WAXAAN WEERAR KUQAADAY NAAGTUU NINKAYGU GUURSADAY EE ILMAHAYGA LOO GEEYAY WALIBA IGA XAARAMTIMAYSAY😭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 162

  • @hodancawin9730
    @hodancawin9730 2 года назад +40

    Ayaan bilan macnto alha kuu barakeyo rerkaga noso ducey waxn ahay gabro hal guur somarty wax caruurna ma dhalin sadax sano ayan la nolahy hoyadey macn dhibna maqabo lakiin iso duceya adiga iyo as xaabtada qalbiga wang san in illhey mustaqbal xalal ah iisahlo 🥰🙏

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  2 года назад +13

      Alaha kusiiyo xbby mustaqbal wanaagsan oo aad ufaraxdo udagto ubadna alle kaa siiyo

    • @queen___faiza9300
      @queen___faiza9300 2 года назад +6

      Hodan illahay ubad baariya Allah ku siiyo amiin

    • @sowdaaadan
      @sowdaaadan 2 года назад +5

      allah kuu sahlo abaayo guur qeer qawo iyo caruur baariyaal ah insha allah 🤲🤲🤲

    • @xareeydocali701
      @xareeydocali701 2 года назад +4

      Allah haku siiyo abaayo

    • @aaminacarab9181
      @aaminacarab9181 2 года назад +4

      Alle haku siyo mustaqbl xalal ah abyo

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 года назад +15

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 💞🥰🕋

  • @mariaabdi9037
    @mariaabdi9037 2 года назад +3

    M.a hooyo somaliyed gob gobi dhashay allow hoyoyinken noxafid inti dhimatayna unaxariso ameen🤲

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 2 года назад +1

    Illaahayow waalidiinteena iyo waalidiintooda allow u naxariiso janatul fardowso aclaa allow noo geey allaahuma aamiin yaa rabi

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 2 года назад +2

    Hodaney illaahay hakugu irsaaqo nin kheyr leh iyo caruur baari ah allaahuma aamiin yaa rabi macaan badaney

  • @dagendawlochannel3443
    @dagendawlochannel3443 2 года назад +2

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +254791162595

  • @horumarkahawenka9924
    @horumarkahawenka9924 2 года назад +6

    The best person ever the most knowledgeable the most shine all created prophet Muhammad ❤صلى الله عليه وسلم

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 2 года назад +1

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 2 года назад +3

    Masha allaah ayaaney xabibti amurahaga illaah haku saqiro dad xidida iney wada dagan kuma wanagsano

  • @abdikadirnoor6047
    @abdikadirnoor6047 2 года назад +2

    Qalii sharafey wankusalami Ayan qali Allah kuxafitha athiga iyo family gatha iyo asxabta nuga xiran daman Allah in xafitha

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 2 года назад +4

    Wczln wll Ayaan Gob Weeye nasaba keep goin shodhe💗prat three wanu sugeynaya Waa history emotional Damage😥

  • @farxiyofoos4741
    @farxiyofoos4741 2 года назад +1

    Asxaabta ayaan gobdoon oo aniga kamid ahay aan uducayno bilaal bulshaaawi inuu ilaahey caafimaad deg deg siiyo aan ugu duceyno

  • @seibaahmet1821
    @seibaahmet1821 2 года назад +3

    caanaha waxaa ladhahaa Cost, Niido,Hilwa,Ankar,Hayaat intaa laisticmali jiray haboo mcney Allah haku karaameyo🥰🤲

  • @maxamuudcabdi6690
    @maxamuudcabdi6690 2 года назад +9

    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @nasteexomohamed415
    @nasteexomohamed415 2 года назад +4

    Allow hoyoyinkena nodaa intii eey kadhimatayne unaxariiso🤲🤲

  • @mulkiabdow8398
    @mulkiabdow8398 2 года назад +1

    Mashaallah my sister love ❤ you keep going

  • @hanidahir52
    @hanidahir52 2 года назад +1

    I love you for the sake of Allah Ayaan. Thank you for these stories. We Need more stories.

