Suldaan daa uud oo ceeboobay isagoo dagaal ku dhawaaqay iyo ina cumar dool sababta loo xidhay…

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024

Комментарии • 124

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 2 месяца назад +9

    Ciidagaloow wakaa daa,uud

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 2 месяца назад +7

    Walahi waa ceeb suldaan sidaa u hadla

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 2 месяца назад +4

    Walahi inankaas yar ee yutubarka ah baa dhaama suldanka guud subxan alah

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d 2 месяца назад +3

    suldaan ku maanta wuu khaldamay ee ha loo dulqaato isna khalad kiisa haqaato suldaan duud soonoqo oo saldandii ku soo noqo suldaan ❤🤍💚❤🤍💚💯

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 2 месяца назад +5

    Ma waxasaa suldaan lagu sheegi karaa ciyaala suuqa ayuu hor boodayaa hayaay

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 2 месяца назад +3

    Ilahay ninkaas sharkiisa wadanka iyo dadka ilahay ha ka qabto

  • @anabhusseun6502
    @anabhusseun6502 2 месяца назад +2

    Subhanallah Subhanallah suldan ku ka amuso aritan

  • @youzarsifmohamed6031
    @youzarsifmohamed6031 2 месяца назад +4

    Somaliland in la dumiyo aya loso diray ninkaasi !! Ilaahow sharkiisa umada reer Somaliland ka xijaab ameen. Ilaahow cadowga Somaliland jabi ameen

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 месяца назад +1

      Amiin Amiin xasbunulaahu wanicmal wakiil

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 месяца назад

    Cabdi xakiin dhaye walaahi geesi baad tahay runtana waad sheegtay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 месяца назад

    Cabdi xakiin boqornimo ayaan kuugu.ducaynay halkaa kawad halganka❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 месяца назад

    Cabdi xakiin dhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Adaa u qalma.walaahi.suldaan

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 месяца назад

    Geesi cabdi xakiin geesi geesi ❤❤❤❤ waa in suldaankana laxidhaa si loogu taamilo qaato

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy 2 месяца назад

    Kani suldaan maaha ee waa neef xoola ah waa mid aad uliita sida loo hadlana ma yaqaan uf uf❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 2 месяца назад +2

    Maya maya Mayamayaaa, tani waa WAALI CAS 😮🤔😐👺😱

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 месяца назад

    Maasha Alaah ilaahay.caqliga hakuu daayo

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад +3

    Haa waa runtaa geeeeesi usheeg haxishoodan viiva somaliland❤❤❤

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 2 месяца назад +2

    Biska isaaq duca ku dhacday ee Garxajis baa ina ceebeyey

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 месяца назад

      Inaanay weligood waxba noqonayn bay ogyihiin garxajis wax la dhaco oo laxado uun bay yaqaanaan

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 2 месяца назад

    Ilaahay beesha ciidagale jidka san ku toosi

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 2 месяца назад

    wuu saxanyahay suldaanka guud 😂😂😂 suldaan hore usoco ishii buktaay ku bikaacso

  • @laylaa3698
    @laylaa3698 2 месяца назад

    Absolutely. Rag lacag ku soo qaatay.

  • @nimco7355
    @nimco7355 2 месяца назад

    Inaadeertey baa dhashey suldaan daauud waa wiil yar ma istaahilowsuldaan

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 2 месяца назад

    Suldankeeni guud maanta meelbu kadhacay wanu dhalinyarobay talabad ina cumar dool sikhran weye cidagalana way yaqanan waxu ah abankii ina afdiile waxanu ka dhacay shaniyo tobankun oo dolar wanu ku tahribay tarikhdisa walawada haya talabad mayar mooge sii wanagsan buu yeelay wanu dajiyay dhalin yaradi rabshada waday faysal ayay ugu talagaleen inu ka hadho dorashada markii ay ogaaden reer wadani inu umadiisa kasbaday ayay yidhahdeen beeshisa ka horkeena dawlada waxan ushegayna reer wadani faysal cali warabe umadiisa maanta garabtagan wana ladoranaya😢

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 2 месяца назад

    Suldaan ku manta wuxuu noqdey Suldaan Ciiidagale

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 месяца назад

    War Ileen Ceebloomadhinto Dadkii U Suldaanka U Ahaanamaxay Dareemayaan . Ileen waakaas Suldaankodiye👎🏾💔

