Oo sootii Farmaajihii reer Laascaanod u waasheen ee ay ka urinayeen Siyaad Afweyne sookii diiday inuu ka hadlo arinta Laascaanod markuu xilka hayay maanta oo u shacab yahay hadalkiisu waxba tari mayaan
@@alphamale5802 Ha sugi waayin ay iskaa kiciyaan oo adigu aad ku danbeyso shalayto adduun iyo mid aakhiraba. La iskaga hadhimaayo dhiiga aad gardarada ku daadinaysaan.
Laabla la kac soomaali baa ku burburtay afweyne oo ka dhiidhiyay dilka iyo dhaca somali Ogaden baa ku burburay waxaa ku la taliyay aadan gabyoow oo wasiirka difaaca soomaaliya oo u dhashay somali ogaden hadeer karaash oo ah reer soil iyo sanaag wuxuu doonayaa in dagaal ay puntland gasho dagaal waa khalad ah in dagaal la gesho puntland
Dhulbahante marka hore midoowa iska daaya kala qayb Sanaanta xoogiina meel isugugeeya oo noqda Macaawisleey oo kale wadankiina xureeysta qabiil kale ha warsugina saldhig puntland ka dhigta markeey soomaalileen ta idin la dagaalamaya sida Al-shabaab oo soomaalileen ta ku carara idinkana puntland u carara
@ayanle HANOLATO waxa cad ama ad si badhedha u shegtay inaanad warbaahin madaxbanaan o dhex ah inaanad ahayn TUSALE arinka iyo dhibka lascanod ka tagan markasto ad barnaamij arinkan ku sabsan ad samaynayso waxad u yedha nin janjeedha ama DHULBAHANTE ah tasina cadaalad iyo dhex maaha ilahaaga ka yaab
Ha noolato waxaan ku bartay ka waranka taariikhdi soomaliya lakiin hada wexey isku badaleen isku kicin iyo isku dir dad soomaliyeed fadlan ka taliya nabada iyadaa naas la nuugo leh.
@@adamuboy1224 maya sxb dulmiga ma diidani in laga hadlo lakiin dulmi meelo badan ayuu ka dhacay marka hal dhinac keliya laga hadlo taas cadalad mahan.
Cidii soo rartay rer koo fur waa ogyihiin in laas canaood aheynin ee tahay ragii necbaa ee laha Kan xabashiga ka jeclahay anigu walahi rer koo fur aan ahay waana ogahay cida xanuun San ee meel uga ga dhagan tahay
Wixii hargeisa ka dhacay ee burco ka dhacay ee ceerigaabo ka dhacay ee mar walba dadka mudaharadaya police ku laynaayey ayuunbaa laascaanoodna ka dhacay, waana nasiib daro oo wax saxa maaha lkn aan si wada jira iskaga kicino oo dawladaba badalno, wax kale oo dhan waa wakhti lummis uun.
Wa siiyasad buntuland iyo somalilend dorasho aya u so dhow Ciidanka dowladda sow isla dhulbahante iyo warsan geli waye buntuland wixi ka yimadan na wa dhulbahante iyo warsan geli oo laba feler kala amisan somali weyn iyo goni u gosad runta ha la shego
Sheekh mustafe iyo sheekh Dirir kaam hadlaan siyaasda somali u dhaxasey shaley dadki rabshaada wadey hargeisa burco ku dhintey waxba kamaey odhan kama hadlaan siyaasda warersan somaliada hada Dhulbahantey Ma somailand ba ama Puntland baa ma dawlad ku sheega somali ba awhy dalwad somali ma jirto waa been lahu sheqaystee Dawalad aan somali dooran distoor laheyn iyada la illaiyo ciidamo sheeisheeye dawad lama odhankaro waa xafsii magaca dalwad la siiyey
Somaali o qabiil qabiil eh a rabtaa abow abow inee kugu dhafaan dad badan o dhul bahante eh hadhintaan horto kidib waxad rabtiin wad helesiin lkn dhimasho ma rabno nololneh wan rabnaa no
Somalia ma heshiinayso abidkeed kuwa leh midnamada ayaanu rabnaa wax ka hirgelaya ma jirto, Dhulbahante waa dad aan waxba ka ogayn SIDA dadka Somalida ay ISU naceen.