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 года назад +3

    Asc SCW SCW SCW abyo Allha kuxfdo

  • @aMiNaAa_3
    @aMiNaAa_3 2 года назад +1

    Maash Allah Abaayo Ayaan❤❤❤❤👍👍

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 2 года назад

    M a xalay waaa lagu waa ayaaneey

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 2 года назад +6

    Abyo ayaaney wllkeyga ilmo ayuu dhalay waa 2 gabdhood iyo 2 wiil run ahaantii iskadaa inaan cadaawad kula dhaqmee qof si xun ula hadlaa xitaa ma arki karo mar baa jirtay gabar dumashidey ah aay hadal xun ku tiri gabadha yar een eedada u ahy run ahaantii hadal iyo ficil midna uma reeban aad ayaan u jeclay amiira , Tasniim ,maajid iyo mucaad edo mcn farxad igu noolada waxad tihiin farxada wllkeyga

  • @shamsonoor6466
    @shamsonoor6466 2 года назад

    M.a ayaan allah haku xafido🥰

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 года назад +2

    Jasakallahu khyr wll wakhti walba waan ku sugayna wll aduunka iska howl badane hore usoco wll

  • @hooyom2653
    @hooyom2653 2 года назад +4

    Asaxbta wllshey qaali ayaan igu soo duceya wiil aan dhalay oo toban bilood jira ayaa qandho xun iga haysaye ducadu waa xagiina 😢

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 2 года назад +1

      Allah ha kuu caafiyo insha allah Macnto wilka u qubey oo qandha jebin sii xbbti qandhada caruurta dhega la aan bey ku rida xbbti allah ha kuu caafiyo insha allah Macnto

    • @hafsacooking3818
      @hafsacooking3818 2 года назад +1

      Allah haku caafiyo abye

  • @zahrocayni1988
    @zahrocayni1988 2 года назад +1

    Cadimaha shekadu thanks qali

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 2 года назад +2

    Abyo ayaan raali gelinta waa kaa qabnaaaaa🥰🥰🥰🥰

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 2 года назад +1

    ayaan xbbt la soo dhakhaso

  • @zamzamadam4811
    @zamzamadam4811 2 года назад +2

    Hey ayan love ur stories watching from london

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 2 года назад +3

    M.a abyo xalay dhan wan sugayay Wllhi 😂😂😂

  • @sowdaaadan
    @sowdaaadan 2 года назад +1

    Masha allah allah ku xafido wlshy insha allah 😍

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 2 года назад

    Soo dee hee qeybta afaraad waa sugaa iinshaa'allaah

  • @sowdoahmedsalad6430
    @sowdoahmedsalad6430 2 года назад +1

    Xppti cajuusnimda anagaa kuku rabno hormar wacan mcnto🥰❣🦋💖

  • @nasteexocumar5399
    @nasteexocumar5399 2 года назад +2

    M.a hbo waa malyun oo mgacii badalty waa sugayy qisda p3🥰

  • @safiyoxaajicusmaan1846
    @safiyoxaajicusmaan1846 2 года назад +1

    Sc allh ku xafido xbibti

  • @fadumohusein6766
    @fadumohusein6766 2 года назад

    Mansha aaaaalh abyo

  • @rumaanabdirhmaan1899
    @rumaanabdirhmaan1899 2 года назад

    Woow ayaan wehlisooy kuxisay aniga 😚😊

  • @nalkagabadhpuntland8957
    @nalkagabadhpuntland8957 2 года назад +1

    ayaaniita qurux xalyna wad noo goysay❤🥰

  • @deeqawehliye6302
    @deeqawehliye6302 2 года назад +14

    Asc abayo ayaan iyo asaxabteda waxan ahay gabar dhamaysatay jamacada heerka kowad hadana diyarineysa heerka labad master degree wax shaqana mahayo abayoyin igu soo duceya siniyad ah inuu Allah isiyo shaqo xalal ah oo wanagsan siniyada waxan ahay midka mid ah gabdhaha ku xiran ayaan gobdoon inkasto ansa ubadnayn comment oo ay nadir ahayd inan soqoro

    • @fadumaissw8898
      @fadumaissw8898 2 года назад +1

      Shaqo khayr qabta oo aad ku faraxdo Allah ha kuu sahlo

    • @zahrocayni1988
      @zahrocayni1988 2 года назад +1

      Ilahey hakusahlo shaqo wanagsan

    • @maxamedciise2310
      @maxamedciise2310 2 года назад +1

      abayo shaqo wanaagsan allaha kuusahlo

    • @deeqawehliye6302
      @deeqawehliye6302 2 года назад

      amiin amiin walalahey aad ayaad umahadsantihiin

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 2 года назад +1

      Allah ha kuu siiyo shaqo xalala oo aad ku faraxdo oo aan dhib lahayn qali Macnto

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 2 года назад +2

    M.asha Allha♥️🥳

  • @xaalimomaxamed1143
    @xaalimomaxamed1143 2 года назад +1

    canaha ankoor

  • @queen___faiza9300
    @queen___faiza9300 2 года назад +1

    Mashallah abaayo Amar dowlo mudeec

  • @anfacqurux5875
    @anfacqurux5875 2 года назад +2

    Barqo wangsn🥰🥰

  • @maxamuudcabdi6690
    @maxamuudcabdi6690 2 года назад +12

    اللهم ارحمها واغفر لها واسكنها الجنة الفردوس الأعلى امي وأمهات المسلمين 💝💗😭يا الله أمي يجعل قبرها روضة من رياض الجنة اللهم امين يارب العالمين