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 2 месяца назад

    Guul somaliland 👍👍👍❤💬💚💪💪💪

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 месяца назад

    Subxaana laah subxaana laa diintii Ayuunkabaxay

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g 2 месяца назад +2

    Kkkkkkkkk inanyar kulahaa somali du Koraan raggeedu .100 jir yahy waa inan yar.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 месяца назад

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa run kori waa

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 2 месяца назад

    Suldaaka guud ayaan ahay ee somaliland iyo sidan ayaan uhadlaya isma qabato

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4v 2 месяца назад

    awaalba habar magaado ayuu suldaan u ahaa anaga oo habar xabuusho ah nooma ahaa suldaan mana aaminsaniin

    • @abdusalansaleban7339
      @abdusalansaleban7339 2 месяца назад

      Laangaab baadtahy xabuusho waa 4 kurtin isaaq waa magaado

  • @rodaahmed198
    @rodaahmed198 2 месяца назад +1

    Reerki marku xaaji cabdi warabe ka baxay wuxu noqday tusbaax furfurmay ceebey tacaal

  • @guushasooraac
    @guushasooraac 2 месяца назад

    Suldaan marabno lama arag sudaan iyo madaxwayne kawada taliya Dal
    Dalku wuxuu leeyahay madaxwayne
    suldaankana halaxidho hadii kale anagaa gacmahayaga kudili

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 месяца назад

    Suldaan inooma aha waa dibjir soomaaliland ka soo horjeeda oo caada qaata ah macaa isaga ha la xidho

  • @SahraAbdiboodhle
    @SahraAbdiboodhle 2 месяца назад

    Hooyo siil kaysa💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад

    Haa usheeg reer somaliland

  • @fatimasalah4539
    @fatimasalah4539 2 месяца назад

    Waa suladaan dubjir ee suldaan reer shiikhi saxaaq maaha

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 2 месяца назад

    Anaaga nooma ah laga bilabo manta Suldaanka

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 2 месяца назад +1

    Suldanka maxaa ku dhacay😂😂

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomey 2 месяца назад

    Ma kaasa suldana subxaan

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 2 месяца назад

    Marka horeba suldaan waa is ciyaal kulmiye barbarsadey

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 2 месяца назад

    Heego naasdheerey suldaanku waa suldaan Garxajis dadkiisuuna metelaa ee niicda kaagan yari meesha kafadhi

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 2 месяца назад

    Makana laxidhay norwey bu ila jooga weligi yaan ladayn kaas wa fakin 6sano halagu xukumo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤😂😂😂

  • @abdulsamater7151
    @abdulsamater7151 2 месяца назад

    Madax baad tahay inan yahaw, Guul Somaliland

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 месяца назад

    Xataa caaqilna sidaa uma hadlo. Suldaan maaha Kani.

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 2 месяца назад +1

    Cirrobaaqatay

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @adnamaxamedcabdi3975
    @adnamaxamedcabdi3975 2 месяца назад

    Inaalila shaw sudaanku ciyaal uun buu ahaa maanta uu cee boobay

  • @user-bx9uy7bx2v
    @user-bx9uy7bx2v 2 месяца назад

    Meel libaax ka kacay atoor fadh-fadhiisay Kanyaree Suldaanka Isku sheegay walaahi markuu meelahaa ka hadlayo wuxuu u eegyahay Dadkan Wax yara caba waana yara nacas Nin jileec Udoodaya Xabagle kale Waayo Reer lama xishine waxa la xidhay Waa shaqsi Dibjira oon Karaamolahayn Isku xaara waligiinba Xaar baad ahaydeene

  • @Umo580
    @Umo580 2 месяца назад

    JECLIYAA WAXA MUUSE FIRCOON RUNTA USHEEGA AMARKU TAAGLENT

  • @Sirad47
    @Sirad47 2 месяца назад

    Ciidagale suldaanba ma leh.

