Deg Deg Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Arrimo Xasaasiya,Dagaalka Huwanta Iyo Khiyaamooyin Halis ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 ноя 2024

Комментарии • 140

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 4 дня назад +6

    Shukran Arabsiyo News, waxaa mahad mahad celin inaga mudan Ibrahim ceydiid Gud: ururka mutadawaciinta ee Suti-Gaashaan , oo ay xog-ururintiisa iyo fogaan aragagiisuba ay balaadhan tahay,

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 4 дня назад +2

    Masha allllah guuul ssb guuulaysta noooolaaada rabi haydin xiftiiiyo aaamiiin aaamiin aaamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 4 дня назад +3

    Masha allah guul somaliand ha noooolaaato aaamiin aaamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 4 дня назад +7

    Ma jirto wax olole iyo Doorasho la yidhaahdo totaly waa in la joojiyo thank

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi 4 дня назад +13

    Maasha Allah Guul Mudane Mujaahid Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xildiid forever Guul Xisbiga kulmiye Guul Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Barakeysan ee Somaliland Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah ❤

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 4 дня назад +6

    Allah akbar runsheeg geesi qaranka from garxajis

  • @FadxiyaMowliid
    @FadxiyaMowliid 4 дня назад +3

    Guuuuul masha allah guuuuul soomaliland Ibrahim geesi guuuuul 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mhamadahala
    @mhamadahala 4 дня назад +9

    Snm for live reer sheekh ishaaq for ever.
    faqashayeey xabad baa inoo dhex ah tan iyo waaga aakhiro.

  • @guutoxadro706
    @guutoxadro706 4 дня назад +17

    Guuuul somaliland....muj.ibrahin caydiid nooolow nooolow

  • @XY-kx6cy
    @XY-kx6cy 4 дня назад +10

    Reer Somalilandow meel inoogu xidha "Somalilandta" muddo gaaban oo inoo soo celiya SNM ilaa inta dalka la xoraynaayo.
    KACA OO YAAN LA KUUDUDIN

  • @abdulghaniahmed8310
    @abdulghaniahmed8310 4 дня назад

    Ibrahim caydid iyo arabsiyo news noolaada to magaciin ha jiro to ha joogo inshaalla

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn 4 дня назад +2

    Mujahid ibrahim waa Hayley QARAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤thanks for speaking the truth😊

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 4 дня назад +6

    Somaliland Guul iyo gobanimo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 4 дня назад +1

    Masha allllah cabdishukuur iyo ibraaaahim noooolaaada❤❤❤❤❤

  • @Xamseqalinle-k2f
    @Xamseqalinle-k2f 4 дня назад +2

    Soomaalilaan guuuuuul guuul gobani hakatagina shacka soomaalilan now sharafta ok❤❤❤❤❤❤

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 4 дня назад +5

    guul qaranka soomaaliland

  • @MuxiyoApdalla
    @MuxiyoApdalla 4 дня назад +2

    Mnsha Allah guuul

  • @CabdirisaaqCali-t3i
    @CabdirisaaqCali-t3i 4 дня назад +5

    Caqliga iyo Garashadaba Alla hakuu Ziyaadsho Mr Caydiid
    Sida hufan ee asd unada ugu faahfashisay

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 4 дня назад +5

    𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐰 𝐧𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐨 𝐢𝐭𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐦𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 4 дня назад +5

    SSB IS NOT EASY GUUL INSHA ALLAAH ALLAAHU AKBAR 💪💪💪💪💪💪💪💯💯💯💯💯💯♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @EHLUDIININAXAJI-h8k
    @EHLUDIININAXAJI-h8k 4 дня назад

    Mahadsanid ibrahim laakiin habaryoonis waxey dooneysaa in hoos nooleyso habar yoonis sidii 1994 kii ayaa into balana

