-f7s Час назад

    Indhoole ma laqanyoodo adi maa sidan u hadalaya hasan dhiiqo qabuura ka fakan wayaya illahay ka cabso oo umada ka xishoo 😁😁😁

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 2 часа назад

    Alla muxuu ninkani riyoonayaa. Waa waqti kordhis iyo lumis. Ileen af nooli wuu hadlaa. Dawladu adiga kuu jirta. Horta kani madaxweyne maaha ee waa munaafaq.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Час назад

    Madaxweyne Villa Somalia kadib Nololaa jirto ee kasoo Bax Villa somalia😂😂😂

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 51 минуту назад

    Yeyna ka noqo iska hadal shacabku wuxuu karabaa ka dhabeyn oo keliya dawladnimadu maaha in qof walboo qayliya laqanciyo waayo dadbaaban rabin in ay qancaan oo aaminsan anigaa ku fiican hadaba hana lugoynin hadaadan ka rumeynen

  • @afbile1
    @afbile1 2 часа назад +1

    Beenaale, Dalka meel baas buu ku wadaa, Alloow naga qabo tuugga

  • @anabfarah6103
    @anabfarah6103 Час назад

    Illaahow madaxda iyo hogaankaba noo aslaaxi madax hagaagsan ayaa diin iyo dad iyo dalba u naxdee

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 2 часа назад

    Alla somali cadaalad daranaa kan bay dalxoreeye u bixiyeen Wallahi waa dal qaribe

  • @MohamedFarah-z9d
    @MohamedFarah-z9d Час назад

    Dawladda carruurtaada iyo xaasaskaagA yay dawlad u tahay.

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 6 минут назад

    Waddanku wa 4.5 adiguna madaxweyne hawiya ah iyaad tahay waddankana walagula leyahay marka mamulada la tasho talabaad maxaad dorasho qof iyo cod qaban mogadisho iya safe ahayne

  • @Muxiyadin.cabdinadifKowy
    @Muxiyadin.cabdinadifKowy Час назад

    Carur miyuu lahadlayaa xasan

  • @Haashim3460
    @Haashim3460 2 часа назад

    Allah subaxanahu watacala si khayr qabta dalka haga qabto 🤲🏽🤲🏽

  • @HuseenXuska
    @HuseenXuska Час назад

    Cidlaad qoorsagaaro kuhaysaa xasan dhiiqo ,guurguurte, baraf

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 Час назад

    Guuuuuuuuujl

  • @MursalmaxamedBiixi
    @MursalmaxamedBiixi Час назад

    Dhuuso ayaa ku haysa dawlad goboleedyada bay ka godaaa xagee ku qabaneysaa doorashada meelna ma xukuntide

  • @OmarAyub-p1w
    @OmarAyub-p1w 2 часа назад

    Somaliand iyo puntand Qof iyo cod makaqabankartaa mise waa muddo kororsi 😅😅😅

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Час назад

    Xassan shiiqow hadaad diiday shalay ayadoo rag kaa dawlad yaqaani ka shaqeynyeen doorashada yaa ku aaminaya maanta adiga sunadii aad dhigtay baa ku sugeysa dawladnimada adaa ku ciyaaray madaxweyne ee enerjiga ha iska dhamayn

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z Час назад

    Dowlad matihid Madaxwaynana matihid yaa is aaminaya tani way is cuntay dibna isu aamimayso Reerkiinu reerkayaga aaminimaayo reerkayaguna reerkiina aaminimaayo maxaad kabadalaa

  • @MohamedFarah-z9d
    @MohamedFarah-z9d Час назад

    Shacabku ma dhisan hayadahaad sheegayso. Adaa samaystay.

  • @muktaribrahim1866
    @muktaribrahim1866 58 минут назад

    🎉❤

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 2 часа назад

    Xasanow isha kuu hartay
    Ilaasho Roble Baahane wax
    badanuu ogyehee ha isku
    aadin qof iyo cod aheeeeeey⛔️⛔️⛔️🧐🧐🤭

  • @SiciidTarafik
    @SiciidTarafik 2 часа назад

    Waryaa madaxweyne beenta iskadaa madantaada Ayaad ka aragtay ilaahka baq oo ilaahka baq

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 Час назад

    اذا لم تستحي فأصنع ماشئت.