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 2 месяца назад

    Waasidee suldanku waaqaqlemiya alkolistayashi doxa ayuu kadhexqaylinaya cumamada iskadhig ayanu kulenahay

  • @daadax7081
    @daadax7081 2 месяца назад

    Adigu mays maqlaysa mise waa lagu fasaxay umada inad caydid qofka adigoo kale ah akhlaq lama barin

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 месяца назад

    Qofka waxalagugarta inuumaangabYahay. O Uuna Uqalmin Suldaanimo🤭

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 2 месяца назад

    Somaliland kuligod kofibaclayasha kuli haxidho odayaasha kuligod lista halasiiyo dadka walaga sexday💚💚🤍🤍❤️❤️❤️🤍💚💚💚

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 2 месяца назад

    Waar suldaan maaha suldaanka reer soomaaliland maaha maanta laga bilaabo suldaan daauud waa suldaan ciida gale

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 2 месяца назад

    af qadhmuunka kala tag waryaa 😂😂😂 suldaanka guud saldanada buuqa kadaa

  • @MaxamedMany
    @MaxamedMany 2 месяца назад

    Hhhhh kani waa Ceebtii oo hadana Suldaana .hhh

  • @user-mz6ct1mm1p
    @user-mz6ct1mm1p 2 месяца назад

    Garxajis qiimo badan waa dhaqankii lagu yaqaan ciidagale

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 2 месяца назад

    Waa ciyaala suug! Not my Suldaan!!

  • @user-mz6ct1mm1p
    @user-mz6ct1mm1p 2 месяца назад

    Waa sheekh Ina dool.

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 2 месяца назад

    Ceeeeeb wayna ceeeb wayna😊

  • @mohamedosmanabdullah218
    @mohamedosmanabdullah218 2 месяца назад

    Suldaanka guud ciidanka ayaa si sharaf daraa madaarka udiiday

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 месяца назад

    SUL DAAN KEENU CAY INAGAMA MUDNA LAAKIIN WUU KHALDAN YAHAY.SHARCIGII AYUU KU XAD GUDBAY SHAQO AANU LAHAYN DAWLADU.HA XIDHO

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 2 месяца назад

    waar hooy afqadhmuunka kala taga suldaanka guud niic uuma baahna 😂😂😂 no buuq

  • @iftin2024
    @iftin2024 2 месяца назад

    Si fiican baa loo galay cajuus munaafaq ah oo dhib iyo khalkhal dalkeena ula socday, huwantii baa lacag u soo dhiibtay.

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 2 месяца назад

    Waar inankan yar.suldanada.ha.laga.qaado ma qaadi.karo masuuliyadaa ma qaadi.karo

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 месяца назад

    Jufaduu hoos maray

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 2 месяца назад

    War bal fataalkan yar ee xunka ah fiiri waar suldaamada haddii aad karaamayn waydaan sidee dawlad ku ahaanaysaan kan yar er xumi waxaa uu ku dayanaya ina biixi oo hore suldaankiisi karaamada uga qaaday suldaamada haddi aa maqli waydaan yaa waylakum

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 месяца назад

    Ma hooyadaa wayn ayuu ku leeyahay hooyadaa was kani rajo ma laha waa in mandheera loo dhaadhiciyo
    Ma waxaas ayay u hiilinayaan
    Shacabka ayaa ka liita duligan caytamaya

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 2 месяца назад

    Hadaay cidi ceeboowday muuse juudaan baa ceeboobay oo hubkii 33 ka sano ladhisayy fihiima quuje kala wareegtay

  • @user-mb9hm4cn7z
    @user-mb9hm4cn7z 2 месяца назад

    Taasaa laleeyahay ha israacdo bal arka allow cadaw hanoijebin

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 2 месяца назад

    Suldaanimaw ba' kkk

  • @daadax7081
    @daadax7081 2 месяца назад

    Sodinkii sulanka ciyaalka ah shalaytole tutaha u xidhay oo amanayey kkkk

  • @mohamoudegeh5056
    @mohamoudegeh5056 2 месяца назад

    Waxkastaa asalkiisuu arooraa.

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 2 месяца назад

    Suldaan maaha waxani waa sikhraan cod jilicsan oo ciyaala

  • @user-mz6ct1mm1p
    @user-mz6ct1mm1p 2 месяца назад

    Kaba qaad ayaad tahay xiniiyo ayuu leeyey suldaanka guud waa geesinimadii suldaan daauud

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 2 месяца назад

    Haddii aynu amar kala qaadan weyno dee waynu kala bixi faysal cali waraabe iyo cirro aya lagu kafay hadii muuse labahdilo faysalna waalla bahdili

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 месяца назад

    Wax loo dagaalamo maaha dalka ayuu caayay subxaanalaah asaasaq alle hay naga qabto sharkiisai ina dool