  • @Homegirl-c5l
    @Homegirl-c5l 4 дня назад +1

    Ibarahim guulayso geesi SNM

  • @iftin2024
    @iftin2024 4 дня назад +1

    Hadaanu hj nahay walaalahayaga garxejis waanu u baahanahay inay noo hiiliyaan waanuna soo dhoweynaynaa, ciidan kaad ka hadlayso ee somaliland waa kuwii oog iyagoo jooga noo soo gurman waayey ee berkedahayaga huwan oo isbahaysatay ku daawanayey noona sheegay in aan weli la amrin,
    Gudididii habarjeclo ee badbaado qaran, khaayimiin may ahayn ha ku gefin, hada waxaad dhiiri gelinaysaa inuu madaxweyne biixi dadka ka aragti duwanaada xidhxidho cidna aanu dhegaysan, ibrahim waa nin cadhaysan oo ciil qaba, dadka ha isku dirin ilaahay ka baq.

  • @axmedyusuf6259
    @axmedyusuf6259 4 дня назад +4

    Raga maanta leh hbrjeclo ayaan garab taganahy waa kuwii hore ee lahaa wnu so tashaneynaa

  • @moccaax8524
    @moccaax8524 4 дня назад +1

    subaxaanalaah subaxaanalaah ilaahay cadawga soomaaliland ha inaga qabto yaa rabi

  • @ahmedshafie4341
    @ahmedshafie4341 4 дня назад

    Masha’allah Ibrahim Guuleed Catdiid
    Horuu u sheegay in dagaal la soo qaadi doorashada inayar ka hor wax walba uu sheego khabiir kaa Ibrahim sideeda bay u dhacdaa se lama dhagaysto

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 4 дня назад +1

    Waa runtii Daljire ibraahim wuu dhameeyey

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 4 дня назад +1

    Soo dhowoow Ibraahim soo daa warka 😮

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 4 дня назад

    Maasha’Allah Ibrahim Caydiid si Aad Run u ah ayaad u faafaahisay wix dhacynoo waxa la mood a inaad joogtay ILAAHAY khayr ya ku siiyo .

  • @Hooda36
    @Hooda36 4 дня назад +1

    SSB Geesiyasha SSB Gulaaysta inshallaah ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @CabdiJirde-z3c
    @CabdiJirde-z3c 4 дня назад

    Hayaaaaaaaaaaaay

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 4 дня назад

    Guuuul kulmiye guuuul somaliland guuuul inshallah amiin 🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @Noobify101
    @Noobify101 4 дня назад +3

    Faqash allha jabiyo

  • @c.mj.d4033
    @c.mj.d4033 4 дня назад

    Waa Run Umadaas Reer Somaliand Bay Iibsadeen Alle Ayaanu ku Daynay Sharkooda

  • @sahraomar5898
    @sahraomar5898 2 дня назад

    Ibrahim duufle Allah cabso

  • @mowledciise1271
    @mowledciise1271 4 дня назад

    Libaax ❤

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 4 дня назад

    Long live Somaliland ❤ you from Kenya 🎉

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 4 дня назад +1

    𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐫𝐚𝐚𝐣𝐚𝐧𝐚𝐧 𝐠𝐮𝐮𝐬𝐡𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐡𝐨𝐨𝐲𝐧𝐢 𝐬𝐡𝐚𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐞❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedyusuf6145
    @ahmedyusuf6145 4 дня назад +2

    hadii mujaahid la sheego walaahi ibraahim caydiid baa mujaahid ah, allah xaqa aad sheegayso ha kugu garab galo.

  • @Hibo-q4r
    @Hibo-q4r 4 дня назад

    Mashaallah ibrahim❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @TaaroFihri-f9i
    @TaaroFihri-f9i 4 дня назад

    Dhulbahante waan ubaqanaya inay madhan maatiyo askarba

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 4 дня назад +1

    𝐬𝐬𝐛 𝐬𝐬𝐛 𝐰𝐚𝐚 𝐫𝐚𝐚𝐠 𝐫𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐥𝐚𝐚𝐤𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐠𝐚𝐜𝐚𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐚𝐲𝐚 𝐤𝐮 𝐰𝐮𝐮 𝐥𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 4 дня назад +3