  • @ayaanmuuse4169
    @ayaanmuuse4169 2 года назад

    Msha allah ayaan qaali dumar Alle haku xafido aamiin ❤❤💋💋💯💯

  • @nadiifoabdullahi3266
    @nadiifoabdullahi3266 2 года назад +1

    Asc ayaaney salaan sare
    Qaali dumarey dhiigayga kugu shaqeyo cfmd kuwaar

  • @mariamedia2460
    @mariamedia2460 2 года назад +1

    15:08 calosha i xanuntay wlh 😔

  • @aaminasaalax5087
    @aaminasaalax5087 2 года назад +1

    Weheliso wsc qli xalay oodhN waa ku sugaaye

  • @layloaxmed2385
    @layloaxmed2385 2 года назад +2

    Wcs ayaan qurux horey usoco xbbti❤❤❤👌

  • @najmanashaad2375
    @najmanashaad2375 2 года назад +1

    Wcs waan kuu xisy runtii xbbti anaa uhoryo maanta

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 2 года назад

    Asxaabey waalidiinteena aan u duceyno yalah

  • @asmaahmed1421
    @asmaahmed1421 2 года назад +1

    M a ayaan dahabo qurxdada maanta wa layaby

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 2 года назад

    Inshallah qli

  • @horumarkahawenka9924
    @horumarkahawenka9924 2 года назад

    Keep going sharaf badney

  • @farxiyacabdibaaz3713
    @farxiyacabdibaaz3713 2 года назад +2

    Xalay saa kuu sugayay 12:30 gaaray sheeka jacayl lee

  • @risaalebashiir6791
    @risaalebashiir6791 2 года назад +1

    Abyo waa xilwo canaha

  • @maranmohamed8237
    @maranmohamed8237 2 года назад +2

    Waanaga soodaahisey🤣😍😍😍😍😍

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 2 года назад +1

    mansh all walashy ❤ alhkuxafido

  • @amrancadeey7746
    @amrancadeey7746 2 года назад +2

    Ala dumashiyalka qar wa cadow

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 года назад +1

    Keep going My syster 👍

  • @niciimaabdalle1839
    @niciimaabdalle1839 2 года назад +1

    Ayaan indha weyn xppti wn ku jecelhy wlhi

  • @farhiyaabdi7291
    @farhiyaabdi7291 2 года назад

    Manshallah abayo

  • @amrancadeey7746
    @amrancadeey7746 2 года назад +1

    Abayo ayaan ale hano ka dayo Abayo mcnto adiga ale hidin xifdiyo adiga iyo carutada

  • @ashodakane5245
    @ashodakane5245 2 года назад

    Alla waa dumashiyal xuun gumeyasyasha uff

  • @amalbashiir6630
    @amalbashiir6630 2 года назад +2

    Asc Qaali seetahy ayanee waalhi qaali sidaan chanllega ugu xernaaye wax badan ayaan ka faaiiday sababtoo ah waxn kaa bartay nolosha waxy tahy waxn ahay hooyo heesato labo gabdhood abohood Wn is qabnaa Lkin alx lilaah abaayo dhiirgiliso ayaa iitahy ilaah haku xafido anigoo isku booqay ayaan dhiragilin kaa bartay abaayo

  • @maryama1487
    @maryama1487 Год назад

    Liido

  • @kulmiyebarqadle9887
    @kulmiyebarqadle9887 2 года назад +1

    Anaa ugu horey maanta wwww

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 2 года назад

    Balayo alla sodoh nalama dajiyo
    Uyukaba wax lodhalowa mexe kukibrayan balo

  • @najmasaid9321
    @najmasaid9321 2 года назад +1

    Abayo qaali cajuuso ma ihid waana iska caadi baqashada aduunyo buris lagu jiraahe

  • @iizaballaiizaballa2582
    @iizaballaiizaballa2582 2 года назад +1

    ayaanay waan kusugaayay wllhi

  • @queenfatuush4379
    @queenfatuush4379 2 года назад +1

    Asc abayo ayan firi abayo luqada ha kudhilin waa yaloh min rijaal gabadha neh waa yalaha min bint ok hako dhilin loqada yaloh min rijil wati🥰🥰🥰🥰 xumaneh ha I arkiin abayo mcn