  • @AbdixaafidAbdullahi-n2v
    @AbdixaafidAbdullahi-n2v 27 минут назад

    Xasanoow adaa shalay doorasho dadban kukhasbay dalka dadka waa adiga waxaad shalay diiday cidnakaayeelimayso

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h Час назад

    Tuug khaa in ah damiirlaawe ah lafaha dadka qufta

  • @mahamudmahamed951
    @mahamudmahamed951 3 часа назад

    Cagaha dhulka ku xaji ninkii dudayi isagay u taala seefta banaanka walahi nin reer waqooyi ah ban ahay

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Час назад

    Xasan sheikh teendhada ayaa kusugeysa shalay waxaa diiday maanta adiga lagaayeelimaayo hadaad leedahay dowlad yeysan igadanbeyn ogoow adiga meesha waa lagaasaarayaa dowladna weykaadanbeyneysaa rufiyaan shisheeye ushaqeeya ayaatahay matihid qof kuhaboonaay asalba inaad hogaamiso dalkaan naftaada been hausheegin weynudiidnay adeer teendhada iskeen tiishalay aad nagusanduleysay ayaa adna kusanduleeysantahay iskadaa calaacalka teendhada iskusoodiyaari

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen 3 часа назад

    Saas waaye m madaxweeyne siyaasi daneeyste ah ee laaluush lawareegaayo ha ujoojinin shacabka waa ku garab taagan yihiin😂😂😂😂

  • @khadija-s4r
    @khadija-s4r 19 минут назад

    Bacda mamnuuday nadaafada lee marka hore kasha qedaan ummamada khudaarta danyerta maxey ku added nayaan masaakiinta ka adak tihiin

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 2 часа назад

    Ahmed Madobe&Lafta gareen markaad xiri weysay ayeey talo Ku dhaaftay! Somali baryo waxba Kuma Leh udhaqan sida madaxweyne ama isaga tag meesha...Gobolka banqdir kaliya inuu cashuurta bixiyo Ahmed madoobana dhulka xaalufoyo sideey kudhici kartaa??

  • @liibaanahmed1458
    @liibaanahmed1458 2 часа назад

    Waxaan dhimir kaa umada yaa ka qabta

  • @crisaaqXasan-zs2xy
    @crisaaqXasan-zs2xy Час назад

    Hooyada usheeg eeydi kudha shy usheeg

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz Час назад

    Dalxureya an maqlijiray

  • @MahamoudOmar-t6c
    @MahamoudOmar-t6c Час назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk tog iyo benaleh

  • @mahamudmahamed951
    @mahamudmahamed951 3 часа назад

    Wadanka adaa ka masuula on ku doranay dhaqaaji bahasha

  • @ahmedgalaydh8359
    @ahmedgalaydh8359 Час назад

    Tuug musuqman. Gudida doorshada 7 xubnood aniga ayaa ma 5:31 magacaabaya ayaad xal cod ku rabtaa ku shubato.
    Barkamanka geeye heshiisyada qarsoodiga ah xassan musuqoow!!!!!

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 2 часа назад

    Tuugga day isyeel-yeelka
    Yaa aaminaayaheee 🤣🤣🤣🤣

  • @ISMAILIBRMO
    @ISMAILIBRMO Час назад

    Yaa ku dooranayo adiga horta
    Ameey tendhada ku rontahay qabri qotow

  • @sulaimanmohamud8743
    @sulaimanmohamud8743 2 часа назад

    Yaad khasbi kartaa

  • @abdirashiidadde3335
    @abdirashiidadde3335 Час назад

    Maalinta lagu doortay ayaa loo baahnaa

  • @tahirartan340
    @tahirartan340 Час назад

    We’re not trust you about this issue. Because always your talking too much with out point??

  • @sulaimanmohamud8743
    @sulaimanmohamud8743 2 часа назад

    Wss tuntaa

  • @MohamedFarah-z9d
    @MohamedFarah-z9d Час назад

    Yaad xukuntaa?

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 2 часа назад

    Duuufle waaaalanaaaa

  • @musaBISHAR
    @musaBISHAR 2 часа назад +1

    guul mudane,mw

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 минуты назад

    Xasan dal xaraashe been hawaas tuug qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto ado fool xuun oo miskiin ah baad tagi dhuumasho dhabarku muuqdo diidnay

  • @tahirartan340
    @tahirartan340 2 часа назад

    Hassan beenaalle

  • @CumaarCabdi
    @CumaarCabdi Час назад

    😂😂😂😂😂😂

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 2 часа назад

    Tuug

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 Час назад

    Beenaale munaafuq ah .

  • @ashirwa6446
    @ashirwa6446 33 минуты назад

    Beenaale munaafiq ah weeye

  • @guledsm
    @guledsm 2 часа назад

    Munaafaq, beenloow, Allaan kaa magan galney.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 2 часа назад

    Been iyo tuugo iyo qabyaalad wadan ma dhaqdo sheekadaada waa lawada ogyahay cid kaahin yeeleysaa majirto

  • @abdullahishariff3735
    @abdullahishariff3735 2 часа назад

    Dogan aya tahay

  • @abdihafiidahmed8950
    @abdihafiidahmed8950 2 часа назад

    😂😂😂😂😂