    𝐢𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐜𝐚𝐲𝐝𝐢𝐝 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐝 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐠𝐞𝐞𝐬𝐢 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐛 𝐰𝐚𝐚𝐲𝐞 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢 𝐛𝐮𝐮𝐟𝐢❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 4 дня назад

    Guul guul guul Somaliland ❤❤❤

  • @مسلمهفاطمه-ل4جي
    @مسلمهفاطمه-ل4جي 4 дня назад

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who broughtOh people, we are your sisters, by God 😭😭😭 We do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you, oh nation of Muhammad. People are brothers. Oh God, make your righteous servants subservient to us. Oh God, make your righteous servants subservient to us. My appeal to every Muslim, oh Lord, if he sees this message, may He prolong his life, make him happy, and cover him. May God reward him. God is sufficient for me, and He is the best disposer of affairs. There is no power or strength except with God. Oh people, oh nation of Muhammad, oh people of goodness, oh people of mercy. We are your sisters and your children. By God, we do not even find a loaf of bread inside the house that would satisfy you. Oh nation of Muhammad, I only spoke out of extreme hunger and distress. My mother, sisters, and I are displaced from our homes because of the war. We are in a state that no one knows about except God. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs, against those who brought us to this state 💔💔 By God Almighty, I only wrote this appeal out of extreme poverty and poverty, oh people. I beg you by God Almighty, Lord of the Mighty Throne, that I do not have food at home. By God, my brothers and sisters have been sitting around for two days. Without food, by God our situation is very difficult, we are 4 people in the house and my father passed away and there is no one to support us and we live in a rented house and we cannot pay the rest of the rent. I am not lying to you nor deceiving you nor cheating you. I am a Yemeni girl displaced because of the war between me and my family over a rent dispute and the owner of the house. By God, my brother comes every day and humiliates us and talks about us and wants us to go out to the street because we are unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and talked to the neighbors again and gave us a deadline until the end of the week and we swore to God to let us out of the street now we are in arrears of 60 thousand Yemeni riyals for 3 months rent may God have mercy on us our country is suffering because of this war and we do not find our daily sustenance and we live my mother and sisters our father passed away may God have mercy on him and we do not have anyone in the world to come to us in these harsh circumstances my little sisters went out to the street and saw the neighbors eating and stood at their door giving them even a piece of bread and by God in whose hand is the heavens and the earth they closed the door and kicked them out and they came back crying dying of hunger no one has mercy on them and now the holiday has come back to me if no one of us helps us with a kilo of flour by God we will die of hunger brother I seek refuge in God and then in you and I want your help for the sake of God I ask you by God you love goodness and help me even if it is about the rent of the house send me a WhatsApp message on this number 00967717126434 and ask for my card name and send it and do not delay may God compensate you with all good My little sisters, look at their situation and help us and save us before they throw us out into the street and humiliate us or my family and I die of hunger. We ask you by God, if you are able to help us, do not delay on us, and may God reward you with good.'~~_«%•&»_~~_~&:»'////;&&;&;&;;&🎉😢😢😢😢;&;&&&//&..,!~~~♡♡~~~♡~~♡~•~•~•♧♧(・|.}]◤)~♡~♡~♡~♡~♡~،'~;l.i.i.i.i.i.l.|,,,,،،،،،،،،.،.....،،،،~~♡~~♡~•~•~•♧♧(・|.}]◤)~♡~،'~;l.i.i...i.»«"! "!"!"!.,.,

  • @gmail2925
    @gmail2925 4 дня назад +1

    Daaroodkan yar. Ee ini wareershey. Ee isu kiin habar wacdey. Maxaa. Idinka. Iniiga ba'ay. In. Qabaa ilada. Direed soo galisaaan dagaaalkan. ;;;

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 4 дня назад

    Guul ciidanka SBB

  • @IsmaaciilApdi-vr2xm
    @IsmaaciilApdi-vr2xm 4 дня назад +1

    Guul iyo gobanimo ssb

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 4 дня назад +1

    Huwanti qac xun Laga gaadhsiyey gam ayaa laga siiyey alshabtii caabud waaq kamid xagii loo badnaa ayaa loo diray gaadiid iyo maxaabis ba waalaga qabty dhul cusubna waalaga qabty guul cidanka jsl
    Kuwa khaayinad allah khashifo