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 2 месяца назад

    Halaxidho Sakhraanka Faqash Huwanta basodirtay

  • @hudaroble
    @hudaroble 2 месяца назад

    Kan suldan maaha dubjirka

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 2 месяца назад

    Suldan maxaa kugu dhacay waa maxay salhraan baan dalka u duminayaa

  • @AhmedKayse-mo5gl
    @AhmedKayse-mo5gl 2 месяца назад

    Suldanimo dhimatay. Waa xabagle. Away kii xininyaha Laga jaray. Ee aadka loo diiday. Soodigii Ku dhici wayay. Ma Hadad. Hurdo ka soo kacday. Waa Sul reer ciidagale ah. Waa damer ciyay. Ala wuxu dhidigsanaa ader. Caadadii ma ka soo maydhatay Hala guu galmoodee. Damer cado Leh waa kow

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n 2 месяца назад

    Fariid afkeygaad kala baxdey waa loo hanweynaa hadase bes musaa bidin ciisaa bidiin

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 месяца назад

    Ceeeb suldan daauud ceeeb ceeeeb

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 2 месяца назад

    Ma kanaa weliba sheegta suldaanka somaliland waannu ka xunnahay aad iyo aad, shaqsi edeb daran oo cid walba caayaya oo dadka iska hor keenaya ayuu u doodayaa oo weliba uu dagaal ku baaqayaa waa nasiib darro.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад

    Suldaan nooma ah ee waa nijaas nijaasi dhashay meeshana wuxu layimid hadaladii gudcur gude

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 2 месяца назад

    Sorry Suldanow Xal qado

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 2 месяца назад

    Masba abur dhala

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 2 месяца назад

    Suldanka haku qabsato nefyaho

  • @dulmar9139
    @dulmar9139 2 месяца назад

    Jaahilsanaa dadkeenu wamxay waxanoo dhasa laalaqa 😂😂hadii laxidhay ninkan maqof laxidhay buugu horeeyay

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v 2 месяца назад

    Kkk suldanka gala dagaalka suldanka kushubashada kusoco kkkkkk

  • @abbasxagar3033
    @abbasxagar3033 2 месяца назад

    Suldaanku waa dhalinyaro weli caadifad baa qaaday yaan loo qaban arintaas

  • @huseinabdidahir4039
    @huseinabdidahir4039 2 месяца назад

    Asw...
    Dawalad degdegaysa iyo shacab degdegaya ......
    Anigu waxanu la yaabay yaa wadanka ka dawlada takale maxa laga soo dagaalamay ma soo caliyay waa ceeeb waayn...
    Wariya tahaya ceebta iska daa adero caayda iska daa ...

  • @FaduumoCabdi-sz4de
    @FaduumoCabdi-sz4de 2 месяца назад

    Oradoo futadaada ka iibi kulmiyaha aadnala horfadhido

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад

    Haa wll waa sudaa ka waa isaaq ee kadaa ok sorry

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 2 месяца назад

    Adeer dadku waa xor waxii siyaad bare laga diiday muuse juudaan laga yeeeli maayo dad uu iska qafaashayo

  • @FaduumoCabdi-sz4de
    @FaduumoCabdi-sz4de 2 месяца назад

    Waar adiga suldan kuuma aha muusaa kuu suldaana anagaad calankii kulmiye nala hor istagaysaa orodoo futada udhigo kuwaad udoodayso hooyadaa wase cada qaate foqol cade qaate.waanad udhimanaysaa hadalka aad ku tidhi

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 месяца назад

    Laaluushkii uu kuu soo diray ayaa kaa hadlaya laakiin soo gal dagaalka bal waxaad ka heshid
    Shacabkaw hadhkiina ha iska saarina hadii kale idinka uunbaa gaajo iyo dayac ugu dhiman miyiga shakhsi
    Qofna qof ma biiliyo maxaa idinka galay shakhsi dambi uu galay ilmahaagu xitaa haduu dambi galo cadaalada u daa siduu ilaahay ina faray
    Soomaali danta guud ma yaqaanaan shakhsiyaad ayaa xukuma oo mustaqbalka caruurtooda ka baabi,iya

  • @nimcohirsi2878
    @nimcohirsi2878 2 месяца назад

    Ninkani wadibjir liinbaa lasinayaaye yara suga

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v 2 месяца назад

    Kkk gala dagaalka qeybtii 2baad kkk kusoco huwaney kkkk

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 2 месяца назад

    Waar orod nacasyow huurada leh huush yahay❤😂🎉😮😅😅😊