Dadkan farmajo abti ay u yihiin ba gabar su'weydiusey kama jawabi karo su,ashas wey adag tahay ayu yiri dagaliyo bananbax ma jirin waxey ku fekerayan oo ulajedkoda yahay xasan shekh aya mamulada goboledka sameyo ee ha ino samey waqtigii hore xasan shekh jogey mamul no samey bey dhihi jiren xasan shekh bey sugan farmajo mal gelinayan mamul goboled hadda buntuland saxiixi wayen arimihii danta qaranka haddii mamul goboled kale wa dhib so kordhey haddey run ka tahay madaxda somalilend ugu jiro ha u naxan dadkoda ha is casilan
Waa ayaan daro shiiq adan madoobe oo ah parlamaanka nin igu sareeya in usan garaneen wax u shegaayo waa in aan loga harin waa in u rali galin buuxda ka baxshey shacabka somalinimada jecel ee gafkaas u ku Kacey horgale adan madobe
Ha Noolaato Waxani Waraysi Maahee Qof Caadi ah warayso.
Ayaanle khayr Allah ha ku siiyo saxiib ama inaadeer
Lascaanood waa Somailand jooji beentaa
NINKAN ANU MA.AQAAN BALSE DHABTU KAHADLEY REERNA REER UMA DOWLADEEYO ISAAQOW KABAXA LAASCAANO
Ku jaray Isgaarsiinta waa in lala xisaabtamaa.
Munaafaqada iska daaya. Dadkana hakala fogaynina.
Ayaanle thank you SIR for the excellent journalism 👍
Hanoolato 🙏noolaada❤️😍
Let's stand with khaatumo they are absolutely 💯 right to exercise freedom Muuse biixi is convicted criminal he must be in Prison soon insha allah
Ninkani dab ayuunbuu sii shidayaa!
"Dulmi diidoow dulmi doon haysku noqon." Soomaali oo dhan way u jeedaa waxa ka socda Laascaano. Waa nala laayay baad ku doodayseen. SNM dulmi doon bay isu bedeshay.
Cadayn waa tan Puntland laga soo abaabulaa ruclips.net/video/HFtE2aPCrZg/видео.html
Faqashta Muse Bixi waa in laga xoreeyaa Sool iyo Sanaag.
Puntland baa colaad iyo shido ka wada Laascaanood. Durbaankii colaada baa la tumayaa.
Oo sootii Farmaajihii reer Laascaanod u waasheen ee ay ka urinayeen Siyaad Afweyne sookii diiday inuu ka hadlo arinta Laascaanod markuu xilka hayay maanta oo u shacab yahay hadalkiisu waxba tari mayaan
Masha allah....ayaanle.
Xaqa ayey tegeysaa inshaa Allah.
Snm waxey hadda dagaalka u billaabeen waxey doonayaan iney Al shabaab culeyska ka qaadaan
Thank you Mudane Ilaahay
hakahayo Laascaanood meel ah
Naba Inshallaah
Beelaha dega laascanood iyo buuhoodle dhinac ha u wada xiirtaan dhibku waa iyaga dhexdooda cid ku duushay ma jirto iyagaa qaarba dhinac u socdaan.
Wariyahani dhinacbuu ujanjeedhaa horàna waan udareensanaa .balaayo doon ileen waa kanookale
Profesorku waa nin masgax badan ma rabo in u u dhinto reer Laascaanod laakin wuxuu rabaa in garaadadu u dhintaan
Reer sool waxa lagu hayo waa dulmi runtii
Dad maalin walba xabad loogu jawaabayo ilaa iyo 15 sano
Somalia maxey u'daafici weydey😂😂😂
@@alphamale5802 Ha sugi waayin ay iskaa kiciyaan oo adigu aad ku danbeyso shalayto adduun iyo mid aakhiraba. La iskaga hadhimaayo dhiiga aad gardarada ku daadinaysaan.
Puntland ka danbaysa waa tan cadayntu ruclips.net/video/HFtE2aPCrZg/видео.html
@@Burcaawi2010 wax kale amaad haysaa tani cadayn kuu noqonmaysee?