  • @XasanXormeeye
    @XasanXormeeye 4 дня назад

    guuul.guuul somaliland waar shacaboow wax waad aragtaan ❤❤❤❤

  • @inasaedxasan6262
    @inasaedxasan6262 4 дня назад

    LIBAAXA SOMALILAND

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 4 дня назад

    Guuuuul somaaaliland hanolato ìnsha alleh ssb haberjoclo and somaaaliland hanolato ìnsha alleh somaaaliland ilaahow

  • @fadxibojan2812
    @fadxibojan2812 4 дня назад

    Guul somalilnad😊

  • @MaxamuudMeecaad-b6j
    @MaxamuudMeecaad-b6j 4 дня назад

    Somaliland guul ❤❤madaxwayne muuse biixi guul ❤❤ciidamada iyo ciidamada ssb guul ❤❤❤cadawga somaliland waa soomaliya iyo jabuuti iyo masar iyo turky iyo qadar iyo wadani alaha haligo

  • @axmedabdi5137
    @axmedabdi5137 4 дня назад

    Walahay muse hadu tagi wayo 13 bisha waxanu igu dadan dona madaxa toyada la soco hegoy

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 4 дня назад

    Good bless republic of somaliland

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif 4 дня назад +2

    Ciidamad qaranka iyo kuwa ssb halaga wacyigaliyo duubista goobaha aay joogan cadawgan halaga fejignaado xog badan baan kahaya nimanka ceel afweyn jooga dawladu hoos haw eegta walaal walahay nimanka guudida sheeganay waxaa kamid ah nin famligaga ka mid ah waxaay la shaqeeyan huwanta oo labadoodaba waxaay ka midasanyihi in xukuumada la duumiyo cod hadii cod lawayo in dagaal lageliyo dalka si aay huwanta gudaha iyo taa debedu xukunka dalka u la wareedan oo xamar loo hoos geeyo ayaga dagaalka ka danbeeyey si huwantu u qabsato qorilugud oo hj iyo xukuumada laskag harkeeno halaga fejignaado waxaay kooxahasi dalka umaleegayan

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 дня назад +1

    reer somalilandoow cadawgiin ha jabee-- sadex magac ilaahay horaysiyo danbaysaba waad is hurran tihiin cadawgiinna, sida muuqateed aragtaanna idinkama fursanaysee quluubtiinna iyo mideeya cududdiina oo meel Aad joogtaanba heegan iyo wada ahaada gaadh buuxa waa kama danbaystiiye, intaanu dhiigga iyo dhuuxaba wadaagnaay-- Dhaxalkii Awoowgay intaanu ku wada dhaadannaay nacab kuu tashaday iyo doqoni yayna weerarin,,oo dhal faqash iyo cadawgii dorraad- u cuntami waa wanaagii oo samihii ka dagi waaa oo si kalay noqon waydee--sidii halgankii 88kii oo kale mar labaad hubka qaatoo dadkaygoow ku ballama dagaallada-- isku soo wada geeyoo - galka seefta kala baxa oo qassab salka ha loogu dhigo nabadda insh tcaalaa,, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye reer somalilandoow yaan la gaagixin insh tcaalaa,, for ever Somaliland republic

  • @ahmedshafie4341
    @ahmedshafie4341 4 дня назад

    اعوذ بالله من عذاب القبر وعذاب سلو مدو

  • @KhadarGadhle-o4d
    @KhadarGadhle-o4d 4 дня назад

    Ssb guul

  • @IidSaleeban-i8g
    @IidSaleeban-i8g 2 дня назад

    ❤❤❤❤❤❤🎉

  • @ibrahimibrich9566
    @ibrahimibrich9566 4 дня назад +1

    Wadani marku arkay 28 ollahii kulmiye wu niyad jabay wayo waxay arken iin musee gulaysanayo 10 cisho kadib marka wuxu mashruuc qaatey iin u dagal dalkan galiyo sii dorashada loo khalkhaliyo oo loo yidhah muse ayaa raba dorashada iin dib loo dhigo .