  • @faatimomohamed5107
    @faatimomohamed5107 2 года назад +1

    mlmhn mashqulkaaga bdn umlenaa nagu soo dhqso wlly

  • @zakiyahusseinabdi368
    @zakiyahusseinabdi368 2 года назад

    MashaAllah

  • @fadumofarax5020
    @fadumofarax5020 2 года назад +1

    Abaayo ayaan wakaqabna raligalinta

  • @abikaradan1087
    @abikaradan1087 2 года назад

    رضى الناس غاية لا تدرك

  • @hodoahmed7921
    @hodoahmed7921 2 года назад +1

    Wcz wlshey ayaan qalbi ✨❤

  • @yaskagacaal9715
    @yaskagacaal9715 2 года назад +1

    Macaney keep going

  • @cadaryusufchannel1011
    @cadaryusufchannel1011 2 года назад +1

    Waban sugayy wllshy qaaliya

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 2 года назад +1

    Abyo qisooyinka 2 da gabdhood kale qisadaan noogu soo xigsiii abyo

  • @fadimokitchen5682
    @fadimokitchen5682 2 года назад

    Sheko cajib ah waye

  • @maxamuudcabdi6690
    @maxamuudcabdi6690 2 года назад +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @ramloshiiq150
    @ramloshiiq150 2 года назад

    ماشاء الله تبارك الله يالها من ام

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 2 года назад

    ayaney wan ku salama abayo xale dhan ayan ku sugaye ayaney

  • @ifraaxabdilahi2882
    @ifraaxabdilahi2882 2 года назад +1

    Asc wll ayaan gobdon alle ha ku xafido adi iyo family kagaba

  • @fatimaguled1444
    @fatimaguled1444 2 года назад

    Labadi isjecelba isku uur fiyowba xasad iyo xiqdi aya lala daba ordaa allow naga haay intii jcylka iyo lamanaha xasad ku ah

  • @SuleeqaquruxChannel
    @SuleeqaquruxChannel 2 года назад +1

    Thanks wllaashey

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 2 года назад +1

    Ayaaney shala shaqo guriga kama qaban walhi marka shaqada ad isdhahaba wan firiya inay sodhacday sa male caajis walhi shala ogsonow dad ba la,anta shaqo qaban karin anigu kujiro ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥺💋🫂

  • @xaawoluul8431
    @xaawoluul8431 2 года назад

    Asc saxib

  • @housseinmachallaharte2441
    @housseinmachallaharte2441 2 года назад

    Ayann gabdonn hbbi

  • @miskilula7103
    @miskilula7103 2 года назад

    ankar

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 года назад

    Wcl abaayo 🥰

  • @halimaabdi6511
    @halimaabdi6511 2 года назад +1

    Masha Allah

  • @ramloraali1358
    @ramloraali1358 2 года назад

    Abayo ayaan talaan raba wiil baaleebaraye waxaan ibaraye wiilsxiibo nahaye marka wiilka cabar islsoocoonaye waxakahadlnaye ariintii guurka maheerkaad meeqo waye ayuudhahaaye

    • @ramloraali1358
      @ramloraali1358 2 года назад

      Waxankudhay 200 mawopdiyo idhahaye waxaan awood 500 doolr familgeen haadn uusheegon igamayeelayaan xiita hooyodiye

  • @hodancabdinuur2689
    @hodancabdinuur2689 2 года назад

    💖💗💞💝

  • @cadaryusufchannel1011
    @cadaryusufchannel1011 2 года назад +1

    Wcs

  • @ubaxaxmed8257
    @ubaxaxmed8257 2 года назад

    Ani qaybtii labad kushaqaynayey shalay😂😂

  • @maxamudgabow3035
    @maxamudgabow3035 2 года назад +1

    Wcs abyo wn kaqbna xbbi wn kufahmena wyo hyo kulanahy lkn saky cangeradan kugu duwn jirey lkn sorry ina nawd qabta muhim ah xbbi keep going ♥ 💪 👍 ❤

  • @cadaryusufchannel1011
    @cadaryusufchannel1011 2 года назад +1

    Ankar

  • @muxubosaciidyusuf2757
    @muxubosaciidyusuf2757 2 года назад +1

    Wcs abyo xaly dhan wankusu gaye😭 maxakudare

  • @horumarkahawenka9924
    @horumarkahawenka9924 2 года назад +2

    Ayaney chanelkan cusub garab iigunoqo abyo mcntoy jawaab farxad wadato kaarajeynaya 😇❤🙏

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 2 года назад +1

    Asc baayo wn ku salamy