@@Burcaawi2010 Puntland ayagaa leh dee…Ayagaane iskasoo abaabulaayo
Misinformation, misleading. Ayaanle well journalists know now you are part of misinformation. Namibia(نميمية)
soomaali heshiish ah dunida heeshiish ah yaa rabi
Ayaanle xuseen cabdi beer ka ka ogsooni from buuhoodle
Laabla la kac soomaali baa ku burburtay afweyne oo ka dhiidhiyay dilka iyo dhaca somali Ogaden baa ku burburay waxaa ku la taliyay aadan gabyoow oo wasiirka difaaca soomaaliya oo u dhashay somali ogaden hadeer karaash oo ah reer soil iyo sanaag wuxuu doonayaa in dagaal ay puntland gasho dagaal waa khalad ah in dagaal la gesho puntland
Ayaanle waa narkii koowad oo aan arkay adiga wax fiican kahadlayo
🤣🤣🤣mrki qarabadada laga hdlayo miyuu wax fcn Ka hdlyaa
Abdi Adam Ma gudbe hadalkiis ayaad leedahay,
Dagaalka baraha bulshada
Ayaanle waa dagaal ooge aad u jecel waxii xumaan kala fogeenta umada somaaliyeed
Unite is the power
AYAANLE HUSSAIN CABDI
Asc sheekh A,madoobe wxba kama wrqabee rr ssc haloo gurmado midnimada soomaaliyeed hala badbaadiyo wn salamaya hanoolato TV channel shukran
Dadka shacabka la xasuuqayo SNM waa argagixiso
Ilaahow rer laascaanod iyo soomali dhammaan u gargaar rer laascaanod wey dhibanyihin
Soonaliland has to get out Laascaanood what they’re doing is absolutely ridiculous and Genesis 😡😡😡😡.!!!
Siyaasigu waa jaanis gaaday
Weli odaygu somaliya ayuu ku qarwaya somaliya miyanad somali lan ku geyn
Waa nala xasuuqay
Waa nala kufsaday
Waa nala baa biyay.
Waan go eeynaa.
Haye
Oo hada maxaad sameeyneeysaan
Xasuuq
Dil
Bara kicin
Bur burin
Waar idinka uun baa islaynayee runta sheeg idinka aano iskulaynayaa waana laydiin dhexraacinayaa Muuse Shaanina waa nin jilicsan oo aan waxba qabankarin xabad rida ayuunbuu garanayaa caqli kale maleh.
After alshabab... snm is NEXT target.. they are #1 enemy of Somalia
Waa fikrad khaldan taasi! Soomaali waa qabaa’il mid kastaana waxaa wanaagsan inuu meeshiisa maa muusho waa midna ma ogola inuu mid kale u taliyo inkastoo isku duubnaanto fiicantahay.
Qabiil Bay noqotay soo kaxayso garisa iyo jigjiga hadii aay wax kuu tarayaan yaad ku bajinaysaa qabiil Bay noqonaysaa xataa hadii qabiil noqoto cidi kaakama futo xuma
Dhulbahante marka hore midoowa iska daaya kala qayb Sanaanta xoogiina meel isugugeeya oo noqda Macaawisleey oo kale wadankiina xureeysta qabiil kale ha warsugina saldhig puntland ka dhigta markeey soomaalileen ta idin la dagaalamaya sida Al-shabaab oo soomaalileen ta ku carara idinkana puntland u carara
ASC Walaal dhinaca kale why aad u waresan ladahay
@ayanle HANOLATO waxa cad ama ad si badhedha u shegtay inaanad warbaahin madaxbanaan o dhex ah inaanad ahayn TUSALE arinka iyo dhibka lascanod ka tagan markasto ad barnaamij arinkan ku sabsan ad samaynayso waxad u yedha nin janjeedha ama DHULBAHANTE ah tasina cadaalad iyo dhex maaha ilahaaga ka yaab
Hanoolato kani wareysi maha hhh
Ayaanle Xuseen Cabdi Salaan Kadib Waxaan Is Waydiiyey Marka Aad Barnaamijkaaga Bilowga Aad Leedahay "Aniguna Waa Ayaanle Xuseen Cabdi) Afsoomaali Ahaan Waxaa Aniga Ila Saxan Inaad Tiraahdo " Aniguna Waxaan Ahay Ayaanle Xuseen Cabdi, Halka Aad Ka Tiraahdo " Aniguna Waa Ayaanle Xuseen Cabdi".