  • @suldaanaxmed39
    @suldaanaxmed39 4 дня назад +1

    WAA RUUNTI

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 4 дня назад

    Guul qaran jumhuriyada somaliland 🎉🎉🎉🎉

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 4 дня назад +1

    Doorashadu waata nalagu dilayo
    Waa in ay ka dhacdaa wixii Burco laga bilaabo ilaa galbeed ha ka dhacdo from Burco ilaa Bari no Doorasho 😮

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 4 дня назад

      Marka waxaasi ma doorashaa dadka qaar yey codayn qaarna ha codeeyaan

  • @abdikari2574
    @abdikari2574 2 дня назад

    Ibraahin duufle iyo ka waraysanayaaba waa maangaabyo ciil qabayaal ah. Ummada naxliga kala fadhiista.

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 4 дня назад

    Ina caydiiday reer sheekh isaxaaq ha kala saarin ee isu jiid ragga waxaad ka hadlayso garan mayno

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 4 дня назад

    Dowlada somaliya maaha waa baandada wardhiigley

  • @TaaroFihri-f9i
    @TaaroFihri-f9i 4 дня назад

    Aniga mid iga qora calankaa tawxiidka mahoosaynayo ishlh kudarsadoo isaga ayaa quwada 2aad ee dagaalka 3aad ee aduunka noqonaya ishlh anaana hogaaminayaishlh

  • @mowledciise1271
    @mowledciise1271 4 дня назад

    Muwaadin dhab ah...

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 4 дня назад +1

    Askar tii dhaawaca xaqoodii waa ka maqan yahay oo ka badan kuwa dhintay
    Maxaa looga xanaaqayaa dad ayay wiilashoodii waayey qaarna naafo yihiin 😮

  • @MukhtaarCumar549
    @MukhtaarCumar549 4 дня назад

    Somaliland aa tosto wadankoda a ilashadan, wadanka 14 sanadod aya laga shagagesrey, oo cadawgu dagey, 14 cisho ee dorashada kaa Hadley yan la sexan insha'Allah, mujahid ina caidid magla waa dacad mashallah ❤❤❤❤

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 4 дня назад

    Huwantii oo dhan ayaa meesha ka dagaalamaysa oo rabta in ay qabsadaan dalka. Mee ciidankii dalka waayo loo daafici waayey dalka

  • @farah.418
    @farah.418 4 дня назад

    🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
    Suti gashaan guulaysta💚🤍❤️

  • @craxmanaadan1481
    @craxmanaadan1481 4 дня назад

    Mar walba waa la khayaameeyay baad tidhi maantana waa la khiyaamaynayaa doorashada ??????

  • @KhadarXiis-g9j
    @KhadarXiis-g9j 4 дня назад +1

    Waar niyaw malaaa adigu garac baad tahay ma dadkaad sheegato ayuun baaa laguu diraa waar niyaw magaca reerka udhig garacyaw

  • @awgeele
    @awgeele 4 дня назад

    Mujahid ibrahin noolow

  • @alaalealmahdi5566
    @alaalealmahdi5566 3 дня назад

    WAXAAN KA SUGEYNAA MADEXWEYNAHA INUU KU DHAWAAQO EMERGANCY LOW.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 4 дня назад +1

    Mantadana huwanta gudahu kkk
    Cidan gurmada ayan laga aqbalin

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 дня назад

    akka ibhim caydiid xasidsana neceba hj abaha caloosha wayn u sheeg duli duli keenay kulaha lama kaala adakan xagan loo kaala adkaan boqol ba ka dhintay dhawacooda tuuran wayna yaaceen iyagana soo duulaye warya libta ilahay na siiyay ha xasidin beenaale