Duulbahntow iska kiiciya iidoorka xoolaah ah mamulka Khartumo state dhiista
1895 baa maxamed abdule hasan oo xayn raga wataa u yimi awoowe yaashay wuxuu ku yiri ninyahow reero somaali yeed baa cartuutii laga gaalaysiiyay mu adinkii laga dilay waa muse bixi iyo ina kaahin awoowe yashii
350 000 darwiish baa ku nafwayday maanta 2023 buu mu adinkii darwiish iyo culmadoodii dilayaan isagoo wata baabuurta rru ee dawlada engriiska dhaqaalahooda tababarkooda bixiso ku xasuuqayaan laascaanood
Cadawoga engriiska gartay oo wuxuu igu dabo socdaa jabkii kofel engriis ku dhacay
Madaxwayne xasan shiikh awoowe cartuutaasi waalid caasi kuguma noqon calanka aad soomaali u sido baa lagu gumaadayaa awoowe noo soo dir oo kaliya wiilasha ka soo jeeda ssc ee cidan federal ka qudha oo waa wiilashaadi iyo gabadhahaagiiye u Danqo
Waxaan aad usoo dhawanayaa Sooomilada meel walba ka qaylinaysa oo taageersan walaalahood reer sscd
Ha noolato waxaan ku bartay ka waranka taariikhdi soomaliya lakiin hada wexey isku badaleen isku kicin iyo isku dir dad soomaliyeed fadlan ka taliya nabada iyadaa naas la nuugo leh.
Ma dulmiga yaan laga hadlin ayaad leedahay?
@@adamuboy1224 maya sxb dulmiga ma diidani in laga hadlo lakiin dulmi meelo badan ayuu ka dhacay marka hal dhinac keliya laga hadlo taas cadalad mahan.
Hadad konfur aad rabtid so diga shalay kuwi reer konfurka aha laga tarxilay lascnod hantidoda bobay maxad igu hadli wydy
Cidii soo rartay rer koo fur waa ogyihiin in laas canaood aheynin ee tahay ragii necbaa ee laha Kan xabashiga ka jeclahay anigu walahi rer koo fur aan ahay waana ogahay cida xanuun San ee meel uga ga dhagan tahay
Wixii hargeisa ka dhacay ee burco ka dhacay ee ceerigaabo ka dhacay ee mar walba dadka mudaharadaya police ku laynaayey ayuunbaa laascaanoodna ka dhacay, waana nasiib daro oo wax saxa maaha lkn aan si wada jira iskaga kicino oo dawladaba badalno, wax kale oo dhan waa wakhti lummis uun.
Cid walbo aayaheeda haka tashato…Idinka tiina u tashada oo iska badala mise deysta Muuse…Ayagane tooda ayey ka tashanaayaan
SHEEKO DHINAC KA RARAN AYAAD ISKU QASAYSAAN!!!!!!!.XAQIIQDUBWAY SOO BIXI, MARKAAD DAASHAAN!!!!.LABAVWIIG OO DANBE HA INOK AHAATO!!!!!.
Dagaalkaan maxuu December u dhacay. December 28 waa sanad guuradii burburka iyo barakaca umada somaliyeed waa sanguuradii somali refugees
Waxaynu wadagno waa dhulka haday nabadu ku deqi waydo mar kale ayad garan
Wa siiyasad buntuland iyo somalilend dorasho aya u so dhow Ciidanka dowladda sow isla dhulbahante iyo warsan geli waye buntuland wixi ka yimadan na wa dhulbahante iyo warsan geli oo laba feler kala amisan somali weyn iyo goni u gosad runta ha la shego
Ma mideysna reer sool mana midoobi rabaan waana wax ay soomaalioo DHAn kala mid yihii
Waymidobayaan wayna isxoraynayaan
Wax badan baa been ah
Ayaanle dhiiqo yaan laguu galin dadkan beri ayaa heshiinaya
Gar Allay taqaan ninkaa wuu gardhigtay.
waa runtaasi
Sheekh mustafe iyo sheekh Dirir kaam hadlaan siyaasda somali u dhaxasey shaley dadki rabshaada wadey hargeisa burco ku dhintey waxba kamaey odhan kama hadlaan siyaasda warersan somaliada hada Dhulbahantey Ma somailand ba ama Puntland baa ma dawlad ku sheega somali ba awhy dalwad somali ma jirto waa been lahu sheqaystee Dawalad aan somali dooran distoor laheyn iyada la illaiyo ciidamo sheeisheeye dawad lama odhankaro waa xafsii magaca dalwad la siiyey
Waaa qaabil Iyo qabil gargar
Beenale
Aduu maxalaada ayaad kiicinaysaa
Sool oo qudha dhibaatadu ma haysato qabaailka meesha dagan oo dhan baa dulmi lagu hayaa oo lafahooga u baqanaya sharci meesha kama jiro protect gareeya citizenska reerbaa hub iyo qori caaradii la hor taagan meesha ilaahay se waa qufuura raxiimo la arki doone inay kuwa kalena ilahay tuso quluubtooda inay hantidooda hub ku doontaan
Bal waxan sida eyga u ciyaya bal dhagaysta DOORASHO WAY KA DHACASAA LAASCAANOOD EE CABAAD WAXBA IDIIN QAABAN MAYSO
Markaas sheekadiinii mawaxay tahay kalago waar marhore ayaa la kala go ay
Dadkaas isaaqeey a ladhahaa iska celshe amba dadkiine dhinac ka raaca ilaahey nabad ha keeno
*kuwa jaray Isgaarsiinta.
Somalia 🇸🇴 ku biira dhulbahantee marka hore dila munaafiqintaa dhulbahantee
Dilo prankland
@@doctube1956 abbahaaa away
@@Phinksa siiland 🤣🤣🤣🤣
@@doctube1956 bucurbacayrland
Reer sool ka warama haddii ay ku biirto kililka 5aad hal ugu dhow waa kaa.
Wax waalan ayaa tahay ma dhul Somali ayaad gacata Xabashi u gelin caqli xumada maxaan dhahaa
Khartumo state waye rer sool Somalia 🇸🇴 ayey kaa miid yahiin wan kaa miid ahan doonaan
@@musemuse1507 qabil bukawada asagaba wa daga
Somaali o qabiil qabiil eh a rabtaa abow abow inee kugu dhafaan dad badan o dhul bahante eh hadhintaan horto kidib waxad rabtiin wad helesiin lkn dhimasho ma rabno nololneh wan rabnaa no
Waxaa ka jira laascaanood xaalad adag lkn waa ka baxaysaa insha allaah saacadaha ama maalmaha soo socda. #SSCGENOCIDE
Somalia ma heshiinayso abidkeed kuwa leh midnamada ayaanu rabnaa wax ka hirgelaya ma jirto, Dhulbahante waa dad aan waxba ka ogayn SIDA dadka Somalida ay ISU naceen.