  • @axmedabdi5137
    @axmedabdi5137 4 дня назад

    Aad ban uga xumahay tolkay sacad muse inay sidasi u dabayasay waar analogi meyay

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 4 дня назад

    Xisbiga waddani waa xisbi munaafiqiine maaha xisbi garxajis cid walbaa ku jirta

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 4 дня назад

    Somaliland guuul iyo gobanimo insha aallaahu cadawgeenu ujabaya meelkasta ujoogaba insha aallaahu

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 4 дня назад

    Ragga cashar ha loo dhigo
    Meeshana hala iska celiyo

  • @KhadarGadhle-o4d
    @KhadarGadhle-o4d 4 дня назад

    1:15 1:17

  • @cambaroali7733
    @cambaroali7733 3 дня назад

    Huwaneey maanta gurigiinu ba ay

  • @Inakulmiye
    @Inakulmiye 4 дня назад

    Mashaallah Tabaraka Allah. Allah guusha ha siiyo SSB iyo ciidankii Qaranka Somaliland.

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 4 дня назад

    Hadii lasoo duulay muxuu ciidanka QARANKU u difaaci waayay shacabka la laynayo?????? Yaaab!!!!!!

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 4 дня назад

    Hadii lasoo duulay muxuu ciidanka QARANKU u difaaci waayay shacabka la laynayo?????

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 4 дня назад

    Huwanta waxa laga soo xoojiyey Xamar, ninka Xassan guruguurte wuu ku dhaartay inuu doorashada carqaladeeyo , hub badan iyo lacag ayuu soo gaadhsiiyey 3 casho ka hor. Laakiin, suaasha mudan in lays weydiiyo, Muse iyo Ina Kaahin niman wax og oo dalka difaaciisa dan kale ma yihiin?

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 4 дня назад

    Waxba habarjeclo yey gacan siine ceerigaabo ha difaacaan

  • @AbdirahmanDirie-z9r
    @AbdirahmanDirie-z9r 4 дня назад

    Ibraahinow dawladdu maxay coidanka qaranka u gaynweydey?

  • @MaxamedCismaan-gn7gb
    @MaxamedCismaan-gn7gb 4 дня назад

    Asc dhexdhexaad may ahayn waLa ogaa inay dhinac ahaayeen markaa ninkii taladooda qaatay ayaa khaldanaa

  • @fahmoyassin7175
    @fahmoyassin7175 4 дня назад

    Akhiro maxay ilahay dhihi maxanu udagalanay

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 4 дня назад

    Hadii lasoo duulay maxay dawladu u difaaci wayday shacabka la laynayo??????

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 дня назад

    MAANSHALAAH HADII AANU NAHAY HABARJECLO WAX HIIL AH HABARYOONIS KAMA RABNO NOOMA IMAN KARAAN WAAYO SHIDAALKA LAGU SOO WEERARAY QORILUGUD WAXAA BUUHOODLE GEYEY HABARYOONIS SIDEE AYAA DADKA CADOWGEYGA CAAWIYA IIGU HIILIN KARAA WAA BEEN CADOWGA KOOBAAD EE HABARJECLO WAA HABARYOONIS QOF KASTA OO HABARJECLO AHI HA OGAADO

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 4 дня назад

    Hadii lasoo duulay maxay dawladu u difaaci wayday shacabka la laynayo ???????

  • @cabdiqadirismaciil7112
    @cabdiqadirismaciil7112 4 дня назад

    Ibrahin caydiid guul Slnd waxan u arkaa dagaal uu wadani hagayo markuu arkay in dorashadii laga guulaysanayo oo slnd oo dhami u aragtay inuu huwan la socdo imika inay is maydhaan oo yidhah daan waanu difacaynaa sid ay ragii babulahi iyo liban cadala iyo dhamaan lakin dorashada loo hakin maayo difacana hala galo dorashadana ha dhacdo muuse na ha soo baxo kadib dorashadana muse wuu buufin doonaa

  • @mowledciise1271
    @mowledciise1271 4 дня назад

    Kkkk......

  • @SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi
    @SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi 4 дня назад

    Ciidagalow ninkaagi nacas nimo maxaa baday waatano kale