Midnimada somaliyeed hadaa rabtaan masicad uwaajahdaan maxaa maatada logu dhuumanayaa waar dadka unaxa
Dadkan farmajo abti ay u yihiin ba gabar su'weydiusey kama jawabi karo su,ashas wey adag tahay ayu yiri dagaliyo bananbax ma jirin waxey ku fekerayan oo ulajedkoda yahay xasan shekh aya mamulada goboledka sameyo ee ha ino samey waqtigii hore xasan shekh jogey mamul no samey bey dhihi jiren xasan shekh bey sugan farmajo mal gelinayan mamul goboled hadda buntuland saxiixi wayen arimihii danta qaranka haddii mamul goboled kale wa dhib so kordhey haddey run ka tahay madaxda somalilend ugu jiro ha u naxan dadkoda ha is casilan
Waa ayaan daro shiiq adan madoobe oo ah parlamaanka nin igu sareeya in usan garaneen wax u shegaayo waa in aan loga harin waa in u rali galin buuxda ka baxshey shacabka somalinimada jecel ee gafkaas u ku Kacey horgale adan madobe
Waxaa qalad’ah in awod lashegto, wayo Aadane awood malhn. Allah awod leh
Awel miyey dhaqan lahaydeen ilma gaaweto ku dawersada somaliweynaan rabnaa Waa jaajuusiintii kacanki kaharay midwalba lacag urursibuu u socda kkk jaaliyadii daaroodow isugu soo dar Dara daawooyinkiiba go"aye Dawersi kooogi caalamka galaa sida u dawersanaya kkkkk Somali wax haku qabato waxnooga nooca dadka ku papaya laas anood
Faqashay isi soo urursada aan idin aragnee
War heedhe yaan nala cunine haynagu dirin wll
@@muslims_are_brothers 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wixii ciil qaboo dhan baa isoo urursade waa in aynu ciidanka la adkeeyaa insha allah
@@aminaabyan6373. ✌️✌️.
The game is over 💯
2024 🇸🇴 💖
اللهم انا نسالك الامن والايمان
Ayaanle khoraaga noowedii alikjalif waxay dhahen waxu aha madaxwenaha khatumo asgaana hargesa tagay oodhahay waxanahay soomalilaan wainaa wax la kheebsana ayanle khoraaga sidey ilatahay Waka gardaranyahay adannmadoowe
kashhaqay nay
Uu aaa uuu aaaaa aad u qayliya
Halkaaaa kaga haay
Waar kani ma Ina Kooraa?
Subxaanallah. Waan ku daawan jirey lakiin Iminka sidii dhedhexaadka aheyd waad ka baxtey. Waxay u eegtahay in aad balaayada dhinacaaga ka holcineysid waayo ninkan oo kaliya ayaad wareysanaysaa balaayda sii hurinaaya isagoo wadan nabad ah jooga. Waanu ka xunahay shicibka lalaayey lakiin sidani xal ma aha
Yes sidani xalma ah Ee kabaxa dadkan gobolkooda qasab mashaqaynaayo
LIVES
Iimanka beela
Kawaran weligeed somaliya raaci maysee adigu bal is xoree aanu ku aragnee
Halkaa kaga haay
Mar hora lobahna arinkan
argagixisada snm waa CADAWGA Somaliyed sida alshabab..... there is no way TAAKO Dhulka SOMALIA Qabil ma goyn karo.
Calacalka iyo oohinta jooji 🤪😂
Waar kani qaabil iyo deegaan mxaa lagu kulmin karaa
anigu SL isku dal iyo isku dad baan u arkaa maantana inaga oo isku duuban sidii 60ki si ka duwan aynu walaaladeen ula tsgno
Halkaa kaga haay
Maxamud Ibrahim jaamucu xal mayee oohin buu hayaa snm iyo ss df baa isku dul haysta lkn hada wey dhamàn dontaa
Snm ama ssdf ama isaq iyo majerten ma sina isaq kablalax bulasiman yahay marka maxa harti sikala jaraya
Ninkan la waraysanayo magacii ??
Magacisu wa mudane caaqil
@@umubashiirchannel8250 majeeeDheenka aya ku awirKACSanaya so sad 😞 London bu iska fadhiya aduunba war uma hayo miskiin 😂
I sug aan soo weeydiiyee 🏃♀️ 🏃♂️ 🏃♀️ 🏃♂️ 🏃♀️ 🏃♂️ 🏃♀️ 🏃♂️ 🏃♀️ 🏃♀️ 🏃♂️ 🏃♂️ 🏃♀️ 🏃♀️
Hoooyad ba gadooday garacyahow nin dhulkisa jooga ma gadoodo e wu dagalamaa
ruclips.net/video/Xgik9tZVtW8/видео.html
Yaa Hirtaagan Halganka Dhulbahante?
Thanks Ayaanle. Meeshaas waxa ka socdaa waa xaqdaro. Waxayse soo dedejin doontaa in SL laga saaro Laascaanood.
FACEBOOK
LITTERS